“Afartii cishaba hal mar ayaan Quraanka akhrintiisa dhameeya.” Wiilal Dhalinyaro ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 бер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 38

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane29 4 місяці тому +12

    Taladayda aan siinayo walaalahayga Da’da yar waxa weeyi: Ilaahay Hadalkiisa sidaad u xifdideen ugu dadaala u fiirsigiisa oo cod keenistu yaanay taa idinka mashqulin. Ruuxu in uu cod kale oon Ilaahayba u sameen ku daydo Waa mid hawl iyo tamar badan qofka kaga baxayso. Walaahi adoo aamusan xataa hadii Qur’aanka si u fiirsasho leh aad u akhrido wuu ku badalayaa.

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 4 місяці тому +5

    ManshaAllah Tabarakallah Ilahay ha idin ziyaadiyo habaryaro Allaha idinku anaconda akhrinta Qur'aanka kariimka ah Allahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen ❤

  • @AsmaamousaaGuelleh
    @AsmaamousaaGuelleh 2 місяці тому

    بارك الله فيكما وجعلكم أهل القرآن هم أهل الله وخاصته

  • @Hussein_ahmed95
    @Hussein_ahmed95 4 місяці тому +1

    Masha allah allaha barakeyo 2 wiil anaga allaha naga dhigo kuwii quraanka xifdiya ❤❤❤🎉🎉

  • @user-vh8hy6bz5p
    @user-vh8hy6bz5p 3 місяці тому +1

    ❤mashallah alleha barkeeyo

  • @SakariyeMaxamuudismaacil
    @SakariyeMaxamuudismaacil 3 місяці тому

    Msha allh ilhy dhalintaa ha Sharfo kalamkii xanbaarsan

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 місяці тому +2

    Masha Allah. Allah idin xafido dhamantiin. Soo badi barnaamijkan oo kale . Dhalinyarada ayuu dhiiri gelin u noqonayaa. Allah ha idinku anfaco cilmigiina diinta if iyo aakhiraba ❤❤❤

  • @user-py6kq9xc1p
    @user-py6kq9xc1p 3 місяці тому +1

    Waxay dhiirigalinaysaa ardayda quraanka waad mahadsanraha❤❤❤

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 4 місяці тому +2

    Mash'Allah tabarakalah 😢❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 3 місяці тому

    Masha-allah Tabaaraka Allaha Xafidu

  • @haboonaare3603
    @haboonaare3603 3 місяці тому

    Maaasha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-rg8gv7th3v
    @user-rg8gv7th3v 3 місяці тому

    Msha aĺlh

  • @naasix9080
    @naasix9080 4 місяці тому +2

    Mnsh allah alle Haku anfco anagana Hana wafajiyo xìfdinta & tafsiirkiisaba

  • @user-lo8rr4cc1t
    @user-lo8rr4cc1t 3 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafehassan7604
    @mustafehassan7604 4 місяці тому +3

    ❤ quraaanku waa nolol, nolol bilaa quraanka ahina waa kharaab….

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 4 місяці тому +1

    Mnshallh alleh haydin barakeeyo

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok 4 місяці тому +1

    Mansh allh mansh allh

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 4 місяці тому +1

    Masha Allah

  • @ZakZak-ks6pg
    @ZakZak-ks6pg 4 місяці тому +1

    Masha allah

  • @bilancaday1
    @bilancaday1 4 місяці тому +1

    voice of Omar hishaam al carabi ❤

  • @mohamadmakaraan237
    @mohamadmakaraan237 4 місяці тому +1

    Masha alh wa will qiima badan alha xafido

  • @khadracadare7834
    @khadracadare7834 4 місяці тому +1

    Maashaa Alàah

  • @villa_haile
    @villa_haile 4 місяці тому +3

    Sixitaan yar dhanka wariyaha ah : Wariyaha waxa uu u muuqdaa mid aan usoo diyaar garoobin wareysigan dhankasta schology ahaan iyo questionare ahaanba .

  • @bashiiraxmed8900
    @bashiiraxmed8900 4 місяці тому +1

    Manshalh

  • @user-xq9vm5ht6b
    @user-xq9vm5ht6b 4 місяці тому +1

    m.a allha idin xafidoH

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 4 місяці тому

    Maansha Allah ilaahay ha xifdiyo ragaas yaryar

  • @najmasheikh1959
    @najmasheikh1959 4 місяці тому +1

    M.a❤

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 4 місяці тому

    MASHAALLAH TABARAKALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 4 місяці тому +1

    الاخلاص الإخلاص الإخلاص

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 4 місяці тому +1

    Good boy

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumayaCraxman-ug9pv
    @SumayaCraxman-ug9pv 4 місяці тому +1

    m.a

  • @MaslahRaage
    @MaslahRaage 4 місяці тому

    M.a

  • @khadarclaahicabdi2452
    @khadarclaahicabdi2452 4 місяці тому +1

    Warsame saaxiib aad uqaaliya

  • @arday661
    @arday661 4 місяці тому +1

    I.n

  • @user-xx1oy7wk7n
    @user-xx1oy7wk7n 4 місяці тому +1

    Masha allah

  • @abdikanimohamed436
    @abdikanimohamed436 4 місяці тому +1

    Masha allah

  • @sadodeeq2482
    @sadodeeq2482 4 місяці тому

    Masha allah