КОМЕНТАРІ •

  • @OneState_277
    @OneState_277 8 років тому +115

    Si Xun Noo Gashay Wlhi Kkkk Jawaabtada Waa Tanaa
    Caashaqow I Daa Afar Maada Igu Daa
    Coming Son 2020 Heestan
    😄😂😂😂😂😂
    Raggii Xishoon Jiray
    Dumarka Balan La Gali Jiray
    Hantina Ka Bixin Jiray
    La Waayee Geesiyashii
    Da’da Waqtigan joogtana
    Dooqaygana Kama Helin
    Damacoda Waa Daqiiqad
    Igu Daa Caashaqoow
    Mar Haduuna Dahab iyo
    Dollar Bixineeninoo
    Dalxisna Dibada ii Wadeninoo
    Duudub Iga Daa Caashaqow
    Mar Haduu Nuur Lahenoo
    Nafta Raaxo Siineyninoo
    Nin La.aan igu xisaabi

  • @cabdikarinmahamed9188
    @cabdikarinmahamed9188 5 років тому +5

    ani goo ah cabdikarin hestan iska jeclahy
    waxan daawanaya
    6/4/2019
    1:38 xili dambe
    xusuus
    inta 19 Ka dawata like ii sara

  • @hanadcade5054
    @hanadcade5054 8 років тому

    shooli ababina nice one . fans mida sadaxad shooli anuu ii daayey anaa si wado ha mogaanina liba studio markuu yurub imaado ayu idin so duba ha mogan

  • @najuumonajka8728
    @najuumonajka8728 8 років тому +2

    jaceylow idaa sadax maado igu daa ragi dumar qiimeyn jiray duunyo iyo xoolo ka bixin jiray hadii eysan haatan jirin jaceylow idaa mar hadi eysan dumarki heysan ragu qiimeyn jiray jaceylow idaa sadax maado igu daa ragi oo maanta kasonidi dumarka dilay jaceylow igu daa

  • @fuaadaadam8095
    @fuaadaadam8095 7 років тому +3

    cumar shooli the best singer caadi maaha heestani halkeda dhigtay dadka ku dhagan shooli iskaga hadha no qabiil

  • @nurdinahmed6977
    @nurdinahmed6977 8 років тому +1

    marka hore shooli yare. waku mahadsan tahay heestada aadka u macaan ee macnaha xambarsan.lakiin ilhaan ayaa Ku jawaabtay.cadaala rag fiican waa jiraan gabdho fiican waa jiraan.

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 8 років тому +1

    Waxaan LA yaabey dadka dhahaayo copy war waxaan u baahanahay in naloo soo celiyo heesihii hore cumar shooli wixii rabtid qaad dadka warkooda is daa soomaali ha is jelaato aamiin

  • @maxamedyamani78
    @maxamedyamani78 8 років тому +1

    cumar shooli waa runtaa gabdhaha sanfkan dollar ma ahanee wax kale ma rabaan

  • @abdirhmaangulled7625
    @abdirhmaangulled7625 2 роки тому +3

    Still watching 2021 and this song is my favourite song ever 😇😇

  • @maidadaahir617
    @maidadaahir617 8 років тому +2

    aniga omar shooli Hal mid ayan ushegayaa please and please marko hesyo garka haiska xiiso wayo nin gar leh maheso kkkkkk sunada nabiga hakudhelin

  • @supermalek9789
    @supermalek9789 8 років тому +7

    am in love with this song keep.positive bro

  • @abdifitah2227
    @abdifitah2227 8 років тому +2

    wooow omar shooli you are so amazing fanaan bro I am really enjoy your song and codkaaga sxb
    go well haters will hate always bro
    salaan from sweden bro caadi ma tihid

  • @beebeeybeebeey8529
    @beebeeybeebeey8529 8 років тому +3

    sholi waa kabaxsatay ee iskada dadka hadey akhoon uleyahiin fanan nimada
    maku caylehey heesta sideda Abwanka sameyay aya ficnan iyo xumaan ee
    walaalke sholi waa ku salamay guul guul Anigoah bebe 3 Riyaal

  • @qalanjos7132
    @qalanjos7132 7 років тому +2

    Heestan waxa iska leh nin kale.

  • @yahuunaali9834
    @yahuunaali9834 8 років тому +1

    wallahi waligey comment ma an hees ka bixin lkn waxan la yaaba doqonadan iyo dayuusmankan King shooli daba dhigtay. . war ninkaan waa reer banaadir oo lagu yaaqanay fanka iyo riwaayadahi, ma idinla tahay inu weysanyahay abwaanin heeso uso baxiya kkkk jawaabta qofki caqli leh waa heysta. ..hate him or love him NO body cares and he dont you ...he is our King and our legend...but Allah soo hanuuniyo asiga iyo inta fanaanin kale iyo somalida xumaanta Un aragta

  • @nurdinahmed6977
    @nurdinahmed6977 8 років тому +1

    shooli yare allaah ya cizak mar kale hees macaan video clip qurux Badan. axsantak lol taagero Badan from Manchester uk

  • @yusufmohamed1909
    @yusufmohamed1909 8 років тому +2

    walee waa run dumarkii xishon jiray ee dunyo laga bixin jira aaway walee waa runtaa nice song omar

  • @AbbasAli-we5mx
    @AbbasAli-we5mx 8 років тому

    cumar sholi waad shidan tahay abowe mcn cadowgaaga ilaahay ha jabiyo amiin yaa rabi

  • @naadiaali3173
    @naadiaali3173 7 років тому +2

    waa ka helay run ahantii heestan 😍💖💖

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 7 років тому +2

    nin ka tirsan ciidanka asluubta somaliland fan ceebays waaye ninkani baadhasuqi

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 4 роки тому +1

    2020 Ayaan DaawanaYaa aduunY0 waasaas😂jacayl 2016 igu dhacay wali ismaanu helin waxaan jaraynayaaa inaan kuguulayssTo jacaylkaga soona duceeYaa walaal✌

  • @roobleosman3503
    @roobleosman3503 8 років тому

    Shooli is fanan buuxa oo Qaadikaro heesaha soonaliga iyo banaadiriga viiva my boss

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 8 років тому +1

    Heeztan waan ucodeyay waxjiruuna sheegay dumarkii xishoonjiray majiraan hada

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +3

    heestaaN wadkaa baxsaataay shooli waaw nice bilaa hadal like

  • @abowtv9289
    @abowtv9289 8 років тому

    maanta ayuu afsomali kuhesay teda kli ninkan xamariga kuma fiicna hestana top waayay wlh waa kuheysta cml

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 років тому +1

    sir cumar shooli ii nolow illahay haka qabto waxi cadow kugu ah waa hees xaayi ah shooli nolow big viv waaaaaw very Nice

  • @smoochyikraan5169
    @smoochyikraan5169 8 років тому +2

    iyaa abow wad kawashay way dhacdaa omar shooli ana qaybteyda aya dhimin wada sugusho wacan😝

  • @gallolycybber4434
    @gallolycybber4434 8 років тому

    ninyahow codkaga wu ficanyahay lkn waad aflagado badantahay ay codkaga masha allah sxb

  • @deeqwaaberi9928
    @deeqwaaberi9928 8 років тому +20

    waxan layaaba somalidan cuqdada intee ka gashaa maxayna ku arkeen Omar Shooli . . .

    • @anwarhagi103
      @anwarhagi103 7 років тому +3

      ani xataa waala yaabay sxb

    • @burhanyasin2550
      @burhanyasin2550 7 років тому +3

      Cade buutaa soomaalidu waa sunta hargaha guul maba ogola

    • @anwarhagi103
      @anwarhagi103 7 років тому +4

      Burhan Yasin haa sxb waa runtaada hadane dadka aan hubeesneen wayku sii adkeeyaan

    • @simranlovesomalia2230
      @simranlovesomalia2230 7 років тому +2

      Saabir Bunka kkkkkkkkkkk Somali isma jeclooo abaaaaaa wana lagu dawana wana lagu cayna maga heshay

    • @bintoiman8426
      @bintoiman8426 7 років тому +1

      simran love somalia

  • @omarmosman8546
    @omarmosman8546 8 років тому

    the one and only omar shooli waaku aminsanahay sxb 👌

  • @alideeq4422
    @alideeq4422 8 років тому

    shooli mesha an jogno wa uu ka shidan yahay sxp shooli nolow wad ka baxsatay

  • @roobleosman3503
    @roobleosman3503 8 років тому

    Omar shooli fanaanka late 2015 And 2016We respect you keep it up dont look bag

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 років тому +10

    oo aniga heestan kamabo dhaargo miyaa waa yaabe like igu dadala pes wan yaabe

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 років тому +1

    heestan ciidii ka hiinasesa saakin laaq aniga wlhi wan ku heysta big viv sholi yare nolow cadaga haajaabo sxb

  • @ismahandabkaqaroofowdabka5819
    @ismahandabkaqaroofowdabka5819 8 років тому +1

    www shooli qatar waad ka baxstay ina amoo

  • @qamardiesow3495
    @qamardiesow3495 5 років тому

    Ilaah hakaa soo daayo gacanta gaalada walaalkey. Ha niyad jabin. Gone but not forgotten

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 8 років тому

    Waan ka xumahay in ay bidaan dollar gabdhii soomaaliyeed ee waqigan jira

  • @djboss8547
    @djboss8547 8 років тому +2

    jcelow idaa sedex mado igu daa ragii sharfta laha dumarka uxamli jiray biilkana bixin jiray maanta mahogany raga maanta jogaa doqryga ma ahne sidaa igu daa heestan jawabteda waan loo hela dag dag dumarow meets a ka kaca

  • @maeshhaji1300
    @maeshhaji1300 7 років тому

    Allah Ilen waxa loga Maserayo waa codkan mcn iyo quruxda ma a naan yaabin illah cadawga hakaqabto

  • @farxiyocadey7187
    @farxiyocadey7187 8 років тому +7

    shooli hestaada mid ka dharan ayaa sooqaadi dhoonaa ee ogow waliga adi ha ooyiin shooli ee firso shooli waana ararki dhootaa ee ha ayaabin adi oo ah i dhihiin tän in teekatimid ha dhihiin adi shooli

    • @abdulahiomar486
      @abdulahiomar486 8 років тому

      heestan kaban ayadoo ah aya oray loo qaday shoowli malahan heesta saas ufahan

    • @hamzeahmed7566
      @hamzeahmed7566 8 років тому

      Eedo af dheer intuu ku dheer yhy unbad hdshy

    • @geel1590
      @geel1590 7 років тому

      soo gali iyado kaban ah hadad heyso

    • @geel1590
      @geel1590 7 років тому +1

      waa ku tuuga ka qaley

    • @anwarhagi103
      @anwarhagi103 7 років тому

      Farxiyo Cadey 3bil kahor ayaa commentigaan soo qortay wax jwb ahna kaama heyno

  • @hanadialimohamed5886
    @hanadialimohamed5886 8 років тому +1

    fanan reer xamar kan ayaan ugu jecelahay noolaw wll

  • @ajaajapuntlnder4646
    @ajaajapuntlnder4646 8 років тому +5

    wlhy wa fanaan ilaahay ban ku dhrtaye axmed rasta amirca waa ninka ku xiga

  • @maxamedmire6710
    @maxamedmire6710 7 років тому

    shooli hestaada mid ka dharan ayaa sooqaadi dhoonaa ee ogow waliga adi ha ooyiin shooli ee firso shooli waana ararki dhootaa ee ha ayaabin adi oo ah i dhihiin tän in teekatimid ha dhihiin adi shooli
    by

  • @hodanmohamed6837
    @hodanmohamed6837 8 років тому +1

    the best song ever well dane love u bro

  • @maxamedtarabi5800
    @maxamedtarabi5800 8 років тому +1

    woooooooowshooli.yare
    the bäst of.man.shooli.

  • @abbemuhammad6435
    @abbemuhammad6435 8 років тому

    omar shooli I like this song lkn qaabka dubitanka ina jisho ayey aheyd sida hesta tilmameyso qof faqiir ah cml meesha ku jileysona loo ekeysiyo like guri faqiir kakak

  • @HaadiIsmail
    @HaadiIsmail 8 років тому +1

    wlhi six xun bad ugashay dumarka hada jirakkkkkkkkk markad kadharagtad sidakuledahay sholi laguma karayo yaaakhiii

  • @queenaraweelo2612
    @queenaraweelo2612 7 років тому

    Woooow Quxbadnee gadhkisan kahelyba nimanka dhan may gadhka iskala baxan💋💋🙌

  • @roobleosman3503
    @roobleosman3503 8 років тому +1

    My shooli nawaal sxbkeey yaaqeey waas shidan tahay maalmahaan

  • @ismaciilmaxamed2399
    @ismaciilmaxamed2399 7 років тому

    waaaaw waa heyskii ugu horeyay ee ahooli yare soqaadyo o aan kahelo music laxan erayo iyo waliba cod fasiixa fifa c.shooli

  • @AhmedAli-ej7hb
    @AhmedAli-ej7hb 7 років тому +1

    Waaaw boqortoyodhe king cumar shooli

  • @faaraxabdi8356
    @faaraxabdi8356 8 років тому +1

    walhi hada runta tabtay masha allah nice song Omar shooli halkaga kaga haya

  • @roobleosman3503
    @roobleosman3503 8 років тому +1

    Wel done my blood shooli 10000 veiw one night good record

  • @cabdikariim1992
    @cabdikariim1992 8 років тому

    Meesha adi wax la imaad bruh heesah islaameed ha ku wareegin

  • @xasanxaaji9999
    @xasanxaaji9999 Рік тому

    hadan dawanoyaa 2023

  • @bahjoabdi6236
    @bahjoabdi6236 6 років тому

    Fanankan afkiisa ka cashaay wilasha fananita oo dhan asaga doqeygu racay Masha Allah afkiisa allow uu daa

  • @aminoyusuf414
    @aminoyusuf414 8 років тому +1

    jacayloo idaa sadex mado igu daaa heeskan way iga gadan tahay nice song nolow huno #king_sholi

  • @guleedguleed4503
    @guleedguleed4503 8 років тому

    hestan waad kentay laxankeda bro king sholi😍💯

  • @abdilaahigaraad6100
    @abdilaahigaraad6100 8 років тому +1

    caashaqoow idaa walahi waa hees aad umacaan

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 6 років тому

    Heesta kaliye ee aan king shooli ku jecladay waa heestan
    Viva king shooli

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 років тому +1

    heesta cadi mahaan omar shooli yasalaam

  • @sachingeez7910
    @sachingeez7910 8 років тому +1

    Omg The Best Song Of his Career 100 jeer Ban kuceshada mrkasta

    • @abdulahiomar486
      @abdulahiomar486 8 років тому

      originalka dhageeso heestan waxa laqaday 2001 ayadoo kamacan tan

  • @fatuushahassanhusein1037
    @fatuushahassanhusein1037 8 років тому +1

    wooow omar shooli waxii nolba ku noleyaah calacaal miyaa mise waa dhaftay loooz

  • @ha02acdycapimt95
    @ha02acdycapimt95 8 років тому +1

    xawaadle miyaa cumar shole Hees xadow badana xawaadle xadow iyo tuug nimo lago ogaye mise hooyadis ah

  • @abdirashiidali4997
    @abdirashiidali4997 3 роки тому

    Waaw hejcalaa hees waan kahelay wllhi caawe

  • @ademjaamac1239
    @ademjaamac1239 8 років тому +4

    kkkk Wlee Shooli Xaawooyinkii Waadaad Marisay nooh yaaab !!!!

  • @quenmalabo942
    @quenmalabo942 8 років тому +3

    N't baaaaaad😂😂😂😂😳lkn waxad moodaa inuu run ka hadley👍🏽😥

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 8 років тому +1

    Cumaroow eebow waadku haysataa hala hadlin noocyadaaan

  • @fatimaelmiali7298
    @fatimaelmiali7298 7 років тому

    jacayloo idaa
    sedexd maado igu igudaa
    jacayloo idaa idaa
    sadex maado igudaa
    dumarkii xishoon jiray
    ragu dadab lagali jiray
    duunyana ka bixing jiray
    lawaa dayax lamoodyee
    dadab haatan joogtana
    dookhahygu kama helin
    igu daa jacayloow
    Mar hadaan dahabiyo
    daar fooq lahaynoo
    cidna dibada ii jirineey
    doolar ii imaanayn
    danyar igu xisaaboo
    igu daa jacayloow
    amaansii wiilka

  • @psquarecirrow1474
    @psquarecirrow1474 8 років тому +8

    king shooli u r de best
    dadkaan copy ku haayo heesihi hore waa laga tagay wax noo soo casriyeeyo hadaa helnay maxaa ku diideynaa
    haters dhulka is dhiga 😂😂😂😂

  • @nasroomar1687
    @nasroomar1687 8 років тому +1

    wow cajab l like the song so cool and irayada

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 7 років тому

    waar ninkan meel kasta nagaga so baxayaa waa maxay , cumar sholigii caadiga ahaa ayaan baadhaya Daayeerkan madaxa weyn ayaa so baxaya

  • @yahyedahir2507
    @yahyedahir2507 3 роки тому

    2050 hadda aragta caruurtey ano yar qory lasocda

  • @mohammedawes3015
    @mohammedawes3015 8 років тому +1

    MashaAllah bro i love your song keep go bro

  • @abshirfarah3867
    @abshirfarah3867 8 років тому

    wllhi cumar shooli waan kaa qalyey

  • @abdikafiaktyga7836
    @abdikafiaktyga7836 8 років тому +2

    waad ka baxsatay sxb hees iyo badh wlhi

  • @mohmoudmohamed4378
    @mohmoudmohamed4378 7 років тому

    waxaa leh sahal jaaamac sahal sango waad ka heli kartaan UA-cam ka

  • @amiishaabdi259
    @amiishaabdi259 8 років тому +1

    Wow best song king shooli 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @abdinhoabdi473
    @abdinhoabdi473 8 років тому +1

    omar shooli pro wad ka baxsatey nin adag

  • @aymanadoabdikadir8723
    @aymanadoabdikadir8723 8 років тому +1

    king of the year cajab

  • @abdikhadarahmed8166
    @abdikhadarahmed8166 8 років тому

    wow adna maso heestey 2016
    Qatar ma yara

  • @moohaabdi4855
    @moohaabdi4855 4 роки тому

    2020 yaa dawanaayo🔥🙏

  • @husnidhimbil525
    @husnidhimbil525 8 років тому +1

    king shooli waan ku aaminsanahay

  • @nuurqaalib434
    @nuurqaalib434 8 років тому +1

    waa runtaa sxb nice song___

  • @bbemuniiza7283
    @bbemuniiza7283 8 років тому +2

    wow shooli viva my big bro😍😍😍😍

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 років тому

    Wilkan waxaa heso ugu jeclahy nolow hestan wn iska jeclahy dhagaysigedaaa nolow

  • @farxiyocadey7187
    @farxiyocadey7187 8 років тому

    waa nacaaysee' dhabtii is X uun ayaa nogashe shooli ee adi ha Aroosin' dada' hada j oogto adi wax' tahy qof Balaqiil. ah dhabtii shooli adi naag miyaa sharaf ku dhanthy shooli caay ma ka muudno dhabtii waayo hooyadaa ayaa naag ah ee ka d haaf caay. DHA dumarka ha caayin waligaa

  • @mokniAli
    @mokniAli 8 років тому +1

    love you omar shooli

  • @hayaanofficial2828
    @hayaanofficial2828 8 років тому

    waaa iga suale omar sholi heestan malihidi wamaxy fanankale ayan ku aqaney oo layiraahdo nuur baana oo kuno jubada hoose gaar ahan magaala madaxada kismaayo

    • @abdirahmanyaare4353
      @abdirahmanyaare4353 8 років тому +1

      sxb heestan nuur baana Laxanka ayuu saaray lkn heesta Original keeda waxaa ku luuqeeyay Sahal jaamac xasan ciid waxaa kasoo daba qaaday nin isna la yidhaa cabdirashiid daacad shooli baa u danbeeyay......................... original ka heestu waa Sahal jaamac xasan ciid Boosaaso inuu ku noolyahay ayaan filayaa

  • @kafiaibrahim9157
    @kafiaibrahim9157 8 років тому

    Jaceyl Awal Mu Jirin Mise Ada Yaqanay Muxu Ku Dayn
    Ama Ku Daba Carari

  • @Hassan-gc5hb
    @Hassan-gc5hb 8 років тому

    heestan meeqa qof ayaa leh

  • @samaraxmed8739
    @samaraxmed8739 6 років тому

    Dumar miyaaa raby asaga ayaa sakaaraad ah markaas ayuu dumar waxkasheegayaaa

  • @faraxmaxamad6603
    @faraxmaxamad6603 8 років тому +1

    hees iyo bar maanta ka baxsatay

  • @khaledadam5967
    @khaledadam5967 8 років тому

    Heesta fanaankii lahaa waa noolyahay

  • @abdirahmanfarhan7974
    @abdirahmanfarhan7974 8 років тому +1

    da`da maanta jogtana dookhaygu kama helin...............................

  • @muqtaribra115
    @muqtaribra115 8 років тому +1

    wooow wat kabaxsataye King shooli 👌👌👌

  • @leinedlolbashir7519
    @leinedlolbashir7519 7 років тому +2

    Wax jiro waaye Wlhi 🙏

  • @qadaafijr3291
    @qadaafijr3291 8 років тому +1

    Best song viva shooli king shooli

  • @nafisohassanjimale4820
    @nafisohassanjimale4820 5 років тому

    Hees fani ah

  • @somalishurumbi1617
    @somalishurumbi1617 8 років тому +2

    cumar camoow cabirkaan aanoo cilaamisay caadima-ahan casiiskaa cisadeyda cafinkaro ciil&caro caadomaulihin camoow caadi'ikadhig calan cagaaran cilaami o calaacalka calaanji sida canuuni cagaaran !!!!!!! caashoyinka cabsi cabsida caadadodaweyaan ceeydana wa ciyaartooda . cali-yaashana wa ceebtooda ... hadal iyo dhamaantis waxan kusoo gunanudayaa [> CABIR