Xog Culus Kooxda AS oo 3 Sharuud ku xiray wada-hadalkii DFS & 6 Horjooge oo M/karataay ku jiro oo ay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 40

  • @maxamadsheqaxmed8991
    @maxamadsheqaxmed8991 6 днів тому +12

    Waa Ku naqaan mana fiicnid

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 5 днів тому +1

    Waa Farxad iyo guul uso hoyatay shacabka somaliyed waaba hadii run noqoto

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 6 днів тому +2

    Arintaan waa xasaasi waayoo shabab waxa ay rabaa Powersharein in lagu dhiso dowlada sida hada socotana waa qorshe reer galbeedka wax badan ka ogyahiin

  • @HersiFarah-ic6yx
    @HersiFarah-ic6yx 4 дні тому

    Dhinac Baad u xaglisa markeey pintland iyo dowlada is hayaan

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z 4 дні тому

    S/l ayay awalba u shaqaynayeen haddana r/wasaare ayay u rabaan woqooyi

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 дні тому

    NORWEY WAA SHIDAALKA BADA EE SHABAAB MAAHAN

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 дні тому

    2 ISAAQ AH 2 DAAROOD AH 2 HAWIYE AH HADANA QADAR BEY JOOGAAN KUWII XASAN SHEEKH MANAIMAAN

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 6 днів тому +2

    Soomaaliyeey waxaad ka jawaabtaan xasan iyo alshabaab maxaa ka dhexeeyaa ii sheega markasta ciidamada qaranka Ash ayaa loshegaayay

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 6 днів тому +1

      Farmaajo waaye ninka ku fiirsady shacabka Soomaaliyeed shabaab 😂😂 xasan waa xoreystay dadkiisa😂😂

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 5 днів тому

      Wa hal ee laba ma ahan wa is qarinayayn hada banaanka la so dhigi awalba been ba laguu sheegayey

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 6 днів тому +2

    Masha Allah dacad ayaa tahay

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 6 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 днів тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 4 дні тому

    WERIYAHA CAALAMIGA AH EE CALI XARAARE BAAHAYA WARCIXIN SUGAN OO ENGIRIIS KU QOAN DOWLADA WAX WEY OGOLAATEY WAX KA MIDA

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 6 днів тому

    Hadeer baad leelkase been ka sheegtay

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 6 днів тому

    waxa ninkaan akhrinayo waxba kama jiraan lol

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 4 дні тому

    Waxaad carabka ku dhufatay in aad ka dhawaajisay qabiilka Ceer laakiin kuwa kale aad ku koobtay darood iyo dir iyo hawiye tolow Ceerku ma dubuu ku dabo dhigay 😂😂😂😂

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 5 днів тому

    WALLE WAAN SOO DHOWEYNEYNAA IN HESHIIS LAGAARO WAAYO DHINAC WALBA WAXAA KU DHAMAANAYEY DHALIN YARO SOMALIYEED ILLAAHAY MAS LAXAD HAKEENO WADANKEENA OO KOONE ILLAA KOONE NABAD LAGU DHEX MARO HANA TUSO CADOWGANA SOMALI HAKA DHEXSAARO

  • @user-bq5wz8rp7m
    @user-bq5wz8rp7m 6 днів тому

    War.beenta.dadka.kadaa.ala.kucadaab

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 днів тому

    Bidaqoyin lagulamaniyo basaboradeey bixiyen ee jabuti lagu magac badashay hishis intaas sooaf jari carab iyo afrig orobo midna ma hayan tasho iyado dalka cid logabixineyn canshurteda iskadhibeysan aba jilkina basaborada uayidono cakis bidaqada muhim

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 6 днів тому

    Wa beenta Allah been u sheetay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 6 днів тому

    Xasan ayax iyo alshabaab waa iskumid iyo wasiiro kamida maamulka xasan iyo xamse

  • @abdullahijacelow6174
    @abdullahijacelow6174 5 днів тому

    SULDAANKA TV CID LAMASAFNA WAA BEEN OO WAXAA LASAFANTIHIIN SHEYDAANKA SABABTOO AH BEENTA AAD GUDBISIIN OO WALIBA JOOGTA AH KKKKKKKK

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z 4 дні тому

    3da bilood oo shabaab qabsaday waa 3da baddu xirantahay si ay hub u helaan kadibna dagaal bilaabaan

  • @bashenuur
    @bashenuur 5 днів тому

    No negotiation at all

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 6 днів тому

    Bada iyo bariga beec loomarabo🫀🇸🇴🎧

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 6 днів тому

    Beenaale

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 6 днів тому

    Dad waxaa ugu liita kuwa dhahayo Xassan dhiiqo iyo shabaab ayaa xidhiidh leh. Shabaab iyo calmaaniyiinta is arag ka dhaxeyso. Nine Diinta in lagu xukumo ayey rabaan kuwona waa diimuqraadiyiin calmaani ah

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 6 днів тому

      Kalemat xaq yuraadu lahaa baadel qaraxyada naxdinta shacabka baada masaakiinta xagee islaamka ka soo galaa iyo sharciga Allah?😢😮

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 6 днів тому

      @@maryammb7064 Diinta intay gaalo dal Muslim ah lagu soo hago? Diinta intay ugu jirtaa in qabiil la isku laayo? Diinta intay oogu jirtaa xeeraale waxii ka dhacay, diinta intay oogu jirtaa waxa ka dhacay goldogob? Diinta intay oogu jirtaa waxa ka dhacay Cabudwaaq, dhiiga Muslimka waa isku mid, kuwa aad ku sheegaysiin illaahey waa idinku ciqaabaa beenta aad isku raacdeen Reer awaarlandow. ولا تقف ما ليس لك به علم إن السمع والبصر والفؤاد ،،،،،،،،الي اخر ايه

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 6 днів тому

      ​@@maryammb7064Waxaa dhici kartaa inaad Moryaan tahay, oo xassan isku qabiil tihiin.

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 6 днів тому

      @@MohamedSharif-bn3rr markaadan xujo cad heyn xaalkaagu waa cay ceelashii la duugay dudqdi waayeelka ahayd oo guryaheedi la gubay saqiiradii hiiraan lagu qarxiyay hargaha iyo saamaha arday basaboor sugaysa la qarxiyo baada sharciga Allah halkuu uga jiraa calamani maba dhihin sharci Allah ayaan wadaa xumaantay la yimaadaan ayagaa ka masuula laakiin yaaka dulmi badan kuwa beenta ka sheegaya sharciga Allah anagaa kaa jecel sharciga Allah waana sababta keentay in leydin taageero marki hore laakiin hada maxaa soomaali idin nacday is weydii qabiil iyo cay ha igula meereysanine

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 5 днів тому

      @@MohamedSharif-bn3rrhadaan ku ceyn lahaa waa soo jawaabi lahayd waayeelki iyo bahaahaahinki aad oomiseen iyo baadi daliil ma uweysay sharciga alle ma ka weysay dhibaateynta kuwa Allah noogu naxariisto saqiirada waayeelada xoolaha bahaahinkaa haaduu jaahil idiin khudbeeyo nabadey dhaha🖐 ciyaalkaa duufsateen allaha idinka soo reebo sharciga alle kuwo ay daacad ka tahay allaha soomaali iyo dhamaan wadamada islaamka allaha noogu dhiibo mooryaan gareeyeey gabaygoo dhameytiran ka dhegayso you tubeka 🖐