RW Xamse oo weerar ku Qaaday Beelaha Habargidir, Sayd cali waala Tooganaya, RW xigeenka oo xilka wey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 37

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 4 місяці тому +1

    Sayid cali waa mujrim xaasaskisa oo uur leh si arxan daro ah u gubay sayid cali qofkii difaaca waa mooriyaan jaahil ah oo aan diin heysan oo ahlu naar ah dadkan hadii ay diinta baran lahaayeen mujrim ma difaaci lahayn sayid cali hada yuu wax tarayaa ninka xaasaskisa oo ilmihiisa caloosha ku wada gubay sayid cali oo kale in xataa laga hadlo ayaa qalad ah dadka u doodaya sayid cali diintee iyo dhaqankee ayay heystaan waa yaab

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 4 місяці тому

    Xassan ayaa laga Rabaa jawaabteeda oo ka sarreya xamse oo uujeedo kale ka muuqato hadalkiisa .

  • @daynabcabdinuur
    @daynabcabdinuur 4 місяці тому

    Waxaa loo bahan yahay in meydkii cararey la soo qabqabto si dib loogu maxkamadeeyo

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy 4 місяці тому

    Adeer tanu dawlad lagumasheegi karo ee shirkad qawleysato ah ooqadaras qaato yaalah magaca iyo maser ka dalkabo waxay dhaaf sanahayaa xoogaa shilimad ah

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 4 місяці тому

    waxay ubadantahay in ay isku xiran yihiin qaadka iyo sheerka xasan iyo fowsiyo maslaxadiisa wu u dhimanayaa,,ma maqasheen saariq muxtarm ah wa kanoo kale

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Beenaaleyaal, waa waxba kama jiraan, waayoo xasan sh. Horey ayuu u hadlay, aildaan ma tihide midgaan ayaa tahay.

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 4 місяці тому

    Hadii ey arintaan run tahay xasan waa wasaq ma waxuu taageerayaa udinga waa daciif xasan shiikh waceysle waa ceebeeyay ma fileynin in ninkaan oo kale soomaali hogaamiyo uma khalmo wasaqa dalka ma adiga kaligaa leh xayawaan

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 місяці тому +10

    Waa
    Dashay
    Inaad
    Maanta
    Hadasho
    Dadka
    Cabanaya
    U
    Hajabto
    Waa
    Mahasantahay

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 4 місяці тому

    Dowladdu waxay maslaxad qaran u aragto waa ku saxantahay.

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 4 місяці тому

    Qofka hadii madaxa laga galo jirka intiisa kale ma hagi karo,annagana madaxdii ayaaba lamid noqotay kabalyeeri danteena iyo dalkena dalal kale u adeegaya

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 4 місяці тому

    Xamsaw madaafiicdii laascaanood maad saa uga hadashid

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 4 місяці тому

    Jir oo joog cadawgaada haujabin rw xamsa

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 4 місяці тому

    Waa beenta oo anaa haya ado sheegaya hadal caruured
    aan sal lahayn lkn kuma horeysid wax sameya

  • @huseinguudle5328
    @huseinguudle5328 4 місяці тому

    Xamze barre waa runtiis

  • @Yusro557
    @Yusro557 4 місяці тому

    hadii xamar lagu toogto siyad cali waxaa dhici karto in xamar dagaalo kadhacan👈boqolaalo qof oo Hada nabad qabaan ayaa waxaa dhici karto indhib kasoo gaaro toogashada sayid calidarted 😳waxan fiirsadaa yutube waxan arkaa dad badan oo leh hadii cadaalad la aan lagu toogto sayid cali wixii kadhoco xamar waa wax laga shekeynayo waliba balka kagali doono Tariikhda😱aniga waxaa ilafiican inlaiska dhaafo wiilkas eyadoo dhib soo socdo lagaga hortagayo🥺 xamar waxaa kunool dad badan oo dhib iyo dagal kasoo dhalay👈marka waxan dhihi lahaa adeer aniga cabdicaziiz iska cafi wiilkas waa wiilkaga camal xididna waad sonoqoteen oo wuxuu ahaa wiil gabadhaada sooqabay aabe usoo nowotay sayid cali qadarka alle ayaa dhacay adeeroow Allaaaah wuxuu ugu jeceyl yahay adoomadiisa kuwa cafiska fidiyaan waliba uga farxiyaan cafis qof danbi kagalay ee adeeroow wiilkas waa lagu sababay xaaskiisa qadarka allaaaah kuqanac ee iska cafi inuu allaaaaah badal qeer qabo kusiiyaa dhici karto🙏🙏🙏

    • @Yusro557
      @Yusro557 4 місяці тому

      Please cid walboo aqriso qoralkeygan isii share garey ilaa uu kagaro adeer cabdicaziiz🙏🙏🙏

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 4 місяці тому

    Beenaale

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 місяці тому +1

    Wariye dhexdhexad ah baa tahay hore u soco

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow 4 місяці тому

    FOOSIYAA UQALANTA DOQONKA
    KHAATUMO LAGA JARI LAYAHAY FOOSIYA KHAATUMO MUCAARAD KUMA AHA WAAYO WAA. GABADH WAXBARATAY XUQUUQUL INSAANKANA TAQAAN SSC FOOSYA WAY KU QANACSANTAHAY❤❤❤❤❤

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 4 місяці тому

    kursi kasta in dano gaarah la siisto waa masiibo ku dhacday soomaalia illaahow dalka iyo dadka diinta noo badbaadi yaahuu alle magan

  • @LabisHirsi
    @LabisHirsi 4 місяці тому +1

    Aderkeey xamse xaquu ku hadlaa

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 4 місяці тому

    halatogto mujrimka waliba guba 👍👍♥️♥️♥️

  • @halimaali2269
    @halimaali2269 4 місяці тому

    G

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 місяці тому

    Hotel jazira iyo xerada minirayo mucaradka ma loo didayaa?

  • @CabdirsaaqAxmed-cm8gm
    @CabdirsaaqAxmed-cm8gm 4 місяці тому

    Sayid cali waainlatoogto

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 4 місяці тому

    Waan ogaanay kkkkk

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 4 місяці тому +1

    Nimankaani Lacag ayey Arkaan ee ma arkaan wadaniyad iyo dal soomaaliyeed dadka soomaaliyeed
    Waxaa iga qaalisan xaga jeebka shalay baa la dhabar jebiyey Marwood bashiir
    Maantana waa fawsiyo
    Markaan magaca soomaaliyeed iyo qayiga dalka

  • @hanadomar879
    @hanadomar879 4 місяці тому

    Asc

  • @AliGramGrammaire
    @AliGramGrammaire 4 місяці тому +1

    Premier ministre Somalie felicitation

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Beenlow, waxaadna u shaqeysaa Dilaaga weyn ee farmaajo. Yaanan ku ogeyn.

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 4 місяці тому

    Xaqiiqdu waxay tahay dalka iyo dadka somaliyed dhibaato ayuu ku yahay xasan munaafaq dalka somalia wuxuu ka dhigtay NGO uu dantiisa gaarka ku fushado dhaqankisa u fiirso madaxweyne uma eka hada somalia waxay u eg tahay meel aan dowlad ka jirin xasan munaafaq somalia wuxuu ku celiyay 1991kii boobka dilalka dagaalada qabaa,ilka meel kasta ka socda xasan munaafaq dalka ha laga badbaadiyo xasan munaafaq dalka somalia wuxuu gacanta u galiyay kaligiis taliye ismacil horor xasan dhaqankisa u fiirso waa dhaqanka kaligiis taliye ismacil horor

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 4 місяці тому

    Dadka ha isku dirin wariye

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 4 місяці тому

    Mooryaan baa tihiin hawiye oo dhan