Asc abayo, Sida a kafahmey hadalkaga waxa waye, Your meddling around work, sleep,, cooking and spending time with your family. Please don’t forget amidst it spending time with the QuranMajeed as it’s the month it was revealed, just a reminder! My Allah make us among those of whom he excepted their Siyam with Iman and Ihtisab. Amiin!!
Maasha Allaah sis Allaah kuu barakeeyo gacmahaada laakiin cuntada saliida lagu shiilo sida sambuuska bur saliidka caafimaadka uma fiicna adoo maanta dhan sooman In lagu af bilowdo lakin somalida dhan aa ka siman bil caafiyah
Salam khouti jite 9asdakom ana wahd lmera ghi kareya w 3andi 5 dyal lwelade w l3id 9arab welidati barryine kesiwa li bera y3awani alah yfrahkom fhyatokom inchalh w ynwarkom
Wllley ado wiilal la dhashay ha samayn wixi shine culay la samaynaysay oo aad tarenka wada racden ee isku dhaganeden na wllo ale ka cabso nin ka ajanabi ah ha taaban isna ha uogolan in ku taabto wiilalka waaba bini adan e ale ka cabsi usamee ina iska ilaalisid in gacnta ku salnto nin
Hadii lagu qabin xaafadiina la dag! Takale iska jooji waxan aad shiine la wadid waa kugu ceeb arimahan aad baraha bulshada ka wadaa waana dambi e ilaahay ka cabso
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
𝗌𝖼𝗐
Asc abayo, Sida a kafahmey hadalkaga waxa waye, Your meddling around work, sleep,, cooking and spending time with your family. Please don’t forget amidst it spending time with the QuranMajeed as it’s the month it was revealed, just a reminder! My Allah make us among those of whom he excepted their Siyam with Iman and Ihtisab. Amiin!!
❤️
So dhaweeya youtubarda cusub { nolosha rara }♥️
Inta murugsan Allah murugta hakaqaado amiin
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Rabiyow aamiin aamiin aamiin yaa cadiim🥰
Amiin amiin
Ameen yaa rabi
@@zeinabaden4261 channelka Abdala Vlog so boqo sxb
Ala maxa naag qiimo leh u nin Somali haysan wayey wa gabar gaari ah Masha allh
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw
𝗌𝖼𝗐
ماشاء الله تبارك الله بنت العربية الصومالية ملكة جمال ❤🇾🇪🇸🇴✌
هي عرب و امها صومال
@@qofcilmileh335 gabadhan miyaa Caraba somali waye
So dhaweeya youtubarda cusub { nolosha rara }♥️
@@shamisali4599 Aabahed carab ah Hooyadade somalia ah
@@shamisali4599 mey walal
Inta darentay in Shiine iyo manaal is guursadeen like
Mashaa Allah Ck Naag Ayaa kabaxsatay Runtii 🤣🤣😍
Yaa Ramadankan dawanayo Rabow kan kisi kale nawad nagugarsii
Inta dareentay inay is guursaden shine iyo manaal like
Ameen yaa Rabb ducada Allah ha aqbalo. Kulligeynaba Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
THE BEST MEN IN THE WORLD IS PRORHET MUHAMET. 💯🥺🙃
Ramadan mubarag mashallah muko so martiya austaria kula jooga inisburuug queen👸♥️
Asc abyo Ramadan Mubarak xbbti codsi waxan hooyo ahy UA-camr ilahey dartisa asxbta igu shargareey walshy adoo mahadsan waxba makaa dhibayo video walasha u shargareeyso thanks
Keep going wlshy 🙏❤️
Ramadan Mubarak ❤️
Shiime la, aantii ma shidna video wlleey ee meesha xbbi yaan laga waayin ❤️❤️
Maasha Allaah sis Allaah kuu barakeeyo gacmahaada laakiin cuntada saliida lagu shiilo sida sambuuska bur saliidka caafimaadka uma fiicna adoo maanta dhan sooman In lagu af bilowdo lakin somalida dhan aa ka siman bil caafiyah
Quen alweys quen👑❤🌍💫🌏👌👑
Manshaa'Allaah cadi maha 10/10
Salam khouti jite 9asdakom ana wahd lmera ghi kareya w 3andi 5 dyal lwelade w l3id 9arab welidati barryine kesiwa li bera y3awani alah yfrahkom fhyatokom inchalh w ynwarkom
Mashaalaah afurka bari wiilkaa kuqoran iga gaarsii
Afur wngzan my fv one ☝️🥰
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Walaahi Gabar Dhameystiran Bad Tahey.100/ 100 👍👏👏👏❤️
We missed shiine Culay🤴💚🤍💖❤
Family beeldaaje✊💪💯🥰
Ramadan kariim Mashallah ❤️
Sis afur wanaaksan guuleeso isoo booqo
Manal Masha allha ❤❤❤❤❤ Wlhi hn Qali 😘😘😘😘
I miss u❤🥰👍
Wllley ado wiilal la dhashay ha samayn wixi shine culay la samaynaysay oo aad tarenka wada racden ee isku dhaganeden na wllo ale ka cabso nin ka ajanabi ah ha taaban isna ha uogolan in ku taabto wiilalka waaba bini adan e ale ka cabsi usamee ina iska ilaalisid in gacnta ku salnto nin
Shiine waa ninkeeda
@@hamaabdi4411 hhh ya ku shegay😂
Horta Naagaha Soomaaliyeed Maxeey Udhahaan Addoo Wiilal Ladhashay Waxaas Hasameenin Iyo Ceeb Reerkaaga Sharaftoodda Meel Ha Uga Dhicin? Hadduu Wiil Kula Dhashay Maxeey Yihiin? Ayagu Markeey Maalinwalba Gabadhaha Social Media Kudhex Ceebeenayaan Gabadhaha Ladhashay Iyo Reerkoodda Sharaftoodda? Caruuraha Markeey Kufsanayaan Meey Xasuustaan Inneey Gabdho Ladhasheen? Caku Naagahaan Nin Soomaaliyeed Uun Caabuddaan. Naa Gabadha Kaleexo Haddaa Weeyddo Wax Kuwadwaddo Ayaddaa Weey Heesataayee.
Masha Allh Ramadan Kariim eedo
Beeldaaje reer kismaayood kii miyaa? Guul
Haaa iyo reer barigiii😂
@@acia2237
Masha Allh
Wcs alx rmadan Mubarak hppti ciid muprik👑❤
Aaamin ya allaH❤🤲
1h 1like✊✊wow another level
Masha alaah tabarakaalh weeye xabibti😋
amiin amiin
Ramadan Mubarak ☪️
amiin
Amiin Amiin
Manshalah
Aamiin aamiin 🤲
Ayyy m.a
Abyo codkaga ad ayu u dheryahay iska gabi insha allah illaheyna haku xifdiyo abyo mcn quruxdi o qofa I love you so mch wlsheyda qliga
manaal beel daaje horay usoco abaayo keep going ❤❤❤❤❤💯❤💯❤💯❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Amiiin amiiin amiiin yaa rabii
Please soo badi daily vlogdka ❤️🥰🥰🥰
We’re are you Manaal we miss you 🥰
Maasha alaah afur wanagsan nacabkada darbiyada ha jiraan
Masha Allah yummy 😋 🥰
Amiin yaa rabi
Abayo Manaley sidad vedeo yadad TiKtok uu so dubto ama wuu so edit garyso no so same
So dhaweeya youtubarda cusub { nolosha rara }♥️
masha allah thank you
ameen ameen ameen🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aminé 🤲 wll Djibouti 🔥🇩🇯🇸🇴
Waa fiicantahay laakiin shiine guurso ama iskaga har waxa aad samaynaysaan waa danbi iyo ceeb
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
😂😂
@@aishaabdi2397 channelkayga so boqo sxb
Haaa wlhi waa runtada shiine hduu ku qabin waxad sameyneysaan waa danbi wey hadaa is qabtaana wn idin soo dhaweyneeynaa m.a keep going hdii kle iska jir wa kaa ajanabi
Wow🌹🌺🔥
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Masha Allah afur wanaagsan
Gaari dumar❤🇬🇧
m.a..wllo qalbi furan runtii🥰🥰🥰🥰
Wow fantastic
Last Ramadan she was with Ck ...this is world
I know it's so sad wallahi
@@yasminali4201 yeah so sad...but we plan Allah also plan
@@yasminmohamed-cb2uk Allah knows best 🤷🏽♀️
𝐬𝐡𝐢𝐢𝐧𝐞 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐞 𝐟𝐚𝐦𝐢𝐥𝐤𝐞😅😅
Aamiin yaa allah abayo
Manaal Ka soo hadal adiga iyo shiine ma is guursateen aniga wn ku faraxsanhy
Masha allah 🥰❤🇸🇴
Scw
Maanshallah manaal abayo 🙏💯♥️💯
Mansha allah family qurux bdn
Keep going manaaĺ
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى المبارك ❤✌
Ciidka lama gaarin walaal
لعلك تريد عيد الفطر
aaamin
Ramadankii Hore Sxbkey Ck Ayee Anfur U Sameyneyne Hda Neh Wa Single.Aduun Aya Sidas Iska Ah Yac🥺🙄😓
Hhhhhhhh
Wow u amazing cook 👩🍳 👍🏾
Ramadantan teedi marwo ayad ahayd oo ninkagii bad afur u karinaysay
Mnshaa allha labo sac miyaa waxa ku diyarisaay
keep going baayo
😋😋Hana wa Shifa 😋😋❤️
manaal waligaa ku nolow gob io gowanimo ✅
Abayo nosoo badi routine pls😘😘😘
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Waalaikumussalam
Manal keep going dear sister ❤️🥰🥰 my beloved sister
Asc sabariin iga watan hooyo maryan iyo yasmiin
Ninba u xiisay cuntaa gacantada ku karisay #kingck share out to #ckfamily
10❤❤❤❤
Masha Allah
Mashaa Allaah Cafimaad kucuna Xabibti
Amiin
Hadii lagu qabin xaafadiina la dag!
Takale iska jooji waxan aad shiine la wadid waa kugu ceeb arimahan aad baraha bulshada ka wadaa waana dambi e ilaahay ka cabso
War Naagaha Soomaaliyeed Wax Ceeb Ladhaho Weey Ka Ilbaxeen. Oroddoo Adiga Qaaddo Ceebta Iyo Xishoodkaba. Maxaa Kaagalay Waxeey Sameeneeyso? Orad Gabar Qurxoonoo Kurabta Hel heheheh. Viva Manaal Beeldaaje Iyo Abtigeed 😍😍😍😍
@@Cici_mimi
Maxaad rabtay adiga yaa kula hadlay edeb yeelo
@@xasnaxasan3024 Nimoo naag ghabadha waa runteed xishood iyo ceeb bax adiga cunto kadhigo. Waxaas qurunka ahi waanu ka ilbaxnay.
@@Cici_mimi Alla yaa cizag huuno.
@@maryamadahir1199
Xageed tagaysaa hadaad xishoodka ka ilbaxday
Takale miyaad ilawday in xishoodku umada muslimka ah wax wayn uyahay gaar ahaan gabdhaha
Walal xishoodka hadaad ka ilbaxday waalo dee maxaa naga galay oo xagee. Kusoo xanuuntay ma horay baad beerta ugashay adiguna.
Edeb yeelo
Caadi maaha maasha alaah
ADIGANA ILAAHAY DAMBI DHAAF HAKAAGA DHIGO SHIINE LUGO BAASTO FROM REPUBLIC OF SOMALILAND
Dal aanad ka So jeedin ha adeegsan adigoo dadka Afka ku taagaya
First coment👆
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Masha allah Abtio 💞
Manshaa llaah sister 🔥
masha allah
Maasha allaah wll
Dhareerkaa igadaatay cuntada karisay mcnkeeda Mrs manaaal
Mashallah
🌙⭐❤🤲
Mansha Allah
AAway shine
Last video 9 months ago 😂 you know what takes 9 months to make right 🤔
Sagaalka bil meesha lagu maqnaaye hada ma ogaade
M.a xbbtii Ramadan Mubaarak
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
Aamiin xbbtii 🤲🤲🤲🤲
Channelka Abdala Vlog waxa uso gudbiya muqaalada travel Vlogs ah fadlan hada ka heesho iso boqo
@@abdalaGoogle😍
@@salmacali3348 wellcom sxb