Ilahay ha badbaadiyo dhulka barakaysan Ee uu nebigeena suuban salalaahu calayhi wasalam ku dhashay Ilahay cadow iyo wax neceba indhaha uma saaro Wax ay ku farxaan markasta ilahay midigta ha u saaro insha allaah
Allah waxan ka baryeyna inuu culimada noo xafido siday nooga haqabtireen diintana In allah janoh badelkeeda siiyo kitaabkoodan midig ka siiyo markay aduunka ka taagan anaga iyo walidkeen iyo walidkiis iyo walidkood iyowalidkiisna sido kale
Sacuudiga waa dal aan wax soo Saar lahayn..shacibka waxay Ku tiirsanyahiin dawlada..salida ay iibiyaan haday istaagto..dhamaan umada sucuudiga waxay noqonayan faqri..hadayna wax qabsan
Walal kkk waa run hadda waxa ka yabay dadkas ma aha dad ilbax ah oo ganacsika iyo wax soo saar leeh ma aha hadda walal ma laha beero.tusale saudiku waxa uu ku dadala in africa qayradke la sosarin.hunno adunki ayan rabbi arabta kuli wax qayradka kaliya waa salid.
ياليت تجاوب على هذي الاسئلة: ١-هل البداوة عيب ولا شي تستصغره؟ ٢- هل انت راضي على ان المملكة تكون دولة مستهلكة فقط بدون انتاج؟ ٣- ياخي ليه ما تركز برفعة صوماليلاند و تخلي العالم تعيش!! لا تصير وصي على احد. ٤-اذا ما بتمدح، لا تذم. الوعد 2030 وشكرا
kani waxba ma garanayo, waa lacag barakaysan iyo hadal aan waxba ka jirin. walaahi waa cadaab diintoodana waxa sameeyay M16 ta ingriiska isagoo ay isteerinka u hayaan wax ka xaasidsanina ma jiraan. tira koobkii caalamiga ahaa wuxu cadeeyay inay yihiin dadka ugu ilxaadka badan ama bilaa diinta ah.
Somali ma ah carab sxb iyaga africa ayey na dhahan Wana nahay africa ee hana lumininaha walalaheen africa hanagu dirinaha wayo waxa noso gurmaday africa wilal ah aya kabixiyay shabka xamar ee carab manahin
MaashaAllah abti Alle haku daayo abtigeey hooyaday la dhashay Daahir faarax Cawad
Msha alaah waan jeclahay dalkaas wxaaan ku jecladay waaa wadan barakeeeeysan allow hamiyeyga irumeeeey allow ifududeeeey sanadadan sooo socdo xajka dadka nasiiibka uyeeesho iga dhig ameeeen ameeen ameeen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ameen ya rappi ALLAH hakuu fududeeyo
Amiin
uuf
Ilahay ha badbaadiyo dhulka barakaysan
Ee uu nebigeena suuban salalaahu calayhi wasalam ku dhashay
Ilahay cadow iyo wax neceba indhaha uma saaro
Wax ay ku farxaan markasta ilahay midigta ha u saaro insha allaah
Masha allaah waxan ku noolahay sacudiga mudo 10 sano wax dhibkuma arkin hadana waxan u sosocda wadankegi hooyo e somaaliya
Guul iyo Gobnimo👏👍
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
Allah waxan ka baryeyna inuu culimada noo xafido siday nooga haqabtireen diintana In allah janoh badelkeeda siiyo kitaabkoodan midig ka siiyo markay aduunka ka taagan anaga iyo walidkeen iyo walidkiis iyo walidkood iyowalidkiisna sido kale
Waa qofkii koobaad ee soomaaliya een arko ooleh sucuudibaa wanaagsan waa kaaf iyo kaladheerin
Mashaallah kal
Shaale shacabka wax fcn lawadagtaan faido leh halkaas kawada kuwa youtube bartay wax kabartaan kal shaale okale dadka wax fcn tayo leh lawadaga
kalshaale waa channel jira Waana jeclahey
Kalshaale aad ayaa umahadsantahay dadka warbaxin ka qarsanaaay ayaaaa usooo galisaaaa msha allh allah ku sharfo wlllo
Sxp ninkaan wareysigiisa noo soo badi runti waa nin dagan oo Allah aqoon iyo aqlaaq ugu deeqay waana qof wax nagu soo kordhin kara
Rasuulkeena csw scw nnkh
Mashaa Allaah jisaka Allaahu qayraan barnaaj mufiid macluumaad badan soo badi
Wallaahi Dahir Runtii ayuu sheegay waana wax aad looga Naxo
Waxbarasho malo tagi kara ?
waa jeclanahay ardal xijaas lkn dawladiisa ayaa neceb soomaalida
Sacuudiga waa dal aan wax soo Saar lahayn..shacibka waxay Ku tiirsanyahiin dawlada..salida ay iibiyaan haday istaagto..dhamaan umada sucuudiga waxay noqonayan faqri..hadayna wax qabsan
Walal kkk waa run hadda waxa ka yabay dadkas ma aha dad ilbax ah oo ganacsika iyo wax soo saar leeh ma aha hadda walal ma laha beero.tusale saudiku waxa uu ku dadala in africa qayradke la sosarin.hunno adunki ayan rabbi arabta kuli wax qayradka kaliya waa salid.
@@nuraali7610 dhulkas wlgiis ma lheen beero wuxuu dhul qalalan nabi ibrahim u ducyey soma arg quranka
واذقال ابراهيم رب اجعل ءامنا وارزق اهله من الثمرات
mesha mel baahi naqaneysa ma ahan
Sucuudigu hada ma ahan dal dadka soo dhaweeya lkn hada waa wadan galada soo dhaweeya
Sax waye 😢😢😢😢😢😥😥😢😭😥😥😥😥😥😥
Mansha allah waa runtaa lakin الا ان نصرالله قريب 🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬🥬
❤❤❤
ياليت تجاوب على هذي الاسئلة:
١-هل البداوة عيب ولا شي تستصغره؟
٢- هل انت راضي على ان المملكة تكون دولة مستهلكة فقط بدون انتاج؟
٣- ياخي ليه ما تركز برفعة صوماليلاند و تخلي العالم تعيش!! لا تصير وصي على احد.
٤-اذا ما بتمدح، لا تذم.
الوعد 2030 وشكرا
Kalshalw guuuuuuuuuuuuuuuuul
Ksa will never be the same
Gaw haday adiga noloshu ku hagaajisay dad badan ayay soo tarxiilaan Saudi Arabia dhulku waa dhul barakaysan lkn dadka xukumaa maaha dad Fiican
Maslaxa shaqsi ah iima muuqato anigu
Hadalkaaga iigama dhadhamin masaaliixda
Shacabka iyo duruufa jiray uun ayuu daaraa
Hadalkaagu, mid shaqsi haday jirto waa waxa aad
Ku heysataan saaka balse nala wadaaga ama
Nala dhaafa xadaaba ka xishooteen!!!!
Daahir warasigiisu runbuu ubadanyahay waanjoogijiray
Sucuudiga waxaankatagay waxaana katagay 1992
Aadbuu uwaagsanyahay waraysiga daahir marka lagareebo luuqadaha carabiga iyo ingiriisiga ookabadan afsoomaaliga lagu waraysanayo
Wall subscribe igu sharaf thnks
😅😅😅
aduunka wadanka a ugu necbahay
Scw scw scw
ASC
Ok
kani waxba ma garanayo, waa lacag barakaysan iyo hadal aan waxba ka jirin.
walaahi waa cadaab diintoodana waxa sameeyay M16 ta ingriiska isagoo ay isteerinka u hayaan wax ka xaasidsanina ma jiraan.
tira koobkii caalamiga ahaa wuxu cadeeyay inay yihiin dadka ugu ilxaadka badan ama bilaa diinta ah.
wll marki hore weey fiicanaayeen hada inta badan waxa haleeyee Ajnabiga Ajnabiga ayaa keenay daroogo oo caruurtooda baray
aaaaad ayanujeclahay sucudiga waxan kasi jeclaha jida rabiyo dhib hatusin
sucudiga dadkeda haxumadan lkn maka iyo madiina ayaka baraka badan
hhh nacdal kugu dhacday
Waaa beeentaaa
Shaqo sheeg
Qabiilka hawiyaha waa dad ganacsiga aad ugu wanaagsan, business minded people waaye.
Waa runtaa wll intaan ka Arkay
Somali ma ah carab sxb iyaga africa ayey na dhahan Wana nahay africa ee hana lumininaha walalaheen africa hanagu dirinaha wayo waxa noso gurmaday africa wilal ah aya kabixiyay shabka xamar ee carab manahin
wll qabiila qaar Somali ah ayaa carabta sheegta in uu Asalkooda ahaa qofkastana isagaa Asalkiisa Naga og
Diinta Islaamka ma qabto amma ma oggolo Boqortooyo. Qofka reer boqor wuu ka sareeya muwaadinka caaddigg ah maqabto diinta Islaamka.
Axmed darwiish miyaadan aqoon qofkan aad waraysatay waa qaa’in ilaahay kafurtay waxaa la yiraahdaa gafane ciqaamada aad Saudiga ku joogtay lacagta aad ku iibsatay xagee ka keentay dheh gabarmiskiin ayuu ladhacay ma sharaf baa kuugu kordhaysa suudhka huudhaydhka ah
Kan Saudi waxba kama yaqaanana xagee bey Muslim ka yihiin Islamabad ma cizaane
I’m
Sacudigu wayahan dhibkis ayaa so bate
Xijaaz dhulkii scw sucuudigu ma isllaamba
a waamaa la dhisay yaa keenay xagee laga sameeyay waa laba aall aallu wahaab iyo aall sacuud kan aad sheegayso oo boqor fahad taariikh nololeedkiisu waad dhagaysatay boqoryootadaasi isllaam maha anigu shacabka ay xukumaan sbeegi maayo qooskuse waa yahuud ree alla sacuud muslin .a aha😅😅😅
Carab ma nihin!
Sacuudiga been baad sheegtay ma ahan meel barakeetsanma ahan ee waa meel dulmi xaaraan ka jirto
War Kan sacuudiga batakaysan dulliga kusheegayaa magaalbaa mise waajaahil
سعودية زفت👎👎👎