Asalamu calaykum,walaal Faduma Muna . Qisas ka mihiimku waa in uun la fahmo laguna cimra qato. Walaale kuwa gagaban ayaan kolba anigu jeclahay. Khayr badan Rabi haku siiyo amiin. Qisas ka Saliga Nabigana SCW. Maansha Allah ad soo gudbiso. Waa nimcad.
Way Fiicnaan lahayd in Dadka is - Duliyey inay is Cafiyaan ! Bal - Soomali Kawarama ? ilaa ‘aamanuun bay is dulminayeen! 1991 ha u Daraatee! Hadaad Dambi ibnu admi ka galaysid waxa Fiican Qof Aad Taqaan inaad ka - Gasho? Laakiin hadaad Dad badan Ka gasho Xagee ‘udoonin!!
Asalamu calaykum,walaal Faduma Muna . Qisas ka mihiimku waa in uun la fahmo laguna cimra qato. Walaale kuwa gagaban ayaan kolba anigu jeclahay. Khayr badan Rabi haku siiyo amiin. Qisas ka Saliga Nabigana SCW. Maansha Allah ad soo gudbiso. Waa nimcad.
Muhiimadu waa intaa soo gudbisay nagu filan intaa qisadu tahay ah mutakafi mahadsanid faatima muuna muhiim nooma aha apsulity
Masha allah xabiibti qisaskan aad bey uxisa badan yihin ee inosobadi inshalah wllo
جزاك الله خيرا الجزاء وبارك الله فيك 🙏
Shukran Fatma abayo allaha Ku barakeyo adiga iyo familkaga
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisaska aduunka ugu jeclahay😊
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi
Habo faadumoy noo soo badi Qisooyinka cab cabsida ah😂😢
Qiso dulmi ku saab san ayaan haya fadumo muna
Wankasugeynaa walal
Scw❤
Waa qof ilaahey jecelyaha
❤❤❤masha Allah
Thanks fatima
Subxanalaah
Assalaama calaykum.
Wall waxa.
Cibrada waxa ka mid ah qofkii la dulmiyey ee madluubka ahaa wuxuu kudan beeyey iyo qofkii daalimka ahaa halkuu kudanbeeyey .
Runti sheikha gurigi lasiyay iyo masjidki loxilsaray ayay kabarakicisay kadibna sidas ayay ugashay ninki nagaha badan gursaday waxa lugu yiri noga warran adiga aya xasas badan gursataye maxay kukala duwnayen wuxuyiriba layiri abaal darro iyo adeg daday waykasinayen lkn intakale way kukala duwanayen
Aniga lafteyda wajecla inan ogado sheikhi inu gurigi kulabtay iyo inkale manin dhaw aya liga shekeyay arin nocan camal ah gabadhba taksi raacday ninki takgsiga waday iyo ninkale aya telefon kuwada hadlayay waxay kahadlayen naag ninkeda waxabadan uqabtay jamacad kasobixiyay masters BHD waxwalba kulasodadalay waxay noqoray qof aad usareya wiig walba siminarra waweyn kaqeyb gala wadamada dibidaha aado marki dambe waxay kutiri ninkedi kuso dacabelay isku mastabad manihine cagta sar wadada waxay lahayen niminkas naag abaal maleh dadkas wa gaalo muslimin maahan wa kenyan marka
Way Fiicnaan lahayd in Dadka is -
Duliyey inay is Cafiyaan ! Bal -
Soomali Kawarama ? ilaa ‘aamanuun bay is dulminayeen!
1991 ha u Daraatee! Hadaad Dambi ibnu admi ka galaysid waxa
Fiican Qof Aad Taqaan inaad ka -
Gasho? Laakiin hadaad Dad badan
Ka gasho Xagee ‘udoonin!!