15 HAB Oo Aad Qof Kasta JACEYL Ugu ABUURI KARTOQ!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @kooselmi8256
    @kooselmi8256 5 років тому +46

    Waxaa Jira wiil Aan Aad u Jeclahay Isaguna sidoo kale markii hore asxaab ayaanu ahayn Dhaqamadan iyo dabeecadahan aad sheegtay oodhan Waxay Ahaayeen Dabeecadahayga Marka laga reebo dhoola cadeynta badan
    Dhoola Cadeyn Taydu Ma Badneyn
    Markasta wuxuu igu Odhan Jirey Waxaa tahay qof Dadka Ka Dugan Dhaqankaagu waa Si kale Dabeecadaaduna waa Si Kale ilaa iyo Markii danbe Saaxiibtinimadiisa Jacayl Isku Badashay
    Qof Kasta Oo Sidan Sameeya Waan hubaa
    Inuu Helayo Qalbiga Qofka Uu Doonayo

    • @nimcoabdilaahi2983
      @nimcoabdilaahi2983 4 роки тому +4

      Xataa aniga wan kula qabaa fikirkaa wllshy inkastonan weli qofkan jeclaa qalpigiisa ku guulaysan hadana weli dedaal ayaan ugu jiraaaa

    • @princesscayzaab6545
      @princesscayzaab6545 3 роки тому +1

      @@nimcoabdilaahi2983 kula kulamid ahy ahyhuunoy wlhi wey weyxnunbdnthy qofa ajeceshahy asgnane ku kudremen i.a dadala wuu garaa

  • @ubahboon8575
    @ubahboon8575 5 років тому +8

    Masha allah

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir3840 5 років тому +37

    Walaalow anigaa wiil jecel waana ka baqaaaa tas ha layga caawiya

  • @nimcomuuse9610
    @nimcomuuse9610 4 роки тому +6

    Thanks my pro wallhi dhamn wanku dhamaa mansh Allah wan ogaady inaan guulaytay wallhi waayo qof aan wad socono 4 👈 sano waliba meel wada daganhay yacnihii isu xaafdo ayaa Mr walbo igu wreersan ani wn jecelhy isgun sido kle mrka hore waxn moodayay anigu inaan ahay qof xun lkn ma xumi wan ogaady ☝ 👌 waad mahadsanthy wll mcne 💘💞

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 роки тому +7

    11. Dumarka raga ad adag ma jecla ee raga naxariista leh ayey jecel yihiin . Noloshuna waa mida ugu muhiimsan in leysku naxariisto ninka weliba hadii naxariis laga helo 70% gabadhu waxay siineysaa 100% ama in ka badan waa hubaal waayo dumarka weey naxariis badan yihiin balse naxariis la.aan ma noolan karaan

    • @kaafiomar381
      @kaafiomar381 4 роки тому

      naag nin ka uroon ayey ugu daran tahay naagi nimaan madaxeeda majo u rogin ninba uma taqaan.

    • @ayannaupdi7408
      @ayannaupdi7408 3 роки тому +3

      Nuuria beentaa maaha wlhi
      Ani ninba ninkuu iiga dabac san yahay
      Ama aan is dhaho uuka naxariis badan
      Yahay baan ka helaa nin ad adag oo xir xiran ama aanka daremo kibir wlhi 2 bari lama soconayo dumarka isku wada dookh maaha

    • @muqdishogirl9244
      @muqdishogirl9244 3 роки тому

      @@kaafiomar381 kkk hadey run kaa tahay u rog majaha aan aragnee inaad adna reer faraxsan heysaneyside. Hadiise aad jileysid raga kale ha u tilmamin wax aadaan naftada sameyneynin

  • @xamdaawil1104
    @xamdaawil1104 5 років тому +10

    Maha Alaah

  • @sainabhassan405
    @sainabhassan405 5 років тому +7

    Mashlaah

  • @shalaqbeen8448
    @shalaqbeen8448 5 років тому +20

    like iisaar inta dawatay 2019

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 роки тому

    Thanks

  • @xamdaawil1104
    @xamdaawil1104 5 років тому +6

    Maanshaalaah

    • @nawaalabukarxasan1394
      @nawaalabukarxasan1394 3 роки тому

      Wll qof Ayaa Jeclhy Xaaas Ayuu Leyhy Marka Sidee UGu Shegtaa Magaceyga Hasheegin Kaliya Ii Soo Jawaap Please Saaid Ayaa Ujeclhy

  • @jabriilbilaal4365
    @jabriilbilaal4365 4 роки тому +2

    all right

  • @hamdahassan6308
    @hamdahassan6308 3 роки тому

    Walhi dhamaan tood tijaabo ayan ku sameeyay masha alllh sax ayey noqdeen tnx tnx

  • @mulkimanhaj
    @mulkimanhaj 4 роки тому +2

    🎁

  • @shaamiali8834
    @shaamiali8834 4 роки тому +2

    Thankful

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 4 роки тому +3

    Aniga qof aan jeclaa waliba si xad dhaafa ayaa iga tagay jacay oo dhanba waan iska nacay

  • @backtomebacktome6142
    @backtomebacktome6142 4 роки тому +1

    Thanks wllo qali

  • @mohashakir5756
    @mohashakir5756 4 роки тому +1

    M.a

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 роки тому +2

    Niyahow , wax ka baro,Aniga gabadh Asian ah ayaa jeclahey,, Gabadh somali ah Ma rabo✅

    • @arwamohamed183
      @arwamohamed183 3 роки тому

      9month Baa ka so Wareege Ma Heshay tii Asianka Aheyd 😂😂😂😂

  • @maxamed2521
    @maxamed2521 4 роки тому +1

    Asaasan Aniga Lema fahmo, waa sabaabta gabdho badan ay u jecelyihiin in ay waxbadan iga ogaadan. In an iskadhigaayo ma’ahan ee dabecadeeda sidaas ah ( Scorpio ♏️ sign)

  • @abdullahibulhan9050
    @abdullahibulhan9050 5 років тому +4

    15 intan is dhahy samey gabdhii aan jc la wey I nacady wayo waan is badalay yahuu

  • @sumayaabdirisak606
    @sumayaabdirisak606 4 роки тому +5

    Wll labada qof hadey labo qaradod kala jogan nah 😂

    • @ayaanabdulkadir3840
      @ayaanabdulkadir3840 4 роки тому

      Sumaya Abdirisak waaba kala joognaaye afrika ayuu joogaa anna Europa nasiib asaga ayaana iga jacayl badnaa hdaan dhaho caawa ma seexanaysid ma seexanaayo

    • @abuabd6840
      @abuabd6840 4 роки тому

      @@ayaanabdulkadir3840 adiga iska dhaa dhiciyay 😊

    • @noloshuwaamaalmakoban4396
      @noloshuwaamaalmakoban4396 4 роки тому

      @@abuabd6840 😂😂

  • @mulkimanhaj
    @mulkimanhaj 4 роки тому +2

    N

  • @bahalweyne3561
    @bahalweyne3561 4 роки тому +1

    M a

  • @ADIRAHIM.JAMA123
    @ADIRAHIM.JAMA123 3 роки тому +1

    Waaan maray wlhi talabooyin kan intoon ku abuuray kaga baxay sababtoo ah cuur yamad bay igu noqotay

    • @fatimebulale2181
      @fatimebulale2181 3 роки тому

      😢😢😢ax maxad sidaa ugu gashay gabadha😥

    • @ADIRAHIM.JAMA123
      @ADIRAHIM.JAMA123 3 роки тому

      @@fatimebulale2181 adigu ma laxaaaad qabtaaa

    • @foosmaxamad2285
      @foosmaxamad2285 3 роки тому

      Maheyn sidaas ina sameyso adon jaceylkaba ku berin ayad iska ogan laheyd wayo wa dumar dumarna wey qalbi dhow yihiin am sorry ina sidaas sameyso

  • @sdelpier0809
    @sdelpier0809 3 роки тому

    Jacayl. Waxfudmah. Sidukimsd Sifdmah👌💖💖💖💖💖💔💔💔💔💔💔💕💞

  • @kajeesa502
    @kajeesa502 4 роки тому +2

    Haduu qof lasonjirin na

  • @nawalnalka9417
    @nawalnalka9417 3 роки тому

    Walal aniga waan baqnayaa waayo asaga mar mar Waxaan is dhahaa wuu ku jecel yahay waayo calamada qarsan ayaan ku arkaa oo Aad hada kohor sheegtay Waxaad ii soo sheegta waa cudsi sida aan o gaado jacaylka oo iiqabo mise yuu ii qabin codsi waaye

  • @apdurahmanosmaan1257
    @apdurahmanosmaan1257 3 роки тому

    Ninka video udaaa zhp
    Maxakakhaldn

  • @xamdimaxamuud5206
    @xamdimaxamuud5206 3 роки тому

    Dadka isku dabeecad ma ahan 15 sheegtay ani ahaan dadka isticmaalo qaarkood majecli

  • @nimcoxiis2958
    @nimcoxiis2958 4 роки тому +2

    Wwowowowo

  • @bahalweyne3561
    @bahalweyne3561 4 роки тому +1

    M a