Kulan soo dhoweyn ah oo loo sameeyay ardeyda somaaliyeed ee ku cusub jaamacada Islamic

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @Sulub2233
    @Sulub2233 2 роки тому +10

    القاري أسامه الواجدي صوت عذب ومريح

  • @MoAnurey
    @MoAnurey 2 роки тому +3

    Masha ALLAH kulankiina ALLAHH wanaajiyo
    Hadii ILAAHEY idmo sanadka dambe ayaan kulmi doonaa

  • @emsadaam9346
    @emsadaam9346 2 роки тому +8

    I.A IISO DUCEEYA WLLAYAAL SANADKAN XARYSANAYA I.A UDIYAR GAROOBAY INAAN MADIINA MAR UN MAGAALADI RASUULKA SCW N.N.K.H❤❤TAGO OON KUNOLADO I.A WLL WA IGA CODSI ISOO DUCEEYA REE JIJIGA AHAY SOMALI GALBEED ETHIOPIA
    INTA BUUXINAYSANA ILAAHAY HA INA WADA AQBALO HADII RABI KU AQBALO UNBAA LAGU AQBALIYEE AMIEN AMIEN AMIEN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭🕋🕋

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 2 роки тому +6

    Xamse abdi jamac ayaan halkaa ka salaamayaa illaahay haku xafido brother

  • @FathialiDool
    @FathialiDool 9 місяців тому

    M Allah

  • @Sainabali550
    @Sainabali550 2 роки тому +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Masha allah illaahay kuwii naftooda diintooda iyo dalkoodaba ku anfaco haka yeelo .Walaal Anna aad baan ugu baahnahay jaamacadaha hablaha sidee wax iila qaban kartaa si aan u xaraysto marka la xaraysanaayo insha allah .Waadmahadsantahay walaal

  • @bashiircabdulaahi1699
    @bashiircabdulaahi1699 2 роки тому +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن 💯🖤

  • @هيام-ز9ج
    @هيام-ز9ج 2 роки тому +2

    مشاء الله الله ينفعكم بعلمكم

  • @helosyare6366
    @helosyare6366 2 роки тому +3

    Maasha'allah allow nagu dar kuwa la aqbalo adaa awoodee wax kasta

  • @asmamuhumed5937
    @asmamuhumed5937 Рік тому

    Masha allah allaha ini barakeeyo dhamaantiin Wiilka ree borama aad ugu frxay marku dhahay borama laygasoo aqbalay allahaku sharfo wll

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid8998 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله 🎧🎧
    القارئ أسامة الواجدي 🍃🤍

  • @daarulirshaad2421
    @daarulirshaad2421 2 роки тому +1

    Masha allah allh idii brakeeyo dhamaaantiin

  • @hafsaibrahim5054
    @hafsaibrahim5054 2 роки тому +2

    Masha allah akhii osama wjdi

  • @cabdalleyuusuf6157
    @cabdalleyuusuf6157 2 роки тому +1

    Mansha allh wllky c/risaaq oo nasiib u.yeeshay inuu ka mid noqodo ardayda jaamacada madina..hanblyo

  • @abdirashidmohamedomarburur9261
    @abdirashidmohamedomarburur9261 2 роки тому +2

    ما شاء الله

  • @AsharaaCade-mj6rs
    @AsharaaCade-mj6rs Рік тому

    ما شا ءالله

  • @nogob2450
    @nogob2450 2 роки тому

    Manshaallah illahay habarakeyo culimada bilowga ah.
    Akhii sanadkan gormee aya lafurayaa tasjilkaa

  • @IbraahimXasanIbraahimBaa-mb9xn

    M.a

  • @inbucumar1116
    @inbucumar1116 2 роки тому +4

    Reer burco m.a

  • @هيام-ز9ج
    @هيام-ز9ج 2 роки тому +2

    برعو بالصدارة

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arkeex9212
    @arkeex9212 2 роки тому +3

    اهل بورما🥰

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid8998 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله
    الله يحفظكم 🍃🤍

  • @abdirahmankunaso7613
    @abdirahmankunaso7613 2 роки тому +1

    Jamnalka qanatul al najmi waxaan ka codsanayaa in bal faah faahfaahi lagayga siiyo sida loo helayo waxbarashadan iyo shuruudaha layga baahanyahay

  • @MuxiyadiinQabribayax
    @MuxiyadiinQabribayax Рік тому

    Wll. May dhibyartahay sida lagu buuxsanaayo

  • @osamawjdi7
    @osamawjdi7 2 роки тому +4

    🕊❤

  • @Sakariye_Ahmed312
    @Sakariye_Ahmed312 2 роки тому +2

    Isheg wll meel aan kaala skk xiriro plz

  • @sukhrasiciid4368
    @sukhrasiciid4368 2 роки тому +2

    Maansha allah maansha allah ilaahay haka yelo kuwii cilmiga ilaahay daradi ugurixlaysta.cilmiga ay soo bartaana dadkoda iyo dalkoda ku anfaca.
    runti hadanan khaldamin waxan arkayey 9 arday oo laga soo aqbalay magalada an kunolahay (Burco) kuwii cilmiga noso xanbara ilaahay haka yeelo.

    • @MoAnurey
      @MoAnurey 2 роки тому

      Ardada meeshaan ku kulman ree burco kaliya ahan ee soomaalii oo dhan

    • @sukhrasiciid4368
      @sukhrasiciid4368 2 роки тому

      @@MoAnurey
      haa walal ugama jeedin reer burco uun,arday kale oo meelaha katimiba wan u jeeda wax kale hawqaadan walaal .

    • @Sara-iu8hs
      @Sara-iu8hs 2 роки тому +1

      Ilaahayoow wiilkeyga u sahal jamacadaan si uu u barto Quraanka. InshaAllah kheyr. Decade waa xageena.

  • @abdirahmankunaso7613
    @abdirahmankunaso7613 2 роки тому +4

    Kuwaas oo kale Allow iga dhiga ardayda jamacada madiinatul munawarah Amiin

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 2 роки тому +6

    عبد الشكور هل هذا اخوك

  • @ccaziizfaarax5315
    @ccaziizfaarax5315 2 роки тому +2

    Masha alah wll gormaa ayaa lasoo aqbalay?

    • @starchannell
      @starchannell  2 роки тому

      Sanadkaan imaadeen
      Lkn waqtiyo kala duwan soo xereysteen

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 роки тому +4

    Wll ardaydaaan mahada lawada aqbalay

  • @abdikadirismail2873
    @abdikadirismail2873 2 роки тому +2

    Soo damaystir wall

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 2 роки тому +1

    Cabdi shakur sanadka jamacada lama furaya minxadii wl

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 роки тому +3

    Somalidha Kenya aawey

    • @starchannell
      @starchannell  2 роки тому

      Ma dhaqeysanin kuu maleynaa

    • @yussufburalle6999
      @yussufburalle6999 2 роки тому +1

      @@starchannell wandamesta Hal qof kaliya,
      Dadki ree GARISSA wajeer mandera aawey akhii

    • @abdihakimislamicmedia
      @abdihakimislamicmedia 2 роки тому

      Akhii ardeydaan waa ardeyda soomaalida ah passportka soomaaliya jaamacada kusoo xareystay oo kaliya soomaali kale way tuuran yihiin lkn dalal kale ayay ka yimaadeen wakiilo kale ayay leeyihiin haduu passportkodu uu ajnabi uu yahay

  • @abdelrahmanosama3264
    @abdelrahmanosama3264 2 роки тому +1

    هل هذا اختبار

    • @starchannell
      @starchannell  2 роки тому +1

      ترحيب طلاب الجدد من دولة الصومال 🇸🇴

  • @Jemalahmed-qf7lu
    @Jemalahmed-qf7lu Рік тому

    Sidee loo codsadaaa walaal
    Wax faah faaahin ah

  • @mahamadhanad4637
    @mahamadhanad4637 2 роки тому +1

    Soomalidii kle away kenya iyo Ethoipa ka imaanaysay

  • @ولدالصحراء-م5ق
    @ولدالصحراء-م5ق 2 роки тому +2

    ما شاء الله

  • @bula311
    @bula311 2 роки тому +2

    Mash allh

  • @inbucumar1116
    @inbucumar1116 2 роки тому +2

    ماشاء الله