DEG DEG DFS oo wadnaha jartay Itobiya, Jahwareerka Xiisada, Abiye oo faragilintii kordhiyay, Xasan S

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
    @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee 11 годин тому +1

    Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹

  • @wahiibali1880
    @wahiibali1880 20 годин тому +4

    Asm waan idin tageeraa marwalba soo gudbiya akhbaarta wararka ugu dambeeyay

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 21 годину тому +1

    Guul guul guul soomaaliya and hawiye

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 годин тому +1

    Wa in laga bixiya etopia wadanaka

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 20 годин тому +1

    Axamad madoobe Ethiopia iyo shabaab waa halkoox oo is og hadaan somali nahay qasatan reer koofur intaa aan mid iskaaga noqono dhamnatood waan iskaga aadnaa insha allah

  • @NimcoMuuse-s8g
    @NimcoMuuse-s8g 20 годин тому

    Somali guul guul❤❤❤❤

  • @XuseeenQaadi
    @XuseeenQaadi 21 годину тому +1

    Raligalintiina was war waxaan nio jaaasusiin waye dhamantoda😊

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 19 годин тому

    Badena ma rabno in la soo galo soomalia hanoolato Alaaha isku maslaxo soomalia amiin

  • @SalaxMaxed
    @SalaxMaxed 18 годин тому +1

    Dhiiga yaanaga miiray somaliyey

    • @Cadar49
      @Cadar49 17 годин тому

      Haa maxeey ka dooneen ithiobia oo wali edabdaro wado

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 19 годин тому

    Wecebow
    Dheka
    Faidha
    Masowado
    Waxaley
    Imanka
    Alla
    Igaqad
    Wariskaa
    Qabta
    Nagaha

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 18 годин тому +1

    18 Askari ayay Ethiopia naga dishay wa in xiriirka loo jaraa magtana laga qaadaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 19 годин тому

    Soomalia maxaa laga ilaalinayaa maxayse qabtaan dadka xalane ku xareysan soomalia hanoolato amiin

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 19 годин тому

    Sooda suldaanka

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 годин тому +1

    😂Dowlad majirto somaliya , xasan waa xeroodey xabsi xabashi buu ku jiraa oo ah Villa somaliya xeradaa xashi baa hareereysey somaliyey, taa ogaada, badiina wey qaadatey xabashi oo fiqi baa cadeeyey,😅 ,

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 19 годин тому

    Bashka
    Waxakey
    Guul
    Majiro
    Wai
    Nelaimata
    Ficilk
    Guusha

  • @elmiahmed9906
    @elmiahmed9906 18 годин тому

    Somalia mantey dowdahey

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 20 годин тому

    Itoobiyo ayaa u baahan soomaali iney dowlada soomaali iney soomaali wafdi u dirto mahan itoobiyo

  • @BashirAlimaxamed
    @BashirAlimaxamed 19 годин тому

    Walabar
    Barya
    Miya
    Weqasarte
    Markihoore
    Rage
    BeHed
    Hada
    Waxenoqote
    Nagkushe

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 годин тому

    Barlamanka somaliya wa in la horgeya madaxweyne kiliges goan la sogalaya

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 годин тому

    Madaxweyne kalas talis in u dayaarad waxan waryasha illahey imanka ka qaaday

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 15 годин тому

    Marba wax hanoo sheegi

  • @Caliducaale-n1m
    @Caliducaale-n1m 10 годин тому

    Itoobiya magdhaw ha bixiso Askartii ay ku laysay doolow

  • @saladmoalim-wt9fk
    @saladmoalim-wt9fk Годину тому

    SAAXIIBTINIMADA RUUSHKA WAA INAAN DEGDEG KU SOO CELINAA WAFDINA U DIRNAA CIIDAMADA SOOMAALIYANA NOO TABABARAAN TURKIGANA AAN XIRIIRKA U JARNAA ANIGA SAAS AYEEY ILA TAHAY

  • @AbdichakourAhmed-cu5yd
    @AbdichakourAhmed-cu5yd 20 годин тому

    Taliska Dromara dheh inta aad dhaheyso xabashida.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 20 годин тому

    Dowlada soomaali waxaa la gudan iney hishiiskii ee Ankara lagu shishiiye ee bada la siiyey ay dowlada soomaali iney ka noqoto heshiiska bada

  • @MaxamedAbdilahisahal
    @MaxamedAbdilahisahal 19 годин тому

    0:06 0:07

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 години тому

    Ethiopia wadanka halaga buriyo

  • @silverloola726
    @silverloola726 21 годину тому

    Xasan Baahane halaga qabto wadanka.

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 14 годин тому

    Waar waxay dooneysa Ethiopia inay lawreeto waddanka waaye waxay jileeca madaxdda somaliya,labada uu diray Ethiopia waxa lugu-xantaa inay jawaasiis uyihiin Ethiopia

  • @411mumin
    @411mumin 19 годин тому

    Ethiopia ma waxaa loo sameynayaa heshiisyo iyo dokumentiyo saxiixan oo ay dhukeena iyo badda ay nagula yeelato.. maxay na leedahay oo aan ka wada heshiinaa..

  • @GayfaneSalaad
    @GayfaneSalaad 20 годин тому

    Itoobiya waa qaabsadta soomaliya xalkale maajiiro iin siiyaazinta lagasaro siirdoo dhuulkasomaaliya

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 20 годин тому

    Dowalada soomaali waa niye itoobiyo cawda u jarto

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m 13 годин тому

    Waxa Ethiopia loga adkan kara somali mid ah oo heshiis ah waxa hada socda iyo siyada hoganka maya doqon hadey Mar ku dibriso ka harimeyso(Kala qeybi ee xukun)

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 13 годин тому

    CIDAAN URAAGADA DAN LADHAR BAADO MAAHEE BARYO WAXBA KUMA LAH GAALADA GAALADA DHASHEY HANOO SOO DJAWEYNINA

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 18 годин тому

    Ethiopia waa cadowga somalia , somalia cadow aan Ethiopia eheyn malaha , markaa cadowgaaga cadowgiisa waa saaxibkaa dowlada somalia siyaasada nuucaas ah waa in ey adkeysaa kuley Ethiopia idaay ama sharci kuguma deyneyso waayo maanta dalka qabiilada in ey hubeyso bey kawataa si ey dowlada qabiilo hubeysan ugu kiciso meeshana keensato nin ayaga dabadhilif u ah u adeega

  • @AbdiMohd-n5n
    @AbdiMohd-n5n 20 годин тому

    Dawlada julicsan go aan maleh cidna wax ma orankarto

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 17 годин тому

    M.w. itoobiya iska bixi ciidankeeda hadda ayey talo kul gudboontahay ciidankii fashaliyey oo sumcadii ku dheeley

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 20 годин тому

    Ali Ballcad. Futaduu udhiibtay itoobiyaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 годин тому

    Ninka raga ee Siyaasiga ah
    Jaaniska ma dayaco
    Abey wuu lagdooday Xassan
    Kamana kacaayo
    Illaa uu ka takhaluso

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 годин тому

    Waxan madax wene maha

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 14 годин тому

    Ciidan ka hor taga Askarta Ethiopianka e gudaha xadka Somalia miya ? Mise xalaal bay u noqotay Xabashidu inay ku dhex dheelaan Somalia ilaa iyo hada.?
    Siday wax yihiin ?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 14 годин тому

    Cali Balcad iyo
    Sanbalooshe balaaya haysato
    Welee Abey Ma kaftamo warka hadaad ku badisaan wuu idin xiri.
    Doqontu meeshi ay isdhigto ayaa lagu gowraca 😅

  • @Daqare666
    @Daqare666 17 годин тому

    NAAG WAALAN OO QAATUMO LA YIRAAHDO OO JOOGTO OSLO NORWAY AYAA INTAY MEELAHA TAGAASIDA SOMALIDA ISTAAGAN SIDA OSLO CITY IYO GRØNLAND
    TAGAASIDII INTAY U TIMAADO MURAAYADIHII KA JAJABISO WAA LAXIRAA WAXAA LOO SHEEGAA INEY JIJIBIN MURAAYADAHA TAGSIYADA MARKII LA SOO DAAYO AYAY HADANA TAGASIDII LUGAHA KA WADA BANJARISO
    HADANA WAA LAXIRAA LAAKIIN WAXAY KU ANDACOONAYSAA IN LOO SHEEGAY INAY MURAYADAHA JIJIBIN LAAKIIN HADDA AY LIGAHA BANJARISO MARK HADDA
    ABY AXMED WAA SIDAAS MAALINBA MEELO CUSUB AYUU KA DAGAALAMAYAA HADANA RAALIGALIN KA BIXINAAYO ISAGOO KU ANDACOONAAYO INUU MAR WALBA WAX AAN LAGA HESHIININ UU KU DHAQAAQO

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 10 годин тому

    Girguurte wuu waashay oo kolba dhinac ayuu u boodayaa. RAADKIISA AYUU KA LABA JEER NOQONAYAA. NIN WADANKIISII LAGU DHEX GARAACAYO OO KU HANJABAYA CUDUD DAD KALE LEEYIHIIN.
    Waxan wadanka ka qabta waahore ayuu waashee!!.

  • @silverloola726
    @silverloola726 21 годину тому

    Hasan Baahane asagaa isku dhiibay Ethiopia. Xasan waa munaafiq aan u shaqeeyneeyn danta wandanka balse u shaqeeya dantiisa Shaqsi.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 20 годин тому

    Cali balcad waa jaajuus ethiopian ah suldaan waxaan waa kuwa dalka qandaraas ku qaaday oo dalka oo dhan waa iib ethiopiana isma badalayso mowqifkeeda oo ah dalka oo dhan adigu bad iyo siyaasad baa ka hadlaysaa waxa wax walba uu xasan u ogolyahay ethiopia kaliya waa qof iyo cod. Waxaan kuu sheegayaa sida kaliya ee ethiopia kula heshiinayso xasan waa isagoo hoos taga sida muuse iyo masar oo xiriirka loo jaro iyadana wax walba loo daba fadhiisto sida uu mar hore xasan sameeyey oo gabre dalka uu xukumay.kuwaan waxay ka aradan yihiin siyaasad iyo kalsooni dalkana meel xun bay dhigeen meel ku qor qoraalkan.

  • @User_19567
    @User_19567 16 годин тому

    War beenta iska dhaaf cali balcad warkisa wan maqalney si fuley nimo bu ku hadley subxanallah 😮

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 16 годин тому

    Raaligelin beeel yaahuu caku fulay

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 10 годин тому

    Cabaas Madani waa garac iidoor oo caqli yaro ah marka hadalkiisu qabad ma leh oo majeerteenow ma aha ilmo adeerteen dhulbahante inaan u qabano ninkaan iyo cid kastoo la caqli ah oo dhulbahante dagaalka waxaa galiyey waxgaradka dhulbahante iyo majeerteen oo xaabada dhulbahante waligoodba iidoor baa watay oo cabaas madanina wuxuu ka mid yahay xaabada dhulbahante ee hadda iidoortu dollar-ka ku harqisay oo garoowe ma aha guri majeerteen ee waa guri jufi majeerteen deegaankiisa u badan tahay oo la dhaho "yaraanka maxamuud saleemaan ciise riyoole naanaystiisa oo ciise maxamuud saleemaan ah oo ficiltan looma tilmaamo oo dhulbahantena way isgaranayaan oo cabaas madani waligiisa faroontiga iidoor lagula dagaalamayo ma uu tagin laakiin laabtaabkiisa ayuu ka naaqnaaqleeyaa nacala qabe oo jamaac kadiye iyo dumarkii iyo caruurtii iyo waayeelkii iyo umulihii iyo new born-kii iyo bukaanjiifyada iwm ahaa ee iidoor aakhiro u diray hal sac faroontiga sool iidoor lagu foodsaaray oo wiilashii hiilharti ee majeerteen ee ay ka mid yihiin aarsade iyo wiilkii ku lahaa iidoorta anagu hiilharti baan nahay oo u soo hiiliyey tolkood ee rag wuu kala adkaan jiray ee na dila amase na daaya hadda gacantiina ayaan ku jirnaaye ilaa iyo maantana xabisyada iidoorta ayaa lagu jir dilaa oo majeerteen waa og yahay laakiin iidoorkaan jabiyey ina adeer doqon ah oo cuqdad majeerteen qabane ah waa og tahay inaad tahay oo adigoo iidoor dabada ka leefleefaya ayaan iidoor jirac buulki ku jafay markii gabdho harti ah oo reer sool ah oo garaado ah oo 100 halaad iyo baarqabkooda laga bixiyo uu mahad cabaashe ku abaahsiiyey maraaga goojacade waxuushta iidoor oo kuway xaaraanta iidoortu ku birojabisay kuwo la joogay oo ku dul ooyey ii soo waceen oo waxaan dagaal ku qaaday iidoor markaan tolkay daarood u soo bandhigay falka waxuushta iidoor ku samaynayeen gabdhihii garaadada xulka ahaa ee daarood cabaas madani kama mid ahayn taas sool iyo cayn uga xorowday iidoor cududa harti oo sanaagna hada ku dabo jirto I love axmad karash waa nin rag ah oo adiga iyo kuwa dhulbahate iidoor sandareertada soo siisay ee ay shaatigii muuse biixi cabdi ugu badaleen cirro oo xoogaa dollara u soo dhiibeen iidoortu ee aad wax ka dhadhamisay ayaa kaa naaqnaaqsiinaya oo hooge cabaas madaniga iidoortu iibsatayow ogow "we as majeerteen" walaalaheen dhulbahante naf iyo maal iyo magac iyo sharaftayadii waxaan u dul dhigin inaan iidoor gacantiisa ka saarno sool iyo sanaag iyo cayn oo gabdhaha harti ee daga sool iyo sanaag iyo cayn mar labaad arkaan inay garaado lama taabtaan ah yihiin oo dhaqash ibnu firaash falaasha somali eeyle inan gumeed somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali inuusan xaaraan dib danbe ugu fuulfuulin oo ku bahdilin oo uusan ku siqiirsuujin si iidoortu u tusto inay adoontiisii yihiin iyadoo liitaha iidoor ay adoon uga dhigayaan garacyada iidoor ee dhulbahante sheegatada ah ee ka ah: mahad canbaashe iyo faratoon iyo ina koore iyo indhoindho iyo ina qanbi iyo ina baashe iyo rooxaanta iyo kuwa la midka ah ee dhulbahante oo adigu xoolo ilaah cabaas madaniyow aad kow ka tahay oo gacanta iidoorta ku siiso burburinta sool iyo sanaag iyo cayn laakiin maadan cabaas madaniyow aad ka mid tahay kooxda hartiga ah ee ku tashatay inay baarada iidoor hiigto oo hartiga ka talo roon ku tashaday ee ah garaadka hogaanka hartiga iyo daarood in sool iyo snaag iyo cayn ka madax banaanato xukunka iidoor oo marna aysan uogolaan doonin harti danbe inuu iidoor xukumo oo hooge cabaas madaniyow ka daba caaclee inan gumeedka iidoor oo shaati kasta gashada oo waxaa waxgaradka hartiga iyo daarood isku afgartay in xukunka iidoor laga saaro ssc oo dhoohana ogaadeen ee warqaadka u ah iidoorta jabtay heshiiskay ka hadlayaan hartigu ma garan mise waxay rabaan inay ssc gacanta iidoorta ku celiyaan oo ogaadeen muxuu yahay sababta ay iidoor ugu ergoonayaan sow taasi garasho xumo ma aha, what a caqli ba'ay ay ssc khaatumo ula yimaadeen ogaadeen miyeysan ka xishoonaynin hartiga oo meeshii hartigu hiil kablalax ka sugayey ayey laascaanood la yimaadeen iidoor la heshiiya what a tol lagu ba'ay ay ogaadeen harti u noqdeen oo baaraale cabaas madaniyow iidoor ka xalaaleeyso dollarkaaga taasoo iidoor kugu yiri ku kala cayri dhulbahante oo ah garaadtooyo ka da' weyn iyo garaadba weyn iidoor iyo cabaas madani iyo canaasiirta dhulbahante ee la midka ah cabaas madani ee iidoortu gadatay oo boqortooyada majeerteen doorada iidoortu ma najaasayn karto cid kastooy quruurux ku soo siiyo oo ah cabaas madani oo kale ee taas ku seexo oo ku soo toos cabaas madani ina dooro weynow oo ogow inaadan marna dhaawaci karin jacaylka iyo xiriir wanaagga dhexyaal gaaraadtooyoyinka iyo boqortooyada hartiga amase kablalax amase daarood adiga iyo iidoorta kugu soo kiraysatay xoogaa dollara si aad ugu naaqnaaq tiraahdo hartiga oo cabaas madani lna iidoorta unuunuftow.

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 10 годин тому

    Wariya sharaftalohoow talis xabshiya majiro e talis oromo xabashi iyo tigree dagaalbay kuriraan itoobia majito

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 19 годин тому

    Cali balcad ma awoodi karo asagoo jooga itoobiya inuuw hadalkaa yiraahdo xataa ma dhihi karo asagoo jooga filla soomaaliya waa been hadalkaaga

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 15 годин тому

    Cali balcad iyo sanbalooshe ma laba kaxunoo dalka dhibka ku hayaa jira

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 12 годин тому

    Cali balcad been buu ka sheegayaa itoobiya.sidee nin ku diley ula kac kuu raalligelinayaa

  • @Ismaelelmi-q6e
    @Ismaelelmi-q6e 9 годин тому

    Beenaale codkoodii soo geli haday runtahay kelbi

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 18 годин тому

    Cali balcad ma oga in axmaaro waji uu laheyn ..Horta magaalada uu sheegto haa xoreysto dhulkisa ayuu tagi Karin markaas buu ka hadlayaa gobolka Gedo.. xamar ilaa balcad xoreeso .

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 21 годину тому

    Abii axmed yuu yahay? Ma isweydiiyey xasan sheekh qofka uu ka sameysan yahay