DEG DEG SAFIYA TUSMO OO WIILKEDA U RAADINAYSA GABAR AY KU DARTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 6 місяців тому +9

    Wallaahi waa nin rageed nin gabar sharaf leh doonaya hadaa aragtid mustaqbal buu doonayaa

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 6 місяців тому +4

    Masha Allah illahy haku xafido qaliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo khiimo badan ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdi8386
    @nimcoabdi8386 6 місяців тому +1

    His right 😂. Somali parents need to do better in introducing their young people to each other.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 6 місяців тому +2

    Fariid weeye maanshaa alaah

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 6 місяців тому +1

    Kkkkkkk walahi maridii tusmo xirneyd baa ku hadashay wiilka yare shaabad kuu ku dhuftey naag banaan taagan marabo ❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 6 місяців тому +2

    MashaAllaah Allaha kuu xafido ilmahaada guur qeybqabana Allaha usahalo dhamaan inta haysato dhalinyaro Allaha uxafido waan wada haysanaa Allaha noogu sahlo meel kheyr kuwa xanuunsana Allaha noo cafiyo habo inshaAllaah waad helee ee adiga marka hore wanaagsanaaw walidkana baari unoqo Allena kabaq wax walbo wey kuu hagagayaan inshaAllaah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 6 місяців тому +2

    Maashaa allaah waaatisla egtihiin

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 6 місяців тому +1

    👍🏻👍🏻👍🏻 asaxab khatara

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 4 місяці тому

    Waa wiil Caqliga la saaxiib mashallah ❤️

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤😢🎉

  • @shukri1395
    @shukri1395 6 місяців тому

    Masha Allah ❤ he is right 😅

  • @falisa576
    @falisa576 3 місяці тому

    Gabdhihii fiicnaa guryahay ku jiraan
    Ku yeh istaaqfullah hhhhhh wan qoslay. wa wiil
    Fariid ah gabar maxjabad ah ban kuu
    Rajaynaya ina guursato insha Allaah

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 6 місяців тому +1

    Masha allah ilahay haiskukin dayo

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 місяці тому

    Gabadhaas carabaha ayuu kahelahayaa sacuudiga uga raadi

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 6 місяців тому

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 6 місяців тому

    Safia xabiibtii mid aad Abuse miyaad rabtaa kkkkkkk wan kaftamayaa quruxee

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 6 місяців тому

    Masha allaah illaahay inin ducasan ha ku siiyo

  • @MohamedHilali-o3i
    @MohamedHilali-o3i 6 місяців тому

    Ugu dar

  • @MohamedHilali-o3i
    @MohamedHilali-o3i 6 місяців тому

    Aniga habo

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 4 місяці тому

    Gabdhaha guriga ku jira hoyada akuso arkayse maxa udiiday marka iyada kuso doqayse😂

  • @aminatubeh6866
    @aminatubeh6866 5 місяців тому

    Caruuraha iska daaya shuuboyin cajaa-isa ba tihiine caruurtina ma idinka baxsan la yihiin isla yaaba oo kala saara ficilka dadka waawayn iyo xamasta nac Allah idinku yaale

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤ ❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 6 місяців тому

    Mansha allaah midqeyrbadan allaha kugu beego habo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 6 місяців тому +1

    Girls, you're hearing this, so come out the rocks, but in a good way.

  • @haboncabdilahi-iv3ix
    @haboncabdilahi-iv3ix 6 місяців тому

    Wiolka hooyo sharafle ay dhaahay ayaa mudan gabadh sharafle adna waxad ku fìcan tahay mid sida hooyada 60 jirka gurayga kula tumata

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 3 місяці тому

      Subxanalkaah dumarka 🇸🇴 somLida iyagaaba xaasid isku ah oo waxba isu ogolayn bal maxaaad tusmo u caayi waa haweeney adigoo kale ah

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 6 місяців тому

    Tusmo and family Salaam aleykum

  • @SomaliMonaco
    @SomaliMonaco 6 місяців тому

    jow kow now gabar muxu ka taari kan isagiiba xarka iska dhiqi karin baa walahi wan qoslay jow kow now