Allah u naxariisto Marshaale ,ilka case, Cali hiiraan iyo dhamaan inta dhimatay oo waalidiindeena iyo waalidiintooda Allah u wada naxariisto dhamaan janno fardowso Allah nagu kulmiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Apdulaahi Muxidiin allaha u naxariisto mar hore dhiimatay aniga waxaa huba kaliyaa waaa cali hiiraan ilka case marshale aniisa yareey inta kale ma ogii wixi nol allaha u siyaadiyo cimriga inta dhiimatay allaha u naxariisto
2024 yaa dawanaya Marshalle cali hiraan ilkacase best comedians ever alle waxan idin kaga baryey in uu hoygiina janada kadhigo amiin yaarabi 🤲
2023 dawanaayaa yaila mida ❤✊🤣
Wxa mrkasto ina dawado jeclhy
2024 daawanaayaa kawaran hee 😂
Alle ha idin naxariisto cali hiiran iyo marshaale iyo ilka case janada rabi ha.idink warabiyo
These three men where really legends.... Allah haunaristo
Ameeeeen
Aameen
Allah u naxariisto Marshaale ,ilka case, Cali hiiraan iyo dhamaan inta dhimatay oo waalidiindeena iyo waalidiintooda Allah u wada naxariisto dhamaan janno fardowso Allah nagu kulmiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
2020 dadka firsaday lik ha i saraaan
2024 saxib
@@RakuzanAS 4 sano kadib wa kagasojababay
Nagaha aan furay hadey gacmaha iska qabsadaan Nairobi wey garayaan
Alle yaa raxma raximiin legends
Aa
Hhhhhhh mana dhimato mana nolaneso
Duqda haqweyna kagalesey
Waa mahadsantahay ereygaas faaladaadaan ku fahmay.
hore umaan fahmin ilaa aan akhryay comment gaaga.
Inta qof ee jileso allaha u naxariisto
Ilka cas
Cali hiiraan
Aniisa yareey
Marshaale
Dhaman waa marxuum
Ruwayadaan 8/6/2020 adun lee ahaaa
Cali Hiraan ma geriyooday?
Amran nagataa weynoshahay
Anisa yarey wee nooshahay
Apdulaahi Muxidiin allaha u naxariisto mar hore dhiimatay aniga waxaa huba kaliyaa waaa cali hiiraan
ilka case
marshale
aniisa yareey inta kale ma ogii wixi nol allaha u siyaadiyo cimriga inta dhiimatay allaha u naxariisto
@@nasir8291 aduun iyo aaqiraba Allah unaxariisto zxp
Ina lilah waina ilehi rajicuun ilahey ha u naxriisto dhamaan tood amiin
Allah unaxariiso intii Muslimsta oo dhimatay
ALLE HA UWADA NAXARIISTO DHAMANTOOD🤲😭
Damantot Allah ha unaxariisto
Jilayaal cajiiba ahaayeen Alle haw naxariisto dhammaantoode:
1. Marshaale 2. Cali Hiiraan 3. Cabdi Ilkacase
Marshaale waa wada ognahay in la toogtay isagoo soomman oo gurigiisa hor fadhiyee, lkn waxaan aad uga xumahay Cabdi Ilkacase in cabbitaan wax loogu diray lagu dilay. Alle haw naxariisto dhammaantood.
Aamiin yaa rabi
Amiin ya rabbi Allah ha u naxariisto
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Amiin 😢
Alle haw naxariisto jilayaal caan ah
Allow idin naxariiso dhamantin Jilayaal aan la maqlin oo la arag bay ahaayen wlhi😓
Marshale ilkacase illAh heydin naxaristo dhamantiin inti dhimatey
Adiga shaadiyamaatahay
iskuulka zubeer madhigitidoo
me
2024 ayaa daawanayo❤😅
same😂😂
3 dexdan nin wlhi wax,badan wey naga qosliyen wax,badan allah ha u naxriisto
Yaa daawanaya 2020ka bisha january
Ashkir Abdikafi anaaba caawa kula fiirsanooyo meel dheer haka raadin😜😜
@@awehelie8040 hhhh hyeh libaax
alle/ ha u naxariisto aamin
ilahay ha uwada naxariisto dhamaan tood 😂😂😂😂😂😂😂
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Manta ma wada noola dhamantod 3 majajiliste allah unaxaristo
Ahmed Hassan Al Shabab doofaradaas ayaa dilay.
@@ahmedhassan129 labda kalan na sideey uu dhiinteen sxb.. Allah ha uu naxaeiisto dhamaantood
@@abdihassan894 ilkacase sun ba la siyay. Marshalena xili ramadan xabad ku dilen
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
3 dood wa u dhinten ilaah ha u naxaariisto 🥺😭🤲🏻
Afsomli badhamaday
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
4 dood waad ka tagtay aboota kutubeey
Allaha unaxariisto inti dhimatey
2024 dawanoyaa Allow idiin Naxariso dhamatiin😢
🤣🤣🤣allaha u naxariisto ragaan oo dhan wey dhinten
Aamiin aamiin aamiin ❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽
2021 ina dawanayso
Alle ha u Naxriisto
marshaale Ilahow kunaxariiso
Best shows allah unaxristo all of the best comedy
Kkkkkkkkkkkkkkk
Waxa ka qoloban ma arag markay soo baxaday ban dawaday universal tv 2010 iyo 2011 Allah u naxaristo
abooto kutubeey caadi mahan...😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Siham XSN asc
XXX
Ilahay ha u naxariisto sadaxdooda way dhinteen
illaahow u naxariiso maxaay dad ka qosliyeen
Allaha unaxariisto
Amiin
allaha u naxaristo sheekada maba ka daaalo ,😁😀😁😀😁😁😀😁😁😁😁😁😁😁
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Marzhaale fany wlhi allaha awooda leh ha idiin naxariizro
Alaha unaxarsto waxbadan ayee namadadaliyeen
Alaha haunaxariisto dhamaantood
Xilli adag o dadka reer Mogadishu ay dagaalo la daala dhacayeeb ayaa naso madadaaliseen Allaha idin naxariisto qabriga allaha idin nuuriyo
Geey xajka haku dhimatee hhhhhh
I dhafi ay ka ahed ycni
Adna hadad doontid kula dhimo ayuu uraacshy
Allah Yarham
Mohamed Shiniyow siyaad. Diriya. Diriya
Alle ha u naxariisto dhamaantooda
Walhi waa iga qosoliyene aun dhamantood
Allow idhin naxaris
Alle ha unaxariisto dhamaan maanta dhulka ayay kahooseeyaane.
3 maxoon alla ha u naxariisto
Allow idin Naxriiso daad aan jecely aye ahayen really marna aan ka daali jiirin fiirsigoda allah yaa rahmaa daad xsuus igu Leeh 😥😥😰😰😥
ALLAH una xariisto
Allah unaxaristo dhamanota
Amiin allah unaxaristo amiin
Aaamiiiin
Hhhhhhhhhhhhhh mini abooto kutubey guri lagu dhisaa keen hee ilkacase
😀😀
Alaha yaa raxma
our childhood comedians.
Ilaahow idin nacariista
Amran nakataaa ayaa ka noool intaan allaha unaxariisto inta kale wlhi
ani iyo filiyon ma na isku kaya xariirsan 😁 hada inan dhahan rabay
❤️👌💋💄😁😅😜😂😊😱🇸🇴😋😍🤣😀🙄😉😘🤗😭🐓🤔😏😢
Anisa yarey waye hada waxa jilayo awooto kutubey
Allh nuxariisro
Allh unaxriisto
M.a
2021 yafirsoyo
Yaadawanaayo 2021
Aniga ayaaba dawanaayo 18 /10/2020 malin axad ah
Alle haw naxariisto dhamaan
2024 ayan firsanoya
Qosol badanaa allow uwada naxariiso
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Maxawaye Lugtan miiniaariyada ah
Allaha unaxaristo dhamantod
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Nin caloolweyn sosocdo 😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhh markeey walacday kulahaa alloow idiin naxariisto
2022 aan fiirsaday
Marka ay walacday buuq kentay miya 😂😂 wayo wayo Allha u naxariisto dhamantood
Qosol😂😂😂 waxan fiirsanayaa 29/7/2023
War anaa kumid ah 😂😂😂😂
Masha allah
Marshaale
😮😮😮😮😮
Illahy dhamntood ha unaxaristo
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Illahow idin naxarisa
Cajaa.ib kulahaa
Ruwayadaan Qosal Igu Dishay
Keen hasababsate 😂😂😂😂
Adaa qaboobi doono kulahaaa hhhhhhhh
walahay waa sheeko cajiiba
kkkķkkk
Ilh ha unaxristo wa loo darsady wlhi bdalkodana mahyno
Aamiin aamiin aamiin ❤️❤️❤️
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Aniganeh 2024 ayn firsanya
sheeko mcn wlhi
foos moha isku filan asc
Dhalo si fiican lo shiiday ba mushaari boorash loogu daray😡 dhalada kal iyo mooye ku tun bakeeri cadaan ah markaas lama fahmayo ugu dar.
hhhhhhhh way xiiran tahy bulkuyeer lama gayn karo kulahaa
Abooto kutubay xubin walba cilade ka leedahay
Allaha unaxariisto p
Allaha u wada naxariisto
Aamiin aamiin aamiin ❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Aamiin amiin
kkkkkkkkkkkkkkkkkk alaha u naxariisto
الله يرحمكم
اميين
Hhhhhhhhhhhhh alla beerka qosol
Allaha unaxaristo kuligod wa dhinten
Ubah Rashid odi cabdule ma dimanin wali 🧐😌
Naaneey Nana kii nool xata naxarista allow ubahan yahy sow mhn
Leylohooy
Mooska maxay ka micna tahay😅😅😅😅
At 11 minutes ma xabad baa dhacaysa mise anaa mooday.
alaha unaxariisto
Kkkkkk
Okay aye kugu tahay
Waa shku mackan
Alle janada hawada kulmiyo 3Lajin beey ahayen
Aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽