Rabashado wata biliiliqo iyo cunsiriyadnimo ayaa ka dhacay UK. Yaa ka sameeyey?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @abdimahamud6165
    @abdimahamud6165 2 місяці тому +1

    Very very good Ali Bihi Thanks

  • @Qoraga
    @Qoraga 2 місяці тому +1

    Falanqeyaha la dhegeysan karo waa ali biixi oo kale thanks mr biixi

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 2 місяці тому +2

    Ali biixi falantiisa aad iyo aad ayan ugu hestaa noo sobadi falaqenta ali biixi keep going ali bixi

  • @nadaali9553
    @nadaali9553 2 місяці тому

    Cali thanks wararka sa nooga dabagyso hore u soco ❤️❤️❤️💞

  • @sirisaac8163
    @sirisaac8163 2 місяці тому +3

    Yahuud baa ka dambaysa si xasarado looga dhex rido Dadka Muslimiinta iyo Reer Galbeedka.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Mahadsant walaalkey cali xaraare ❤❤❤❤❤

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 місяці тому +2

    Ali Harare ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidmohamed1675
    @saidmohamed1675 2 місяці тому

    Asc
    Somali American tv Thank you

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 місяці тому +1

    Alow muslimiinta badbaadi meelkastoojoogan aamiin

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 2 місяці тому

    Mar kasta oo labour yimaado oo xisbiga hore laga guulaysto waa sidaa waan sii ogaa

  • @abasjama8450
    @abasjama8450 2 місяці тому

    Cali bila calayg magaalada Primingham la ma dhaho. Waa magalada Birmingham. Cali Biixi falaqayntiisa waan saxay.

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 2 місяці тому

    Wales iyo Scotland mamuuladoodii dowladeed iyo shacabkoodii arrintaas wey ka biiyo diideen kamay qayb qaadan... Nasiib wanaag... Ingiriis iyeey ceebtii raacday

  • @yussufabdi181
    @yussufabdi181 2 місяці тому +2

    Codka maxaa kudhacay

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому

    Holland waxa hada ku guuleystey coding’s casurka ah oo maamula

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 місяці тому

    3 da gabshood 1 unbaa england ah 2 kale Yurub ta kale ayay kasoo jeedaan ayaan filayaa

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 2 місяці тому

    Tan kale waxa sameeynayo waa yahuud iyo cadaanka lama kala garan karo waana qayb ka mid ah rabshadaha

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому

    Cunsuriyadda kadhacday ee kooxdii Dorashada looga Adkaday iyo kuwa islamka naceyb waa in laiska dhiciya,Somalida waa in eey lamaha poliska kuwargaliyaan kuwa Ayaxa baahan bililiqada u galay,Masajida meheradaha ladumiyay waa in dacwadd lagu ciqaabo kooxda Muslimka naceb Caddan iyo Madoow mid kuu doonabo hanoqde.

  • @yussufabdi181
    @yussufabdi181 2 місяці тому +2

    Codka mamaqlo

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 місяці тому +1

    WAAR YUHUUD AYAA KADANBAYSA WAAYO DAWLADDAN CUSIBI WAY KALLEEXATAY DAWLADDII KAHORAYSAYSIYAASADEEDII AHAYD INISRAEL LATAAGEERO

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 2 місяці тому

    Waxaas oo dhan waxa ka dambeeyo waa koofiyad yar sababta waa in la iska hor keeno dadka

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 місяці тому

    UK BRITAIN WAA DAL AJANABI U TAIIYAAN NO MARAYKAN

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 місяці тому

    Muslim ka ilahay nabad hasiiyo. Weyba iska noqon lahaayene nabad baan jirin. Somalida UK iyo kuwa US is ilaaliya