bashir jarrar jano Sxb waN fahmy adi maskaxda kashaqaysii hadaan dhahno waxaan nahy ogaadeen hadee waxay u eegtahy qabyaalad ani waxaa ila quman afka Haddalagu hadlayo innaa LA iska dhaafo adigoo khalad ii amfahmaynin oo aan dhahno soomali galbeed
Mohamed yare gargaar ok lkn ma aha in laleeyahay dhulka ogadeenbaa leh ee adigoo iskaraaxesanaya ayaa lagu xorenaya dhulka markaas magacadoonto ubixi raaliy ayaanu kanahay lkn ogoow in maal iyo nafba loo bixiyay sidii dadweeynaha kunool ay uxoroobilahayen
A Hassen hadii ay sidaasi jirto maxaa ogaadenia loo dhahayaa kililka 5 .mida kale somalj kale kuma jirto waa reerka ogadeen la dhaho oo kaliya .sidaas darteed waa urur reer iyo deegaankooda matala
Amin INSHAALLAH ogadenay ha xirowdo
Insha allah somali galbeed way xoroobi onlf guuleysta
illahayoow nooxoree wadanka nagana dulqaad gumaysigan madaw
Mansha alllllh adeer noloow💚💙❤
Masha allah calnkeena allow aan ku waayin oo xornimo iyo guul iyo hormar sii amen
- Dhiiranoow Halyeeyoow
- Isma Dhaamayaashii
- Dhuuniga ku Dhaafsaday
- Kaa Dhigay Axmaariga
- Dhayal Kuma Ilawnee
- Sida Dhagaxa Dahabka ah
- Anagoo Dhab Kuu Jecel
- Dhulka intaan ku Noolnahay
- Kugu Dhaadan Doonee.
Greeting From Hargeisa Mujaahid. Guulayso.
mashalah ALOW idin dhowr
Dadkeyga
Guul ogadenia
Illaahaw itus ogaadeenyoo xor ah
Dhool Cumar amin inshaallah
Guul soomaaliya waakan geesigii soomaaliyeed alxdl
Guul.iyo.gobanimo.dhalinyarada.
Ogadenya.hambalyo❤💟❤
Ilaahoow soomaaliyoo iswada jecel oo isku Mowqif ah oo qabiil iyo calooshiis ushaqayste iyo shisheeye kaxoroowdo ilaahoow natus intaan noolnahay
Ilaahoow amiin awliyaaa ducaysay
Ogaaden hadhacdo soomaali gakbeedd ha xoroowdo qabyaalad dooni mayno
Mohamed yare gargaar kkkkkkkk alle haa ina caafiyo dhulkeenana haa xaroobo
Mohamed yare gargaar Insha alaah wan xorobaynaa adiga iyo intakulamidka ah ee qabyalada wata ale hanagakin qabto
Ogaden Maxamadsuber baan ahay lkn majeçli magaca gumaysigu bixiyay ee Ogaden waxan jeclay s/galbeed
maanu islahayn mar labaad ayaa lagu xidhi oo dib laguu soo dayn waayi
Hadaan nahay dadaka somalinimada jecel wn kuseexana kuna sootoosnaa inaan geed gaaban iyo geed dheerba ukurno madaxbanaanida ogadenia haday af noqo iyo hday adin.noqotoba waxaana.aaminsanahay inay tahay waajib nasaaran lkn qofna.aana.amaan iyo abaal.kaga rabin
Waa run nool guul iyo gabanima
Ogaadeen waad sheega naysaan ogaaden lkn lagama yaabo inaad heshaan dalkaas
Lkn haddaad dhahdaan gobalka soomali galbeed waa sax
Mohamed yare gargaar kkkkkk awoood aad ugudiiido soo yeelo kadib ka hadal
Hhhhhhhhhhh bashiro Sxb aniga waxaan kadaagalaya oo Kali ah magaca ogaaden Kali ah sodaa darteed waxaan rabaa Ina ladhaho gobalka soomali galbeed
Mohamed yare gargaar wan gartay lkn soomali galneed waxba wey ku socon wayeen sababtoo ah ethiopia waxay tiri somaligalbeed waata dhexdagan soomaliya sidaas ayaana looqatay ogaden ooa magaca khariirada aduunka ku qoran loona yaqano ee dankale .ma jirto
bashir jarrar jano Sxb waN fahmy adi maskaxda kashaqaysii hadaan dhahno waxaan nahy ogaadeen hadee waxay u eegtahy qabyaalad ani waxaa ila quman afka Haddalagu hadlayo innaa LA iska dhaafo adigoo khalad ii amfahmaynin oo aan dhahno soomali galbeed
Mohamed yare gargaar ok lkn ma aha in laleeyahay dhulka ogadeenbaa leh ee adigoo iskaraaxesanaya ayaa lagu xorenaya dhulka markaas magacadoonto ubixi raaliy ayaanu kanahay lkn ogoow in maal iyo nafba loo bixiyay sidii dadweeynaha kunool ay uxoroobilahayen
xagay iska qabanaysaa ogaadenia .iyo umada somaliyeed iska qabanaysaa .waa su.aale anigu waan fahmi waayeay
cabdiraxmaan saleebaan ONLF waa urur qabiil maaha ka kooban Soomaalida galbeed ! Una soo huray Naf iyo maalba.
A Hassen hadii ay sidaasi jirto maxaa ogaadenia loo dhahayaa kililka 5 .mida kale somalj kale kuma jirto waa reerka ogadeen la dhaho oo kaliya .sidaas darteed waa urur reer iyo deegaankooda matala
cabdiraxmaan saleebaan WIXI MANGAB. BAAN. OGEYAN. MESHA. AY. ISKAQABAN. KARAN SABATA OGAADENIYA. WAMAGACA. DHULAKA MAQAN MA. A. HA QABIIL WA. MAGACA. KELIYA. EE. LAGU BADIGOBI. KARO. SASA. OGOW. WA. DHULKAKA. WADHUL. KEYGA. WA. DHUKENI
Ninka qalbi dhagax marka uu khadbada dhameeyo makarafoonka ka qabanaya soo crixmaan maaha.
Meeshan waa xagee uu qalbi dhagax ka hadlayo.
Qalbinuuroow Qaalibaad Tahay