Abdi kafi oo jaceyl uu so bandhigey Black diaman

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • so dhawoow oo sheer garee follow dana ah iloopin

КОМЕНТАРІ • 26

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h 5 місяців тому

    Okyee

  • @Lakihinda-ib5qx
    @Lakihinda-ib5qx 5 місяців тому +2

    Niinka yaasiin laa dhah adiga uu kara raga nimo badan yahay inadeertii ayuu dhiiri galinayaa dhiiguna biyo maah sxp rag ba la dhashay cidlo inaydareentana u u diiday inta miyuu qabiilku xumeeyay anigu waliba waxan ahay reer somaliland midna isku qabiil ma nihin hadana yaasin waan tageersanahay

  • @najma649
    @najma649 5 місяців тому

    adaa soo dhaxgalay blackiya

  • @user-ty2lv5sw6f
    @user-ty2lv5sw6f 5 місяців тому

    Safarki goormaan aadaynaa kaafiyow mardhow yuu dhahay markaasaa sifiican loo ooyi doonaa waa hadaladi kaafi iyo dheeman aqas kaafiyow yaa kuu ooyi xazaal wad baxdishay illaahay qabigeeda haka bixiyo nin qeyr qaba oo baari ah yeey heleysaa inshallaah adna nabsi yaakuu dambeyn

  • @user-ec4eb2ho5y
    @user-ec4eb2ho5y 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ty2lv5sw6f
    @user-ty2lv5sw6f 5 місяців тому

    Yaasiin waa fariid hablaha qiimahooduu garanayaa kaafiyow Akhli naag baaleedahay ish

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h 5 місяців тому

    Takuyu

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤masha Allaah isku waara blackta

  • @AaminaAxmed-pg2mv
    @AaminaAxmed-pg2mv 5 місяців тому

    Waaw wale.gabadh waydhaaftay ee kabteedo inooma gasho hhhhhhh

  • @hodandaud7319
    @hodandaud7319 5 місяців тому

    Asc Alle kacabso nin farida hadad tahay damirkaga ku nokho

  • @najma649
    @najma649 5 місяців тому

    orodoo kaxayso

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah9637 5 місяців тому

    color kaga hadi lagug caayey way ku amaanen waayo waxay ku tusaysa inadan ceeb lagu hayn kalarkaga waa dheeman wa midabka an la helin❤❤❤❤❤❤❤

  • @koranabdimohamed7902
    @koranabdimohamed7902 5 місяців тому +1

    Aadaa ubaahan in magac la guubixyo magac ragana adaa ceebeeyey

  • @AaminaAxmed-pg2mv
    @AaminaAxmed-pg2mv 5 місяців тому

    Naagti iswaasha saaw kale.haloogaqaado raga waan kuwata dheman

  • @HamdiHodhan
    @HamdiHodhan 5 місяців тому +1

    Wan idiin wata

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 5 місяців тому

    Sww Kaafi waad isku ciyaartay. Hazaal iyo adiga guurkiina waan jeclaa. Laakin nin hal hadal qof ku yiri ayaad Hazaal ugu xanaaqday. Marka hore ayaad been u sheegaysay. Qabyaalad waa qurun.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 5 місяців тому +1

    KAAFI CADE WAXAA LA YIRI WALAASHAA ISKUMA HUBTIDE SEEDIGAA HA COLEYSAN DHEEMANEY KAAFI WAAD U QALANTAA YASIN WUU QALDAN YAHAY DAGAALKII SSC AYUU QABYAALAD UGA QEYB GALAY MARKA HALA YAABINA WAA CAADADII CEEBTII MAAHA EE MEEL HA GEEYO HADEY KAA MAARANTO

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 5 місяців тому

    Ixtiramka muhima

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 місяців тому

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @ashawarsame7752
    @ashawarsame7752 5 місяців тому

    Kaafi waxaad saas u galaysid waa gabar soo somaliya nabsi ha keydsan

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому

    Duqdemond

  • @HodanMaxamed-wq1bd
    @HodanMaxamed-wq1bd 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @user-fs5gb3jw3p
    @user-fs5gb3jw3p 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-wg5qy1np3k
    @user-wg5qy1np3k 5 місяців тому

    Cabdi kaaly hableed

  • @koranabdimohamed7902
    @koranabdimohamed7902 5 місяців тому

    🐈‍⬛🐈‍⬛🐕🐕🐈‍⬛🐈‍⬛