FARXAAN BARAKO DHAANTO CUSUB SHAAH CADEYSANEY NEW VIDEO DHAANTO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @somalicryotocurrency7847
    @somalicryotocurrency7847 2 роки тому +8

    Jigjiga hormar baa ka socda heesaha ayaad ka garataa masha alaah 💙😂

  • @Eng_Shaaciye11
    @Eng_Shaaciye11 2 роки тому +1

    Jug jug hadda soo dhacay

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 2 роки тому +1

    Waa yahaan dhaantadii waxaa Laga dhigay Heerbal Cuntadii ayay kadhamaan La.dahay

  • @heekaltaatiko3632
    @heekaltaatiko3632 2 роки тому +3

    Dhaanto jigjiga soo dhaaftay waan uga tacsiyeynaa

  • @abdimiyirjamal7850
    @abdimiyirjamal7850 2 роки тому +2

    Masha Allah dhanto macaan weeyaan halkaa aan kasiiwadno ciyaarteena dhanto maaha Allah huunoyaal alle haidin daayo walaaladay boqorada dhantdaa iakalahaa masha Allah masha Allah

  • @abdimiyirjamal7850
    @abdimiyirjamal7850 2 роки тому +2

    Mid baa muxuu mesha kusoo qoray commentiga waa hees .. war hees ma ahan waa dhanto bahasha hidiyo dhaqan weeyaan ..... m.a walaaladay alle hadaayo aad baan idin jeclahay alle haidin daayo wll masha Allah boqorada dhantada

  • @khadardalmar3155
    @khadardalmar3155 2 роки тому +1

    Wxn hada ilhy baaa inigu dharshee wxy

  • @fitaaxdaahirshuuriye2932
    @fitaaxdaahirshuuriye2932 2 роки тому +3

    Dhaqankiyo hidhii lagu
    Dhaadanjiray dhaxalkeenij
    Dhulkaa lagu jiidayoo
    Dharbaaxada kutaal waa iladhabanaheeys dhabaqsaga kadhicibaan lahaa dhaantadee
    Dawaciyo waraabe miyaa dheega jaray
    Dhilkhe iyo dhamiinjo miyaa soo dhexgalay
    da

  • @daahicagayrechannel1031
    @daahicagayrechannel1031 2 роки тому +1

    Waan wataa faraxan barko sxb horay usoxo

  • @ismaciilaskariofficial4097
    @ismaciilaskariofficial4097 2 роки тому +6

    Dhanto raab ah waay 😁😁😁

  • @hindohussein6028
    @hindohussein6028 2 роки тому +3

    Dhanta ti ugu wacned weye😂

  • @kuncilasad1593
    @kuncilasad1593 2 роки тому +1

    Saan muu fan kii nowday anaga waxaad naga sugtaan badalkeyda o ah boorshar

  • @safiyacabdinuuraato2135
    @safiyacabdinuuraato2135 2 роки тому +1

    Abwaanadii gaajo maheshay cajiiin faxay kulahaa balaayo kubuufisay eryo laaan baa dhacdy xikmada dhamaatay

  • @sayidtigerofficial3892
    @sayidtigerofficial3892 2 роки тому +5

    Kkkkk another level

  • @abdirahmannoor-uk3wb
    @abdirahmannoor-uk3wb Рік тому +1

    Dhaanta hada loyaaba

  • @zamiirnasri843
    @zamiirnasri843 2 роки тому +1

    War wa yabe Erayadan ma wallkay iga wayn miya leh

  • @shiiqmadsidcaliosman1835
    @shiiqmadsidcaliosman1835 2 роки тому +1

    Shah bagees

  • @ahmedcabdi4674
    @ahmedcabdi4674 2 роки тому +1

    Saaxiib horay u soco

  • @mohamedzulaymaam4949
    @mohamedzulaymaam4949 2 роки тому +1

    Dhaantadii cuntada isku badashay

  • @abwaanshilke8699
    @abwaanshilke8699 2 роки тому +5

    Mulkiilaha Boggan Muraad proction waxaan kuu sheegaynaa Dhaqankan aad ku ciyaarayso dad baa iska leh. In sidan loo isticmaalana raalli kama nihin. Fadlan kaddaa dhaqanka ciyaarta haddii kale annaguna jawaab ayaannu ka bixin taasina waa in aannu la dagaallano Channel kasta oo lagu faafiyo waxyaabahan oo kale.

    • @muraadproduction
      @muraadproduction  2 роки тому +1

      Fanku waa madadaalo waxa la sheegayana waa cuntadii aan hidaha iyo dhaqanka ulaheyn ee maxaad ku dhaliishay miyaa dumarka loo gefay hadii geel lagu amaani jiray maxaa diidaya in cuntadii macaaneed aan hiddaha iyo dhaqanka ulaheyn in lagu amaano?

  • @eidsheekh3025
    @eidsheekh3025 2 роки тому +1

    Warsaaxiib farxaan ma yarkii reer muqdisho ee baradhada ku dhaanteeyeey miyaad naga baraajaynaydaa misa dahab misa

  • @abdulmohamod5464
    @abdulmohamod5464 2 роки тому +2

    Kkkkk wan garanayay dhantadu markay baradho iyo yanyo lagusoqaday inay silsilad noqonayso halka kasi wada waxbadanba djiman😀😀👌

  • @amaadin12
    @amaadin12 2 роки тому +3

    bur cajimeed canjeero lasuugayeey
    cajiin faxaay oo casho laga dhigaay😂😂😂😂😂

  • @cabdinasirbashiir6155
    @cabdinasirbashiir6155 2 роки тому +1

    Shaah cadeysaney ma kula bax

  • @kokekrofficiall6515
    @kokekrofficiall6515 2 роки тому +2

    Dhaantadii way reer magaaloodey shiidshiid io baasto ka dhamaan la dahay 🤣

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 2 роки тому +1

    Waxaan dhaanto lama oran karo hhh

  • @adenxalimo3901
    @adenxalimo3901 2 роки тому +1

    Dhaanto layaable kkkkk

  • @walaalmascuudbarkad8883
    @walaalmascuudbarkad8883 2 роки тому +1

    Haalkaas miyey mareeysaa kkkk

  • @noorsalat2504
    @noorsalat2504 2 роки тому +1

    Wlhi wa Qiso kle

  • @xamdixamdi5117
    @xamdixamdi5117 2 роки тому +1

    Kk wllhi dhaanto waaba necbaa lkn hada kuwaani waa fani marna baraf iyo batiiq marna burcajeemey waxkale wa suga

  • @abdirahmanaden3156
    @abdirahmanaden3156 2 роки тому +1

    Kkkkkkk maran mam dooq

  • @jamaackhaliif6763
    @jamaackhaliif6763 2 роки тому +1

    Another level

  • @adoonallah9355
    @adoonallah9355 2 роки тому +2

    Waxan dhaanto ma ahaan waa ujeedo waaana isir nacayb iyo dadka dhaantada dhaqanka uleh ee qabiil cayga hala joojiyo

    • @muraadproduction
      @muraadproduction  2 роки тому +1

      Qofkii jiran waa gaar lkn maxaad ku dhaleeshay erayadee aflagaado ah miyaan cuntadii dhaqanka aan ulaheyn dumarka lagu amaani karin hadii lagu amaani jiray geel iyo fardo hadana waa cuntadii macaneed ee maxaad uga hortimid?

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 2 роки тому

    Abaarti ayaa aad u darnaatay heer waxay marsysaa abwaanadi ay cunto waayeen oo ay ku soo heesaan cunto

  • @aamiinmustaf313
    @aamiinmustaf313 2 роки тому +2

    Hhhh waxaan dhaanto wayba dhaafeenba 🤣🤣🤣

  • @turkishahmed3137
    @turkishahmed3137 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh ala beerka

  • @updullahiking8852
    @updullahiking8852 2 роки тому +2

    Kibar dhantooo iga dex

  • @global-travel5391
    @global-travel5391 2 роки тому

    😄😆😄😆shaahi cadeys ah aaaaa waalin madhimana

  • @drsfatimamoha262
    @drsfatimamoha262 2 роки тому +1

    Belo ku cayaadhay muxuu yiri hhhhhhh

  • @aadancalimaxamed6590
    @aadancalimaxamed6590 2 роки тому +2

    Waxaan nahay dadka socdaal fartuun balbalaarka
    Heesahooda dhibeen
    Markii dhaantada is laheen wey fiican yihiin.
    Mar aad soo qaadaan basal iyo barandho
    Maantana ma shaax cadays iyo canbuulo iyo baasto miyaa dhaanto u dhageysanaa waa aduunyo

  • @daljir___10
    @daljir___10 2 роки тому +1

    Kkkkkkkkk
    War Kan dhaqankii waa ku dheelay
    Qorshaha xidhida fanaaninta ayaa bilaabanaaa
    F balballarka
    Socdaal
    Fala degan
    Iyo Kan
    Waa xarig

  • @heekaltaatiko3632
    @heekaltaatiko3632 2 роки тому +2

    Hadaan helnay erayo aan lajaan qaadi karno. Bariis coldhob lugu daraay🤣🤣

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 роки тому +2

    Funny 😄 caadi ah 😂😂😂

  • @ahmedkamil6933
    @ahmedkamil6933 2 роки тому +1

    Barako caanow

  • @khaalid-mohamed1982
    @khaalid-mohamed1982 Рік тому

    Yaab war dhaqankii waxuu ku dambeeyay gobolkee a naxwihii iyo murtidii ayaa dhamaatay🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 роки тому +2

    Astaqfurullah iyaa hadana iyaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodanhodan8446
    @hodanhodan8446 2 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhandere9157
    @farhandere9157 2 роки тому +1

    Ma iska kacabaa kulaaa
    Legend

  • @amalshekh5469
    @amalshekh5469 2 роки тому +2

    Waxaan sugaynaa calooleey iyo xiidmo laysku xidhaay !!!!!

  • @kayfcadey969
    @kayfcadey969 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhhhhh aymhan dhantoyinki sharfta Lago dhelye wamxey Waxi lacunyaye aayaba dhanto nogadhigen nagad Hee rer awowe dhantda sharffa ha loisho

  • @fartunmahamed3659
    @fartunmahamed3659 2 роки тому +1

    Yaaahuu

  • @halimaabdullahi1578
    @halimaabdullahi1578 2 роки тому +1

    Kkkkk

  • @osamaabdi6136
    @osamaabdi6136 2 роки тому +1

    Waar dhaqanka cayda kadaa murrida ka xishood

    • @ahmattomedia9181
      @ahmattomedia9181 2 роки тому +1

      Adeer dhaqan lahyne daa ninka

    • @osamaabdi6136
      @osamaabdi6136 2 роки тому +1

      @@ahmattomedia9181 daada maan dilin lknse waxaynu leenahay dhaqan iyo af wanaagsan Ana waxaan ka mid ahay hal abuuriinta Soomaaliyeed ee dhaantada sameeya markaa ninkan wuxuu wataa dhaanto maaha

  • @abdiyuusuf7839
    @abdiyuusuf7839 2 роки тому +1

    😀😀😀😀😀😀

  • @niciimowarsame9387
    @niciimowarsame9387 2 роки тому +1

    Hhhbbbhh

  • @galmudugyoutube6090
    @galmudugyoutube6090 2 роки тому +1

    🎻🎸

  • @fatumaabdinoor3001
    @fatumaabdinoor3001 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saliim8734
    @saliim8734 2 роки тому +1

    😂😂😂

  • @timacade9854
    @timacade9854 2 роки тому

    hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @global-travel5391
    @global-travel5391 2 роки тому +1

    😀😀😀😀😀

  • @shahwah7842
    @shahwah7842 2 роки тому +2

    Ocada

    • @abdirahmanagaa500
      @abdirahmanagaa500 2 роки тому +1

      Kkkkkk dhaaqankii baryahan walagaramarey bastogne iyo canjero ayey kadhigen

  • @halimaabdullahi8884
    @halimaabdullahi8884 2 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waxkale

  • @hibomohamed5856
    @hibomohamed5856 2 роки тому +1

    Hhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂

  • @maxamedabdi6928
    @maxamedabdi6928 2 роки тому +1

    Kkkkk

  • @shafisuldanka2029
    @shafisuldanka2029 2 роки тому +1

    Kkkkk

  • @maxamedabdi6928
    @maxamedabdi6928 2 роки тому

    Kkkkk