Waar ina khaliif cidi ugama baahna j.somaliland ee xaafadiisa hayskala joogo waayo caasimada hargaysa waxba uma yaalaan c.ciro na ma keeni karo xukuumadiisa iyo caasimada toona waayo wuxuu shacab ahaan nooga dhigan yahay qof aan waxba loo dhiiban doonin inta cimrigiisa ka hadhay oo aan dib loo aamini karin markaa marka uu leeyahay waxaan xil usoo doonanayaa xukuumada ciro waa nin aan habeen jirin oo aan garanayn inaanu ciro ahayn cirkasoo dhac lkn uu yahay muwaadin xil loo dhiibtay oo masuul qaran u haya shacab ka j.somaliland lkn hadii uu ninkaas oo kale haduu keeno ay isku mid noqon doonaan oo aanay waxba ku kala duwanayn!!?
Dee Ciro ayuu sir kahayaa!

Waa Fake News