waan kugu Saacidnay laakin soo dhig bartaada waxyaalaha umada u dan ah sida caafimadka iyo dhakhatirta Takhasuska dheer leh dalkeena ku soo noqotay si ay umadooda u gargaaraan umadeena ua-cam.com/video/kjbvIlVlyqU/v-deo.html
Walaal programka waxa soo diyaariya oon ku baranay cali xarare, waxyaalo aan la soo koobi karina isku daya inuu dadkeena u iftiimiyo, siyaasada uu sideeda inooga waramo, ninka yaasiin waa run oo warkii buu cali si fiican uga guraa, qosolkuna waaba dawo, marka waxaan diidey programku yasiin la'aantii qiimo ma leh! Adigu ma warkaad dhegaysataa mise qosolka yasiin. Ali xarare keep up the good work, yasiina waanu ku wadanaa, adiga iyo cali bartaa ka wada. Credit ka qofba wuxuu qabto oo loo fiirsaday ha loo haneeyo. Wasalamu-calaykum.
waa laba nin oo dalkoodii iyo dadloodii ku iibsaday dhaqaala yar oo ay farmaajo ay ka helaan oo aanay marnaba sharcjdarada ay dawldu wado waxa kaliya oo ay ka adag yihiin waa hargaysa iyo garoobe
Dani ciidanka Somalia ma rabo waa nw mahbar dalka waxa uu moodayaa in wax laga waydiinayo kuwa hada u metala baarlamaanka. Uun baa metalaya ee reerkiisa ah laakin sool iyo sanaag way soo dirsanayaan sida ugu dhaqso badan inshalah
ALI XARARE, HADAAD ARAGTO QORALKAYGA, CABDIRAXMAN FAROOLE, HALAGA SAXIIXO INUU OGOLADO LABADII GOD EE UU KU SHEGAY IN BADROL LAGA BARAYO EE PUNTULAND, IN DIB LOO BAARO, HADUU YEELO WAXAANU EEGAYNAA WAXA LAGA SOO SAARO, HADII LASOO SAARO, WADANKA LAHAA HALAWAYDIIYO, NABADONADII LAWADAY HOWSHA HALA QABTO LAKIIN SU,ASHU WAXA WEYE MAYEELAYA IN DIB LOO BARP GODOKA, OH OH DADKA REER PUNTULAND ILAHOW BADBADI, AMIN
Hmm wlhi sheekadii ninka isbitalk ku jiray ninka la joogay iyo soomaliya ayaa iga qoslisay waana run somalia waa ineey isbitalka ka soo baxdaa si kastaba ha udhacdee
Maanshaalaah Ninka kaliyah ee aan isku fikirka ka nahay siyaasada aad kahadasho putland Somaliland muqdisho land aad baan ugu riyaaqay mararka qaar baa is iraahdaa war ninkani bal xiriir la samee ali xaraare
Dhabayaco markeey arkaan waa mareexaan oo talinayo way dhimanayaan hadana viruskaa waxa ay u gudbiyeen ogaadeen oo xero ay ku riteen. Ma oga dhabayaco hooyadood maseer ay u dhimatay
DADKA REER PUNTLAND MAXAY U DHOWRAYAAN ,AMAR-KU-TAAGLEYNTA AY MEESHA KU HAYAAN MADAXDOODA . MADAXWEYNE FEDERAAL AMA RAIISUL-WASAARE MAXAA U DIIDAY DIR IYO RAXAWEYN.
Adam A Dir iyo raxanweyn cidna uma diidine iyaga waxay ugu badisa in ay ku tartamaan inay nin un soo saaran waa lagu tartamaa ee kuwa u fadhiya han malahan wax qayr qaba allaha u keeno
Asc dhamaan mamulka iyo holwadeenada Somali American tv magaceygu waa cali maxamuud waxaan jooga dagmada wada jir waxaan ka mid ah ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii dhawan halkaas ka kacay marka waxaan raba in aan idinla socodsiiyo dhibka halkaan ka jiro iyo waxa mamulka ey ku hayaan dadkii hantida ka baa ba day waxaan noloodiiday in aan waxeynii dhisano mamulka wuxuu raba in uu awood noo sheekto dhac iyo dhul booy yeey doonayan waana dhaqan iyo dabeecad lagu yaqaano mar wallba uu suuqa gubto saan ayeey shacabka u boobaan qeeybihii horey ugubtay oo dhan ku dawaad 3 qeeb iga ayaa qaatay markii qaateen kadib qeeb wey sii gateen oo lacag ayeey ka sameeyeen qeebkalana ilaa iyo hada ayeey iska leeyihiin oo ey kira ka qaataan marka waxaan idin ka codsaneyna madama aa tihiin indhihii umada in aad irintaas garab naga sii siin oo aad u kuur gashiin si aad u ogaatiin dhaca dhul boobka iyo dhibka faraha badan oo ey mamulka nagu hayaan plz and plz mr cali xaraare runtii aad ayaan ku taageer sanahay ee shacabkaan masaakiinta ah ee la dhacaya u hadal waliba si alla dartiis ah igala soo xariir 252617237415
Bitte Yaasiin ducaale maad isasoo sharaxdid aniga waan kuu olaleen runtii Garoowe waxaa degen hal qoys oo reerkeyga oo .....qof kor u dhaafaye waan ku codeyneynaa hadey suura gal kuu tahay.
Cali xaraare iyo Yaasiin ducaale markay barnaamijka siyaasada wada qabtaan waa top
Like saar hadii aad igu raacsan tahay
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wanku soo saarey lkn wanaag dadka U soo gudbi wllkey
@@hayalruya4617 in shaa Allah wll macan wadna mahdsanthy wll qali
waan kugu Saacidnay laakin soo dhig bartaada waxyaalaha umada u dan ah sida caafimadka iyo dhakhatirta Takhasuska dheer leh dalkeena ku soo noqotay si ay umadooda u gargaaraan umadeena ua-cam.com/video/kjbvIlVlyqU/v-deo.html
Ali and yasin are legend's telling always truth MashaAllah TabaarakaAllah.
Ali Haraare iyo Ducaale shekadoda waxan ku soo xasusana Allah u naxaristo Jeyti iyo ilka case. Abaay Abaay Allah naga koriyo
Mahadcelin sxp cali xarare & YasiN ducaale sxp keep going
Ramadaan wxa ka dhiman 2bil hadaad ku faraxsan tahay wll mcn subscribe 1k igu caawi Allah haku dhowro
Manshalle I can't for ramadan without coronoviruis
Yassin cali ma ka ilbaa did miya
Masha Allah ali xarare waad mahasantahay barnamijka kaftanka Siyasadda aad ayaan u xiseeyaa waad mahasantihiin guuleysta xaqiiqada ayaad ka hadashaan
Somali American Channel
Subscribe
Share
Like
Intaba taabta
Asxaabta si kaftanka siyasadu
Inoogu shaqeeyo
Viva kaftanka siyaasada aad iyo aad ayaan ujeclahay
Mahadsanidin Cali iyo Yasin hore u socda
Ragaan waa run sheeg allow idin xafid
Wariye cali xaraare iyo yasin ducale thnk you so much 👍
Waa baa ba dani iyo faroole waxoodu dawladnimo ma aha runbuu sheegay ninkaan hadlahayo maashaa allaah markuu yiri mareexaan baa udaran waa waxay markasta u Lee tihiin Gedo ciidamada ha laga soo saaro kuwaas waa cadaw illaahayoow nagabo Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbil caalamiin
Somalida wadan koda iyo shacab koda allah ha jclesiyo
masha allah cali xaraare mad kaso hadashid riwayadaha sooraan iyo jawaan ee kumuu aha kan doortay
🙏🙏Caliii xaraare iyo yaasiin qoslaaye hakaa kahasya xaqiiqada iyo hadalada maldahanee ay siyaasiintu iskula hadalaan👏Hhhhhhhhhhhh wlh kal iyo laab ayaan uqoslay😄faroole umadeena maaha wlh xaqiiqsuu dhacsanayaa nabee🙏
Doorasho Waa in ay waqtigeeda ku dhacdaa, mana rabno oo ka qaybgalimeyno😂😂😂😂😂??!!!!!!!!!
YASIIN QOSLAAYE WLH LA.ANTII BARNAMIDJKAN QIIMO MA YESHEYN
Walaal programka waxa soo diyaariya oon ku baranay cali xarare, waxyaalo aan la soo koobi karina isku daya inuu dadkeena u iftiimiyo, siyaasada uu sideeda inooga waramo, ninka yaasiin waa run oo warkii buu cali si fiican uga guraa, qosolkuna waaba dawo, marka waxaan diidey programku yasiin la'aantii qiimo ma leh! Adigu ma warkaad dhegaysataa mise qosolka yasiin. Ali xarare keep up the good work, yasiina waanu ku wadanaa, adiga iyo cali bartaa ka wada. Credit ka qofba wuxuu qabto oo loo fiirsaday ha loo haneeyo. Wasalamu-calaykum.
waa laba nin oo dalkoodii iyo dadloodii ku iibsaday dhaqaala yar oo ay farmaajo ay ka helaan oo aanay marnaba sharcjdarada ay dawldu wado waxa kaliya oo ay ka adag yihiin waa hargaysa iyo garoobe
@@alihujaleh8627 Iyaga farmaajo shaqsi buu lahay wax qiimona uguma fadhiyo, aan ka ahayn inuu dalka maamulo hoggaan_kiisana hayo.
Balse waxaa layaaba qofka hadlaba oo waxa jira sheega in lagu ladhayo lacagbaa lasiiyey taasi iney iskayeel iyo iney doqonimo tahay ayaan garan waayey, farmaajo dalka isagu maleh shaqaale ayuu ka yahay balse maaha in lagadhigo inuu leeyahay dalka barri ayuu tagayaa marka in ruwaayada iskadeysaan ayaa laydiin qaatey.
👋 waad mahadsantihiin cali iyo Yaasiin
Mega deal for yasin duale, most underrated individual in North America...
CG
Barnaamikan waa kan koowaad ee siyaasada runta ka sheega
Cali xaraare wlhi hben wlbo ayaan darta asi iyo yasin horay usocda
Ali harare
Wuxu u dhaxeya
Yasin oo ah nin qosol badan
Iyo
Marti oo nin markad aragtid xanaqsan
🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍 caawa waxaa cadaatay mr cali xadhaadhe in uu yahay somali nasaba.viva cali
Waa runtaa 👍☑️
Dani ciidanka Somalia ma rabo waa nw mahbar dalka waxa uu moodayaa in wax laga waydiinayo kuwa hada u metala baarlamaanka. Uun baa metalaya ee reerkiisa ah laakin sool iyo sanaag way soo dirsanayaan sida ugu dhaqso badan inshalah
CALI XADHAADHE NOLOW WAXAAN KUGU JECLAADAY SOOMAALINIMADAADA DAACADNIMADAADA IYO RUN-SHEEGGA IYO CADAALAD.
"Sida nin madow oo naag cad guursadey oo kale" Kkkk😀😀
Isaaq ilayn waa lagu faana💯😂😂
sc kaftanka siyaasadu aad ayuu ugu kacsanyahay puntland cali xaraare waxaan leeyahay sxb waanu kudhegeysanaaye dhexdhexaad noqo
Cali Xaraare: Waa Mahadsantahay Yaasinow.
Yaasin: Waa saase
Hhhhhhhh qoslay walhi Yasin waa hawl wasase kulaha okie da ayuu sifiican ugaraacaya 😂😂😂😂😂😂
ķ
So dhawow mudane cali xarare iyo mudane yasin
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll qali
Kaftankisiyaasada manta aadbuu u iisabadanyahay
Xurmadle Weriye Cali Xaraare DFS taladaadii weey qaateen Gudoomiyihii G/Gedo Bakaal xilkii waa laga qaaday.
Good
Alahu Akbar. Ayaa lagu baxsada. Xlka dorashada wasida
Wad salamtihi Mr Ali iyo yasin ducale
Asc
Kaftanka siyaasada
SHACABKA PUNTLAND MA IN SOMALI MAAMULKOODU HAGAR DAAMEEYO BAY RAALI KA YIHIIN
Cali xaraare maanta waad fogaatay may xaadir baad ahayd xiligii Aadan Cadde allaha u naxariisto isaga iyo xaaskiisaba.
Masha alaah
Waa kaftan xaqiiq
Mr cali waxaad ilowday cabdi xaashi
ALLAHA KA DULQADO XANUNKA UMADII COVID19 AYA JAHWARER KU RIDEE ALLAHA KA DULQADO CALAMKA OO IDIL
Aaaaaamin Aaaaaamin
ALI XARARE, HADAAD ARAGTO QORALKAYGA, CABDIRAXMAN FAROOLE, HALAGA SAXIIXO INUU OGOLADO LABADII GOD EE UU KU SHEGAY IN BADROL LAGA BARAYO EE PUNTULAND, IN DIB LOO BAARO, HADUU YEELO WAXAANU EEGAYNAA WAXA LAGA SOO SAARO, HADII LASOO SAARO, WADANKA LAHAA HALAWAYDIIYO, NABADONADII LAWADAY HOWSHA HALA QABTO LAKIIN SU,ASHU WAXA WEYE MAYEELAYA IN DIB LOO BARP GODOKA, OH OH DADKA REER PUNTULAND ILAHOW BADBADI, AMIN
Labada God ee shidaalka waxaa ka soo burqaday caano riyood sidaa umaadan maqal 🤣🤣🤣🤣🤣
cali xaraarow somali sidaad ugu wada weyntahaad wax ugu sheegtaaye , waadna wacdisaa waa iyo dharaare , haka daalin waanada ilaa iyo waaga aakhiro.
Ali kaftanka siyasad yasin hadii usan qosleyn qosol ma jiro
Walee tusaalihii ugu cajiibsanaa dadka aan rabin somalia in ay dib u hagaagto.
Hawl Qaran ayad shacabka somaliyed uhaysan halka hawsha ka wada
War maanta maxaa cusub
Yaasiin Ducaale iyo Cali Xaraare waa another level markey barnamijka isla wadaan, fadhi ku dirir hadee fadhi lahaayeen islaanta Shaaha wuu u bulaali lahaa ganacsigeeda hhh
NIMANKANI PUNTLAND AYAY AAD UGA SOO HORJEEDAAN AYAA MUUQANAYSA..MAXAY KULA TAHAY ADNA
Cali haraare rxp runtaan kugujeclahay aad tusto kuwa horumarka diidan horey usoco
Kani ma waxuu moodey in Gurigiisa dhexdiisa uu ugu sheekeynayaa oo kale Captain Qoslaye. 3da Dawlad Goboleed aad sheegeysid sow maaha ku Gareenada uu Farmaajo meesha keensadey maaha. Farmaajo 8 February ka dib waa UA-cam le sidaado kale.
Cali waxad tahay wariyihii labaad ee qabyaalad madax martay lkn puntland jubaland iyo samaoiland sadexdaba cuqdad vay ku abuureen ee allaha daayo
Allaha idiin xafidee waxaan Qirayaa in aadan been sheegin,
Cali barbaamijkani waa kii ugu xiisaha vadnaa uguna run badnaa
80 jirada been kamaydan sheegin oo dalka xasidiin ku ah
Hagbadii Abgaal iyo Majeerteen waa la fahmay. Kkk
Cali iyo yasin Mashallah Mashallah 🙏🙏👍
Islaamaha iyo ciyaalka cali wakhti u bahanyihiin
Asc maxaa cusub maanta yaasiin iyo xaraare
Wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy wll macan guuleso waligaa aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Noolow nabad iyo nolol
Waa dhaqanka dhabayaco qof aan umada waxaba ku kordhineeyn. Oo wasiir arimaha gudaha dibada madaxweyne ku xigeen waxba kama wiswisaan
Alahayaw maxaa wax isku muuqmuuqda
Ama qayblibaax isii ama waxbaan qarribaaya xaalaka PL😆 Rabbi micnaha dowladnimada hayna fahamsiiyo
Midakale faroole 3 qabiil oo soomaaliyeed haduu awood uleeyahay qofkama aanu reebeen xumaanta uu uqabo 1 dhulbahante 2 mareexaan 3 warsangeli cajiib
Hmm wlhi sheekadii ninka isbitalk ku jiray ninka la joogay iyo soomaliya ayaa iga qoslisay waana run somalia waa ineey isbitalka ka soo baxdaa si kastaba ha udhacdee
Maanshaalaah Ali xaraare
Maanshaalaah Ninka kaliyah ee aan isku fikirka ka nahay siyaasada aad kahadasho putland Somaliland muqdisho land aad baan ugu riyaaqay mararka qaar baa is iraahdaa war ninkani bal xiriir la samee ali xaraare
Dani iyo axmed madoobe dalka waa in laga qabto maxkamadna lahorkeeno
Doqon Damiin ah, adiga ya lagu xirin
Yasiin waa milixda barnamijka run ahantii....
Dhabayaco markeey arkaan waa mareexaan oo talinayo way dhimanayaan hadana viruskaa waxa ay u gudbiyeen ogaadeen oo xero ay ku riteen. Ma oga dhabayaco hooyadood maseer ay u dhimatay
Labadaa maamule ee sharaadayaasha ah waa in la iska qabtaa
Cawa Bahda Kaftanka Siyaasada Xaladbu leyahay Xidiidbu ku Maareystay.
Ali Harare iyo yasin duale waa tacliiqiyayaal heer caalami ah oo fahamsan sida barnaamijka loo socodsiiyo
Caliyow walaahi been kuma aadan sheegin magaalada dad badan oo waalahi xalaal u yahay ayaa maanta jooga garoowe Allah kariim
DANI waa shaqsi horta aad u liita naftiisa aan mas,uul ka noqon karin baa maanta siyaasadii wax laga weydiinayaa waa yaab
Wan ku heystaaa barnamijlkaan🇸🇴
Salaan sare, greetings, تحياتي للجميع
Kkkkkk beesha dhexe tartami mayso ee hawiyoow resal wasaare nasiiya kkk
DADKA REER PUNTLAND MAXAY U DHOWRAYAAN ,AMAR-KU-TAAGLEYNTA AY MEESHA KU HAYAAN MADAXDOODA .
MADAXWEYNE FEDERAAL AMA RAIISUL-WASAARE MAXAA U DIIDAY DIR IYO RAXAWEYN.
Adam A
Dir iyo raxanweyn cidna uma diidine iyaga waxay ugu badisa in ay ku tartamaan inay nin un soo saaran waa lagu tartamaa ee kuwa u fadhiya han malahan wax qayr qaba allaha u keeno
Farmaajo aniga waan ogalahsy laakiin maxaa ku saladay puntaland that is mij questain
Asc dhamaan mamulka iyo holwadeenada Somali American tv magaceygu waa cali maxamuud waxaan jooga dagmada wada jir waxaan ka mid ah ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii dhawan halkaas ka kacay marka waxaan raba in aan idinla socodsiiyo dhibka halkaan ka jiro iyo waxa mamulka ey ku hayaan dadkii hantida ka baa ba day waxaan noloodiiday in aan waxeynii dhisano mamulka wuxuu raba in uu awood noo sheekto dhac iyo dhul booy yeey doonayan waana dhaqan iyo dabeecad lagu yaqaano mar wallba uu suuqa gubto saan ayeey shacabka u boobaan qeeybihii horey ugubtay oo dhan ku dawaad 3 qeeb iga ayaa qaatay markii qaateen kadib qeeb wey sii gateen oo lacag ayeey ka sameeyeen qeebkalana ilaa iyo hada ayeey iska leeyihiin oo ey kira ka qaataan marka waxaan idin ka codsaneyna madama aa tihiin indhihii umada in aad irintaas garab naga sii siin oo aad u kuur gashiin si aad u ogaatiin dhaca dhul boobka iyo dhibka faraha badan oo ey mamulka nagu hayaan plz and plz mr cali xaraare runtii aad ayaan ku taageer sanahay ee shacabkaan masaakiinta ah ee la dhacaya u hadal waliba si alla dartiis ah igala soo xariir 252617237415
ILAAHAY KUWA XUN CALOOSHOOD USHAQSYSTAYAASHA AH
Dawlada maxey ka tanaasushey waxba
Haweenka aniga ii soodir aanaa sheegiyekkk
Thanks
Walee 3daas nin run baad ka sheegtay oo waa dad shar uun ka shaqeeya
Bitte Yaasiin ducaale maad isasoo sharaxdid aniga waan kuu olaleen runtii Garoowe waxaa degen hal qoys oo reerkeyga oo .....qof kor u dhaafaye waan ku codeyneynaa hadey suura gal kuu tahay.
ILAAHAY HA INAGA QABTO
Viva ali harare
Cali xareere halkaas ka sii wad run ahaantii wn Ķå helay barnaamijkan 😅😅💪💪
Farmajo guuuuuuul
Asc ali harare
Mohamed Nour Cali waan Ku salaameye
Pleas Subscribe Saar oo kheyr Nagu dhiri giliya Kheyr Alle Hanii siyo
Waxaan Somalida u sheegayaa nimanka halkan fadhiya horteena waa Warsengeli, waana minority Puntland waxba ka ahayn Somalina hadalkeeda iska daa, waxay isku xabaadh yihiin, Leylkase, Awrtable, Qayb Dhulbahante ah iyo Mareexaan, cadowgooda waxay u yaqaaneen, walaalahood Majeerteen iyo Ogaadeen, waxkasta oo Farmaajo yidhaahdo waa sax, nimanka Laandheeraha ahna waa ku dhegan yihiin, taas hala ogaado.
Kuwa burburka somaliya jecel Ganacsatadana 5 kaso qabo
CADAANKA Mareykanka Wa Beeshah dhexe
Waa guruub
WahstAp ah
Ku baro ]
Qur,aanka kariimka iyo
culuumta islaamka
Qaab casri
Oo Online ah
adigoo jooga
gurigaaga ama
goobtaada shaqo
Madooyiinka
uu bixiyo machadka
waxa kamid ah
1- qur,aanka kariimka
2- tafsiirka qur,aanka
3- hingaada
4- xadiiska nabiga scw
5- naxwaha
6- siirada nabiga scw
7- luqada carabiga
8- fiqhiga
𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢
𝗛𝗢𝗢𝗦
👇👇👇
group: chat.whatsapp.com/HBXOGUDwovM2mvBevOlqht
Wll yaal subscribe iisaara Allah haydiin danbi dhaafo👇👇👇🙏🙏
Cali Khasaare waayo hore GUUD ayuu la bixi jiray maantana FOOSHAD. Labadaa astaamoodba dhaqanka somalida cidbay gaar u tahay.
Ninkaan qabiilka MJ ku waashay
Haa Mj iyo issaq buu ku waashay
@@hassanwarso3764 waa laangaab cuqdad miiran.
Kkkkk ali xareere puntland manta wa la galey
Kkkkkk
Sakiin bey oran jireen
Madoobe iyo dani waa jawaasiis u shaqeeya wadamo kale
Cali xaraaroow yaad wadani isaga dhigaysaa, dabkii aad hurusaa 2006dii wali nool iyo dadkii joogay, markaad adeerka c/yuusuf taageersaneed.