Subxanallaah meeqa mar uu qasaarey,Mar wa diintuu ka baxay,Mar na wuxu diley Dad an waxba ka galabsanin Caruur,Waayeel,Noocwalba Dad shacab ah uu diley.Ilaahayow ha qasaarinin oo ha na dhuminin Diintena nagu sug.
Dad màxaa ka sheegee isagaa isdila ama ilmihiisa ama waalidkiis Kama dhig na macnuhu gaaladu waxma layso kii xabsiga asuriya kumaankumka qofku dilay ku ciqabay qaarkod iyago nool libaax siiyayba gaal sowma aha CILMAANI
WCS SHIIQ ALLAAH MAHADI WEYE MAR HADU NAGA QABTAY GAALKAAS ALLAAH KU CASIYAY HANA LACIQABO KUWA KU DHUMANAYA GALNIMADA IYAGO NACEBEYAY ISLAAMKU KOR ISLAAMKU KOR KOR INSHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤
Ninkan is duleeyay diintiisi ka baxay asago an caruur aheyn waxey u egtahay dadki uu daweyn jiray inuu la mid noqday oo ciqaab ilaahey ay tahay wallahu aclam
Xasuuqa Gaza iyo siiriya Bangladesh hindiya Rohingaha 1Milyan ka badan gaalaada iyo munaafaqiinta kama damqadaan in dad waxba galaysan gaari lajiirsiya waa qalad diinta islamka ma qabta gaalaada dhiiga islam baneeystay Ninkaan Alxamdulillah hadii uu muslim aheen diin diinta ka baxay oo aflagaadeeya meel xun baa u dambeeysa Allaha ka shifay xukun adag haku ridaan
Carab dil mooyee car wax fcn halaka maqlo subxanallaah war wuxu maxay ahaayeen Galadaas cadcad iyagaaba dadkii magan galyo siiyaye ma In la laayo loogu badalay Car carab ka dhaqalo badan ha siiyaan 1 qof muslima magan galyo 😮 Subxanallaah meel kaste balaya ka socota 😮
Diinta islamku waaa nabad galyo Waa in ay aqbalaan Dadka aan islamka ahayn Kuwa dadka laayo oo muslimta dhameeya Waxay sheegtaan Muslim waana beentooot
Ilaa bishii August uu hadidaayay dawlada Jarmal ka qori sawirkiisana wuu soo saartay profile kiisa wuxuu dhahay dadka diinta ka baxay dawlada Jarmalka haday dagaal ku tahay waan gowracaayaa diyaar aan u ahay in la idilo ama la ixiro anigoo proud ah diinta islaam kana wuu aflagaadeeyay lkn Jarmalka waxba mayna ka qaban hadidaadiisa
Subxanallaah meeqa mar uu qasaarey,Mar wa diintuu ka baxay,Mar na wuxu diley Dad an waxba ka galabsanin Caruur,Waayeel,Noocwalba Dad shacab ah uu diley.Ilaahayow ha qasaarinin oo ha na dhuminin Diintena nagu sug.
Diinta haduu ka baxo ma dadku dilaa? Subxaanalaah
Dad màxaa ka sheegee isagaa isdila ama ilmihiisa ama waalidkiis
Kama dhig na macnuhu gaaladu waxma layso kii xabsiga asuriya kumaankumka qofku dilay ku ciqabay qaarkod iyago nool libaax siiyayba gaal sowma aha CILMAANI
WCS SHIIQ ALLAAH MAHADI WEYE MAR HADU NAGA QABTAY GAALKAAS ALLAAH KU CASIYAY HANA LACIQABO KUWA KU DHUMANAYA GALNIMADA IYAGO NACEBEYAY ISLAAMKU KOR ISLAAMKU KOR KOR INSHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤
أللهم يامقلب ألقلوب ثبت قلوبنا علي دينك
Ninka Allaah subaxanhu watacala dafiray waxa kale ma hayaan wuxu ku nool yahay nolol cidhiidhiya siduu Rabbi sheegay
وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَعْمَىٰ
Subxanalah Alle ha duleyo kas dinta ka baxey Allow qatumada qer ino gu qatimo Alxamdulilah
kuwa diinta islamka ka baxay ee aflagaadeya carada Allaha ku dhacay gaalaada yeey aamin ay soo dhaweyn Allaha ku dira
Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji waa duni aqiru saman 😢😢😢😢😢😢😢
Subxaana Allah Subxaana Allah
IllAah kashifay
🥺 🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
وعليكم مسلام الله ورحمة الله وبركاته
Musiibo,gaal xag jir ah.
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Cuqubo Ayaa kudhacday tan kale gaal gaal dilay waxba nagama galin diinta islaamku maqabto in ladilo Muslim iyo gaalo intababa ilaaheey shartooda hanaga qabto
Waxbo nagama galin maxa ladhaha sooma ogid dad Islam oo soo galoti inay mesha kunolyihin qaasatan Somali qaxooti ah, uducee dadka an waxba galabsan inay kanabad galan oo anan lasoo tarxiirin.
Waaba nin madow😮
No fasira dee meela kale gedisan baa laga dhagesataa ustaad dad Dhana Engshe ma yaqanaan
Asc sheekh mustafe subax wanaagsan
Ninkan is duleeyay diintiisi ka baxay asago an caruur aheyn waxey u egtahay dadki uu daweyn jiray inuu la mid noqday oo ciqaab ilaahey ay tahay wallahu aclam
Xasuuqa Gaza iyo siiriya Bangladesh hindiya Rohingaha 1Milyan ka badan gaalaada iyo munaafaqiinta kama damqadaan in dad waxba galaysan gaari lajiirsiya waa qalad diinta islamka ma qabta gaalaada dhiiga islam baneeystay
Ninkaan Alxamdulillah hadii uu muslim aheen diin diinta ka baxay oo aflagaadeeya meel xun baa u dambeeysa Allaha ka shifay xukun adag haku ridaan
50 jir waaba nin weyn p
Oo. Ciyaal suuq gaal isu bedelay
Nasiib aan la dhaheen waa muslim xagaaga jir ah
Bisinka
Iska dhaaf waxan ee khudbadii ordukhaan madhagay satay iyo khaa’in nimad uu samaya
What goes around comes around
Asc--Wwb
Akhii
Asc,she,mustafa,dhacdadani,waxy,fursad,utahay,dad,Islamabad,oojooga,dibada
Hadii cid argagixiso tahay yuhuud ayaa ah lugumana shegayo cidii muslim ah ayay argagixisadu qabataa waxana u sabab ah ducufnimada dawladaha islaamka
ninkani diinta islamka marku kabaxay sacudiga hanola so celshey dhahen lkn germany diday xalayna abalkodo ka warabiye ma asala qeer laga sugaye kufar waye ilen diinti macaned oo ku dhashay ku weynaday ayu kabaxay. acudubillah ilahayow nagu dil diinta rabiyow imankena xooji oo qawi nogu dhig yarabi
Alxudulaah inuusan muslin ahayna😮
Waa in dib loo baaro dadkii macamiisha u ahaa oo dawooyinka uu qorijiray madama uu yahay nin maskaxda looga jiro weyba iska cadahay
Kii diinta kabaxa sidsy ugu farxayeen oo balaayo uga dhigayeeen wakaas sababay In uuw dad iska shopping garaysanayo gaari marsiiyey
Gacantiisa ayuul isku halaage
Wcs
Carab dil mooyee car wax fcn halaka maqlo subxanallaah war wuxu maxay ahaayeen
Galadaas cadcad iyagaaba dadkii magan galyo siiyaye ma In la laayo loogu badalay
Car carab ka dhaqalo badan ha siiyaan 1 qof muslima magan galyo 😮
Subxanallaah meel kaste balaya ka socota 😮
Kan ad wareysaneysid kii dadka gaariga kulayay ayuba u egyahay.
Diinta islamku waaa nabad galyo Waa in ay aqbalaan Dadka aan islamka ahayn Kuwa dadka laayo oo muslimta dhameeya Waxay sheegtaan Muslim waana beentooot
2 qof miyaa ama 11 qof soo hubi
Haduu diinta u ka baxay maxuu magacii wali u wata magaca muslin shaydanka mid kale maxuu dadka galad u dilay marka yab
This doesn’t make sense. Haduu diinta ka baxay maxuu galada u weraray oo usan M@sliminta waxba u gaysan ?
Waa muslim xag jir ah
Ilaa bishii August uu hadidaayay dawlada Jarmal ka qori sawirkiisana wuu soo saartay profile kiisa wuxuu dhahay dadka diinta ka baxay dawlada Jarmalka haday dagaal ku tahay waan gowracaayaa diyaar aan u ahay in la idilo ama la ixiro anigoo proud ah diinta islaam kana wuu aflagaadeeyay lkn Jarmalka waxba mayna ka qaban hadidaadiisa
Balayo kugu dhacdey dheh cuqubadi diintena macan uu kagaley ayaa kaso baxdey dad masakiin aan waxba galabsan oo iska ciidayey ayu nafta dhaafiyey alle ku cadab dheh wax xun oo dhan ayuu ku tilmamey islamka lakiin manta asagey heysata dad aan wax galabsan oo iska farax san ayuu babi’iyey alle ku babi’i dheh sheydanka.
diintuu la dagalami markaa ma isla ayagii buu ku sakhraamay
Wixoi xunba xaawaa leh miyay noqdeen muslimintu faaiido maleh gaalo iyo caankood
Wcs
Wcs