Kan muqaal waa dhaafay sooyaalkii dhaqankeena | historical host|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Muqaalkaan sabab maw noqon karaa 300k
    Sidoo kale 1day 1million ma gayn karnaa ileen waa dhaqankeeniiye
    My Instgram: www.instagram....
    Share and like

КОМЕНТАРІ • 446

  • @Zer_vlogs
    @Zer_vlogs 2 роки тому +151

    Naag kusoo dhaweyn waydo ma ihi wllkey qali ❤️❤️❤️❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 роки тому +101

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞

  • @abdirashidmohamed166
    @abdirashidmohamed166 Рік тому +18

    Var
    1: Side Adigo Fadhiya Usalaanta Ragu Inaad Usara Joogsato Ayey Aheyd
    2: Mida kle Martidu Reerka Waa laga Fogeeyaa Iridki Reerka Ayaadba Dirin udhigtay
    3: Gabadhu Iney Adeegto Raga hortisa Ma Ahan
    Waa inaad Adiga kaso Qaada Gabadhu Waxa Ay diyaarisay
    Lkn Soo dhaweynta Waa Midi LA inagu Yaqaanay Masha Allaah

    • @sadammedia8810
      @sadammedia8810 Рік тому +1

      Hal shay ba Kasidiman wili inaad bi ugushuba ceega ay sitaan markaay bahayan

  • @abdallaboss1
    @abdallaboss1 2 роки тому +34

    Waajibaadkii awooweyaasheen gudan jireen waad kasoo baxdey diraacow , soorida iyo soodhaweynta dadka safarka ah iyo si guud martidaba waa dhaqan aan weli suulin oo sii dambeeya illaa iminka xitaa magaalooyinka wuu kajiraa ban isleeyahay ❤🇸🇴

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 2 роки тому

      War imaka xoolalaysuqalo iskadayo xata biyolaysmawaraabiyo hadad reer somarto ado socota ah wuxu kuguso horaysinaya qolomatay hadadtooda nowonwaydo amata udonayo waxay kuleeyin bal dhaankiba nagamaqane reeranagahoreye xagaahore usiisoco inkasto qof iyo duntiisa aytahay

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 2 роки тому +12

    Hablaha soomaalidu qiimo waynaa 💯💥💕💕🇸🇴, allow barakeee ✅💯💥💕💕💕

    • @cumarbunaw1858
      @cumarbunaw1858 Рік тому

      💏💏💏💏💏💑💑💑👷👪👪👪👪❤❤❤❤💋💋💋💕👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👊👊👊👊👊👊✌✌✌

  • @deeqomaxmuud5416
    @deeqomaxmuud5416 2 роки тому +7

    Soomalida waa dad dhaqan wanaagsan, Allaha idin sharaf wax fiican baad sameyseen, dhaqkii waa la hilmaamay haddi aan la helin dad dhaqan ka soo xusuusiiya, dhaqanka halis buu galayaa, wax loo baahnaa baad sameyseen sidaan iyo si ka fiicanba waan idinga sugeeyna, Soo badiya sheekooyinka ku saabsan dhaqan ka iyo hiddaha

    • @abdisalamdirie3557
      @abdisalamdirie3557 Рік тому

      Kkk madadkaan islaayo maa fiican qof isfaanshay waa ri isnuugtay

  • @haliimaburhan4472
    @haliimaburhan4472 2 роки тому +9

    Diraacow wallo fidiyoyda noo zoobadi waa qurux 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥

  • @ybootaan4890
    @ybootaan4890 2 роки тому +11

    Maasha ALAAH waa dhul aad iyo aad u quruxbadan tolow waa xagee dhulkani sidaa u cajiibka waxaaban soo xasuustay Hawdkii aan ku barbaarey iyo Buuhoodle 💯💯

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 2 роки тому +2

    Yes Haa, waxaynu leenahay taariikh iyo dhaqan qurux badan. Fikir wacan oo aad soo bandhigtay ayaa sii waday fikradahaas oo dhalinyarada baraya taariikhdooda

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 Рік тому +10

    Look at the girl how she respects her husband She prepared the food and meat quickly This is the girl that every man dreams of in the future

  • @ismaaciilfx1453
    @ismaaciilfx1453 2 роки тому +6

    Maashaa allaah Qadado bariis kuma fiicneen maadaama lajoogo baadiyo sida soor iyo hilb ama cad iyo caan iyo maraq

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 роки тому +8

    Jawigan oo kale markaan muuqaal ku arko waxaa dararto maskaxdeyda oo noolasha dhabta ah sawirkeeda ay ka buuxdo, waa muuqaal naftu ay gacloonayso inay kusoo celceshato ax yaa dhaqankeygiiyoow 😘😭

  • @duceysane7248
    @duceysane7248 2 роки тому +1

    Xasus ayaa galay. Waa iso jitay Vidogan from Canada 🇨🇦

  • @kaafiyo6268
    @kaafiyo6268 2 роки тому +10

    Diraacow markaan ku arkay aabahey ayaan so xasuustay dhaqanki miga 😍😍

    • @kaafiyo6268
      @kaafiyo6268 Рік тому

      @BOKAWI haa

    • @kaafiyo6268
      @kaafiyo6268 Рік тому

      @BOKAWI wax la Dago waa tahy nolol bilaa buuq ah jawi dagan ah waaye

  • @sheymar3779
    @sheymar3779 2 роки тому +3

    😢😢 Woow MashaAllah muuqaalkaan saaid ayuu isoo jiidasho badanyahay MashaAllah

  • @awalehmeiraneh7534
    @awalehmeiraneh7534 2 роки тому +3

    Masha allah wallhi wa isku dhaqan dadka soomaliyed diracaw .
    From 🇩🇯.
    Diracaw sxb wn daga marwalba miiga oo sidan uu soo barto sooyalgeeni

    • @suleeqo9592
      @suleeqo9592 2 роки тому

      Somali oo dhan waa hal qoomiyad

  • @ismailahmed5917
    @ismailahmed5917 2 роки тому +2

    Wwww the best dhaqanka somali jiirka idhaqaaqo masha allh niyahow diraacow video yaal nocaan sobadi adigoo dad legendmiin ah wata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 2 роки тому +3

    Baadiyo ninkii arkay umbaa yaqaan Maasha allah I miss it daan taa dhagax buur

  • @haliimaburhan4472
    @haliimaburhan4472 2 роки тому +5

    M.a Hilda iyo dhaqenkeena soomaaliyed 🇸🇴🇸🇴🔥

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 Рік тому

    Alle dhaqankeena suubanaa wallee waa jawi mcn badan Eebow dhaqan keena iyo diinteena noo wanaaji

  • @ahmedapdalla8732
    @ahmedapdalla8732 2 роки тому +3

    Duq diraac waanku salaamay from jig jiga

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 Рік тому +1

    Masha Allah Guulaysta waligiin All Somali wayn inta Soomaalinimadu ku wayn tahay

  • @natexoosman2697
    @natexoosman2697 2 роки тому +2

    Wlhi Waa ku Xiisay ♥️ Masaha Allh ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 роки тому +5

    Diraacow pls part 2 soo samaya aad baan uga helay

  • @lulalihassan981
    @lulalihassan981 2 роки тому +2

    Mansha allah my home bardheere 🇨🇦hidaha iyo dhaqankena qurxon

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 роки тому +3

    Wax kle Wlhi ☝️🇸🇴

  • @fowziamohammed6359
    @fowziamohammed6359 2 роки тому +2

    Wwwwwwwwwwwww walhi kan muqal waa dhafey dhul qurux iyo dhaqanki iyo hidihi please qeyb 2

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 2 роки тому +10

    I missed this culture deeply
    Thanks diraac and xikmaxabxab

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 2 роки тому +1

    Wa muqaal u bahan in jaa iso lagugu siiyo maxamed diraacow

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 роки тому +1

    Masha allh dhaqanka somaliyed ad ban uu dharta allha noo xafido wadanka somaliyeed

  • @shukrisheikhahmed9133
    @shukrisheikhahmed9133 Рік тому

    Waaw diraac nooloow dhaqankii baad ma talaysa from galmudug baan kaa soo salaamaya to sweden walaalo

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 2 роки тому +3

    Mansh allah We have the best culture in the Africa I love my country so much oh my God

    • @abdirashidmohamed166
      @abdirashidmohamed166 Рік тому

      Yaa African Ah
      Anagu Daarood baa LA inadhaha African
      Waxma inoma Galaan
      Dad Carabeyd baynu Nahay
      African dhaqan maba Lahan

  • @fartuunmoha7231
    @fartuunmoha7231 Рік тому

    Masha allha dhaqan keen yuusan guurine mahmad dhalinta baraa ru ji

  • @Suleiman98
    @Suleiman98 2 роки тому

    Dhaqan Haddu Sharaf iyo milgo leeyahay waa dhaqankeeni hore, Mhdsnd wll diraac

  • @aadanmaxamudaadan5516
    @aadanmaxamudaadan5516 2 роки тому +1

    Diraac taageero ayaan ku ahay, hore u soco from somaliland gaar ahan burco

  • @mahamudarab7722
    @mahamudarab7722 2 роки тому +1

    Man sha Allaah Vedio dareen gooni ah buu leeyahay
    Qimah iyo dhaqanka somalidu leedahay ee soo jireenka ah buu ka turjumaya

  • @dayibkaaya
    @dayibkaaya 2 роки тому +2

    m,a lajin diraac guul iyo gobanimo

  • @kaartoofficial3828
    @kaartoofficial3828 2 роки тому +8

    Lagend dhaqanka waa laga maarmaan 🥰

  • @Mubaarakkheyraad
    @Mubaarakkheyraad 2 роки тому +2

    Allah dartiis iisoo booqo wall wax wanaagsan baan soo Galiyaaye.
    Ajar allah kaasiiyo

  • @fardawsoyaasin4256
    @fardawsoyaasin4256 2 роки тому +6

    Masha allaah walalkay diraac saan ujeclahay hidahena iyo dhaqankena umamalaynkartid dhaqan aankuhiranoo hodanaynu leenahay hadaan soomaali nahay

  • @ruwdokhalif865
    @ruwdokhalif865 2 роки тому +2

    ❣❣❣❣❣dhaqankii somalidii hore❣❣

  • @nimcosandhere5937
    @nimcosandhere5937 2 роки тому +3

    Manshallah my home bardheere 🇱🇺 ❤

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 Рік тому

    Masha Allah mabruk wiilasha iyo hablaha Ka qeybqaatay so nooleynta dhaqankeena wanagsan weliba in jiilkeeni yar-yaraa la tuso sida xaalku ahaan jiray wax wax wanagsan.
    Midda kale kuwa comments-ka kuso qorahayo afka qalaad adeer afkaaga hoyo ba hodon ahee qoraal iyo Ku hadalbee hakula weynaado.
    Mhdsnidin

  • @haretkeyowdeprince2043
    @haretkeyowdeprince2043 2 роки тому +2

    Ma.ogtahay markaad gacmahaga dhaqaysid inaadan dhaqeen ee ayaga is dhaqooyaan oo aad daawanaysid bes😄

  • @salmancade2140
    @salmancade2140 Рік тому

    Somalida dhaqanka iyo midabka wa hal qurac dhaxaristana dunida uga dayda masha allah dinta iyo dadnimada alow noo barakey oo ha ina kala dorin

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 2 роки тому +2

    Inoo soo badi plz💙🥰💚

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому

    Waa dhaqankii somaliyeed ee la yaqaanay masha Allah Ilahay noosoo celi nabadii iyo dhankii ba

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Рік тому

    Waa dhaqan wanaagsan oo aan xasuusto,xoogaa baariiska soor baa kaga wanaagsanaa,saligana ,duful ama dirin,lkn waad ku guuleysateen horey u socda

  • @mariamafarah3410
    @mariamafarah3410 2 роки тому

    MashaAllah dhaqankeena waa fiicanyhy
    Reermii dad sor waa lagu Ogaa Allah rer magaal khayr hasiiyo, xishod iyo gabdheheni horo wa lagu Ogaa Allah kuwa hada joga haso hadeyo, musikada kadaya waxkale kubedala.

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 Рік тому

    M.a gabar hidhii heysto inolow xayaati one love ❤ 😍 💖 ❣ 💕

  • @xasanabdalla8613
    @xasanabdalla8613 2 роки тому +4

    The best muqaal on the month

  • @bandyalibakal4873
    @bandyalibakal4873 Рік тому

    Masha allah tabarakallah runtii wa muuqaal wanagsan oo katurjuma nolosha xaqiida ah.

  • @MaanAli11
    @MaanAli11 2 роки тому +5

    Lkn diracoow videogan salaan badana😂
    Mideda kle qabiladan cusub waa xgee😅
    Horey inoo balanah zxp qali dadal 100😍

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir9427 2 роки тому +2

    Gabadhaas wan taageeraa runti tiktok ban oga xiranahay waa xikmo waxayna ku nooshahay Baardheere
    Barnaamijkana waxaa lagu duubay Baardheer e gobolka Gedo

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +3

    Mnsha allah Videos ugu qurux badan Aan arko Guulayso dirac wll

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 Рік тому

    This is real life. Look at the girl how happy she is in life. May God bless you in life👏👏👏👏

  • @ayaanlemsld7801
    @ayaanlemsld7801 2 роки тому

    Runtii muqal kan waa dhaqankii saxdaa meshi la rabey baa dhigtey sxp diraac 🫵👳🏻‍♂️👳🏻‍♂️👳🏻‍♂️

  • @jimaleomar9530
    @jimaleomar9530 Рік тому

    Alle hainbarakeya xikma iyo zeygetha soodaween wacan

  • @Abdulaziiz
    @Abdulaziiz 2 роки тому +2

    Dhulkani halkee ayuu kaga yaala dhulkeena Somaliyeed

    • @nurtomohamed8018
      @nurtomohamed8018 2 роки тому

      baardheeree🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍❤❤❤❤

  • @maxamedhikam4942
    @maxamedhikam4942 2 роки тому

    Masha allah si xiiso ku jirto ayaan u dhamaystay wallahi muqaal ka qurxoon miyuu jiraaba

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +8

    Best of historical society dirac official go forward 💯💪💘💘

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 2 роки тому +6

    Waaw masha allh🥰💙

  • @ismailabey6426
    @ismailabey6426 2 роки тому

    Mashà Allah dhaqan wanagsan waayo wayo mcn uxisi dhulki hoyo greeting u guys from Melbourne Australia

  • @abdullahiabbdisalam9374
    @abdullahiabbdisalam9374 2 роки тому

    M.a jawi iyo dhaqan qurux badan iyo gabar qurux badan iyo milgaheenii la ilaaway

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Рік тому

    Masha allaah marti sor wacaan dhaqnkii waayo waayo

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 роки тому +1

    Dhaqan keena hore qurux badana

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 2 роки тому +5

    Hello, this is a wonderful rural life that I remember

  • @abdilahimohamud1292
    @abdilahimohamud1292 2 роки тому +1

    Ninkaa yare diraac waa nin dhaqan jecel oo gobonimo ka muuqato ma arag isagoo qof caayaya ama u gafaya si akhlaaq leh ayu social media u jooga keep going brother.

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 2 роки тому +1

    Maaashaallaaaah aad iyo aad baan uga helay runtii

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 2 роки тому

    niman tolaa u muuqataan waa erey fashil ah oo inoo tilmaameya somali maryooley iyo qabyaalad inay aduunka mar wada yimaadeen

  • @laylalaki5614
    @laylalaki5614 2 роки тому +3

    Masha Allah bardhere dhulkii kaygi

  • @mohamudbulbul5771
    @mohamudbulbul5771 Рік тому

    Ilahey baan ku dhaartee waa dhaqankii iyo soyaalkii Somaliyed ee saxda ahaa bari samadkii hore iyo Hiddihi saxda ahaa ee Somali lagu yaqaanay mzha allah

  • @ridwanismail7646
    @ridwanismail7646 2 роки тому

    muuqaal kamida muuqaaladii ugu quruxda iyo xiisaha badnaa ee aan daawado abidkay.Ka somali ahaana waxaad soo bandhigteen quruxda qaayaha iyo qiimaha dhaqankeenu leeyahay.Hore u socda.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 роки тому +2

    Waw cajiib
    salaam all brothers and sisters

  • @naasiraxmed1100
    @naasiraxmed1100 Рік тому

    Waa wiil matalaya dhaqankii soomaalida ee suubanaa mashaa allaah Lakin wll qayb hawraarta dhaqanka soomaaliyee

  • @abdiqani576
    @abdiqani576 2 роки тому +2

    M.a diraac legend horay usoco

  • @gkpogba
    @gkpogba 2 роки тому +2

    Masha allah qurux badana sida loo duubay vedioga

  • @abdurahmanahmed9816
    @abdurahmanahmed9816 2 роки тому

    Guulaysta diraac iyo gabadha caanka ku ah hidaha iyo dhaqanka masha Allah gabdha wllhi 100geela way u qalanta wax walba lama dhaho geel ba laga bixinaya e

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 2 роки тому

    Masha allah dhaqankii awoowiyaasheen wan kaheley nosobadiya muqaaladan oo kale

  • @AhmedHassan-vp6dr
    @AhmedHassan-vp6dr Рік тому

    Hilibkaasi run miyaa miss been been maashaa Allaah
    Marti qaad cajiib ah

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Рік тому

    Allaha u naxariisto boqorka codka
    Maxamed sulaymaan tubeec
    Dhaqankaan aad arkaysaan suugaantaa ka horeysay oona sheegaysee adkeeya dhaqanka soomaaliyeey
    Waxaana ka mid ah dhaqanka
    1- ismarti soorid
    2-isa soo dhaween
    Dhinacwalbo
    3-iskaashi dhinacyo badan mahadsanidiin
    Maxamed iyo xaajiyadiisa.

  • @mohamedkidogo5424
    @mohamedkidogo5424 2 роки тому +1

    M.a noosoobadiye fadlan

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 2 роки тому +1

    Ayyy waxan muqal lama orankaroo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiazizsuldaan1629
    @abdiazizsuldaan1629 2 роки тому

    M.a dirac waaa legend saxib wan ku wataa keep going brother

  • @abdirahmanhussein378
    @abdirahmanhussein378 Рік тому +1

    Mashaa Allaah,Aad baan ugahely muuqalkan,inoo soo badiya muuqalada sidan uu kale ah ee ka turjumaaya dhaqan keena fiican.
    Waad mahadsantihiin Guulaysta.

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 Рік тому

    Diraac iyo Xikmo iyo Wiilasha kale Ilaahay ha idin barakeeyo hana idin xifdiyo hana idin Sharfo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Рік тому +1

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun iyo mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allah🤲💜💜

  • @fatteyg7374
    @fatteyg7374 2 роки тому

    Nolshan wax a mcn Ma jiro walhi bari ayaan adey Mel halkano kle ah waa nolol bila stress ah ❤️❤️

  • @bishaaryare1873
    @bishaaryare1873 2 роки тому

    Xasus ayan galay wllhi Allah ku sharfa wll qali dhaqan kena wanagsan

  • @sabahali9746
    @sabahali9746 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh wlhy qolo waxaa iga dhameeyay sidad ufidhi cilany so hadii ilahy idmo mrkaad leedy hhhhhh dhaqan qurux badan mashallah

  • @musaahmed4627
    @musaahmed4627 Рік тому

    Dadkii ma labisan jirin. Rafaad ayaay ku dhaqmeen

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 2 роки тому +1

    Wow alla maxuu dhaqankeena wacnaan jire

  • @mcx2022
    @mcx2022 2 роки тому +1

    HABAYnkii sabtidaan sugaynay

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +1

    Mansha Allah walhi waa qurux dhaqankeniiii

  • @deqoabdi1143
    @deqoabdi1143 2 роки тому +1

    Masha alaah soo badiya

  • @munoshaafici8419
    @munoshaafici8419 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @QanaoSomalitvmn
    @QanaoSomalitvmn 2 роки тому

    Waa ka helay sidaa dhaqanka usoo bandhigteen.

  • @HindiyoMadsaney
    @HindiyoMadsaney Місяць тому

    Wow dhaqankeena wax ka fiican la waa ❤❤

  • @jaamacaadam3659
    @jaamacaadam3659 Рік тому

    Halasoo badiyo soojiren keenii subanaa

  • @alishakur213
    @alishakur213 2 роки тому

    Soo beautiful culture of our Somalians (taladha larugin wa Lagu taladha !!! alow runa?) Allah bless Somalia where we are .