Booga 7 Caado eey leeyihiin Dadka Sameynta Leh || Full Book Bilow ilaa Dhanaad ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 337

  • @QulasadaFilimada
    @QulasadaFilimada  10 місяців тому +81

    1:09:52 Qeybta Cusub daqiiqadas ayee bilaabane Dadka Horey usocday aya lahadla inta kale waa dawaten.......
    0:00 - intro
    1:01 - Hordhaca Buuga
    1:48 - isbadalka
    2:54 - Hab Aragtida
    5:58 - Awooda Hab aragtida
    15:51 - Aragtida Beerta
    21:47 - Caadada 1aad
    27:14 - Farxada iyo Murugada
    31:17 - jaceel ka
    32:35 - C2 Xaqiijinta Hadafkaga
    39:01 - Dhimashadaada
    41:02 - maxa Qabtaa?
    45:35 - C3 Waqtiga mareyntiisa
    51:20 - Bankiga Xiriirada
    1:00:40 - C 4 Hishiis yada
    1:06:43 - C 5 Fahanka Dadka
    1:08:26 - C 6 Garab istaaga
    1:09:52 - C 7 Cusbooneysiin
    1:13:50 - jirkaaga kafikir Gym
    1:16:35 - Aqootada Siyaadi
    1:18:50 - Ladhaqan ka dadka
    1:20:13 - Salaada Qushuca leh
    1:21:19 - Qaanunka aduunka
    1:22:33 - Dhamaaad

    • @KaadheriTv
      @KaadheriTv 10 місяців тому +2

      Sxb bug magacis?

    • @AbdihaliimAli
      @AbdihaliimAli 10 місяців тому

      @@KaadheriTv7habit

    • @user-id2dx5kk7m
      @user-id2dx5kk7m 10 місяців тому +1

      Mancha allah

    • @zamzamnuura4834
      @zamzamnuura4834 10 місяців тому +1

      Walaalo sheekooyinkii noosoo celi marabno waxan maanaan fahmin ba😢

    • @waayo__aarag1
      @waayo__aarag1 10 місяців тому +1

      Veiskagi hoos bu udhacay waxasna waa film ciyalnimada aad so dhigayso 😂 film qiso ama dhacdo ka sheeke sxp waa iga talo kolayba hadad wax so gudbinayso wax waxlaga koradhsanayo so gali alle aya mahad leh

  • @sandrella-queen
    @sandrella-queen 6 місяців тому +10

    Shalay baan waqti uhelay masha allah noo soo badi weliba muqalada dheer

  • @abdinasiraliahmed6829
    @abdinasiraliahmed6829 10 місяців тому +53

    Kusali nabiga Muhammad scw scw ❤❤❤

  • @RitaAhmed-ih4sb
    @RitaAhmed-ih4sb 10 місяців тому +3

    Agu danbey wan dhameystay wa muqal ad iyo ad u sameynleh masha allah qabta an ka heley waxa weyan
    - u arag waxwalbo oo jeceshahay ganacsi masha allah that was great 👍

  • @Justmuna
    @Justmuna 6 місяців тому +3

    Waad uqalanta wll wana mahadsnthy waqtigaaga quruxda badan oo nasiisy ❤❤

  • @abdirahman1412
    @abdirahman1412 10 місяців тому +23

    Palestine🇵🇸 ka soo hadal wllka Qofkii iska indho tiraa waxa ka socda palestine malin manta aan ahayn baa la xisaabini😢😢😢😢😢

  • @ilwadqurux3386
    @ilwadqurux3386 6 місяців тому +3

    Siden isku badalaa waliba Sifudud Masha Allah waa qodob fcn😢❤😊😍🥰

  • @user-ty1cw3ke2s
    @user-ty1cw3ke2s 10 місяців тому +4

    Waa muuqaal qiiro leh 😢 runtii aad baa uga helay.
    Waana jeclahay isbadal wayn inaa la imaado
    Masha ALLAAH kuxifdiyo c/xaliimoow

  • @Maariya3765
    @Maariya3765 9 місяців тому +1

    Dadkan badan kooda waxay ku leeyihiin iska dhaaf waxan maan fahmin fahanka kuma imaado isla marka ugu horeysa ee wa inaad maskaxdaada uso jeedisa si aad u fahanto macnaha uuka hadlaayo waxa aad daawanaysid💯🙏wlhy ani waan ka helay abdihaliim ali alle haku barakeeyo wlalo indhaha ayaad ii furtay hada ayaan ku dhaqmi doona talo kasta iyo waxkasta oo uu buugan ka hadlaayey inshllah❤😊

  • @koolkoliye2305
    @koolkoliye2305 10 місяців тому +3

    Thanks 🙏 Waa barnamij aad muhiim ah oo aysan somalidu horey aysan u sameyen

  • @ZAAKFILMS
    @ZAAKFILMS 10 місяців тому +1

    Thank you masul

  • @ZahraDayib
    @ZahraDayib 9 місяців тому +1

    Machalh 🎉 Marka hore waxna ku lahaay hambalyo hambalyo hambalyo waxna rajaynayaa waxa badan Inaan ka Faido Inchaalh Marka labad waxn ku codsanya Inaad no so akhriso Bogga Maaree Nonshada Anigu wan Akhriyay Lakin waxan Raba inaad Adiguna akhriso Inchaalh Mar labaad Hambalyo hambalyo ❤🎉🎉😊

  • @maxamedafraxsaneey1985
    @maxamedafraxsaneey1985 10 місяців тому +3

    Kabtankeygiyow ayaa mahaan in tee aaday waa kuu xisnay sxb❤

  • @user_bushii
    @user_bushii 10 місяців тому +1

    Aay tnx wllkey wanba rawy ina hal video nogu so samesy hda cadi u fhmsnhy wana nila socdaa👏🥺💙wana nila socon dona❤

  • @Azmaa__mohamed12
    @Azmaa__mohamed12 21 день тому

    Runtii aad Baad U mahadsan Tahay bugaan Waxaan dhagastay laba Isbuuc ka Hor runtii noloshaydu waxay ahayd mid boring ah anan Garaynay halka Ay ku wajahan Tahay kadib dhagaysiga Buugaan wax badan ayaa iska kay badalay waxaana xaqiijiyay isbadalo la taban Karo runtii aad baan kaga Mahad celinayaa Waxaan Rajeynaya inay wax walba sidaan iyo si ka fiican Noqdaan kuna sii socdaan aad baad u mahdsan tahay noo soo badi bugaagta nocaan Ah wllkey❤❤🎉

  • @JIILKAMANTAA
    @JIILKAMANTAA 10 місяців тому +4

    Abdihaliimow dadku haddey ogaan lahaayen ahmiyaada uu leyahay boogan kama ay saan doorbidii laheyn flim qayaali ah 👍 al muhiim hore usoco 👌 ATII

  • @user-oz8wr6ts7k
    @user-oz8wr6ts7k 9 місяців тому +1

    Sxb like ta hade Hal ka badnaan lahayd wllhi 1000000000m oo aan hubo balse wa Hal 😢❤

  • @user-by5lm1et9d
    @user-by5lm1et9d 10 місяців тому +9

    Legendary guul Aan dhaman Aan Kuu rajeynaa Kaptan ❤❤

  • @luulqaliif6329
    @luulqaliif6329 10 місяців тому +1

    Mahadsanid waqtiga aad naso galisay saxip sida aad waxbo noga soo diyarisay kabtankeyga

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 10 місяців тому +10

    I hope inaad flimaantih dhaqsoh nooguh sooo celizoh wllkei 🥲

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 10 місяців тому +1

      Buugaagta ayaa kamuhiimsan ❤

    • @Alizia396
      @Alizia396 10 місяців тому +2

      @@Dreamy-Maday ku muhimsanyihin fikradada dadka ha hoos dhigin.

  • @ahmednour2163
    @ahmednour2163 9 місяців тому +1

    soo badi sxp buugaagta

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 10 місяців тому +3

    Cabdi xaliin mahadsanid sxb runtii waxaa tahay qof muhiiima u ah diinta,dalka iyo dadka

  • @hassansharif2707
    @hassansharif2707 10 місяців тому +6

    Walahi wankufaidhay wadh mahadh santahay Abdul halim cali ❤❤❤❤😊

  • @farduusismaaciil3382
    @farduusismaaciil3382 9 місяців тому

    Masha Allah turjumida boogaagta nosi wad

  • @user-gj3yf8jb2k
    @user-gj3yf8jb2k 10 місяців тому +1

    Jazzaka AllaH kheyr.😍🤍

  • @hafsoabdisamad6583
    @hafsoabdisamad6583 10 місяців тому

    M.a wllhi wax baa iga badishay
    Markasto waxan ma samey karo lee is dhahaye
    Lkn hadda in aa wax samey karo ogaday waa dhiira galisay tnx ❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 9 місяців тому +3

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وأصحابه اجمعين ❤❤❤❤

  • @MaryanAbdulahi11
    @MaryanAbdulahi11 10 місяців тому +2

    Plz buugaagta na anfacaayo noo soo dhig maalin walba😊

    • @daahir_
      @daahir_ 10 місяців тому

      Hey 👋

  • @reyyanhassan2990
    @reyyanhassan2990 10 місяців тому

    Wlhi xil an u bahan yaa videogan arky elmuhum shukuran wax badn ka faiidaya i.a waan ku dhaqaqii doona taloyiinka so gudbisay 🦋

  • @amdudu7939
    @amdudu7939 5 місяців тому +1

    Abdi xaliim qlz ino badi waxan jelahay xiita ina ku cesh ceshto fadlan kuwa kale ino keen ❤

  • @SalmoMohamedwarsame
    @SalmoMohamedwarsame 10 місяців тому

    Sidan an uka helay vidiokan waxan ku ceshtay 3 mar ano howlaheyga ku qabsanaya waxana isi qorsheysan inan note ka qorto intisa uku badan wan jeclahay wax aqriska iyo buugagataba sida quruxda bdn ad noku so gudbisay wad ku mahad san tahay wan jeclan laha ina no sii wadi illh ku xafido wllo❤❤

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  10 місяців тому

      ❤❤ insha allah si wada hada mid kale qoroya

  • @mmxvmia
    @mmxvmia 7 місяців тому

    Thank you so much sir . Waxn jeclan laha Ina noo sameysid more podcasts 😭😭😭❤️ hadde surta gal tahy

  • @alicabdi5874
    @alicabdi5874 8 місяців тому

    Wall mahadsan tahay❤ waa nacawise Allah kucawiyo❤😊

  • @cabdibaasidhassan595
    @cabdibaasidhassan595 10 місяців тому

    Zaxiip alle haku xafido aada ayaa kugu mahed cilya mxa yelay waqtigada ayaa inoo hurtay si aad anaga wax inogu fa,ideyso thanks pro Alle haku xafido❤

  • @Abdimalikabdi-q4m
    @Abdimalikabdi-q4m День тому

    Waxbarashada inaa wax un barto abda xaliim cali wakumahadsanthy sxpkeyga comontiga aqriyow

  • @user-bq9sx3zh8w
    @user-bq9sx3zh8w 9 місяців тому

    Alla wll allaha ku xafido muuqaalkana waa ke heleyy xitaa intaa wax daawanaaye mid kan ka fcn ma arag wll hadeyy macquul thy noo soo badi oo ka qiimo bdn wllhi isbadal bdn daremayaa....❤😊

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 10 місяців тому +1

    soobadi huno qali ❤

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 10 місяців тому +2

    Waxaan jeclaan lahaa channel u gaar ah buugagta.
    #Qulaasada buugaagta!!

  • @user-je9qc2du6o
    @user-je9qc2du6o 7 місяців тому

    Soo turjun buuga how to talk to anyone waa inoo muhiim sxb Abdihaliim alyow

  • @Sheekoyinka_nolosha
    @Sheekoyinka_nolosha 9 місяців тому +1

    Soo badi sxb

  • @Usayma666
    @Usayma666 9 місяців тому

    Buug sidan oo kal no so badi wlal 😊hal ama labo hadi ad so galiso halkan boqolal dada bada badalayasa walhi Mahadsnid ❤

  • @AbdiAzizIbrahim-et1cg
    @AbdiAzizIbrahim-et1cg 10 місяців тому +2

    Muqalka dhameso marka hore markas le comment kuso orod😂😂

  • @AGUUN
    @AGUUN 10 місяців тому +4

    Qalbigeena waxaa ka buuxa fariimo aan qornayn haddii la qoro lama diro haddii aad dirto ma gaarayso booskii ay buuxin lahayd haddii ay gaartana lama fahmayo ...😓

    • @SalmoMohamedwarsame
      @SalmoMohamedwarsame 10 місяців тому

      Omg walhi wan ka helay waxad moda ina ii hadashay ba illh ku xifdiyo wll❤

  • @ExcitedAlbatross-ft5il
    @ExcitedAlbatross-ft5il 8 місяців тому

    Waa barashad luqadaha kaladowan

  • @axmedyaasin5981
    @axmedyaasin5981 10 місяців тому +3

    Waa ogahay inaad ila had leen😔

  • @mohaan_gameing
    @mohaan_gameing 10 місяців тому

    Thank اخى

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 10 місяців тому

    Buugagta noo soo badi

  • @kaamilcabdullahi4659
    @kaamilcabdullahi4659 10 місяців тому +1

    Captan filimo zompie noosoo diyaaari😊

  • @moonaabdussalam1806
    @moonaabdussalam1806 10 місяців тому

    Shukran❤wall

  • @user-ub2eu3hz7k
    @user-ub2eu3hz7k 4 місяці тому

    Thank you

  • @samirocabdilahay
    @samirocabdilahay 7 місяців тому

    Thank you❤

  • @RitaAhmed-ih4sb
    @RitaAhmed-ih4sb 10 місяців тому

    Si fican abdihalim wa xan raba inan noqdo gabar bari ah

  • @Ayaniita13Ayaniita13
    @Ayaniita13Ayaniita13 9 місяців тому

    Wall mahadsantayah waa nacawise Allah kucawiyo🥰

  • @Hanihappy1359
    @Hanihappy1359 10 місяців тому

    Maa Shaa Allah wllo

  • @husienxavi6886
    @husienxavi6886 10 місяців тому

    Thanks

  • @abdinaazir
    @abdinaazir 10 місяців тому +16

    Golden voice ❤🎉

  • @zakaria_._._._._._._._.._._..
    @zakaria_._._._._._._._.._._.. 10 місяців тому +1

    Wow😊😊😊

  • @arsalaanustaad6147
    @arsalaanustaad6147 10 місяців тому +1

    ❤ mahad sanid ee wll noo soo badi kaliya uun 😢🎉 3:01

  • @user-hz7tq4wj3r
    @user-hz7tq4wj3r 8 місяців тому

    Waana ku Mahad santahay mu qaalkaa inoo soo gud bisay😊 bis inoo soo badi aan kulee yahay 😔😌

  • @husienxavi6886
    @husienxavi6886 10 місяців тому

    Thanks wll

  • @osmanjama6864
    @osmanjama6864 10 місяців тому +2

    Flimaantii maalmahan 😮 mxa ku dhacay

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv 10 місяців тому +3

    Scw❤❤❤

  • @TiktokRidka-dd5gw
    @TiktokRidka-dd5gw 10 місяців тому

    Sxp wallahi wad ujeeda sidii filimada aad sharxi jirtay iskaga dhaaftay love fiican ma haloosid followna hoos udhac ka dareemoya ogow dadkana waxay kuuku bartaan lee tahy hada iyo ko barasho cusub masuurto kalyso 🎉😢

  • @YuusufMahamuud-jq2hb
    @YuusufMahamuud-jq2hb 10 днів тому

    Zhp wax badan ayaad ii cadaysay wlhi🙏😊

  • @SawdaxasanUgaas
    @SawdaxasanUgaas 10 місяців тому

    Noosoo badi wllo dhiirigelinada

  • @abukarfaqdiid4293
    @abukarfaqdiid4293 10 місяців тому +1

    Somalida MA jeclo video Yada fiican wexey ka jecel yihiin filimanta booga aabe hodan iyo aabo faqiir noo soo sameey

  • @maxamad6864
    @maxamad6864 10 місяців тому

    Keep Going Abdixalim.Ali

  • @ena___ttaherrr
    @ena___ttaherrr 10 місяців тому

    Barasha luuqad cusub

  • @maxamedafraxsaneey1985
    @maxamedafraxsaneey1985 10 місяців тому

    Kabtankeygiyow ayaa mahaan intee kabax day waa kuu xisnay sxb❤

  • @user-mm7jp2si8t
    @user-mm7jp2si8t 10 місяців тому

    Shp buuga 48 power gorme so sharixi ❤️

  • @deeqanur6036
    @deeqanur6036 10 місяців тому +10

    Flimanti ayan rabnaa wll😢

  • @ckariinbashiiribrahim2679
    @ckariinbashiiribrahim2679 10 місяців тому

    Keep going zxp

  • @SumayaApdilaahi
    @SumayaApdilaahi 5 місяців тому

    Walalalky nooso badi😢❤

  • @husienxavi6886
    @husienxavi6886 9 місяців тому

    Wll buug kale noo keen please wlhi wax badan ayaad noo faa88daysay thanks

  • @hamdihalane8780
    @hamdihalane8780 10 місяців тому +1

    Apwe filimadii Waxan marabno😢

  • @marwaankhadar98
    @marwaankhadar98 10 місяців тому +1

    sharafi korkaaga ha ahaado

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 10 місяців тому

    Wll soo badi barnaamijyada noican ookale

  • @user-nv5or4ht2z
    @user-nv5or4ht2z 10 місяців тому

    Taliye flimadi sodhig🙏

  • @user-zd4bh1bk3t
    @user-zd4bh1bk3t 9 місяців тому

    Thans

  • @aadanshobaaye
    @aadanshobaaye 10 місяців тому +1

    Kabtan filimada noosoodaa sheekadaan nagadaa😊😊😊

  • @abdiraxmaanxuseen-ue3wk
    @abdiraxmaanxuseen-ue3wk 10 місяців тому

    Waaaaaaaay biasinkaaaaay nagadaaaa buuga plzzzzzzz

  • @CAziz13
    @CAziz13 Місяць тому

    asalaamu calayka yaa akhii fadlan noo soo qulaasee buuga la yiraahdo 5seond rule

  • @alicabdi5874
    @alicabdi5874 8 місяців тому

    Nolosheda is badan wan kusameye❤😊

  • @seasead2464
    @seasead2464 8 місяців тому +1

    Mar walbo waxan isku daya Ina nolosheyda wax ka badalo lkn ma qaano waxa I celinaya🥺😭

  • @user-bw5km1us5t
    @user-bw5km1us5t 8 місяців тому

    SIDA RAGGA IYO DUMARKU U KALA DUWAN TIHHIN SIDAS AYYAY SHAQSIYADENU UU KALA DUWAN TAHY ZORRY WLLLO MCN

  • @FaadumoC-xj4tm
    @FaadumoC-xj4tm 2 місяці тому

    Was daka tiktok🎉

  • @yaasiincabdi2494
    @yaasiincabdi2494 10 місяців тому

    Cabdi xaliim naga daa buugaan

  • @abdiasiismohamed9185
    @abdiasiismohamed9185 7 місяців тому

    Wll buuga power iyo how to win friends and influence people❤

  • @Naabilasuleiman
    @Naabilasuleiman 10 місяців тому

    Filimada inoo soo daaya

  • @user-hs1pe5yo7x
    @user-hs1pe5yo7x 7 місяців тому

    Wax badan Aya ka faddy. Zhp🎉

  • @Lgg37
    @Lgg37 7 місяців тому

    Wllo noosoo badi buugaagta wlhi waa macane

  • @thisismylife1096
    @thisismylife1096 10 місяців тому +1

    Inaa is cateeyo ayaa rabaa

  • @user-hi4em9td6t
    @user-hi4em9td6t 10 місяців тому

    Waryaa wllo filim maatii maa iska daysay❤

  • @MhomadDuran
    @MhomadDuran 10 місяців тому

    waku wata😇🙋‍♀

  • @ahmedmoh4856
    @ahmedmoh4856 8 місяців тому

    Soo badi sxp

  • @ov3r0
    @ov3r0 8 місяців тому

    Walal muuqalkan oo kale noo soo samey

  • @Ifrah173
    @Ifrah173 9 місяців тому

    Legend

  • @Zhakarapdilaahi17
    @Zhakarapdilaahi17 10 місяців тому

    Filimo noo keen zxp plz zxp filimadii noosoo celi waxan camal maleh😢

  • @FardowsoMohammed-xw2nj
    @FardowsoMohammed-xw2nj 9 місяців тому

    Kaptan shekadan waad kusocelcelisaaa kptn adiga hab araktidaan maad naga turtid

  • @user-oh3ql8bd2i
    @user-oh3ql8bd2i 10 місяців тому

    Wllhi habfikirkeyga hada fiirshay video gaaN waN dhamestay mana ku cajisiN sidas dartet waxa u arkaa in aan ka helay mideda kale codgaga ayaba hebad ah wayo mawa ku dalesit m.a❤❤❤❤