Maalin xun oo xisbigiinii meel xun marayo baad baydheen oo ku wacad furteen, waxay ahayd inaad la joogtana inta marxaladdan adag ee kala guurka laga baxayo, madoobe ma maalin la jabaa, qofka geesiga ahi marxaladdan oo kale ma baydho, marka la guuleysto buu iska tagaa, tani waa badhi fur iyo wacad jabin
@@logannnnnn930 urur waa fikir wax la galo oo lagu shaqeysto maaha maamoyinka yay u shegayaan inay ka baxeen xisbiga sidii markii hore ee ay galeen aanay cid ugu sheegin
Shaah laysu subaa macno ma samaynayo ee qabyaaladaa xun yaa habaryoonisaay waa markaysgii oo yay ka fasax qaateen sukuwiivmadaxwayne noqday ee dalka dagaal sokeeye sameeyay adee dadku way badan yihiin reerkaas lama aaminayo oo waa reerka uģu xun somaliland
@@somalilandwaamuqadas4405 dhillo cuqdadaysan baad tahay isaaq ha kala qaadin nacdal baa kugu taale walaahi anigu nin isaaqa oo sacad muuse ah baan ahay oo waliba reerka ugu badan kasii ah mana ogoli in isaaq la kala qeybiyo
2 Haabriod ilaahay baa dhafuyey Xusbiga Waa Allhsnduulliilaah. WAADAANI WAA CODKA ISBEDEL DOONKA SOMALILAND
GUUULEEYSO❤
Manshalaah waa warwanaagsan Aniguna waxaan idinkula talinya xusbi danbe hagalina ee guryahiina fadhiya plz Alle hadin sharfe
Ka yaaca waxa uu noqday xisbi qabyaaladeede
Gaboosa dooradoona
Wadani waaku khasaray
msh allh waa mahadsantiin qarankaaad uutusheen nah allh 👏😂✊✊✊⬜🟩🟥🙏
Waa team kii markii horeba muuse shaani hoosta kala socday , garabkiina xisbiga idinka iyo kuwo lamid ah waxba u noqon maaye
WADANI WUXUU U SHAQEEYA FAQASHTA ISKAGA BAXA
Falaashaad uwalba ahayd wadami waa ragii wadanka kuu xoreeyay naagihii lagaa qaadi jiray kuu xoreeyay abaal laawe
Walaahi inaydaan reer sh isaxaaq ahayn galbeedka hargayssa to gebilay haf ayuunbaa kuu hanti ah hasugiwaayin
@@ahmedadamn1341 KA YAACA WUXUU NOQDEY XISBI FAQASH IYO QABYAALAD KKK NO MORE WADANI IYO FAQASH U SHAQEEYE
Falaasho oromo
@@ahmedadamn1341 KHAMRIILE IYO FANAANIINTA QAYISHA EE KHAMRIGA CABTA
Maalin xun oo xisbigiinii meel xun marayo baad baydheen oo ku wacad furteen, waxay ahayd inaad la joogtana inta marxaladdan adag ee kala guurka laga baxayo, madoobe ma maalin la jabaa, qofka geesiga ahi marxaladdan oo kale ma baydho, marka la guuleysto buu iska tagaa, tani waa badhi fur iyo wacad jabin
Waa sax lkn rejo malaha waxaanu dhisaynaa Dr Gaboose siyaasad haday noqoto muuse carre u daa
Was sax.
hadii aad maanta runtu hortiina timi.
Inta xuuun ilaahay ha naga soo qaabto.
Waa bilamatye
Kkkkkk😂😂😂😂😂
@@nashou22 wadani waa nawalye sida ilmo 8 jira buu kolba meel yacaya lol 😂
Ciro iyo xirsi gab illahy wadanka haka qabto
adiga ayaa qabyaalad wada markaasaad cid kale ku sheegaysa
Kol hadii aad kaadh soo qaadateen hore ayaa laidinka tashaday waayo xisbigii oo aan wali gulaysan Baad odeygii cirro shaxaad iyo wax noo dhiib ku disheen, ilaahay meel shaxaad leh ha idin geeyo walee muuse ma taqanaane kob shaaha idin shubi maayo, Cabdiraxmaan iyo xursigii jimcaha Guryahooda marmar cuntada aad gacanta la galin jirteen inaad iska joogtaan bay aheyd
Maamooyinka waawayn ha aflagaadayn
@@logannnnnn930 urur waa fikir wax la galo oo lagu shaqeysto maaha maamoyinka yay u shegayaan inay ka baxeen xisbiga sidii markii hore ee ay galeen aanay cid ugu sheegin
Shaah laysu subaa macno ma samaynayo ee qabyaaladaa xun yaa habaryoonisaay waa markaysgii oo yay ka fasax qaateen sukuwiivmadaxwayne noqday ee dalka dagaal sokeeye sameeyay adee dadku way badan yihiin reerkaas lama aaminayo oo waa reerka uģu xun somaliland
@@somalilandwaamuqadas4405 dhillo cuqdadaysan baad tahay isaaq ha kala qaadin nacdal baa kugu taale walaahi anigu nin isaaqa oo sacad muuse ah baan ahay oo waliba reerka ugu badan kasii ah mana ogoli in isaaq la kala qeybiyo
Waxaad tarayseen baaba iska yraa ee cuurtiina ilaashada
Awalba basaasiin Muuse u shaqeeyaad ahaydeen
intaasan wadani ku dhex jiray kuwan xisbiga wadani waxba umu dirsan jirin
Ma mashahar baa weeydeen
Yaa dumar u baahanba meesha ragba isku haye waxad marki hore u gadhayba qalad ayuu ahaa dumarow guryihiina fadhiya
Filn waxba ka maydun ahyn
Markaiii horaba waxba maad tarayn
Wadani kuma bahnaa edoo
Oo mxaad ahaydeen horta
Xizbiga Wadani isaga ayaa kaa maarmay Amran Kwaafirrey siba haddi Cabdiraxman Cirro uunan lahayn timo loo kwaafeero
Iskaga yaaca qabyaladaysaha dalka dumintisa lacagta kubixinaya
Mesha waxba ma yalan qabyalad ay tala mesha
maroodigii shimbirtu ka kacday baa tidhi waan kaa tegaya nabadeey, markaasuu yidhi oo miyaad awal ila joogtay
NAA KABAX OO GURIGAA KUADKOOD
Sax gobonimo meel aad joogi jirtay wax ka sheegeedu ..... nabadeey baa ku filan
Dhib malah wadadu idiin furan
Muuse cabdale ayaa isugu hadhay awelba inan gumeed Muuse cabdale ah maba geyo xukunka somaliland hilible
Hhhh waad mahadsantiin
Qaar idinka fiicanbanu helaynaaye bye
Sidanaa u danbeysay xisbigii wadhi
Dhiloyin yahow reerihina haystaa 😂😂😂 marki horad khaldanayden