08- Selection - اختيار

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • FAAH-FAAHINTA KOORASKA WINDOWS11
    Barashada Windows11 oo Af-soomaali ah
    koorsadaan waxaa loogu talagalay akhyaarta aanu u bilownayn isticmaalka computer-ka Ama Windows-ka, iyo Asxaabta aan jaanis u haynin in ay fasal fariistaan waqtigooda oo cariiri ah awgiis.
    FAAH-FAAHINTA KOORSADA DAABACAADDA
    Koorasada Ah : Barashada Daabacaadda Iyo Xirfadaha La Xiriira, Waxay U Qeybasan Tahay Ilaa Sadex Qeybood Oo Kala Ah:-
    1- Qeybta Koowaad Waa : In Lagu Baro Software-Ka Loo Adeegsado Daabacaadda Si Ay Kuugu Sahlanaato In Aad Fuliso Dalabaadka Kaaga Imaanaya Macaamiisha Aad U Shaqeyn Doontid.
    2- Qeybta Labaad Waa : In Lagu Baro Aaladaha Lagama Maarmaanka Ah Si Aad Wax U Daabacdid, Sida Noocyada Warqadaha, Garaamyadooda, Cabirrada Loo Adeegsado, Printer-ada, noocyadooda, qaddooda, iskaanka, Iyo Wixi Lamid Ah.
    3- Qeybta Sadexaad Waa : In Lagu Baro Daabacaadda Ayadoo Ficil Ah Oo Hortaada Lagu Sameynayo Si Maqal Iyo Muuqaal Ah, Waliba Ayadoo Laguu Sheegi Doono Cilladaha Kuugu Imaanayo Iyo Sida Loo Maareeyo.

КОМЕНТАРІ •