КОМЕНТАРІ •

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Рік тому +15

    Cidina hooyo uma baahnid adigaaba qani'ah❤MaanshaAllah. Bal nimcadaad haysto eeg! Caafimaad iyo cimri dheer uun Raxmaanka weydiiyo intaad nooshahay waxaan aad beerateyna iska fuuqso wax u wanaagsan tabacaaga ood ku noolaato e.💪🏻💪🏻

  • @سبحانالله-ق7م4ع
    @سبحانالله-ق7م4ع Рік тому +1

    Hooyo alle ha kuubarakeeyo beertada barako iyo barwaaqo ban ku rajayn.

  • @raaxohooyojanatulfardowsa2710
    @raaxohooyojanatulfardowsa2710 Рік тому +6

    Bismillahi, Allahuma barak. Hooyo Allah haku sharfo, dhulkeenii ayaad sharafeey dalkana dhaqaale ayaad u sameysey. Allah waxaan kaaga baryayaa in sharks hay'adaha kaa xifdo. Ciida ayey kaa sumeyn ee heyska tusin. Aduunweynuhu ma doonayaan in aan dhaqaale isku filan wadankiina ka soo saartaan. Ka taxadir iney ku siiyeen midho ay ku yidhaahdaan beero dabadeedna guba kuwii dabiiciga ahaa ee Allah kuu soo saarey. Halkaagaa Allah ku caabud sijaayadaada iyo kitaabkaaga Qura'anka ah geedkaaga hoos dhigo si markaad nasaneyso u akhristo. Allah caqliga hakuu xifdiyo, adkaartana bad so hooyo. Maasha Allah, Allahu Akbar.

  • @malakinaboqor4143
    @malakinaboqor4143 Рік тому +4

    Hooyo waa hamigeyga inaa dhulka beero maalin maalmaha kamida meel saa u qurux badan oo anfaceeda wadata waa beeri doona ❤
    Garabka allaha galo hooyo

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Рік тому +3

    Garab bay weydey..Hooyo cawli iyo aqoon u saaxib ah weeye.❤ Mashaallah tabaraka Allah

  • @ZaxarlaAbdirahman-so5yv
    @ZaxarlaAbdirahman-so5yv Рік тому +9

    Dhulka beerta somaaliyeey intaad qabyaalad iyo siyaasad ku waalateen

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +4

    ماشاء الله تبارك ❤ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Рік тому +2

    Masha allah hooyo guulayso ilahay haku ilaaliyo ilahay waxan kaaga baryey cibaada suuban iyo cimri dherer wlahay waa qof nool in la garab galo bay is taahishaa kun jeer guulayso

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 Рік тому +1

    يكثرالله امثالك ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Рік тому +2

    Masha-Allaah Masha-Allaah, hooyo Somaliyeed sharaf iyo kaalmo ayey muddan tahay.

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 Рік тому

    Maasha allaah alle ha ku xafido maamo xoogaaga alle hakuu barkeeyo

  • @wacyigalintaBulshada
    @wacyigalintaBulshada Рік тому +6

    ما شاء الله، yaasidaa kadhiga reer Somaliland oo dhan

  • @hassanadan4329
    @hassanadan4329 Рік тому +2

    Walal soo gordhi muqalada beeraha mahadsanid

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 Рік тому +1

    Wow, she has long vision mostly we follow Thier path to reach the sufficient.

  • @asmacali111
    @asmacali111 Рік тому +1

    Masha llah ♡♡ 1:33 masha allah ♡♡♡♡♡

  • @safiaomar2157
    @safiaomar2157 Рік тому +4

    Ilaahay xoogeeda ha u barakeeyo

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw Рік тому

    Masha Allah waa hooyo gob ah Allhuma baarik wan u hambalyeeynayaa hooyadaan fariidda ah hooyo guuleeyso welivaaba masha Allah

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 Рік тому

    Mashallah waa farid qofku waa in uu wax qabsado rabbi ha barkeyo aamin

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 Рік тому +1

    Mashallah hoyoo mudaan iin lagu deydo oo wax laga barto. Ilahay xoga ha ku baraakeeyo 😊❤

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Рік тому +2

    Maasha allaah maaamo xaliimo waa maamo ku daysho mudan .gobolkii bilicda iyo dadkii tacabka .waad salaamantihin .

  • @bmb8251
    @bmb8251 Рік тому +1

    ‏ما شاء الله تبارك الله❤

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +2

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء لله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين

  • @lh2988
    @lh2988 Рік тому

    Masha Allah mamo May Allah bless you and your farm!❤

  • @maxameddankamaxamuud9453
    @maxameddankamaxamuud9453 Рік тому

    Masha allah hooyo alle haku xiftiyoh

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 Рік тому

    Masha Allah ayeeyo xaliimo cumar allah.maxaan dhirtaas waraabiyay

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Рік тому

    Maashaa allah maamo cimriga alllaha kuubarakeeyo ❤❤❤

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 Рік тому

    Mashallaah waa Hooyo ku dayasho muden 🥰

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Рік тому

    Mashaa Allah tabaraka allaah sister guul iyo gobonimo

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 Рік тому +2

    Mama ilaahey hayada hakaa qabto waa sixroolayaal WFP iyo Fow iska ilaali hayadaha

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 Рік тому

    Masha allah hoyo Ilahay ha ku barakeyo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому

    Xoogeeda Allah ha u barkeeyo iyo da iyo beerteedaba bithmillaah kareem

  • @fardusali9432
    @fardusali9432 Рік тому +1

    MANSHALAAH

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +4

    Hooyo Hayadaha ha uu yeedhan beertey kaa qarabi

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali Рік тому

    Masha allah hooyo barakow

  • @DrCige
    @DrCige Рік тому

    MashaAllah ilaahay ha ubara keenyo amen

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Рік тому

    Mashaa Allah tabaraka allaah sister ilaah subxaanu watacaala haku xifdiyo hooyadaan waxay u baahan tahay in lacaawino ayada dadka beeraleyda ka faaideystaan maskaxdeeda

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    Maanshalaah ilaahey ha barakeeyo

  • @acacius9903
    @acacius9903 Рік тому

    MaashAllah. She is a Queen

  • @IfrahIsmail-fr9mm
    @IfrahIsmail-fr9mm Рік тому

    Masha Allah

  • @asiaomar3841
    @asiaomar3841 Рік тому +1

    Mashallah alle ha ku barakeeyo🥰🥰🥰

    • @hafzaabdiwahab4161
      @hafzaabdiwahab4161 Рік тому

      Masha Allah illahay how barakeyo hoyada berteda iyado kalena hanobadiyo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +1

    Mashallah hambalyo

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 Рік тому

    WAA UMMAD BEEL RABBI OG YAHAY LAGU WADO. HABEEN IYO MAALIN KURSI,DOORASHO,HEBEL CAYDII BAL DAD AAN DHULKA HOOS U EEGAYN OO AAN FAHMAYN IN SIYAASADDA LOO GALO SEE NOLOSHEENNA U MAARAYNAA, HOOYADAN SOOMAALIYEED DALKA WAY NOOLAYSAY UMMADANA KAALINEEDII WAY KASOO DHALAASHAY. LAAKIIN SIDA II MUUQATA BOQOL SANO AYAY KS HORREYSAA KUWAAS SIYAASIYIINTA SHEEGANAYA EE AAN DUN IRBAD GELIN KARIN. HOOYO ALLA KUU BARAKEEYO HAY'AD DHULKAY KAA MILXINSYSAA HA U YEEDHAN

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Рік тому

    Mashaa Allah ilaahay hakuu barakeeyo watan damacsanahy idamka ilaahay

  • @hodadagan9726
    @hodadagan9726 Рік тому +1

    Masha Allaah 👑

  • @fatmaabdulla9667
    @fatmaabdulla9667 Рік тому

    Mashallh Allah

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Рік тому

    Masha alh ilahay haa barakeyo

  • @khaliilmaxud2928
    @khaliilmaxud2928 Рік тому

    Maashaa'allaah isku tasho

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey ❤

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Рік тому

    Masha Allah Baaraka Allah Maamada Iyo Beertaba

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 Рік тому

    masha allah

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast Рік тому

    Mashallah illahy barakeeyo. Dadku waa inay wax beertaan

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому +1

    Hay,aduhu waaba cadawgeena 1aad burburkeena ayeyna iyo baaba,eena ayey meesha ujoogaan ee waxtarkeena uma joogaan laakiin dawlad la,aan ayaa ina haysata ilaa burburkii. Dawladi haday jirto dhaqaale, qalab iyo shaqaale ayey isugu kaa darilahayd si waxsoosaatkaga kor loogu qaadi laakiin intaas ALLA SWT ayaa ka mudan ASAGA ayaanu kuu baryeyna Inuu kuu barakeeyo.

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Рік тому

    Masha Allah hooyoo ilaahey hakuu barakeeyo ganacsiga beerta.

  • @guledyusuf2017
    @guledyusuf2017 Рік тому

    Mansha Allah hooyo illahay ha kula garab galo

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 Рік тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 Рік тому

    Maanshaa ALLAAH REER CEERIBGAABOOW NOOCWALBA INOOBEERA OO KHUDAARTA AH WAX AAN INOOBAXYNIN MAJIRO HADII AAN TACABNEE GUUD AHAANA REER SOMALILAND DHULKIINA BEERTA SI AYNU ISKUFILNAANSHO UGAADHNO

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому

    Mnshha lah ilahay hakula qabto mama

  • @cumarmuxumed8314
    @cumarmuxumed8314 Рік тому +1

    Mashaa Allah waad dadaashay mamo alle xooga iyo cimrigaba hakuu daayo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому

    manshaa Allah tabaarakallah ❤️

  • @jamaliyusuf8389
    @jamaliyusuf8389 Рік тому

    mashaa alh garanmayo waxan yidhahdo lkn ilahay hayna waafajiyo khyrka

  • @fauziasalat8713
    @fauziasalat8713 Рік тому

    MashaAllah xooyo.shaqo wacan.❤❤❤

  • @Hayad73
    @Hayad73 Рік тому

    mansh allah

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 Рік тому

    Mashllh mabruuk ayeeyo allh hkuubarkrryo waa qyxrbdnty

  • @umulkhairahmet7545
    @umulkhairahmet7545 Рік тому

    Asc xaliimo eedo alle ha kuu barkeep ilaahay la kaasho

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому

    ماشا الله
    sidaas ayaa loobaahan yahay in
    Waxqabad lala yimaaado

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Рік тому

    Maan sha allaah baaraka

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому

    Bal.quruxda dhulkaa eeg maansha Alaah Somaliand ❤❤❤

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Рік тому

    Mashaalahu hoyo ilaahow ku barkee wad kuguulaysatay

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Рік тому

    Waa dadkii hore, caruurteda iyo kuwa ay ayeyada u tahay, bayshaqesa, dhirbaan kagatay.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Рік тому

    Mansha Allah hooyo hawlkar ah.
    Halaga ibsado hoyadan waxa wadaniga soo sartay

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Рік тому

    Maansha Alah tabaarakalaah.
    Yar iyo wayn waa in lagu daydo hooyadaa.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Рік тому

    Mansha allah hooyo macaan guulayso ❤❤❤

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Рік тому

    Hooyo misbilaahi ku beer wixii aad dhulka ku beereysid ilaahaay baa qudaar caafimaad qabta ayaa kuu soo baxaysa inshaa'alaah.

  • @faysacaydid9083
    @faysacaydid9083 Рік тому

    Masha alaa

  • @lh2988
    @lh2988 Рік тому

    I would buy it from her wallahi ❤

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz Рік тому

    Mama waxaaga allaha ku barakeeyo hayad ama ruuxna ha baryin hana ogolan in ay wax ku siyaan waxaga wa xalal yeeyney kaaga darin xaraam

  • @gadaaislaamaa1748
    @gadaaislaamaa1748 Рік тому

    Hey'ada ilaahey haka xijaabiyo Sunwadiyaasha iyo la dagaalanka kheyraadka Wadaniga kuwaas ilaahey ha kaxijaabiyo.

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Рік тому

    Masha allah hooyo,❤❤❤

  • @omarislamicchannel
    @omarislamicchannel Рік тому

    Mansha Allah hooyo

  • @sahraonline
    @sahraonline Рік тому

    Machallahu

  • @ibrahim.a.sh4878
    @ibrahim.a.sh4878 Рік тому +1

    Wallaahi dad baa soo jeeda oo garanaya dhulka hooyo khayraadka iyo nimcooyinka yaala. Hormood iyo tusaale hooyadan ayaa nagu filan.

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Рік тому

    mashalllah.alaha.kubarekeeyo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Maansha allaah waa xoog

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Рік тому

    Manshallah mama kartibadan weyee oo hormood u ah reer Somaliland Bravo

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 9 місяців тому

    Siad bare and education of the Somali farmers they ware highly trained this queen here is old school no support some one needs to invest in her she could grow eneything pls try don t be shy

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 Рік тому

    Maashalaah: DHIIG MAAALAA YACNI AH INTA LA DAADINAAYO. WAXAA HABOON IN MAAL GALIN LA SAMEEYO.SIIBA MIYAGA IYO BEERAHA. WAA HORMAR WAYN.HADII KALE CAANO GEEL OO CHINA LAGA KEENO WAA LA ARKI DOONAA.

  • @ABwaanGacalwanaaje.
    @ABwaanGacalwanaaje. Рік тому +1

    Maasha allaah
    Shaqo
    Caafimaad
    Iyo khayr
    Ajar iyo xasanaad
    Baad tabcatay
    Hooyo allaah
    Haku barakeeyo caafimaadka iyo cimrigab

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Рік тому

    Ilaahaay baa caawiya ee yaan la iloobin .

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому

    Wallaahi waa Maamo DADAAL badan Dadku haday u Soojeestaan dhinaca Tacabka beeraha Umabaahaneen wax qayrkeen LA soo bexeen oo Debeda lagaraadiyo MAAMA CAAFIMAADKA Allaha kuu Siyaadiyo Insha Allaah.

  • @abdirashidomar856
    @abdirashidomar856 Рік тому

    Hoyo ku dayasho mudan hoyo
    Allaah cafimadka iyo cimriga ba ku barake
    Wa tusale wacan dadka dibada sii dhawrayow
    Dalki nu wa kaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +5

    Islaanta ayaa ka caqli badan madaxweyne Muuse biixi

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Рік тому

    Hooyo waa hoygi adunka tacab iyo tamarba waay inoo huren alle cimriga ha u dhereyo

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Рік тому

    Allaa yu baarik ilaahay tacabka ha Kula qabto. Sidaas oo kale ayaa loo baahan yahay.

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому

    (MASHA’LLAH🎊🎊🎊🎊♥️♥️🎊🎊🎊🎊🎊 😂♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️TABARAKA’LLAH)🤲🤲

  • @iidletv9412
    @iidletv9412 Рік тому

    Waa hawsha damac sanee

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому

    Mansha allaah somaliland

  • @ONEZONE99
    @ONEZONE99 Рік тому

    Hay'adaha iska ilaali yaysan kaa sumaynin beertaada

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Рік тому

    Waxaasa hooya waa in aykudsydaan hooyooyinka kale