maasha-Allah ahlussuna waa dad xaqa ku taagan diintoodana ma siistaan shilimaad iyo timir. waan u usoo socdaa magaalada wisil iigu soo duceeya in ilaahay ii saqiro imaatinkeeda nuurkaan lagama maqnaan karo. from sweden
maasha allah amaanta Nabi M N N K yaa diidi kara ! Qofkii diidan in laweneyo ama la'amano lagu saliyo laguna tawasulo qofkiidiidan Allaha soo hanuuniyo
Masha Allah akhira adun ba alla ha idin wanajiyo axbabta qadeyso iyo axbabta fadhisaba iyo sheikheni so diyaariyay qasaidkan sharafta badan xabiibkeni lago amana
In nabigayna nabad galiyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato in la amaano qof bil aadin nagama hor istaagi karo. Markay hadlaayaa waxaa wanaagsan in dhagaha suuf laga gishto✌🏻
illaahayow janada gee adoonkaaga sanifay she. siciid maxamed cabdi iyo muxibiinta aqrineysa iyo qofkastoo dhageysta
amaanta suubahana😍😘😍😘😍😘😍😘😍
Aaaaaamiiiin
Aamiin yaa rabi ilahaw dambigaga dhaaf adiga iyo muuminta axbaabta ahlu suna waljamaaca 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Saliga nabiga naak iyo nin malaha waa cibaaado rabi weyni lugu dhawado tankale wadaankena waka xur fakir wahabiyo lacanad haku dhacde nabiga muxamad scw😍😘😘😘😍😍😍😙😚😚😗😗😗😗😗😗 qofki dhahayo saliga ha ahado misha u qurshesan🙄 miil lugu tala galay miya jirto saliga nabiga scw
Mashaallh sax weye wll saliga suubaneheena waa cibado
ahmed yusuf asdfffgghjk
@@hidayocabdi6359 mahadsanid abyo
maansha allaah allow xafid waa gabdho qiimo badan ragbadan oo Culimo sheeganayey dhaamaan allow Hano waayin amaanta xabiib keena scw alla jecliyaa allow inxafid adinka iyo dhamaan culimadeena qiimaha badan
masha Allah reer wasil IGA gadooma salaam idin katimid Nairobi waanidin jeclahay wana idin kufaraxsanahay qasiidka sheeq saciid uudajiyay
beautiful beautiful. Eebboow nabiga nala kulmi aamiin.
KHAABA MAN NAFAA KHEYRA KHALQIHII KAL KHAWAARIJIL JANBI JUHALAA NACAM MANSHA ALLAH
imaan Sh
maasha-Allah ahlussuna waa dad xaqa ku taagan diintoodana ma siistaan shilimaad iyo timir. waan u usoo socdaa magaalada wisil iigu soo duceeya in ilaahay ii saqiro imaatinkeeda nuurkaan lagama maqnaan karo. from sweden
Ilaahoow noo xafid gabdhahaan
Qalbigooda nuur ayaa ka buuxa
Ilaahow u siyaadi Amiin
Waa qasiidadii uu dajiyay caalimkii weynaa shiikh siciid mohamed abdi allaha unaxariisto
aamiin yaa rabi
Masha allah dikri wanaagsan
Maasha allah waa xerteenii wisil gabdhaha islaamka ah ee shiikh siciid muxamed cabdi dheere allaha u naxariistee
umada soomaaliyeed ee muslinka ah iyadoo sidaa culimadu uga dhex digrido ayaanu garaadsanay burburkii kadib waxaa soobaxay dad bidco iyo shirki uun sheega oo iyagu banaysta dhiiga islaamka oo culimadii waawaynayd qilaafay waa nimanka gadhka labaxa surwaalka gaabsada waa niman lacag jecel oo madaxnimo jecel oo fudud oo waxkasta ku degdega ameerika iyo yurub ayay safaro ku maraan.laakiin culimada aan ka waayay dalka gaalada waa xerta timaha la baxda ragaa ayaan u qiray culimo inay yihiin
masha allah noolada
Walee jaahil kii ugu xumaa inaad tahay sarwalka in lagaabiyo oo garkana lala baxo waa waajib oo xaq ah waana calamada muminiinta adiga iyo kuwad culimo ku sheegayso iyo islaa mahan qeylinaya ayaa bids ah ilaahay ha idiin soo hanuuniyo wadada aad ku socotaan waa jidki jahannamo
argsan ugaas yaaa ku dhahay waa waajib in gar lalabaxo ama ladaysto? Sunada iyo waajibkase makala taqaana?
Adi adeen
Bidcadu way qaribtay somalia
Diin waxay nooga dhigiin Qarax iyo dadla galaysiiyo
Saliga nabiga CSW waxay dhaheen
Yaan laqaadin
Alow wahaabiyo shartooda
Iyo bidcoodhan
ilahow naga dhig nabiga maciiisa scw scw scw scw scw
Hamdi Abdi
Scw scw scw
Maasha Allah Maasha Allah
Salawaadka Rasuka saad u xifdisen allaha idin Xafido dumarka musliminta oo idil allaha wanaaga tuso qaasatan soomaaliya
Ugs
man sha Allah ilahayow nagayel kuwa xawdka nabi scw scw naga warabi
dumar wan ognahay inay yihiin ee waxkale manoshegee
shirkise mataqaan macnihiisa?
mash allh mucashiqiinta nabiga csw ilahay carabkooda cadaabta hakadhawro
Farhay.kabayar
Masha Allah
Amen yaa allah
maasha allah amaanta Nabi M N N K yaa diidi kara !
Qofkii diidan in laweneyo ama la'amano lagu saliyo laguna tawasulo qofkiidiidan Allaha soo hanuuniyo
jaahilinta iyo khawaarijta majeclo saliga xabiibka salalaahu caleyhi wasalim lkn walaalayaal gabadhaha muslimkaa cudkuda lama ogola iyo muuqoda plz
Geeljir Geeljir gh
nuna nuna hm
nuna nuna n
Masha allah ilaahow dhowr gabdhaheena ilahow bidcada kaxifdi
Calayhi salaatu wa salaam yaa xabiiballaah yaa xabiiballaah yaa nuuru nuurullaah yaa nuuru Carshillaah yaa nuuru Carshillaah yaa nuuru Carshillaah 💖💖💖tareenku ha socdo eyguna ha ciyo maxay ka qaadi dad Allaah toosiyey nahaabiyo👀👀👀
mash allh qofki wax kasheega wa qof jaahila waxa kaliya oo aan dhihikarnaa wax baro
fartan yuu l, and I rt
M…a Ilaah Ajar iyo Xsanaat Allah hanaga siiyo
masha allah alla xowdka nabi Mohammed csw ku caba nabi Mohammed gacantisa ku siina alla ha idin ku daro
Aaaamiiin aaaamiiin aaaamiiin
maaasha Allaah ilaahay jaahiina hanuuriyo xabiibkeenii maxamed AHaaan haidin la kulmiyo
waku raaxestay Walahi saliga nabbiga scw
walahey idinkana aaqiro Kannada kuraxesta insha allaj
Masha allaaah Scw Scw Scw 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😍😍😍illaahey ha idinsiyadiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👌👌👌👌
Masha Allah god bless 😇😇😇😅😁😂😍😍😍🙌👳💚💛💜💟💟💟👌👌👌👌👍👍👍💕💖💖💖💖💖💕
masha alah
ubah abdi??
Masha Allah
Masha allah illahow idinxifdi🥛🥛🍔🍔🍔🍔
salalaa calaa zayadid waraa salalaa calaa zayadid waraa aalihi wasaxbihi mukamalaa
Allahu akbar afkiina maxaa kheyr kasocdaa allow xabiibka scw micigiisa idin kayeel
the best dikri
النعمة الكبرى على العالمين هو سيد البني أدمين صاحب اللواء يوم المح شر💯♥️عليه افضل الصلاة والسلام♥️
Maasha Allh
Allha idin xafido
Nabiga micigiisa Allha inaga dhigo
Dikri macaan
Mashallah hooyooyinkeena alaha dhowro hadaad digriga rabin maha inaad dadka ceyso ee waainad iskadeysa fiirsashada dadka caaytamayo waan arkaya oo shirki kuhayo ee waxaan idin dhihi lahaa iskadhaafa waxaad kaheleysaan malaha walaalaha muslimiinta ah asc kulikiin
Waxaan layaabanahay dadka aflagaadrynayo dumarkaan illaah dartii u qushuucsan jeceelna rasuulkeena scw
Soo badi inta buktaa ha qandhatee jzkllaahu khayran
alxamdulillah janatul firdowsa ilahay haidin siyo in sha Allah
Alxamdulillah masha Allah mu'miinki arko wu ku farxaa kheyrkaan illahayow ino ziyaadi
so cute dikr
Mash allha ilahyow Idina barakee
masha Allah ilaah ha idin naxariisto
Please I want comments
Pp
Masha Allah akhira adun ba alla ha idin wanajiyo axbabta qadeyso iyo axbabta fadhisaba iyo sheikheni so diyaariyay qasaidkan sharafta badan xabiibkeni lago amana
afkiina caano lagu qabey
Mnsha'Allah afkinacanolaguqabay
Masha Allah 😍😇☺😍😍😙
Maashaallaah ilaahey hakoryeelo gebdhahaan
Walaahi gabdha wax bartay rabi ha idin xifdiya mansha allah
Asc qeyre abdi walal waxaa. Kaa codsanayaa inaad iishegto meshaan kaheli karo cajaladahaan asoon as posibble please
umu waaa ku jiraan youtube ayaga oo video badan ah waa gabdhaha ahle suna ee degen wisil
Kufri ayay meesha la soo fadhisteen kuwaan
Masha Allaah illaahow xafid dhamantod
Masha Allah
Maashaa allaah
masha alla waa gabdho wax bartay . allaha xifdiyo noona badiyo iyaka iyo kuwa lamid ah .codka dumarku ma aha cowro maxaa kadhigay sida ninka uuna cowra u ahayn ayay utahay. Dadka xanuunsan ayaa waxaa ku hadaaqa.
Ar allow ya aayad quran u meriyo maqabn karaan
Masha allaha masha allaha
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Masha allaaah alahayow xifdi gabdhahan kheyrka badan 💛❤💚💜💙💘💓💗
Mashalaah
Masha Allah
maanshaAllah
ilahay hanixifdiyo
allaha idin xifdiyo
Nice one
Maashaalah ................. Alahumasali calaaaSayyidinaa muxamad,,,, meeshu waaa xageeeh?
Masha allaah ilahy idin barakeeyo wad haysaan jidkii lavrabay scw❤❤❤
Allaha idin xifdiyo dhamaantiin ehelu suna wal jameeca. Aamiiiiiiiiiiiiiiin
Masha allah whi waa ka helay
Masha allah ilhah noo daysto gabdhahena
Qalbiga allaha unuursho
Sey inagana qalbiga noogu
Nuur sheen
mash Allah ale ilahow noxafid gabdhahena xabibkena scw Macisa alow ka dhig amiin ya raxmaan
Masha allah saw
khawaarij juhalaa waa sax been maaha
الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Allha idin xafido
masha Allah God bess u guys , I can't stop listening
Ilaahay ha sharfo
walaal waa xagee mowlacaan kheyrka badan
walaale waa wisil
Waaba ka helay aad eey u cod macaan yihiin
mash Allah mash Allah
Masha Allh
Cool and nice
Love how you doing for the best the video
الله أكبر
ما شاء الله
Mashaa allaaah
illahayow cadaabta kadhowr carabkoda
Mashaa allaah
masha allah saligaan wan jeclahay axbaabi allaha idin xifdiyo
Masha alaah dhagahaa ku raaxaysanaya wahaabiyada qashinka ay la wareegayaan cidna ma rabto
In nabigayna nabad galiyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato in la amaano qof bil aadin nagama hor istaagi karo. Markay hadlaayaa waxaa wanaagsan in dhagaha suuf laga gishto✌🏻
Mashallah
صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤
mansha Allah .
maasha allah
Jumbi juhalaah
Masha Allah ❤❤❤❤
ماشاء الله
maaasha Allaaah allow idin xifdi
waqarna fi buyuti kuna aya layiriye mamoyinkan meqa rag aya dawanayan ...... jalabib so xirta deh markahore
Mansha Allah
ilaahay haydiin soo hadeeyo gabdho
Masha allha
allha idin bara keyo
mash Allah ❤❤❤ love you mash Allah god bless you guys
salala calaa sayidil waraa salala calaa sayidil waraa ahlihi
Masha allah
mashaa alah wa gabdhii ahlusnna ee nabiga jeclaa baarakallahu fiikum
Sumaya Salam
Masha allllh,salhu allhu wa salim
Mashallaha
mansha allah