Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

kaftan iyo sheeko Ceegaag abwaan Igarre iyo Buurgaabo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 бер 2024
  • kaftan iyo sheeko Ceegaag abwaan Igarre iyo Buurgaabo.

КОМЕНТАРІ • 42

  • @Awaare17
    @Awaare17 5 місяців тому

    Abwaan igare iiga soo warama.

  • @user-hy4bu7dp3y
    @user-hy4bu7dp3y 5 місяців тому

    Amiiin amiiin amiiin

  • @ancaamcaaqil9328
    @ancaamcaaqil9328 5 місяців тому

    O markii hore cabar ban firinayo garan la a igare ma stress bu maduxu sa kula cadade 😢😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 5 місяців тому

    Masha allhhh allxmduliilh kuligin Masha Allah cegags wasla socda Cabdi qaani iyo waaldhega hiibaq gobada xildhian yusuf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 5 місяців тому +1

    Ceegaaagaaoow meesha layskumhaleeeyaaa feeeekihmooe inaadeer👍

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 5 місяців тому +3

    Asc abwaan Igarre xaaji yasin qofkaan ogeyn aan usheegee wuxuu uyimid reer abtigii
    Habaryar soo dhowow ❤❤
    Xildhibaankana waan soo dhoweynayaa ✅

    • @Twa917
      @Twa917 5 місяців тому

      Wllo ninki wuu gaboobay walhay adunyo

  • @user-hx2fw4lq7i
    @user-hx2fw4lq7i 5 місяців тому +1

    Qof Hargaysa ka tagay lama waydiyo Jigjiga ma hore maw timi dadba weeg walba taga

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 місяців тому +1

    Allah Yusuf caaga wan tagar salan qaali ee saxib ka iskufily mAh iyo Abwan igaar Masha Allah

  • @aishayurub-wv9hr
    @aishayurub-wv9hr 5 місяців тому

    Ala dhibadanaa ragani😂

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 5 місяців тому

    I joined you actully from hargiesa somaliland❤🎉

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 5 місяців тому

    Ceeegaaag iyo iskufilan isu balami buuur gaaaaabooooy

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 5 місяців тому

    Mashaa dad culus egare ❤waa cajiib

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 5 місяців тому +1

    Kkkkkk ceegag ngdaaa faatadhugta

  • @siradm
    @siradm 5 місяців тому

    Ceegaag iyo Iskufilan, goos gooskooda ayaamba ka helaa anigu oo taas ayaa waxa taagan ka hadasha, iyagaa sharci tuurta iyo shandad baa lagu qaaday leh iyo hadallo iyagoo hawada isumarinaya, hadhawna shaah isla cabaya aad bay iiga qosliyaan

  • @user-lh1jr8vk1j
    @user-lh1jr8vk1j 5 місяців тому

    Masha allah😮

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 місяців тому +1

    Woow war labo nin ayaa jigjiga isuguyimi Igarre Xaaji iyo Yusuf Ceegaag

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 5 місяців тому

    Ceeegaaag yuuusuf ceeegag lajn

  • @user-wx7ph7fv7x
    @user-wx7ph7fv7x 5 місяців тому +1

    Abwaan igare

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 5 місяців тому

    Ceegaag waa fariid fariid dhalay

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 5 місяців тому

    Rag culus bad so qabatay 🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 місяців тому

    Labba Legend

  • @abadidyareh862
    @abadidyareh862 5 місяців тому

    Tip Top restaurant 🎉

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 5 місяців тому

    Ceegaag waa nin u dhashay laakiin igare uma dhalan wuuse iska yeel yeelaa majaajilayste

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 5 місяців тому

      Wakhtiguu igarre riwayadaha jilayay ceegaag saaxadaba kumajirin ogaanteey.
      Sikastaba ha ahaatee waa labo inan oo soomaaliyeed oo bulshada wax usoo gudbiyo loolana kama dhaxeeyo. Wabilaahi towfiiq

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 5 місяців тому

    Abwaan igarre uu Danbeeyaa walaahay waa ninka garan waayay Say walaahay

    • @moussanourmoussa5290
      @moussanourmoussa5290 5 місяців тому

      KKKKKKKKKKKKKKK WALEE INAANAD WAX FAHMAYN WAX KASTO LA SHEEGO RUN HA U QADAN. SAY WLHI WU GARANAYA E JILIIN WAYE

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 5 місяців тому

    Mashallah

  • @ahmednasirabushanab8009
    @ahmednasirabushanab8009 5 місяців тому

    Wan soo dhawaynayaa asxaabta ah

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 5 місяців тому

    Igare wu gaboobay tolow maxa helay mar gabadha ka xanuusatay Illahay haw caafiyo Igare iyo Ceegagaba wa jeclayhay siday u hadlan iyo matalkodaba

    • @Awaare17
      @Awaare17 5 місяців тому

      Waaban yaabay abwaan igare markaan arkay waan maqlay inay gabadhu ka xanuun satay wadanka dibadiisana loo qaadayey,waxka waramayana maan maqal lkn xaqiiqatan abwaanka waaban garan waayey,talow nin siiweyn maaha lkn malaa arimo uu ka warwaray ayaku yimi.

  • @farhanyare4214
    @farhanyare4214 5 місяців тому

    Yuusuf ceegaag

  • @farhanyare4214
    @farhanyare4214 5 місяців тому

    Ýuusuf ceegaag

  • @jamacclaahi4537
    @jamacclaahi4537 5 місяців тому

    Wlhi anigaa ba garan wayay igare

  • @bartamahamedia969
    @bartamahamedia969 5 місяців тому +1

    Rag majaajiliisteyaal ah ayaad dood cilmiyeed u qabatay. Xoogaa wareer ah.

  • @hamzeaydiid9687
    @hamzeaydiid9687 5 місяців тому

    Say wlhi 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 5 місяців тому

    Qofkiyo mutuxan kulahaa😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 5 місяців тому

    Igire

  • @user-bm9ln2kg6p
    @user-bm9ln2kg6p 5 місяців тому

    Maxaan kaga lurmoodaa aduun lumaayaweeyaane

  • @Awaare17
    @Awaare17 5 місяців тому

    Waar abwaan igare bari horaa iigu dambaysay muuqiisa ,lkn maxaa ku dhacay abwaanku ciradan muu lahayne?inay xaasku ka xanuun santay ayaan maqlay wadanka dibadiisa loo qaadayey.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 5 місяців тому

    Kkkkkkkk