Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Mohamed (ﷺﷺ)☝️
Scw scw scw scw scw ❤
Scw
Nabigi Allow waaa. Ku jeclahy scw scw scw ❤❤❤❤😊
P
Kusaliya nabiga scw❤
Scw scw scw ❤️❤️❤️
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw ❤️😊
Ma soo marin koonka qof ka wanaagsan kana fiican rasuulkeena Muhammed scw ❤❤❤❤♥️❤♥️❤♥️❤♥️❤❤❤❤❤❤
سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤
🎉❤❤ 0:30
صلىالله عليه وسلم
Wllhi ani waandhipsaday finanka😢
Xaarka aad maalin kasta xaarayso iskadaa😢😮
Biyah baris isticmaal 7days wad iska dareemi karta
Kula mita😢
@@asooalsheikh846 Biyaha bariiska marka la kariyo mise isagoo aan la karin
Walle
Anwjahh 😂😮😅😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅
Dhigto wan ku salami salan kadib waxan ku waydiyay dhawo adigana imad shegi marka maxadhacy aniga dawadan ku waydistay waxay ahd qawlalada aya idilaco marwalba bilis hadi ad dawo garanayso isheg
bashiir aadan macalin long time deriska xalasha😍
Mahadsanid wll
Thank you my brothers
Fashion style kuğu ogaaye Dr na ma tahay Masha alllah wad no dhuumatay wll KU soco😂
Mahadsanid wll Haaa jaamaca qeybta Caafimaadka ayaan kasoo baxay
@bashkabashiir7791 Masha alllah congratulations Wllky🥰
Maxaa lagu daweyaa
Ana ugu horeyo
Muhiimadu horeyn mahee waa inaad doctor ka wax un cilmi ah ka faaifey❤
Dr sujuuda io garka kuwa ksoobxa mxaa keeney ??😊
Wcs wll lkiin harah dhabanda iyo sanka ????❤❤❤❤
inta bdn aniga qeybta sare ayey iga soo baxaan mararka qaar m.a waad ii faa,ideysa mahadsanid ❤
Seam wallhi
Abowe wajiga gubtey marhore maxa lku tirtiraa iso faidey will please
Zxp finaanka dhabarka kawarn waliba garbaga
isku midnahnay wllka garbaha xita xabadka
Il waye abyo ani xita qaba
Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wallhi woo idhiby
Kula mid daldalool uu isku badalay wajigayga wax kasTa waa isticmaalay😅
Mash allah
Ala ustad Thnanks ana leh fiman waxa isticmala malin walbo cuna dooro marka ana tijabinaya farsalinka
From tictok live
Sxb kasohadal faidada timirta ❤
Wajiga dhan kwrn😢
Dr barkina ma barkado zaid dhabnda way idhiben ee xal ken plz
macalin bashka waxaan rabaa inaad wax iga sheegto haaraha wajiga galay luuqa igusoo gudbi aqbaarta macalin❤❤❤❤❤
So bro I need what can prevent pimples and.also end scar mark
Thanks, Dr. bashir , Doctor Face Wash ta ugu Fican Wajiga Lagu Dhaqdo Ka Soo Hadal Plz 🙏 8:46
Masha allah alaha kuxafido wll❤
M.a
M.a dr allha kubarakeeyo❤❤❤
Anigaa fahmay barkatintaa usababaa kayga adaa ifahansiye
Mansh alah wllky
Wllyal isoo kooba wakhti ma hye Wllyal 😢
Firi fasaliinta waji oil malamarinkaraa isoo jawaab pls
M.a❤❤❤❤
Macalin dhaqtar ma aheyd🎉
Kkk igusawir waye 😂😂 doctor yahy maxytahyna kkk showiste waaye
@amiiraqoone5140 Bal Wiilka Hada Maxaa Ku Cayday.! Qofku Wuxuu Bartay Waxaan Ahayn Ma Qaban karo Miyaa🤔
😊 thanks
Mashallah 🥰 ❤️ faaiido badan ayaad noosoo hoyisey Tanks brother 💯🌹
Thanks
Dr naftay ikeenen aniga mobilena makuhadlo barkina ma barkado maxa xal ah wajiga iga dhibeene😢
Anigaa secret ii shaqeyeey waxaa weeye biyo badan Ayaa caab malin kasta 2.3 liter oo biyo ah Ayaan caaba Then caloosha oo laa soocdsiyo Anigaa labadaa ayaa ii shaqeyeey wll Tijaabi 3 months then natiijo isbadal ah waad arki doonta wllSidoo kale waxaad ogataa waxa elerjigaa jidhkagaa ku ciyaaa ogow Sida bedk kaa kow ah iyo qaar Kalo badan Oo sii dhow ulaa soco jidhkagaa inu elerji leeyahy dhaktarka iskaa soo badh
@@MOHAMEDABDIOSMAN-v1fwaan kula Soo tijaabin bal
Waiga tageen al xamdu lilaah
Abyo maxa Marisay iisheegbal
@@Xamdi397 naag maa wax sheegta ha isku daalin ee hadaa finan badan leedihiin dhaqtarka tag
Waxaas dumarka uga shekeya dumarka kle ee ragu kama shekeyo logamana shekeyo adeer
Zxp salxaha afka hore tinta sidee loo soo celiyaa
Saliid rosemary
Mahadsanid😊
Aboowe wajigayga waa oil sidee faslin igu isticmaali waa kadari bee 😢
Mahadsanid Dr😊😁👑👏👏
Tnks bro shugran
Barkin ma isticmaalo ustaad wana kasoo baxayaan
Ok
Wlhi saaid ayaan u istaris badanahey anuu maxa sameeya😢
Bashka waxaad noo sheektaa kuleylka wajiga waxna ma mariyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
D'r kaso hadal dadka qaba saliida beerka mxa dawo u ah😢
dhaqtar laxirir malab naisticmaal wunadifiyaa ladhaha
@Xamdicawad Hye qali👍
Sanka buu igaga yaala😢
Mahdsanid zxb bashka nashir
Wll nosoo Badi muuqaladn waan ka helay
Zxp qofka gadh aan laheen oo ay finan ka soo baxaan gadhka maad sheegin sida looga hortago ee muuqaalka xiga noo raaci insha allah ❤
Gadh miyaa rabtaaa mise wuu ku Dhibay in aad baabiiso rabtaa zcp😂
Dr number kaada ayan u banahay pls ishek wx baan rabaa inaa ku shege
Wll dadka wijiga ugu soobaxo dadka waxeedhahaay qooq wye wxaas run miyaaa dhaqtarka
Wllka Xasasiyada maxa xal u ah zanka dhan ciir uunoqona Fina mahaa
Finanka xaga sujuda ayay igu badnyhine maxa sababa iyo xaga sanka
Kkk 😂 Adigoo security guard miyaa hadana doctor iskadhigee inafajacnaa dad BA runmodidona waxn
😮
Wali mahelin xalkii😢filinka
😅😅😅
Kula mid 😂
ani dhamanada kaliya iga so baxan nabarka abowe hada xoga way iga dhamaden lkn waxa igu haray dulduleylka maxa u dawa
Bashir adan dib uso labo wll dariska xalasha😊
@bashkabashiir7791 you deserve brother ❤
Ani wxa yar yar leyahy brother😢
ᴛʜᴀɴᴋs ᴘʀᴏ❤😊
❤❤❤❤😳😳
Baaraka laah wll
Qawid maxaa daawo u ah
Masha Allah
❤
Wcs wllo❤❤❤
DR.E FAASILIINKA KEE UGU FIICAN FADLAN NOOGA SOOJAWAAB
Qooq ma keeni karo miyaa neh 😂😂😂
Mahad sanid sxb
Waxaas soo dhan masmeeye hadana waakadaalay finaka nabraha
Tnx ❤
Waad mahadsantahay wllo❤
Finanka garbaha xaga dhabarka kaso hadal ama kuwo dhabarka dhan❤
War Ani barkinta idishay
Masha allah wll mcn
Asc wll
Sxb sidee wajiga bar bar madow le lobabiiyaa
Wll wey I dhibeenba waxa
Bro way igu badyiin aniga 😢
Abowey wajigaa ayaa nbar iga dcy misha mababasa waye samtey lkn nabar igu noqotey oo sii talma aahan igu noqotey maxa samyne kara sii ayee iga babado mishaas
❤❤❤Masha allah wll❤❤
Ani nabro way idhi ben wlhi😢
Dhaq tar wahs app maleedahay
Asc dr xagee kala sooxariira suaal rabahe inaa kuweydiye
Dr bashir wan ku salamay
𝐩𝐥𝐞𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐨 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐠𝐞𝐫𝐞𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐭𝐞𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐦𝐚𝐫𝐢𝐲𝐨 𝐞𝐞 𝐤𝐮𝐣𝐢𝐥𝐜𝐚𝐚𝐧❤🎉
❤❤❤❤❤❤
Asc
Mnsha allah dr miyd thy
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Mohamed (ﷺﷺ)☝️
Scw scw scw scw scw ❤
Scw
Nabigi Allow waaa. Ku jeclahy scw scw scw ❤❤❤❤😊
P
Scw
Kusaliya nabiga scw❤
Scw scw scw ❤️❤️❤️
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw ❤️😊
Scw
Ma soo marin koonka qof ka wanaagsan kana fiican rasuulkeena Muhammed scw ❤❤❤❤♥️❤♥️❤♥️❤♥️❤❤❤❤❤❤
سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤
🎉❤❤ 0:30
صلى
الله
عليه
وسلم
Wllhi ani waandhipsaday finanka😢
Xaarka aad maalin kasta xaarayso iskadaa😢😮
Biyah baris isticmaal 7days wad iska dareemi karta
Kula mita😢
@@asooalsheikh846 Biyaha bariiska marka la kariyo mise isagoo aan la karin
Walle
Anwjahh 😂😮😅😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅
Dhigto wan ku salami salan kadib waxan ku waydiyay dhawo adigana imad shegi marka maxadhacy aniga dawadan ku waydistay waxay ahd qawlalada aya idilaco marwalba bilis hadi ad dawo garanayso isheg
bashiir aadan macalin long time deriska xalasha😍
Mahadsanid wll
Thank you my brothers
Fashion style kuğu ogaaye Dr na ma tahay Masha alllah wad no dhuumatay wll KU soco😂
Mahadsanid wll Haaa jaamaca qeybta Caafimaadka ayaan kasoo baxay
@bashkabashiir7791 Masha alllah congratulations Wllky🥰
Maxaa lagu daweyaa
Ana ugu horeyo
Muhiimadu horeyn mahee waa inaad doctor ka wax un cilmi ah ka faaifey❤
Dr sujuuda io garka kuwa ksoobxa mxaa keeney ??😊
Wcs wll lkiin harah dhabanda iyo sanka ????❤❤❤❤
inta bdn aniga qeybta sare ayey iga soo baxaan mararka qaar m.a waad ii faa,ideysa mahadsanid ❤
Seam wallhi
Abowe wajiga gubtey marhore maxa lku tirtiraa iso faidey will please
Zxp finaanka dhabarka kawarn waliba garbaga
isku midnahnay wllka garbaha xita xabadka
Il waye abyo ani xita qaba
Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wallhi woo idhiby
Kula mid daldalool uu isku badalay wajigayga wax kasTa waa isticmaalay😅
Mash allah
Ala ustad Thnanks ana leh fiman waxa isticmala malin walbo cuna dooro marka ana tijabinaya farsalinka
Scw
From tictok live
Sxb kasohadal faidada timirta ❤
Wajiga dhan kwrn😢
Dr barkina ma barkado zaid dhabnda way idhiben ee xal ken plz
macalin bashka waxaan rabaa inaad wax iga sheegto haaraha wajiga galay luuqa igusoo gudbi aqbaarta macalin❤❤❤❤❤
So bro I need what can prevent pimples and.also end scar mark
Thanks, Dr. bashir , Doctor Face Wash ta ugu Fican Wajiga Lagu Dhaqdo Ka Soo Hadal Plz 🙏 8:46
Masha allah alaha kuxafido wll❤
M.a
M.a dr allha kubarakeeyo❤❤❤
Anigaa fahmay barkatintaa usababaa kayga adaa ifahansiye
Mansh alah wllky
Wllyal isoo kooba wakhti ma hye Wllyal 😢
Firi fasaliinta waji oil malamarinkaraa isoo jawaab pls
M.a❤❤❤❤
Macalin dhaqtar ma aheyd🎉
Kkk igusawir waye 😂😂 doctor yahy maxytahyna kkk showiste waaye
@amiiraqoone5140 Bal Wiilka Hada Maxaa Ku Cayday.! Qofku Wuxuu Bartay Waxaan Ahayn Ma Qaban karo Miyaa🤔
😊 thanks
Mashallah 🥰 ❤️ faaiido badan ayaad noosoo hoyisey Tanks brother 💯🌹
Thanks
Dr naftay ikeenen aniga mobilena makuhadlo barkina ma barkado maxa xal ah wajiga iga dhibeene😢
Anigaa secret ii shaqeyeey waxaa weeye biyo badan Ayaa caab malin kasta 2.3 liter oo biyo ah Ayaan caaba
Then caloosha oo laa soocdsiyo
Anigaa labadaa ayaa ii shaqeyeey wll
Tijaabi 3 months then natiijo isbadal ah waad arki doonta wll
Sidoo kale waxaad ogataa waxa elerjigaa jidhkagaa ku ciyaaa ogow
Sida bedk kaa kow ah iyo qaar Kalo badan
Oo sii dhow ulaa soco jidhkagaa inu elerji leeyahy dhaktarka iskaa soo badh