Sadankan waa sanadkii family jamal ama C.wali,waxey qaadeysaa hees mcn asagana wuu dawanayaa,waxaa ku jirtiin waqti qurux badan Allaha idin xafido wan jeclahay waana idin tageraa❤️🙏
Manshaaallaah xaawo dagan waxay leedahay dhaqan iyo aqlaaq fiican ninkeda daawanayo faraxada allaha u siyaadiyo fantka wax ka kheyr badan allaha ugu badalo.
Heesta balaha ayey ka riftay qoftaan heeskaan waxa laheyd AHU saado cali Warsame lkn waxa si fcn u qaaday oo barteeda dhigtay AHU Muno xidigta alle ha u Naxariisto sida ay u qaaday naag fanaanad ah oo u keeni kartaa ma jirto
Sadankan waa sanadkii family jamal ama C.wali,waxey qaadeysaa hees mcn asagana wuu dawanayaa,waxaa ku jirtiin waqti qurux badan Allaha idin xafido wan jeclahay waana idin tageraa❤️🙏
Saado cali warsame heeesteedii alle ha unaxariisto 😥😥
Masha allah. Hawo dagan iyo xaajigada Waa dad aad u aqlaaq badan
xaaji aa oo qofta isgaad gaad ayaan ku hayee mala qabaaa
This is deep OMG amazing vocal
HABLAHAYGU QURAXA BADANAA HABLAHA WESTERN IYAGAA QURUX BADAN ALLIIW NOO DAA AMIIN YAA RABBI .M.TABAARIK
masha Allah heestan kama daalo dhagaysigeeda i love this girl voice 😍😘💚💜💙🌷💐🌹👍
Hawo Deggan sung this song deep from her heart. In the memories of Sado Ali, she really did it marvellously.
Xasuusti Sado cali warsame Allaha jannadi raxma ha geeyo wali quruxdeedi iyo jalaqsanaanteedi baa ii muuqata 😢
Manshaaallaah xaawo dagan waxay leedahay dhaqan iyo aqlaaq fiican ninkeda daawanayo faraxada allaha u siyaadiyo fantka wax ka kheyr badan allaha ugu badalo.
Mhdsnid ducadu way fcnthy ilhy ha u aqbalo
Cod qurux akhlaaq nasab kaamila xaawo dagan ❤️❤️❤️😘👌👌✅
Waa qolamaa xaawo dagan
@@Nina2019
Thank you
But only joking 😂🤣
@@abdullahimohamed7051 hg
Jamaal islaantisi❤❤
Waa gabadh dagan cod dagan inyar Moodaa in dagdag kujiro music ga iyo codkaba maeka loo eego heesta mar saado cali wrsame
rabi ha u naxaristo saado cali
Xaaski jamal mnchallah ❤🥰
Jamaal miyaa qaba
Haaa jamal qaba
Heesaha masha allah lama yidha somaliyey
Maanta waan soo dhakhsadaye hayaay 🧐🧐🧐🤨
Abayo qurux Allahi wukusiyey balse heesta xakadaf
Waa wax dhaco oo xaqiiqo ah dagan thank you sister
Heestan armeey aniga iyo sxbteey kahadleey isleeyahay, we need afgrad
Actor jamaal xaaskiisii weeyi
Quruh badhanta. Mashallah
please more of xaawo
waaw msh allah 🙏 ♥
Wah wah wan mirqamey🤏🤏🤏👏👏👏
Nice Song very talent group
Waw Yaa salam
Xaliima Degan.. ayaa ugu cod macaan.
Xaawo dagan horay usoco
Wll
Masha Allah waad dhaweysey
Wllo flim habooon Qabya 20
Asatan San maxa waye away musalsalka haboon 😢😢😢
Heestan maalintii iigu horaysay waxaan ka dhagaystay gaadhi aan saara waxaan kusocday tuulo layiraahdo alafuuto ookutala shabeelada hoose sanadku waa 1989 gaadhiga waxa lahaa fidinta beeraha waayowaayo xusus inta kale idinku kudarsada hhhh
Ax yaa xabiibtii Xaawo ❤
first view
Miyaan kugu amaanaa markaa hhhh
@@mmjqalbi8429 mxd qabn hda
Xaaskii jamaal☺so cute❤
Saado cali... alah raxma.
Keep going huuno, 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍
“I lOve YoU” maxaad uga tagtay xaawa. In memory of Saado Cali runtii codkeedii maad dhawayn laakiin waad na xasuusisay.
Wooow cadi maha guitaristiga gaar ahan
Gabar akhalaq io cod intaba Allah u kulansiyay marwa hawa degan
Wow this girl is so beautiful. Mashallah
Wwwww Masha Allah 🥰🥰🥰
Wow💙🤞
Xaawa Degan heestan halkeeda ayay dhigtay.
Qaar badan oo iska baqaaq leeya way dhaanta.
Xaawa Degen waxan kaa soo salamaayaa Hargaysa hadh-wanaag.
Part 20 aawe jimco wala dhafe🦋🦋
Our Queen Alwys waxa tahay boqorad Qaran Hantida aan lenahay🥰🥰
Wr anagu heesa anan Rabin hanoso daynine away haboon maxa hely filmki😔😔
Eeeesh calaaaa heeees and cod dahabi ah runtii waan jeclahy heeestan qiimaheeda ayay wadataaa
♥️♥️ xawawo dagan
MashA Allah XAAWO DAGAn Xasuus AYAAD IGALISAY MAANTA
Waaw
so beautiful. just love you
Musigu ma fadhiyo too fast. The lady is amazing.
Aaawaay musaalsaal kii Haboon part 19
marwo👸🏼❤️
Mashallah
Gabar dagan mashalalh wlahy wan jeclahy gabar tan mashalalh
Dadka music kada tumaya maad xustaan wllayal
That’s really super cool unique voice
تجننننننننن
😊😊😊
Cod macaaaanaa. qurux badanaa.
Qurux
Alla ku jecliyaa astaan tv
Musalsalki awey
Heestu sarajoogay ka kufsatey wale codkeedu maxumo lkn heesta kumay soo bixin mida kale wixiba sawta lugta kuwalaaqdey oo kala hormarisay
Firsts
Heestaan xasuusey dib iigu celisay School keygii Al Abaadir 1999 2000 2001 jaceylkeygii koowaad
Axsan yaa macalimad
Heestan waa mid inaga tarjumeysa
JamaaL hapoon xaaskiisi😍
Haboon maxameesha ukeentay filim un ayuu lahilaye
LIKE
Astan musasalka haboon meday wax jiro ma tihin
Naagta jamal
Atoore Jamaal xaaskiisa
War haboob aawe cawada
walaal nagu soo biir: ua-cam.com/users/IsmacAxmed
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Heesta balaha ayey ka riftay qoftaan heeskaan waxa laheyd AHU saado cali Warsame lkn waxa si fcn u qaaday oo barteeda dhigtay AHU Muno xidigta alle ha u Naxariisto sida ay u qaaday naag fanaanad ah oo u keeni kartaa ma jirto
Hees cusub heersaree
tres belle chanson , mashaallah!
👍
Inantani Way heesi ogtahay
Xaliimo degan Qurexeeey.. Af garad uma baahnin.
Wwww jamaal away kaalintaada
LIVE
😓😓😓😓
Jamaal iyo islaantiisuba waa shaqo tag
Kahor inta uusan soo bixin Musasalka Habboon, Xaawo Deggan baa ka magac weyned Ninkeeda, oo waxaa la dhihi jiri; ninkaan waa ninkii Xaawo deggan, hadda iyadii baa la leeyahay waa naagtii Jamaal.kkk kk
Ceeb mahan 2 daba
Xaliima DEGAN..hadaad rabto in aad noqoto fanaanad caan ah, Hargaysa, Somalialand, tag idoorka u heeees.
Share
Musalasalkii aawaya yaqaya😂⚠️
- Xasuustii QIIMIGA badnayd Ee
- SAADO CALI WARSAME AHUN
- Erayada SAADO ALI WARSAME
- LAXANKA CABDIRISAAQ BAADIL
- KABANKA CABDIRISAAQ BAADIL
Waxan ma hesba maxa gabadhan quruxda badan waxan loogu dhiibey weh
hes marabne away filimkii habon san usugeynay wandale
WAXAAN KA WADEY HABLEHEENA BAA KA QURUX BADAN HABLAHA WESTERN JAW
Maad keenin waad ku dhacday gaar ahaan dhinaca masrixiyada.
M.n
M.a daganan
Kkkkkkkkkkkkkkkk kadaa ciyaarta heesta