CARABTA UU WADANI KUSOO BANDHIGAY MA YEMENTII SOO QAXDAYBAA MISE WAA SUURIYAANKII LASOO CAYDHSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 2 місяці тому +3

    He’s right wallah😂😂

  • @Adualeh
    @Adualeh 2 місяці тому +7

    Muuse wuu soo noqonayaa ka naxoow nafta waa❤❤❤

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed5526 2 місяці тому +3

    Mansha Allah

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 місяці тому +1

    Waa runtaa illaahaw muuse ku guule kursiga shacabka somalilandow hadaadan muuse aaydaan soceelin kaquusta somaliland kooxahan ishuwan waxaa ladoonaya in dalka aay cadaw gacanta ugeliyaan ❤❤❤❤❤ guuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 місяці тому +6

    Guul iyo gobonimo Mujahid Cali Duulduul

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 місяці тому +4

    MUSSE CIDIRAAF😂❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤LION OF AFRICA... VIVI KULIMYE

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Queens of Africa are labeeb men Ina biixi and his dogs

  • @daffodou44
    @daffodou44 2 місяці тому +4

    Mujaahid cali waa run alla hanoosoo celiyo muuse biixi cabdi

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 2 місяці тому +5

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciro xirsi way waasheen miyaanay ogay madaxtinimada ilaahay inuu bixiyo??balse inshaallaahu mw biixi ayaa guulaysan❤❤❤❤sadashu wa sidaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Tuugaa ina biixi dhadiga isaaq luu toosay yuhuud oromadaha ilkaa qabanay somali

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому +2

    ❤❤Mujahid caadawgu wuujabaya😂haubiiqina

  • @camosalax5599
    @camosalax5599 2 місяці тому

    Cali waa nin dalka jecel yaan la horboodin ❤❤❤❤❤❤❤dagaal wuu soo maray Madax weynuhu sidan dagaal kuma gali karo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    AMIIN ILLAHOW DALKAN MUUSE UU SOO CEELE INSHA ALLAHA ILLAHOW CADOWGA IWAATE NAAGA QAABO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baashe09
    @baashe09 2 місяці тому +2

    Waa Salaaman yahay Abwaanku Laakiin Mohamed Aden Dirir u daa Weriye Abdi shakuur Abwaanka ha noo warayste

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 місяці тому +1

    Ameen muse Bixi Allah ha daayo Ameen Ameen ya rabbi 🙏 Guul somaliland ❤❤ ❤ ❤❤ ❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 місяці тому +4

    Somalida maanta waxaa ugu Samsun badan Hogaanka S/Land, Muuse Qafil

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 місяці тому +1

    Guul JSL somaliland Abwaan cali waa ninrageed

  • @KhadarHaybe-d9r
    @KhadarHaybe-d9r 2 місяці тому +1

    Cali duul duul waa saaxiibal aqli
    Dadbadan kafikir fiican
    Anigu aadbaan utaageersa

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 2 місяці тому +5

    odeygu waa difaac adag wlhy hhhhhhhhhhh

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 місяці тому +1

    War waxad ku
    Ducaysan
    In u muse
    Kuso guulaysato
    Ictiraafaka
    Ilahayna
    Kayedhasiyo
    Abi axamed
    Aaaaaaaamiin
    Ilahay idankii

  • @CadeGude
    @CadeGude 2 місяці тому

    Cali midbuu run kasheegay
    In doirasho dhacayn anagoo jamaahiir ah baa og
    Dagaalna waa diyaar
    Tuutaha wauxuu ugashaday
    Wuu ogyahay
    Maxaabiis caliow hasugin
    Madhowa

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 місяці тому +1

    Janaraal.cali
    Duul,duul.waa halyay qaran kadaaya qalindaarka

  • @JiifQuaran
    @JiifQuaran 2 місяці тому

    ❤السلام عليكم و رحمة الله و بركاته❤
    Waar reer duldul aad iyo aad baan idin salamaya ee Qarank ilaalin tisa iyo wadajir kisa xojiya Guul iyo Gobonimo.

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 2 місяці тому +3

    Carbata yaman 😂😂😂😂😂

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 місяці тому +3

    Libax libax dhaly

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 2 місяці тому +2

    Ciidan qadhiidha tiro yar Tayo yar musuq maasuq u dheer yahay cadow iska celin kariwaayay ceebta iyo taatiikh xumo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 місяці тому +3

    Cadawga gudaha iyo ka dibadaba maalin dhow baa qiyaamahoodii ifka loogu soo saarayaa
    Way u dhanaatay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Garacdii dhaqan xun laa qabanay africa

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 2 місяці тому +5

    Allow muuse soo noqdaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq tuugtahaa

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk labeebka isaaqa sheegta futo xejis

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@CrisaaqXasan-c7o garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar hooydaa kaa xorayay buule garaacbaa tihiin hambo faqash

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому +1

    MUJ.ALIOW DALku dib u xoreyn ayuu u baahan yahay.?????

  • @Noobify101
    @Noobify101 2 місяці тому +1

    Wadani oo Eebe talo aanu u dhiibi doonin ayaa dadkii waalay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @HiboElmi-jp5hk
    @HiboElmi-jp5hk 2 місяці тому

    Guul iyo gobonimo

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому

    USA waa aqoonsnaysaa Somaliland

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam1184 2 місяці тому

    Cali indho Beelow Muuse waa ku daayay kkk

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 2 місяці тому +1

    Markii asaxaabtii nabi muxamad ay jabeen way is khilaafeen markaa khilaafku waa wax xun. Somaliland waxay haysaa maxaabis badan oo ah huwantii oo dhan oo ilaa 3 korneel ku jiraan markaa cid soo hadal qaadaa majirto markaa ma kuwa Somaliland ayuun baa muuqda oo la hadal hayaa

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 місяці тому

    Cali DUUL DUUL Geesi Qaran

  • @kediyemedia6353
    @kediyemedia6353 2 місяці тому +1

    Face book sameeya, ama haddii uu jirana, ii sheega

  • @Noobify101
    @Noobify101 2 місяці тому

    Doorashada waa la isla meeraysanayaa

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 місяці тому

    Abti waa runtaa madaxwayne muuse wuu so noqonayaa dalka dadka somaliland ayaa u baahan

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 місяці тому

    It’s so funny kkkk wadai waa waashany mantey xutiyiinti soo urur sadey xutiyiinti cadowg aduunka soo urursaden markey dhafan cadowga gudah imikan waa kii dibada❤

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt 2 місяці тому

    Good waa inaad sida raga wax iskaga celiso ama waa inaad nabad gelyo qaadato laakiin hadaad nabada lafteeda qaadato hadana rag baan ku daynayn markaa qasab waxay noqonaysaa inaad wax iska celiso

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 місяці тому

    Haaye haaye

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому

    Fal iyo sixirkii garaad laawe haduu maalin shaqeeyay dib ushaqaynmaayo ciidankiina waa laquraansaray laascaanana waa laqabandoonaa

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 місяці тому +2

    Hhhhhhh

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 місяці тому

    𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 2 місяці тому

    WAAR MAXAAD NAGA RABTAA WAA KUWII KU XOREEYEY EE DAWLADA KUU DHISAY E

  • @CaashanoorXassan
    @CaashanoorXassan 2 місяці тому

    Nimankani maxay ahaayeen ninkii Ina dirir hadii lakeni wayo taar tv wanu ka guraynaa

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @CabdimaaligIsmail-rb3sx
    @CabdimaaligIsmail-rb3sx 2 місяці тому

    Wax dhiin tay OO bakhti ah odey waxan u malayna yaa waa qalan yahay

  • @haboon180
    @haboon180 2 місяці тому

    Golaha wakilada ku xigeenkii 1aad ma joogin meesha, muxuu Isla qariyey? Haddii nimankani sharciga ka cararaan, tuugta waxba kama duwana. Waa in mushaharka Laga joojiyo, wixii ay qaateena Laga soo celiyo. Haddii ay keeni waayana xabsi loogu bedalo. Qof sharciga ka weyni ma jiro.

  • @caliwiil5090
    @caliwiil5090 2 місяці тому

    Taas aad muuse ugu ducaysay allaah kaa aqbali maayo tan kale abti kuguma ogayn nin sidaas u hadla e maxaa iskakaa bedelay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому

    Kulmye ka bari inuu ilkaha kuu geliyo ,muuse kuu soo noqon maayo iska samir Cali lax wasow.

  • @HassanAli-hs9pw
    @HassanAli-hs9pw 2 місяці тому

    Kkkkk ka dheer

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 місяці тому

    Kkkk

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 місяці тому

    Meeshu waa meel jiridu ka cabaado maaha kinaal dhexdhexaada maaha waa qabyaalad socota iyo cudur baa fadhiya kkkkkkkkk

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 2 місяці тому

    Haku wasov

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 2 місяці тому

    Weyguulwada dhaaftey

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 місяці тому

    Cali caac wuxuu rabaa inuu keligii meesha iska cuno buu rabaa oo Kala eryo dadka isaaq buu kala rarayaa wax Dana ka talin maayo

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 місяці тому

    Warye reer miyi iska cili huwan iyo yamyam iyo qadaad weyn waad arki sida ilaahay uugu hiiliyo som land

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 2 місяці тому +1

    Waa odaygii naaclaha ahaa oo muuse illaahay u baryaya illaahay kaa aqbali maayo

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 2 місяці тому

    Uraaye tuug baatay dhuuni qaate ah jaahil baatay xawayanka wasa

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 місяці тому

    Been ma aha

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 місяці тому

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐡𝐚𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐝𝐨

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂