Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
SAWIRKA HA FIRININA EE HEESTA LABADA QOF EE QAADAYA IYO MIDHAHEEDA IYO MACNAHAY KU FADHISO WEEYAN MUHIIMADU
Sawirka aad soo galisay waa Maryan Mursal ee mahaa Shankaroon Ahmed marka iska sax walaal. Nice song👍
😮
0:41
❤ 0:41
Qofku wuu khaldami karaa, waxana fiican inaad si degan oo cadho iyo xanaaq iyo caytoona ku jirin aad ugu sheegtaan, waanad mahadsantihiin.
Walaal wax cadho iyo xanaaq looma soo qorin walaal iska sax✅ ayaa loo soo qoray saxiib labadiinba aqoon idinma lehi ee xumaan ha u arkin 👍
gabadha heeseysa waa haldhaa sawirka iyo magaca meesha aad kuqortey waa qalada ee naka sax pro
Waa shan karoon
Shànkaroon Axmed Yuusuf Sawirku maaha Heesta iyadaa Qaadaysay Waa Sawirkii Nsryan Mursal Xaaji Ciise Bootaan Sawirka Bedel.
Aun maxamed xasan barrow iyo shankaroon axmed sagal midhaha waxaa lahaa abwaan singub
War heedhe maa dhagaysatid hesta bilowgeda waaba lagu sheegay cida samaysay miraha waa xasan ganeey
xiix maxamed miyad walan tay sowtan marki laqadayey kuwi fadhiyay ku shegaya ma waxad tahy dadka dadka jaho hababiya
Ma dhiman xataa Barrow kkkk
Shankaroon ma ahan Wax qaldan miyaa Iska sax walaal ayaaba la dhahay
Axsan murti waxmaqan mowtbaa kadhaw anigu mantan hubaa
Cidan sawirka keliya ku waalatey maxay ahayd anigu wax badan baan raadinayey heestan mahadsanid walaal.
Gabadha heesta qaadaysaa waa haldhaa saxib.
sawirka gabadhu waa.Maryan.Mursal maaha Shankaroon
SAWIRKAN GABADHU WAA MARYAN MURSAL CODKUNA WAASHANKAROON
1:25 😊
Wixii muuqda macaan.
Erada heesta waxaa leh oo sameyey abwaan xasan ganey
Sxb sawirkan waa maryan mursal shankaroon ma aha
Sawirku Waa Mary and mursal
Sxb sawirkaan maaha shankaroon ee waa maryan mursal
Sawirku waa maryan mural oo yar, ee ma aha shankroon sxb
Kkkkk sawirka waa maryan mursal laakin qofka hada qaadaya waxan filya waa shankaroon ahmed
Sawirkan waa Mariam mursal ciise ee maaha shankaroon Axmed Sagal
Kkkkkkkkk fanaaniinta miyaaney kala aqoon waa maryan mursal sawirku
Sawirka saaran waa Maryan Mursal Ciise
markii hore heestaan waxa qaday Cabadi nasiir Macalin Siciid copy ayuu ku ahaa Barow
sawirkan waa maryan m ciise bootaan
Waxaan fanaan aqoon daranaa the photo is maryan mursal oo yar ee fanaaniinta ha isku qaldin
Wwwwwwwwww
Hadaynaan mormy malkadu waycadahy wixiimuuqdaa macaan
Tani hees maaha waa xadiis ayaad is odhanaysaa
Sawirkan no shankaroon soo baro
Waad rogantee cida heesaysa iyo sawiradad soo dhigtay horta soo kala baro ma ta dhacday baad cabtaa
A
Gabadha heesta qaadaysaa waa haldhaa shankaroon org ayay la qaaday tani waa haldhaa
Waa shankaroon qofka la qaadaayo.Codka dhuux sxb
Haddasdan garanat sawirkii shankaroon dadkaa kawaysiutaa laakiin kalagaro maryan mursal iyo gabadhan heesaysa mise waad iskaga camiranaysaa kkkk
Bidaari sibiq bay kugu gashaa ayay ahaydHeestaniEreyadii xasan geney
Sawirka waa maryan mursal
Marka aad UA-cam furato xataa adigoon kala aqoon hobolada dhibtaas. Ayay leedahay Shankaroon iyo Maryan Mursal iskumaba,eko,e
Waay la gashee miyuu faranayaab waxa fiican inad dadka waxa
Saxa hor gayso
Waan ogahay inaanad shanka roon aqoon ee maqaarbaa kugu khalday inlayn waad iska qaban lahayde aqoon la aantu waasidaas wixii aanad aqooniniba hhhhhh
Maryan mursal
Sawirka aad soo dhigtay waa maryan mursal
Muda hanadaan kuguuriyo marin baan saxanayaayo mayaan dee kuu hayaa
Waa haldhaa qafka heesaa naga xishooda
SAWIRKA HA FIRININA EE HEESTA LABADA QOF EE QAADAYA IYO MIDHAHEEDA IYO MACNAHAY KU FADHISO WEEYAN MUHIIMADU
Sawirka aad soo galisay waa Maryan Mursal ee mahaa Shankaroon Ahmed marka iska sax walaal. Nice song👍
😮
0:41
❤ 0:41
Qofku wuu khaldami karaa, waxana fiican inaad si degan oo cadho iyo xanaaq iyo caytoona ku jirin aad ugu sheegtaan, waanad mahadsantihiin.
Walaal wax cadho iyo xanaaq
looma soo qorin walaal iska sax✅ ayaa loo soo qoray saxiib labadiinba aqoon idinma lehi ee xumaan ha u arkin 👍
gabadha heeseysa waa haldhaa sawirka iyo magaca meesha aad kuqortey waa qalada ee naka sax pro
Waa shan karoon
Shànkaroon Axmed Yuusuf Sawirku maaha Heesta iyadaa Qaadaysay Waa Sawirkii Nsryan Mursal Xaaji Ciise Bootaan Sawirka Bedel.
Aun maxamed xasan barrow iyo shankaroon axmed sagal midhaha waxaa lahaa abwaan singub
War heedhe maa dhagaysatid hesta bilowgeda waaba lagu sheegay cida samaysay miraha waa xasan ganeey
xiix maxamed miyad walan tay sowtan marki laqadayey kuwi fadhiyay ku shegaya ma waxad tahy dadka dadka jaho hababiya
Ma dhiman xataa Barrow kkkk
Shankaroon ma ahan
Wax qaldan miyaa
Iska sax walaal ayaaba la dhahay
Axsan murti
waxmaqan mowtbaa kadhaw anigu mantan hubaa
Cidan sawirka keliya ku waalatey maxay ahayd anigu wax badan baan raadinayey heestan mahadsanid walaal.
Gabadha heesta qaadaysaa waa haldhaa saxib.
sawirka gabadhu waa.Maryan.Mursal maaha Shankaroon
SAWIRKAN GABADHU WAA MARYAN MURSAL CODKUNA WAASHANKAROON
1:25 😊
Wixii muuqda macaan.
Erada heesta waxaa leh oo sameyey abwaan xasan ganey
Sxb sawirkan waa maryan mursal shankaroon ma aha
Sawirku Waa Mary and mursal
Sxb sawirkaan maaha shankaroon ee waa maryan mursal
Sawirku waa maryan mural oo yar, ee ma aha shankroon sxb
Kkkkk sawirka waa maryan mursal laakin qofka hada qaadaya waxan filya waa shankaroon ahmed
Sawirkan waa Mariam mursal ciise ee maaha shankaroon Axmed Sagal
Kkkkkkkkk fanaaniinta miyaaney kala aqoon waa maryan mursal sawirku
Sawirka saaran waa Maryan Mursal Ciise
markii hore heestaan waxa qaday Cabadi nasiir Macalin Siciid copy ayuu ku ahaa Barow
sawirkan waa maryan m ciise bootaan
Waxaan fanaan aqoon daranaa the photo is maryan mursal oo yar ee fanaaniinta ha isku qaldin
Wwwwwwwwww
Hadaynaan mormy malkadu waycadahy wixiimuuqdaa macaan
Tani hees maaha waa xadiis ayaad is odhanaysaa
Sawirkan no shankaroon soo baro
Waad rogantee cida heesaysa iyo sawiradad soo dhigtay horta soo kala baro ma ta dhacday baad cabtaa
A
Gabadha heesta qaadaysaa waa haldhaa shankaroon org ayay la qaaday tani waa haldhaa
Waa shankaroon qofka la qaadaayo.
Codka dhuux sxb
Haddasdan garanat sawirkii shankaroon dadkaa kawaysiutaa laakiin kalagaro maryan mursal iyo gabadhan heesaysa mise waad iskaga camiranaysaa kkkk
Bidaari sibiq bay kugu gashaa ayay ahayd
Heestani
Ereyadii xasan geney