Daawo Qaabkii Safiya Tusmo loogu soo dhaweeyay Jigjiga.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 431

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 роки тому +68

    Oohin bay kaga tagtay magalada mantana farxad ayeyku timi aduunyada ayaaba iska sidaasa👸🤴🥰🥺🥺

    • @aragsan9200
      @aragsan9200 2 роки тому

      Waa run wllo

    • @ummuhan6053
      @ummuhan6053 2 роки тому +3

      Waa aduun iyo xaalkii farxad ku noolow mamo safiyo tusmo dad aan ogahay caloosha xanuunaysa caradiina la dhinta dheh

    • @maxamuudcabdi411
      @maxamuudcabdi411 2 роки тому

      00⁰0

    • @sabahhussein3184
      @sabahhussein3184 2 роки тому +1

      Aduunkaba waa ilbiriqsigaa wallo dulmiguna ma fiicna Ilaahey haysu barakeeyo Aameen

    • @hipoahmed6858
      @hipoahmed6858 2 роки тому

      Tasan ben ahayn walahi

  • @h.biolyy2760
    @h.biolyy2760 2 роки тому +30

    Guul safiyo tusmo waxa aad ka dhalatay reerkii somali ugu sharafta badnaaa waa gobtii samarood siciid allaha idin barakeeyo keeno reer awdaloow meelkasta oo aad joogtaan ' cadawgiin ma liibaano sha'allah .(umad sharaf leh iyo meel amniyaa la ag yimaadaaye)

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 2 роки тому +1

      Masha allah laakin wll borame wa dad aanu wada dhalanee cidii xumaysay wa shaqsi
      Ilaahey habarakeyo qoyska quruxbadan

    • @h.biolyy2760
      @h.biolyy2760 2 роки тому +1

      @@mudanhussien5003 waa run wllo

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 2 роки тому

      Qabiil kasto dad xun dad fiican wey leeyahiin. No. Qabiil

    • @h.biolyy2760
      @h.biolyy2760 2 роки тому +1

      @@salmaahmed2263 lkn way kula badan yihiin

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 2 роки тому +1

      Sad no sharaftay Allah ha ku sharfo wll

  • @sorryme6860
    @sorryme6860 2 роки тому +21

    Masha allaah well done both of yr families .Safiya waad naga ohisay last year and you made me happy today hore u soco mama 😍😘😘baraka allahu lakuma wa baaraka calaykuma

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 2 роки тому +1

      Taa diiday in loga yimid borama somaliland cuqdadbaa dhamaysay yahuuu balo ku qaaday shariirad xumaa kada kada kuteh xumaa ciilbay igu dishay

    • @mohamedbahal9529
      @mohamedbahal9529 2 роки тому

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +8

    Dadka goobta iskugu yimi wada qurux badanaa! Masha Allah reer jigjiga iyo dhamaanba dawlad degaanka soomaaliyeed waa dad gob ah. Hambalyo Hambalyo Safiya iyo xaajigeeda cusub.🙏❤❤🔥👍👍

  • @anizah7435
    @anizah7435 2 роки тому +13

    Jigjiga in saas logu soo dhaweeyo aad ayan ugu farxsanahay 🇬🇶🇸🇴 guulayso mom 👸 Somali galbeena waa dhulkagii ❤️💙

  • @kattysom4285
    @kattysom4285 2 роки тому +14

    Maxaad u diideen marku odaygu yidhi borama gobolka awdal ee somaliland.

    • @mukhtardayib8705
      @mukhtardayib8705 2 роки тому

      Iyadaa udiidey

    • @said1498ify
      @said1498ify 2 роки тому +5

      Waa marka cajuun iyo Somaliland ay kala garan waayeen.

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 2 роки тому +3

      Cajuun wuu u raaxeeyey ee ma somaliland waa inay soo amaantaa

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 2 роки тому +18

    Gobtii Samaroon Allaha isku kiin Barakeeyo.

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 2 роки тому +4

    Masha Allah sifican aya loso dhaweyay safiya tusmo iyo saygeda Abdilahi
    Iskuwara unad khayrleh kala hela
    One love Samaroon sicid ❤️❤️

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 роки тому +5

    Maansha allah Safiyo Tusmo
    Ka mayro wixii ku soo maray
    Guul iyo gobonimo
    Tusmo iyo Seygeeda ABDULAHI
    Xafidulahi

  • @abdirashidesse9686
    @abdirashidesse9686 2 роки тому +2

    Samaroon waa cunsuriyiin waayo maxay ku diideen fanaanka yidhi dad reer somaliland ah ayaa inala jooga

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 роки тому +20

    Somaliland waa qaran jira ninkaan rabin uma baahnin. Waanse ka xumahay kuwii Somaliland wax ku noqday inay dafiraan!!

    • @tuulotage3310
      @tuulotage3310 2 роки тому

      Mid xoolo ah nin iyo naag wuxu yahay aanan garanayn ayaa niicda ka hoosbaya ninka hadlaya

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 роки тому +2

      Walaalo Somaliland ilaahay baa ka kooreeyey dadkaan ha niicleeyeene udaa

    • @xaajilacag828
      @xaajilacag828 2 роки тому +3

      Sifiican u dhuux
      Only soo reer Jigjiga ayaa sameyey ayey dhaheen
      Somaliland wax kama sheegin
      Wax hubso

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 2 роки тому

      @@xaajilacag828 wll dee reerkan reer muuxumeyn balse waxay aaminsanyihin inu cadawgodu yahay isaaq
      Safiya tusmo iyo xaajigeda alle habarakeyo

    • @queenzelmizh1016
      @queenzelmizh1016 2 роки тому +1

      Mirqan land baadku naxsabtay ee indhaha kala qaad 😏

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 2 роки тому +3

    Masha allah
    Masha allah
    Queen tusma iyo king Abdullahi barakooba👏👏❤✊

    • @nacimoabukar8395
      @nacimoabukar8395 2 роки тому +1

      😍😍😍💪💏👫👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👌🏽🙏❤💖💜🧡💛💙💚💚💚💚💚💋🌷🌻🥀🌺🌼🌻

    • @nacimoabukar8395
      @nacimoabukar8395 2 роки тому +1

      🌷🌿🌾🍀🍁🌳🌲🌱⚘🌸🌼🌼

    • @nacimoabukar8395
      @nacimoabukar8395 2 роки тому +1

      Mashaallah

    • @nacimoabukar8395
      @nacimoabukar8395 2 роки тому +1

      ✊👍👍👍👍👍👍🙏👏👏👏👏👏👏👏

    • @nacimoabukar8395
      @nacimoabukar8395 2 роки тому

      aamiin amiinamiin

  • @shugrisaleban6441
    @shugrisaleban6441 2 роки тому +3

    masha allah safiya qof aaan aad u jeclahay allaha ku daayo xbbti adiga iyo saygagaba iska ilaali kiii xumaaa eee cajuuun ishiisa quraan iska saar xbtti

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 роки тому +4

    Hanbalyo haddey Safiyi nin masuula heshey mansha Allaah ❤️💐❤️❤️🌷

  • @nadiifomohamed2710
    @nadiifomohamed2710 2 роки тому +3

    Maasha alaah soodhawaada safiyo iyo seedigeen from muqdisho hambalyo hambalyo hambalyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 роки тому +4

    Hanbalyo. Xarunta dhaqanka Ee somaliyeed jiigjiga Sidaa wacan. Ee lo mamusay safiya tusmo iyo saygeeda ❤️😷🇸🇴

  • @هبهعلىمحمد
    @هبهعلىمحمد 2 роки тому +4

    Jigjiga hoygii quraanka insha allah

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 2 роки тому +5

    Illahy bayidhi culays badan fuuday ba ku xiga, daacadi ma huungodo,samraa sad kii mawayo, khayina ma afloxo 😊🤗

  • @hodangafadi9374
    @hodangafadi9374 2 роки тому +3

    She deserves 👏 congratulations 👏 🎊

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 роки тому +3

    Maasha allah tabarakallah ilxun idinma aragto farxad kudhameysata nolashiina inta kadhiman Aamin

  • @farhiyamohamed7875
    @farhiyamohamed7875 2 роки тому +7

    Manshaallah tabarakaallah tusmo qurux hada ayey ki u qalme heshey🥰🥰🥰

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 2 роки тому +6

    Maanshaa allaah waan ubaahneeyn in aan maanta aragno Safiyo tusmo oo happy ah aniga waxaan nahay happy.iskuwaara Maanshaa allaah

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 роки тому

    Maasha Allaah reer jigjiga farxad ku noolaada Aamiin yaarabi

  • @hodhare961
    @hodhare961 2 роки тому +1

    Hablahu way inaga dhexeeyaan in ciil la bado ma wanaasana guul iyo gobanimo indr qaali!

  • @sundussiyaad7476
    @sundussiyaad7476 2 роки тому +2

    Masha allh reerkii lagu naste lagu nagaado allow ka yeel🤲❤️

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 роки тому

    Hambalyo hambalyo hambalyo Safiya iyo seygeda farxad kunolaada abid 💖❤️🥰😍🥰Masha allah qaali dumar Safiya tusmo ❤❤❤ ilxun kuma aragto qaali farxad kunolow abid

  • @SulE861
    @SulE861 2 роки тому +3

    Ninkaan gabartaan in baddan ayay isku adkaynaayeen lkn hada jacelkooda wuu guuleyste
    Lkn iyagoo dhalinyo ah haday is waayeen hada ha isla ciyaraan

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 2 роки тому +3

    Masha allah allah ha isku barakeeyo hambalyo Safiyo iyo xaajigeeda

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 2 роки тому +10

    Waa qalad in wiilka hadalka lagu qabsado

    • @ahmedismail2507
      @ahmedismail2507 2 роки тому

      Sii khaladan. Ayay hadalak uga boben ceeb sameyen

  • @ahmedabdurahman7067
    @ahmedabdurahman7067 2 роки тому +5

    Soomaalidu qaylo badanaa horta. Iyagaa is guursadee buuqa kala taga

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 2 роки тому +4

    M.a congratulations allah ku barkeyo qoskada hooyo qaran wad u qalanta wax walbo wagsan💋🥰🥰

  • @abdirashidesse9686
    @abdirashidesse9686 2 роки тому +2

    Hhhh somaliland cujuunbaad ku xasuusataan miyaah

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 роки тому +2

    Masha Allah hambalyo tusmo waa u qalantaa👸🏼🌺🎊🎉

  • @ayaanmudac2855
    @ayaanmudac2855 2 роки тому +2

    cabdi ciise cajuuun macdantii ku asnayd wali safiya kamay quusan

  • @Halgan18876
    @Halgan18876 2 роки тому +12

    Waa laga jari ,lagama jarine ka waran lol

    • @fardawsamaxamed
      @fardawsamaxamed 2 роки тому

      baga yaan laga jaran islaanta ninbay uwaalatay ceebay kaga baxday wadanka lkn waa halaagaa sheego weeyi

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +5

    Hctv maxay muuqaalka intaa uga jari waayeen.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 роки тому +4

    Aamiiin yaaaa Allaah masha Allaah 🥰♥❤❤😍✨💖

  • @ahmedabusaad4705
    @ahmedabusaad4705 2 роки тому +1

    Tusmo iyo seygeeda guulaysta waligiin
    Allaha idin barakeeyo amiin

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 2 роки тому +2

    Masha allah hambalyo hambalyo isku waara ubda qeer qabo kala hele marwo safiyo and xajigeed 👸🤴❤❤❤❤❤🤲🤲🤲💯

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 2 роки тому +4

    Wooooow ma sha allah waa wiil aad u qurux badan

  • @aymanzaxanzaxo1951
    @aymanzaxanzaxo1951 2 роки тому +2

    Doc Gudh Aan irmaanayn Adaa Doobiga U Culaye , Danbarkeeda Maandeeq Anaa Maalay Darartii ,Cabdi Cajuun Shabeel Naagoodkiina Hala Soo Dhaweeyo 😁✌️🤗🏆🏆🏆

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 роки тому +1

    Mashaa Allah Hanbalyo Hanbalyo safiya tusmo io xaajigeda isku waara inbadan ubad khyr qabana kala hela ❤💖💐🌹

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 роки тому +2

    reerkii lagu nastee lagunagaadee wadaajiree nabadgalaa allahayaw idinka yeel safiyo iyo sayidkeeda

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 2 роки тому +1

    Masha'Allaah Tabaarakallaah 👏👏👏👏👏👏

  • @abdirahimahmed3064
    @abdirahimahmed3064 2 роки тому +1

    MaashaAllah farxad wlhi safiya iyo xaajigeeda alle ha barakeeyo. Waad u qalantaa 120 geel ah iyo in ka badanba. qosol nolosha oo farax marwo sharaf leh. Ninkii ku hela nasiib leh.

  • @muwaadindhabah1537
    @muwaadindhabah1537 2 роки тому +3

    Waa cadho ka kacday cajuun

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 2 роки тому +2

    Mansha Allah guul guul guul safiya

  • @ssalad5012
    @ssalad5012 2 роки тому

    Maasha Allah ilaahay ha isku kiin barakeeyo. Aamiin. Nin kasta oo gabadh soomliyeed xumeeya mid wanaajiya ayay helay saa inshaa Allah.

  • @nasraismail3582
    @nasraismail3582 2 роки тому +6

    Somaliland maxay ku samaysay oo ay u leedahay video ka jara magaceeda? Anaga reer somaliland ah marwalbana ku raageeri jirnay. Nayaa nabada iyo nolosha wanaagsan ee boorame taala ee aad ku dhex raaxaaysanayso adiga iyo kuwan kula joogaaba waxaa ka shaqaysay oo ilaalisa dawlad somaliland la yidhaahdo. Caadifada iyo cuqdada kibirku kaa keenay iska daa. 1🤫

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 роки тому +1

    Mansha Allah tabaarakallah Hadaad heshay Mid kuu qalma HAMBALYO HAMBALYO isku waara Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi Hadaad heshay dhiigaagii Allxamdullillah 🥰🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🖐🖐🙏🙏❤❤🔥🔥❤❤❤❤ Congratulations

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 2 роки тому +2

    waxay soo martay dhibaatooyin badan oo rag ah. waan ku faraxsanahay inay qof heshay.

  • @ayoushnor6156
    @ayoushnor6156 2 роки тому

    Masha allah allow iskugu cimri dhamee labadood mama safiya tusma we love you🥰🥰

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 роки тому

    Maasha allaah tabaaraka laah habalyo farxad ku waara iyo jacayl guurkiinu guur khary leh🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @xuseenismaaciil5747
    @xuseenismaaciil5747 2 роки тому +6

    Somaliland kajara 🤣😂

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 2 роки тому +3

    Waxan sugayaa soo dhawaynta boorama iyo xaruntii hooyga nabada

  • @box5319
    @box5319 2 роки тому +1

    Is she politician or what is going on.I'm not getting

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 2 роки тому +5

    Borama ka jar maxaa laga wadda ?

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 роки тому +1

    SOMALIDA GORMAY NIDAM YEELAN WAY ISKA WADA GARAB HADALAYA🤔🤔

  • @mohamedhashi3609
    @mohamedhashi3609 2 роки тому +3

    Oo hadii aan 120 adhiya aan bixiyo ka warama ileen iyaguba waa naflay u dhiganata geela e 🤣🤣🤣

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      Kkkkkkk war xushood waaxay adhigu 🤦‍♀️

    • @mohamedhashi3609
      @mohamedhashi3609 2 роки тому +1

      @@fardushurre1668 dee togba taagtii ayuu rogmadaa wlo geela dhaqanba uma lihin wlo 🤣🤣🤣🤣

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      @@mohamedhashi3609 😀😀😀ma reer soomaaliyeed oon geel dhaqan baaa jiri kara inkastoo iminka aynu magaalo ku soo wada af go,nay geelu xoolu kuma jiro waana runoo togba taagtii buu rogmadaa 🙏

  • @Dheymanshow
    @Dheymanshow 2 роки тому +3

    Waaaw mash Allah hambalyo

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 2 роки тому +3

    Walee magaca bilaah uuguma bixin Mr AAre waa u aaraye safiya queen 👑🎉

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 роки тому

    Mashalllla ilaahba mahadleh laakkin yaan laga badbadin halooooo duceeeeyo reerkassssss

  • @sahrocali793
    @sahrocali793 2 роки тому

    Wan qirodey mash allh hambalyo hambalyo dad qalbi wangsan Masha is ku Gu imaden ❤️💪❤️❤️❤️❤️❤️

  • @marwomaxamed6900
    @marwomaxamed6900 2 роки тому

    Hanbalyo guul gobonimo nacabku darbiyada ha jiidho tusno

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813 2 роки тому +2

    Maanshalaa Safiyo tusmo🙏🙏❤️❤️🙏🙏🌺👏👏🌸🌸🌷

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 2 роки тому

    Safia tusmo si qalpiyan ah ban ku jeclahay edo reerkaga Allah ha barakeyo

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 роки тому

    Masha Allah isku waara barkallahu laka wabarika calaykum wajamaca baynakuma filkhayr. Allah somali hanoo badiyo. Somaliland. Jabuti. Butland. Galmudug jubaland. Iyo qabta keniya naga haysata. Dhamaan somali Allah habarakeeyo

  • @muslimmiskiin-alle146
    @muslimmiskiin-alle146 2 роки тому

    Masha Allah Allah haysu kiin barakeeyo Safiya Tusmo waa gabadh gob ah balse inan gumeed helay waa khayr iyo badhaadhe kol haddii ay maanta faraxsantahay

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 2 роки тому +1

    Walalkay fuad oo ah wiilka hooyadau walasheed dhashay walalkay qali wanku salamay habaryartay iyo abtigay isku waara

  • @ayaanjanoofficial
    @ayaanjanoofficial 2 роки тому +1

    Dadkaga oo ku jeclada dain ba laga helaa safiyo tusmo adun io akhira laga jeclaa aamen abayo congratulations

  • @nimoabdi5878
    @nimoabdi5878 2 роки тому +2

    Mansha allaah ❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙💚💚💚

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 роки тому +2

    Xabada somalilandta ka xanaaqaysa maxay aheyd?

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 2 роки тому

    Mnsha allah hambalyo illahay ha idin xiftiyo

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 2 роки тому

    Msha alha wlshy safiyo tusmo rabbi hku xfdiiyo qoyskaga cusub aad yagleeysha rabbi hku barakeeyo isku waara abid

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 2 роки тому +2

    Kkkkkkkkk oo dadka boorama ayaa laga guray kkkkkkkkk ka jar ku lahaa kkkkkkkkk

  • @farduuscawil9238
    @farduuscawil9238 2 роки тому +2

    Cabdi cajuun cil uma qabo 🤫

  • @kamacguure3734
    @kamacguure3734 2 роки тому

    Mnsha allh safiya yoonis safiya tusma adiga iyo seygaaga allaha idin barakeeya

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 роки тому

    Msh allaH alle hku siyaadsho farxada wll
    Kamaydho wixii kusoo maray ayaamo kahorbay ahyd goortii lagu ijaafeynayaye
    Gobonimadu waa taas
    Raggna dumarka ceebtooday udhargiteen
    Kuwana shartooda
    Kala dheeree orodna maaha

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 2 роки тому

    Wlhi way u qalantaaaa in la maamuso hore usoco mamy
    Cadawgu darbiyada ha jiiro.

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    Tusmoow qosol muruugadii ha kaa dhamato inshalahu ilaahey waxan kaka rajeeynaya inu idin siiyo isfahan iyo jacayla💓💗💗💕💕💗💓💓💗💗💕💗💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 2 роки тому

      Mashaa alaah abaayo isfahanka waashayga uguqaalisan ee qoyku kuwaaro jacaylkana waa lamahuraan ilaahay ha iskubarkeeyo aamiin amiin

  • @nastexomuxumed7686
    @nastexomuxumed7686 2 роки тому

    Mashalah Alle hysukin barakeeyo ka maydho wixii kusoo maray

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 2 роки тому

    Waa run in somaliland lagu soo daro ma’ahan becuase meshu waa jigjiga

  • @zahrad4946
    @zahrad4946 2 роки тому

    Walaal Safiya sidee indhahaagu u qabteen Cajuun iyagoo horay u arkay Cabdillaahi

  • @hiboomer3579
    @hiboomer3579 2 роки тому

    Wow masha Allah I m very happy go on my sister

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 2 роки тому +2

    Cabdi cajuuna bari soo dhawayb haloogu sameeyo salaxlay

  • @hodanabdirashiid2574
    @hodanabdirashiid2574 2 роки тому +1

    Kamaydho wiixi kusomaray safiya tusmo❤

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 2 роки тому

    MashaAlah Alaha isku barakeeyo❤️🌹❤️

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 2 роки тому

    Reer Jigjigaa Soo Dhawayn Sare Halasoo Sameeyo Gabadha

  • @fm2005x
    @fm2005x 2 роки тому

    Mashallah barakallshu laku wa barakallahu calku wa jamacu filqar my sweet sister 💕❤💖♥💗😍💕❤

  • @omar7396
    @omar7396 2 роки тому +1

    What a publicity stunt. Good luck and I wish you a lot of kidds kkkkkkk

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому

    I love you saffiya tusmo farxad ku waar abaayo mcnto nolosh kuma ciisho 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustafshale4774
    @mustafshale4774 2 роки тому

    Mansha allha Huno Qali 💜♥️💙💚💝💖❤️💯💯💯💯✅✅✅✅

  • @fatoumogoudi3757
    @fatoumogoudi3757 2 роки тому

    Masha allah habo safiya wan kufarxay illahay hakubarakeyo rerkaka

  • @faysalhassan7500
    @faysalhassan7500 2 роки тому +3

    waywaalantahay
    Waafasahaad ilaahaykabaq a
    shaydaamo

  • @jamacaadanmahamed7248
    @jamacaadanmahamed7248 2 роки тому

    Warkii cabdi ciise halaga illaaliyo inlee say u tidhi wuu iqabaa inlee muu furine

  • @nimcodegan5449
    @nimcodegan5449 2 роки тому +1

    Hambalyo edo safiya tusmo iyo sayigeeda

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 роки тому +1

    Beautiful 😍

  • @maxamedcambe8656
    @maxamedcambe8656 2 роки тому

    mansha.allah.hamblyo.sfiya.guul

  • @aichamahamoud8769
    @aichamahamoud8769 2 роки тому

    Mashaallal barika allal safia macanto

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 роки тому +1

    Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰