Senator Muuse Suudi Yalaxow "Aniga Qoyska aan ka dhashay meel ayey ku Dirireen"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Senator Muuse Suudi Yalaxow "Aniga Qoyska aan ka dhashay meel ayey ku Dirireen,waxaa u tagay Dadkii reerkeyga ugu waa weynaa waxaa u tagay Sheekh Shariif,laakiin Dagaalka waa uu sii batay"

КОМЕНТАРІ • 58

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 місяці тому +2

    Al xaaji muuse suudi ilaahay haku xafido libaax dadka qaar markay maqlaan ay ka cara raan baad aheyd guuleyso

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 місяці тому +3

    Ilaahow ku dhowro Adeer muuse suudi yalaxow ❤❤❤❤❤❤❤Alaha ku xafido cafimaad iyo cimridheer Alaha ku siiyo Allahuma amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅✅

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 2 місяці тому +5

    Muuso adigu makaa farmaajo oo ladoortey aad talada kuqabsateen adiga iyo reerkaaga o xasan ugu horeeyo miyaadan xasuusan maxaad ku diideysaa in intaad suubin jirteen la suubiyo

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 місяці тому +1

    Allow ku xafid alxaaji muuse suudi yaloxow allow ku dhowro allow cafimaad buuxo kusii Allahuma amiin allow cimridheer cafimaad kusii ❤❤❤❤❤Allahuma amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому +1

    Muse ilaah ka sukow waxuu difaacay isbaheeysigii mudulood lugu weeraray.waa aabaha mudulood oo nool ilaah caafimaad waaro allaha siiyo nin asoo kalaana mudulood allaha siiyo si aay cadawgeen u jabaan vivo alhaji muuse suudi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +7

    Dadkiiba waa katageen ayaa fhegeysanaayo odogaan lac lacag uu iska cibaadeysto yaahuu😢😢

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Naa mxaa ku geliyay rag dhaxdoda 🤫

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому

      @@MohamedAli-ew7sy waxaa igeliyeey dhibaatada ay shacabka soomaaliyeed ugeysteen raga maahan ragana wadankoodu saas uma ekaado waa niman waal waalan oo daroogo dilootay oo kuwa laclacaa u taliyaaan ee aamus adiga maxaa kaagalay ma dadka waalwaalan ayaa difaacdaa oo waxaad kamidtahay qaaqlayaasha mashaqeystayaasha wadankii iibsaday madhergayaash umulo dooxatada dal iyo dadba iibsaday

    • @siradm
      @siradm 2 місяці тому +1

      Maxaad ku maagtay? Hadalkiisu waa run, maxaa ka been ah? Maxaad ka urissay?qobadaas qof ka hadlaaya wali ma arag marka Ka xishoonayaan

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 2 місяці тому +1

      Qaniis yahow ka dhamow boqorka dhunko waaa boqorkii ku taliy jiray😂😂

    • @siradm
      @siradm 2 місяці тому

      @@iskufilan1223 ceeeb

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому +4

    Qab qablahan muxuu wali banaanka u joogaa. Sow ma ahayn in la maxkamadeeyo oo geedka la geeyo. Dawloy xaal qaado!!!!

  • @abdirahimibrahim2476
    @abdirahimibrahim2476 2 місяці тому +1

    Odaygan dhamadka ya ummada kahor leexiyo

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 2 місяці тому

    Muuse. Waa daacad. Rag. Ah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому +2

    Muxuu yiri
    Dadka la lama tashto waa in xoog lagu maquuniy
    2024 ayaan dhexda ooga jirna kaligiis talis iyo Dagaal ooge. (We are in between Dictotor and Warlord may Allah protact Soomaali people)

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 місяці тому

      Lakiin runta waa dowlad tuugtuug kuma shaqeeyso Somalina il cabsato mooyee il xishootaa ma laha

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Adiga shacab aa tahaye ee shaqeeso waxaan lagu ma darsanin

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      ​@@Cadar49 hadaba maxaa siyaad Barre dowladiisi lodumiyey!?

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 2 місяці тому

    Muuse. Mooryaan ow. Ahaay waana dhab. Laakiin. Muuse waa. Geese. Runta ka. Hadla

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 місяці тому

    Odaga maxuu leeyahay, Puntland ciidan haloo diro oo hala soo xiro iyo cid kasta oo dawladda ka hortimaada, waa runtaa adeer laakiin dawladda xagee ka jirtaa aawayse tabarta ay wax ku khasbi karto.. war odayga riyo badan ayaa haysa ee halaga fooxiyo..

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 місяці тому +2

    90 jira moryanka hawiya futoo madow 😂😂

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Tell me you are Xarood without you saying it😂

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      @@solokilimber3818 maxaa ka sameey kartaa hee🤣

    • @moelmi
      @moelmi 2 місяці тому +1

      Xaarood iyo futo Waa walaalo kkkk😅

  • @mohamedabdi5922
    @mohamedabdi5922 2 місяці тому

    Hadey dowlad wax xukumi karto ama police wax xiri karo adaa ah qofka ugu horeeya ee cadaabta qabriga kahor aduunka cadaab lagu dhadhansiinaayo.

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 місяці тому +1

    100 JIR MOORIYAAN AH MISNA QABIILESTE AH WAAYR DUQAAN XAFAAYADA SITA EE XANUUNSAM...SHALAY FARMAAJO WAA MAREEXAN IYO REER HUBEEYSAN OO SBAARO QARANKA UDIGTAY BUU KAABA MOORIYAAN UAHAW ASAGA IYO MUNAAFUQ XASSAN SHIIIQ

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Mr Darood tuladaad joog meeshan shacab aa ka tahaye

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 місяці тому

    Haku daayo wareerka dowladnimoda ha shaqeeyso warkoo kooban Muse Suudi Yalaxow

  • @maryan953
    @maryan953 2 місяці тому +1

    Asc dadka ninki nin dil ah la dilo oo xabsiyo ah lo dhiso odayasha ah ka dhex baxan

  • @calimohamedcali
    @calimohamedcali 2 місяці тому +3

    Ilaahey ka cabso waa daciiftaye qabiil waxba kuu tarimaayo

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 2 місяці тому +2

    Al saaqid moryan Muuse sudi yalaxow xerada cidamada bada mariino ama mirinaayo yuu ka dhaxley ma la bixiyo Al caag muuse suudi
    max,ed villada kaso bax fillada muse sudi mooryan haka boxo marinaayo

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Maxaa ka qabo kartaad yaa daciif

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

      ​@@MohamedAli-ew7syxoog aya loga saraya miniranyo wa dhul dowladed.ya dameer

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      @@deqawarsame-ml7fm 😂tuldada fadhi eebow xuug nin gurgisa lugu masaree

  • @fadumoxussencabdi1760
    @fadumoxussencabdi1760 2 місяці тому +1

    AdeerIskaSeexo waa dhiman rabtaa

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Naa gurigaga ka atkaow raga xaninyhoda ka fuq 🤫

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      ​@@MohamedAli-ew7sy mxaa xiniya ah intii uu laayey ama amarkiisa lagu laayey inu cafis kadalbadaa sugynay ileen waxan waa aduunyee.

  • @Abdikadirsaid-q5l
    @Abdikadirsaid-q5l 2 місяці тому +1

    Adiga muse yalaxow muslim ma matahay? Mise shaqadaada ma aha aakhiro:

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      ID Muslimnimo adiga miyaa bixisid walal 🤔

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 2 місяці тому +1

    Odagan doqonkah inta uu u yahay masul baakudhbqbto Abgal Muse sudi waxdhama malahan

    • @MohamedAli-ew7sy
      @MohamedAli-ew7sy 2 місяці тому

      Ninkaan waa dulad sucuto maxaa ka qab kartaa😂

  • @somaliwaahal3536
    @somaliwaahal3536 2 місяці тому

    Odayaasha meesha hala dhaliyo dhalinyaroy intay halkaa inaga dalinayan sidan ubaan udaycanan dona

  • @Thesonof-sf3rr
    @Thesonof-sf3rr 2 місяці тому

    Balo Ku dagtay mooryankan umada soo layey baa xil nucana haaya markase la lagu leeyahy somalia ma xay utoosi la dahy

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 2 місяці тому

    Geesi runta sheega. Guul Xaali Muuse Suudi

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 місяці тому

    Cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo Cadawgana allHa hanaga qabto Qumamayada Afkoda & ishooda Badda

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    Miniranyo wa dhuldowladed wana lagaso.saraya

  • @ururdabay5147
    @ururdabay5147 2 місяці тому

    Maxamedow soobax
    Soobixi maaah
    Maxaaa maloo darsaday

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 2 місяці тому

    Oday muse iyo Biden yaa weyn

    • @moelmi
      @moelmi 2 місяці тому

      Kkkk I think kan Waa ka weenyahay Biden

  • @AbdiraxiinWadajir
    @AbdiraxiinWadajir 2 місяці тому

    ❤libaax xaji muuse suudi yalaxow

  • @yamays
    @yamays 2 місяці тому

    0×0=0

  • @noordinmohamedabdullahi9100
    @noordinmohamedabdullahi9100 2 місяці тому +1

    Dameer