LIIBAAN DOOR - HEES CUSUB - KADAA NOLOSHAADA BUUQA - 2024 OFFICAIL VIDEO MUSIC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 13

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el Місяць тому +3

    Xanuunka adunyada ugu xun wa jacaylka ku xanuja wlhy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭sidu wax yelay iyo sidan rabay wa kaf iyo kala dheri wlhy

  • @BarwaaqoAhmed-j1p
    @BarwaaqoAhmed-j1p 8 днів тому

    Duruftiyo baahidaada😢in aan ka baxan rabaaye😢🥹

  • @MaxamedCabdi-q2f
    @MaxamedCabdi-q2f Місяць тому +7

    Kadaa noloshaada buuqa
    Wax badan waad soo martee
    Bastabad tahay hadeere
    Bartaa igu daa nastee dheh
    Jaceel waa been hadeer dheh
    Ileen runtii waad bugtee dheh
    Baraaruji qaar kale dheh
    Oo aan badankod ogeen dheh
    Naftaan u baqee i daa dheh
    Baryeey iga taagante dheh
    Bukaan igu filan intaan dheh
    Basbuu iga yahay jaceel dheh
    Bartaa igu daa nastee dheh
    Jaceel bahdilaad abuura
    Kadaa nafta waad badee
    Birbaan ka adkaa hortaaye
    Bislaa qalbigii hadeerto
    Duruuftiyo bahidaada
    Inan ka baxan rabaaye
    Intaad i badeen ilaaway
    Nastee baryo iga hakii dheh
    😭😭😭😭

    • @bilaalmaxamed3410
      @bilaalmaxamed3410 Місяць тому

      Heestani aney I khusaysaa 6 jeer baan ku ceshtey 😅

    • @bilaalmaxamed3410
      @bilaalmaxamed3410 Місяць тому +1

      Jawaabtii heesta
      Iga qabo Ana
      Inantii loo dhiibi lahaana
      Soo diyaari
      Naftaada kadaa dheh beenta
      Jacaylkii beri samaadka
      Waxaan beryo dhiseyney
      Hadad ka baxdood xanaaqdo
      Qalbigi waayo kuu basaasay
      Markuu baan kaa filaayey
      Hadad burisood cidlayso
      Hadad axdigii ka baydho
      Anigu wan bogsoon karaa dhe
      Hadhow adigoo bestaaya
      Boogaha la calaacalaaya
      Beriba haysoo barooran
      Aniga haysoo barooran
      Waa jawaabtii

    • @SARAHDAHIRFARAH
      @SARAHDAHIRFARAH Місяць тому +1

      😢😢😢

  • @CashoMaxamudjama
    @CashoMaxamudjama Місяць тому +1

    Jecelka runta ma dhmaadoh wlhi 💯💔

  • @BashirMacalinnuur
    @BashirMacalinnuur Місяць тому

    Basbuu iga Yhy JcyL 😢😢😢😢

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el Місяць тому

    Jaceel bahdilad abura kada nafta wad bade birbaan ka adka hortaye
    Bisla qalbigi haderto
    duruuftiyo bahidaada inan ka baxan rabaaye intaad ibadan
    raba inan ilawe naste barya ida naftan u baqe ida dheh barye iga tagan tahay dhibna inta igu filan bas bu iga yahay jacayl

  • @SadaqAhmed-s7g
    @SadaqAhmed-s7g 2 місяці тому +1

    Woow

  • @SadaqAhmed-s7g
    @SadaqAhmed-s7g 2 місяці тому

    Woow