IIRAAN OO SHEEGTAY IN JAWAAB KA BIXIN DOONTO GOOR DHOW DILKII ISMAACIIL HANII ! SIDEE WAX U DHACEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @abdulkadirabukar4139
    @abdulkadirabukar4139 2 місяці тому +5

    Sharafna wuu ku noolaa shahiidnimana waa u ahaatay Ilaahow u aqbal shahiidnimadiisa
    عا ش عزيرا ومات شهيد اللهم بقبل شها دته ( هنيه )😭😭😭😭😭

  • @YoonisMane-mm2cp
    @YoonisMane-mm2cp 2 місяці тому +3

    Alle ha.u.naxariisto ismaaciil haniya

  • @SimbaLoves-yn3kh
    @SimbaLoves-yn3kh 2 місяці тому +5

    😢Allaha u naxariisto dhamaantood iyo waliba saxafigii Al-Jazeera ismaciil al goul ,🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 місяці тому +2

    Allah unaxariisto shahiid waaye Qalbiga umada islaamka oo dhan ayaa gilgilatay اللهم اجرنا في مصيبتنا وأغلق خيرا منها الله يرحم الراحمين

  • @AstaanQaranTv3171
    @AstaanQaranTv3171 2 місяці тому

    Alla Hau Naxariisto wallahi waa geeri xanuun badan

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 2 місяці тому +2

    ﴿وَلا تَحسَبَنَّ الَّذينَ قُتِلوا في سَبيلِ اللَّهِ أَمواتًا بَل أَحياءٌ عِندَ رَبِّهِم يُرزَقونَ۝فَرِحينَ بِما آتاهُمُ اللَّهُ مِن فَضلِهِ وَيَستَبشِرونَ بِالَّذينَ لَم يَلحَقوا بِهِم مِن خَلفِهِم أَلّا خَوفٌ عَلَيهِم وَلا هُم يَحزَنونَ۝يَستَبشِرونَ بِنِعمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَفَضلٍ وَأَنَّ اللَّهَ لا يُضيعُ أَجرَ المُؤمِنينَ﴾ [آل عمران: ١٦٩-١٧١]

  • @NgaAlutacontua
    @NgaAlutacontua 2 місяці тому +2

    H.wanagsan allahu unaxariisto ismail hani😭

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 місяці тому

    Allaha u Naxariisto ismaaciil haniya❤❤❤❤

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 2 місяці тому

    Allah ha naxaristo

  • @Asmafarah40
    @Asmafarah40 2 місяці тому

    Allah Haa unaxariisto 🥹🥺😢😢

  • @HaybisMahamed-y8j
    @HaybisMahamed-y8j 2 місяці тому

    Alle hawu naxariisto Ismail haniya

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 місяці тому

    Innaa lilaahi wainaa ilaahi raajicuun
    Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba jannatulfirdows ha ugu bishaareeyo amin yaa rabil caalameen

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому

    ☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому

    Thanks 👍

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 місяці тому

    ❤❤❤😢😮😅😂❤❤❤❤❤❤
    Allaha guuleeyo Falastiin ❤❤❤

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 місяці тому +3

    Illaahay in uu isreal tuufaan iyo dabeeylo iyo dhulkariis 8.8 ah mooyee cid hada ku dhiirankartaa oo duqeyn kartaa maleh muslimiintii hada waa jabeen illaahaw jabkaan guul noogu badal insha allaah 😢

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 2 місяці тому

    Allah ha u naxariisto dhamntood Ismail haniya wa ka naxy 😢

  • @MuxiyadiinAxmed-y3c
    @MuxiyadiinAxmed-y3c 2 місяці тому

    😭😭Alle how naxaristo ismail hani 😭😭😭

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 2 місяці тому

    Wlh waan ku sugaayi xasan Osman
    Inta dhimati ilaahy ha unaxristo😢😢😢

    • @AbshirMohamuud-l6h
      @AbshirMohamuud-l6h 2 місяці тому

      @@iloveallah8618 amiin wll Africa waa imisa saac ado..mhdsn

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 місяці тому

    Ilaahay naxariisto jana fardowsa fadhigisa haka yeelo isaga iyo eheladisi 💔 Israel wayka boodo baratay Iran iyagana iskama ceshan

  • @mohamedabdulle6621
    @mohamedabdulle6621 2 місяці тому

    Allow u naxariiso Ismaaciil haniya iyo dhamaan fakastiiniinta iyo muslimiinta cadawgu daafaha caalamka ku laayey

  • @apdiaziizjr2680
    @apdiaziizjr2680 2 місяці тому +1

    Dhawa ama dheera 🥹wa loo aar guudi 🤌Incha Allah

  • @MohamedDibdaato
    @MohamedDibdaato 2 місяці тому

    Asc sxb waxaan aad iyo aad uga naxay hania dilkiisa waan uwada duceenayna kuligeen Allaha unaxariisto aamiin

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 2 місяці тому

    Yahuud hadayba inta tahraam tagto ay ka adeeganayso sow lama dhihi karo iraayiinta oo dhanbaaba ag dibi muraad u xiran oo meeshii doono iyo goorti la doono laga adeegan karo

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 2 місяці тому

    Wallee iiraan baan ceesaan dilin

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 2 місяці тому

    Iraabaaalashaqeenaysa

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 місяці тому

    Si ay u xanaaqaan Dagaalna ay ku soo qaadaan kadibna ay marmarsiiyo ugu helaan iyaga iyo Mareykanka inay burburiyaan Iiraan, Iiraaniyiinta Nabsigii ay Ciraaq ka galeen ayaa kasoo baxay iyadoo xilligaas Shuriko la noqday Mussadka iyo CIAda Mareykanka

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 2 місяці тому

    Kkkkkk😂😂😂😂 wlh kal iyo laba iga qosol sisey fuusto ayey diren maa tiri aniga waxan iga gadmeen shiico oo lo arko iney gaalo iska dhicin karto

  • @MacalinCabdinaasir
    @MacalinCabdinaasir 2 місяці тому

    Somali waxay kumah mahdaa gardara garab og iyo cudur geeri og maharaan wallhi yahuud oo maraykan garab kaheelee waligeed heri mehaysa

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 2 місяці тому

    Iran waa cadow qarsoon

  • @abdikadirmohamed5166
    @abdikadirmohamed5166 2 місяці тому

    Shiicada iyagaa diley

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 місяці тому

    Ereyga shahiid adegso ilahey wuu diday qofka jidka alle ku shahiido inaa la dhihin dhimasho Allah unaxaristo shahiidka weyn ismaciil iyo abu shacban oo ahana cidanka garka ee nuqba loo yaqan

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin 2 місяці тому

    Iraan iyadaa ka shaqaysay dilka inadeer hanoo amaanina shiicada ilaa tataarkii ayay la safnaayeen

  • @omarabdi4927
    @omarabdi4927 2 місяці тому

    Fuusto😂😂😂

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Shabakaad gudaha iran joogta ayay arintu u badan tahay ama xoogta hotelku hurday la wadagtay ama gandalku iyagaba ha raadin

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 місяці тому

    Iiraan wajiyadoodu ma nuuraane waxbay ku bedesheen dilka ismaaciil Allaha u naxariiste! Macquul maaha inay ogaadaan meesha uu sida kumeelgaarka u degana hadaan cidi la socon! Markasta waxay dhahaan iiraan waxaas waxaa laga soo gamay gudaha iiraan! Hayee! Gudaha iiraan ma moosaad baa degan? Iiraan ceeb iyo dhiiqo ayeey faraha kula jirtaa!!!

  • @HaybisMahamed-y8j
    @HaybisMahamed-y8j 2 місяці тому

    Asc idaacad bùul xuubay

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 місяці тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 місяці тому

    Iran haday soo tuurto madfaca waalaysla ogyahay oo waalaysla fiirinaa taqiiqadahiisa oo soo socdo 😂

  • @Abdukadiryusuf313
    @Abdukadiryusuf313 2 місяці тому

    israel wax ay u shegtay malaha ee America ayay u shegen dheh

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 місяці тому

    Hadal looma baahna ee iiraan hays difaacdo hana u aar gudo intii laga dilay oo dhan

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 місяці тому

    Wey u qaadeysaa si aysan Muqaawamada uga caroonin

  • @khalifahamzi
    @khalifahamzi 2 місяці тому

    Iran waa Prank land caadiyah wllhi 😅😅😅

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 2 місяці тому

    Waa been waxasi hadiibba ay dhacado waa jawaab boodha isku qarisa oo sidii waa ga dhawawda gataalo iyo doyaardo malaayacani ahavweye

  • @abdulkadirabukar4139
    @abdulkadirabukar4139 2 місяці тому

    Sharafna wuu ku noolaa shahiidnimana waa u ahaatay Ilaahow u aqbal shahiidnimadiisa
    عا ش عزيرا ومات شهيد اللهم بقبل شها دته ( هنيه )😭😭😭😭😭