mansha allah dalmar yare iyo koxdisani nabi aman macan bay soo tume, ee waxa kasi macanan lahayd iyako inyar oo af somali ah kuso dara wayo waxa ahayd nabaw ninba afki kugu amaan, salalahu calayhi wasalam.
Alx alx alx ilaahay baa ku mahadle nabad iyo caafimaad nagu soo gaadhsiiyay ramadanta ramadanteedii iyo wakhtigii an commentka hoose👇 qoray ilahay waxan ka baryayaa ramadaanta kale iyo qaar kale oo ka sii badan inuu nabad iyo horumar iyo caafimaad nagu gaadhsiiyo insha allahna waan soo booqan doonaa kuwa dambe isla commenyadana akhriyi doonaa alx calaa nicmatu caafimaad
Kama daalo dhagaysiga Nebi amaankan jirkayga dhan jiririco iqaadaysa ma aqaan si aan u qiyaaso💖💖💖 codka dahabiga ah ayaan wax lasiisto lahyn aanslaan.👌👌👌👌❤
Asc Dalmar Ilaah ha kuu bishaareyo janada Ku Dadaal nabi amaan Waayo waxaa laga yaa baa in aakhiro aad u baxsato Sida ey u badantahay waad ku liibaani halkaa ka wad
Dalmar qasaid bu ku fican yahay Allah ha ka madoweyyo heesa ha ,diinta wuu yaqan dalmar inta tageerta amiin so qora in Allah ka madoweyyo heesa ha oo qasaid yada no so badiyo
Really very sweat and it has specialty story for me and I used listen and love it and it makes me emotional. Special greetings to all of you for this beautiful poem of Our respectful Prophet Mohamed Peace of Allah be upon him and the entire companions lived in that century . I wish you all to be blessed with peace always and May Al-mighty Make our Somali country peace I nshaa Allah. Somalia -Peace and Milk all of us !
2021 Ramadaan Lgu Jiraa Nebi amaanan iska dhageysanoya inta iga danbrysa ismuujiya 👍
2024 ramadanka
2020 cidii nageysaneyso is muujiya Soo caming Birri insha Allah
2021 Hadii aad daawanayso like...Ramadan mubarak 13 April 2021☺
Mashaalah Ramadan Mubarak 2021
😂😂😁 war ani 19 march 2022 daawanooyaa
😂😂😁 war ani 19 march 2022 daawanooyaa
SCw Swc Swc Swc Swc
Insha allaah ramadan Mubarak
Waan ku haystaa waayo hadii carabi lagu amaano saruulka scw waaba mida ugu fiican aad ayaan ujeclahay in nabiga la amaano waliba halkaas kawada xaga qasiidada yaan leeyahay Viva xerta dalmar yare
Nuur Abdi tiy
Waa aduunyo fanaaniin soo qaadaysa qasaayid waan ku farxay balse heesaha alleha niga madooweeyo amiin
❤
Alxamdulillaah Ramadan kariim waa sanad kale iyo ducadii ramadantii hore oo la aqbalay (sh a h)
Jasaakallah hul khayr dalmar jir oo joog noolow cadawga hoos adna kor, alleha kaa yeelo inta nabigu ushafaaco qaadaayo maalinka qiyaame, balse waxaan kaa waanina heesaha, iskaga bax fanka abti, alleha kaa madooweeyo, (amiin )-(amiin)-(amiin).
2019 ayaa dawanaYaa 🤳👍 like sar
👍
mansha allah dalmar yare iyo koxdisani nabi aman macan bay soo tume, ee waxa kasi macanan lahayd iyako inyar oo af somali ah kuso dara wayo waxa ahayd nabaw ninba afki kugu amaan, salalahu calayhi wasalam.
Ramadan Mubarak cawa waa 15 April sandakan waa 2023 alx hadii aad dawaneyso sandakan sanadkii lasoo dhafay dadkii dawan jiray Ana Hada dawaneeynin alx allow Inta dhimatay allow naxariis jana ah siirapiyooow ✅✅✅✅✅✅✅✅😭😭♥️
2020 inta dawaneysaa oo hadane ramadan karim kuso dhacay like isar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2o20
Ramadaan kariim
DARYEELKA NOLOSHA Hadan saari wayo maxaa dhacaya oo diido 😂
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🥰♥️❤🤲
@@deeqamohamed8166 .
Inta daawaneyso 2019 😲like saar
War waa danbi wallal
@@aadammoha6727 maxa danbi eh walal
@@sacdiyoxassan4574 wllo saliga nabiga ayaa musica saaran waana dambi
Fesal hesti gucasho
@@sacdiyoxassan4574 chrkuev.
Fhgdnjd
Nabigana ku saliya waa ramadanee likena isaaara somliyy
Salalhu calayhin walasalam scw scw
Scw❤️❤️❤️
Sallhu calayhi wasallam❤❤❤
Caawa 17, 2:22 ayaan daawanayaa Nabi amaankan aad baan uga helay👏👏🇸🇴🇸🇴
Fgdjf
Masha allah Nebi amaanka siduu u qurxoon yahay aad kuligiina u qurxoon tihiin ee qamiiskan ha iska bixinina
Shukran
Mansha Allah wllo qiiro wlh jclka nabiga alle hanagu beero Dalmar yare sxb wado wanagsaan ayaad heshay
maaaaan sha alaaaa scw scw scw scw scw csw halkaa kagahay sxbyal waad ficantihin waaan ku farxay qalbigaa iiqabobay markaan arkay daliga nibiga scw scw
Alx alx alx ilaahay baa ku mahadle nabad iyo caafimaad nagu soo gaadhsiiyay ramadanta ramadanteedii iyo wakhtigii an commentka hoose👇 qoray ilahay waxan ka baryayaa ramadaanta kale iyo qaar kale oo ka sii badan inuu nabad iyo horumar iyo caafimaad nagu gaadhsiiyo insha allahna waan soo booqan doonaa kuwa dambe isla commenyadana akhriyi doonaa alx calaa nicmatu caafimaad
M.a
Masha Allah waxan dawanya cawa 26/3/2022 u ramadan kadhiman yahy 7bari alow cafid inagu garsii🤲💖💖💖
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤
Kama daalo dhagaysiga Nebi amaankan jirkayga dhan jiririco iqaadaysa ma aqaan si aan u qiyaaso💖💖💖 codka dahabiga ah ayaan wax lasiisto lahyn aanslaan.👌👌👌👌❤
Yaa ila dhagesanaya 2020 ramadan kariim dhamantiin 🙏❤️
Masha-allah Xafidulah Dhamaan Tiin, Aamiin Yaarabi , Qofkii Nabiga C/s/w Amaano Dhib Ma Arko Waa Hubaal
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Yaarasuul
Scw Scw Scw.
yaasiin.abuuraas
ﷺ
Scw scw scw scw scw scw scw
Ramadan kariim love isaara ana ugu hore
6Bob G
Cidii dhagysanysa 2023 /3/26 mar❤❤❤ lek iisar❤❤❤
mshlh waa qasaa'id nabi amaana oo aad u macan
iyo muqaal so jidalasho leh
mshlh waad qurxiseen
jazakumullah
Azc
Mnsha allh abti mohmed kaafi adiga kooxda alle ha idin xafido 😍❤️💖💞
masha allah guys I can't stop listening, well gone keep it up
Mashalaah inaadeer Dalmar Yare waxan soo xuuustay QABRIDAHAR markey culimadu sidan u xadreyn jireen walee culimadii qaumaneyd wey dhamaadeen
scw scw
scw
macha allah nabi amaan wanaagsan weeyan
Nonb
2021 Ayaan daawanaya Alx alle ayaa Nabad iyo Cafimad nagu Gaarsiyay isagana ka Baryaa Cimri kale oo dheer insha allah
Mnsha Allh inti dawaneysa 13 April 2022 RAMADAN kariim
.اللھم صل على سیدنا محمد الذي لايوجد مثله في الوجود
Sallahu calayhi wasallam
Asad qaahiro walaalayaal qiyaamaha halaga fikiro iyo aakhiro maxaad meel dhigatay alleha niso hanuunsho (amiin)
masha allah waa nabi amaan aad u macaan ugu yaraan 20 mar waan dhagestay saacad gudaheed allahu akbar
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mansha Allah
Illahay qalbiga ha idiin nuursho
Kama daalo in aan dhaysto
Alfay uluuf
omg xamaasad baaba iqaadey viiva dalmar yare I like this qasaaid walh
mansh allah
man shallah
nimco ileys like me
nimco ileys jini aa qabta allaha ku cafiyo hadii waxan ku hamasad qatay
Boqorada mareexaan tv
Mnsha allah mnsha allah wllaheena noolada waa wax lagu frxo mnsha allah sida quruxda badan aad usoo qadeen aad ban Ugu hely soo dhawada wllayaal
MashaAllah cant stop watching this kooxda
Xertaydii alloow haynakala xoorin❤❤❤❤
Maa sha alah sali mcn ilaa xad SCW
Maansha Allah !.Waad ku mahadsa tihiin ee halkaa ka wada .
Ish calaa nabi Amaan allow yaa Galkacyo ii geeya ragaan waan casumi lahay ilahay ha idin xifdiyo
Asc
Dalmar
Ilaah ha kuu bishaareyo janada
Ku Dadaal nabi amaan
Waayo waxaa laga yaa baa in aakhiro aad u baxsato
Sida ey u badantahay waad ku liibaani halkaa ka wad
5Years Ka dib ban dhageysana Welibana Ramadan Uu marayo 22 bishu waa :23/4/2022 saacadu waa 6:33 maqribnimo bacdal Afur Alxamdulilah Somali Meel Walba Ay Joogto salamulah❤❤🇸🇴
Ayy Ana waxaa dhagesoya soon oo 21 marooyo 12 4 2033 saacadana 6:31 maqribnimo bacdul afur ❤
2022 Hadda dawanyso love sar🗣️🗣️🗣️🗣️🗣️🗣️🗣️🗣️🙄🙄
fanaaniintaan la yaabay cajiib MA ramadaan uunbay astaanta islaamka qaataan nabi amaan csw muusigeh hees sarbeeban subxanallah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Dalmar qasaid bu ku fican yahay Allah ha ka madoweyyo heesa ha ,diinta wuu yaqan dalmar inta tageerta amiin so qora in Allah ka madoweyyo heesa ha oo qasaid yada no so badiyo
scw scw scw Ramadaan kariim🔥😍
Rayaan Ruun
Ani music-kada aa ku heestaa wlh wee igu socotaa hhhhhhhhhh
Wax kle wye
5Sano kadib asagoo fanan ah baan fiirsanayah qasiidadiiisa😳😳😳❤️
Mansha alaah
carbigaa ka cabsade nabigaa ka fahme saligiisa besاللهم صلى على سيدنا وحبيبنا محمد اشرف أنبياء والمرسلين نبينا محمد يارب العالمييين 😍😍😍😍💘💘
Kofkii commentgeyga arkoow like isar isho sheeg mesha iga dawaneso iyo waqtige kuthay 31/3/2024 sabti
Amaanta nabigeena muxamad waa xaq laakiin muusiga mafiicno ee music la aan ma amaani kartaan amase kumasalinkartaan nabigeena muxamad scw
Didri made Me relax!Maanshalah #Codka. Fuuxii ka maqan.....
Nabii aman macan waye balse music ayakujira miatin ogen music inuxaran lagadige istaqfuruallah😢
SCW. Maansha alah Dalmar yare iyo asaxaabtiisa hada kadib Nabi amaan yaan idin kaga fadhinaa noo soosaara sometimes bro thnk u every bady VIVA DALMAR YARE 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
jazakallaahu qeyr
Jeyga Caashaqa
Inta dawanaysa 2019 like igu qabta
2022 markale iyo April iyo Ramadan hadad dhageysameysid waxad tahay qof nasiib leh
Intaa daawaneysa 2020 😟like isara
Maasha allah sullu calayka scw dhiiga i kacey waxa la qasaaidka u jecelahay
Ramadan 2021 yaa soo raadiyay qaasidadaan sideeyda Oo kale
Mar wlba wa dhageystaa wlhi aad ujeclahay
@@zeinababdinor4886 sidkle abaayo zeynab
Dalmar sxboow koofi iyo qamis isku heshee hadana cod halkar kudarsatee waa naqaaday sxbooow marwaliba✋✋✋💯💯💯
Dalmar Qamiiska waa loo codeeyey ee hada ka dib habeenkii xitaa ku jiifo qamiiska
mansh allah
Xogmaal vv VbvbaCc ine
Xogmaal
JAH JEC LIYAA
kkkkkk haneenkii ku seeexo kkkkk
Really very sweat and it has specialty story for me and I used listen and love it and it makes me emotional. Special greetings to all of you for this beautiful poem of Our respectful Prophet Mohamed Peace of Allah be upon him and the entire companions lived in that century . I wish you all to be blessed with peace always and May Al-mighty Make our Somali country peace I
nshaa Allah. Somalia -Peace and Milk all of us !
Sallalahou aleyhi waa salaaam
Masha allah salliga nebiga kuma khasaareydan addun iyo akhiraba wad ku liibanasaan ee hala badiyo
اللهم صل علي سيدنا محمد واله
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ماشاء الله تبارك الرحمن الرحيم الحمد نحن كل مسلم بن صومالي
more
mexemud. mecmed fo
Woow caadi ma ahaan dalmar yare iyo xertiisa 👌👌
Masha allah dalmar qamiiska ayuu ku qurux badan yahay
Maasha Allah nimcadaan hore uma arage, macaanaa. Allow idika ajir sii
STIl Listen 11/ 3 /2024 Love isaaar ❤😂
2018 ya dhgyznyo frta taag❤
Daauuz Abdi hhhhh ani
Masha alah cAdi mahan nashidadan somali mel loga fakanayo maleh wax walbo wax ley ka shegayan
Scw
Masha Allah qasidah touches my heart and nice voice Allah bless you all of my friends
Maasha alaah
Dalmar horay malagudhahay shiiq nimo ayaad kuqurux badan tahay
💚💚💚💚💚💚💕💕💕💕💕💕💕💕
@@maryanabdikarim4639 da
M.a
Waxan waa qalad muusigada sax ma’aha
Nabi Amaan iyo music xagee iska galaan
Masha alah ramadan hada waxa ka dhiman 5 cisho oo kaliyaata allah ha nagu simo🥰
2022 Hada dawanayso like saar Ramdan mubarak 13 April 2022
CRONO VIRUS ILAHAY HA INAGA BADBADIYEE LIKETA IGA QABTA🙏❤️👑
mansh allah nabi ku saliya maalinta qiyaamo asagaa noo shacayee scw
2020 inta daawanaysa like saara
Alxm waa Ramadan kale iyo farxad iyo caafimaad uu ilahay igu Soo gaadhsiiyay alx calaa kuli xaal
maasha allah allahuma sali callaa nabiyunaa muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii waslim tasliiman kasiira
Man sha Allah alaha idin xiftiyo kooxda xubi rasuul
Ramadanka 2020ka Illahow ii Coronavirus naga wadi laha ka dhig.Amiin
mashalahi nabi amaam i really like it ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
delemar maasha Allah bro codkadaa saligaa iyo qurankaa Allah ku aqrii qamiskanaa daiim ku dhihii lahaa
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
IlhY soonka Nabd Hangu garsiiYo 2020 ❤✋🏻
Qasiida mcn masha alaah rabadan kariim
Hlkn yaa imaaday mnta 23/3/230 alx ramadaan waliba waan imadaa kan kula sadex3 alx ❤
mante jesjees ayaa music ugu qaadesiin music waa xaram ee wllyal jojiya sheekadan nabi muxamad scw wax lagu cayaaro mahan waa iga waano
Nimco Ali كلمة حق يراد بها باطل
WA runtaa wll Music ayey kuhaleyan amanta mxumeee
M.a ilahay ha idin xiftiyo
masha allah dalmar waad daarantahiin khamiiska halka kaga hay wan ku cabsanahy bro
Masha Allah alle ha nii xifdiyo jikaallahu kheer♥️❣❤❤❤❤❤♥️❣💋
Ramadaan mubaarak maalin kaliya ayaa ka dhiman 2020 ILahay nabad haynugu gaadhsiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
2023 ya ila dawanooyo
Maasha allah dalmar codkaga allaha ku desto owliyo waba fanan an caadi aheyn
💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💓💓💓💜💓love nabi maxamad ( scw)💓💓💓💓💓