The best video I have ever seen on personal development. I love how practical it is. He took on life journey. Am so blessed I saw at this age . May Allah give you highest ranks in janah .
mashallah this vid changed my life and i will acted on them inshallah this should reach every somali youth bcz somalia will improve if apply this video
Mnsha Allah sh abdirizack xashi i really enjoy and feel contented whenever i listen your lecture. You are really building the life of alot youth. I also share his sermon in our school during friday ppi
Masha Allah my mission inaan raali galiyo inaan nolol wanaagsan ku nolaado inaan naftay ufaaidayo inaan u faaidayo dad kale sidoo kale my vision waxa weeyi inaan qaybo quraan ka inaan sheikh abdrisak oo kale noqdo English barto
Waa muxaadaro wanaagsan masha Allah. Sheikh iyo qofka channelka iska leh Allah ajir iyo xasanaad ha idin siiyo. Allah ha idin barakeeyo. Waxaan Allah ka barayaa in video gaan nolosheyda wax ka badalo insha Allah amiin.
Assalamu calaykum Muxadaradan waa muxadaradii iguu wanagsaned aan dagestay. Qorsho ayan qortay waxan illahay ka filayaa inu ii fududeyo qorshahan mante dajiyay. Malin malimaha ka mid inan dadka uga shekeyo oo aan nafteyda uga tusaleyo oo tuso in lagaari karo qorshaha. Jazakallah kheiral jaza
Hada kahor ayan sadax anayko ah ayan cabulo qamadi iyo digir leyku daray ishahi iyo anigo sanjabin kalasay an adunyada ugu jeclahay dharaknay intan jecla aya iluskey timid alxdulilah ayan iri an iswareysano o an duceysano qof walba maxow kuhamiya aniga waxi nin nag qabo aya iqabay o isohoyaneyn inan kalabarto waxi kaheysto inan wil bas udhalo an kukala barto iyo janatul fardowso cala gabar wey shegatay midkale wey amustay markas ayan dhahay maxa u amusantahy markas ayey tiri ducada wa qalbiga ino sheg hamigada adunyo waxey tahay maleh janatul fardowso ayan kadalbanaya gabarti galabti qamista ayey namac salameysay weyna baxday suqnodhawa gabar teydhayna wey nagala dardarantay waxyar kadib shilbeygay wey kalagogoday o wey kalafanintay gabarti subxanalaah anigana wan kalabatay waxa hayo ow usoholayahy o madaxeyga markista ow diyar ulayahay markan hadlaba alxdulilah wan katagnay waqtigana igamadhaman kan rabayna o hadi an waxi heysto an ogado an ow ku adkeysto inow ifurona kan kuduceystay wan lakulmay o wow iyimid alxdulilah ilahey mahadis waye xarir aya inaga dhaxeyo Inta inodhimana ilahey ha inodhameystiro marka wax walba ad kuhamiso wed helaysa ilahey mahadis magaraten ilma aderayal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪👑🏅💐🌹😍❤❤🎁🎁🎁
Sheekh jasaaka ALLAAHU KHAYRAN ALLAAH ha ku xafido cimri dheerna haku siiyo. Dhalinyaradu waa dadka mushtamaceena ugu baahida badan diin xumo iyo qorsho xumo badana haysato muxaadaradaan ookale aad ayey ugu baahan yihiin xataa dadkeena waaweyn ayaa u baahan sheekh ALLAAH ha ku barakeeyo AAMIN .
Jazaakalaahu qeyran,sheekh abdirisaq kama daalo muxaadaradisa inaa ku celceshada maasha allah
The best video I have ever seen on personal development. I love how practical it is. He took on life journey. Am so blessed I saw at this age . May Allah give you highest ranks in janah .
M.M.ALLAH ajar iyo xasanaad ALLE haka siiyo sheekheena
Dhalinyarooy muxaadaradan ku badala noloshiina🌺🌷
Mansh Allah shugran Shiq alaah haku xafido waino faidesay insh alaah wandada lenay Allah qeerka hanagu duwo sheq Allah haku barakeyo Amiin Amiin
jazaakalaah qayraa walahi wax ayay iga bedeshay muxadaradan allaha hadalkaaga ka dhigo janatul firdowsa walahi niyadaa iigu delta muxaadarooyinkiisa
mashallah this vid changed my life and i will acted on them inshallah this should reach every somali youth bcz somalia will improve if apply this video
jazakallahu kheyran ya sheikh c/razaq xashi Allah haku xafido
ما شا الله تبارك الله شيخ عبدالرزاق الله يجزيك خير
Jzk Allahu khyrn sheikuna Alfaadil. Beautiful lecture.
Jazakaalah kher sheikh alle haku xafido sheikh
Masha alah alaha ku xifdiyo shekhunaa
Mansha allaha Sheikh waxaan filaya in aan waxaan ka badalyo Noloshayda Waayo Noloshayu waxaa ka wanagsanatahaya fikira Allah nagu guulayo
❤mansha❤alaah❤sheq❤
Mnsha Allah sh abdirizack xashi i really enjoy and feel contented whenever i listen your lecture. You are really building the life of alot youth. I also share his sermon in our school during friday ppi
Masha Allah sheekh Allaha dartiis ku jaclahay Allaha ku xafido.
Mashalah jaskalha khayr cabdi risaq allé cimiriga Haku barkeyo
Masha Allah my mission inaan raali galiyo inaan nolol wanaagsan ku nolaado inaan naftay ufaaidayo inaan u faaidayo dad kale sidoo kale my vision waxa weeyi inaan qaybo quraan ka inaan sheikh abdrisak oo kale noqdo English barto
sadiik ali masha allah qorsha fcn weeyeh
Masha allah Illah ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo inagane illah ha naga dhigo kuwee ku camal fala
Jazkallaah khyr
Inaan raali galiyo Allah
Naftaa hagaaji
Hima sare yeelo
Qorshane yeelo
Jazaaka Allah kheir sheikh
Masha Allah illaahay miizaanka Xasanadka haku saaro aniga kuwa Weeleya
Waa muxaadaro wanaagsan masha Allah. Sheikh iyo qofka channelka iska leh Allah ajir iyo xasanaad ha idin siiyo. Allah ha idin barakeeyo.
Waxaan Allah ka barayaa in video gaan nolosheyda wax ka badalo insha Allah amiin.
Aamiin shukran Akhii
@@imaambukhaari Aamiin Adigaa mudan walal qaliya.
Thnks Jazakallahu kheyr Sheikh
Assalamu calaykum
Muxadaradan waa muxadaradii iguu wanagsaned aan dagestay. Qorsho ayan qortay waxan illahay ka filayaa inu ii fududeyo qorshahan mante dajiyay. Malin malimaha ka mid inan dadka uga shekeyo oo aan nafteyda uga tusaleyo oo tuso in lagaari karo qorshaha. Jazakallah kheiral jaza
Aamiin yarabi
Asc Akhristayaasha 54:30 waanu kaa faaiidaysanay sheikh C/ rizaaq, Jazaakallaahu khayr.
MASHA ALLAH____________ Runtii SHEIKH _____AbdirizaÅk hashi aÅd____aYaÑ ___ujecLahaY___waÅ niÑ noLosha_____dhisaYa Øo in ______bdÑ ____dhaLinYarta______ anfÅcaYØ
Jasakallah khayr sheikh
ManshaAllaah Alleha barakeeyo shiiqa Allow anagana kuwi himal caaliyah leh naga dhig
Mashallah May Allah bless you with the highest jannah
Masha allha allhaa ku xifdiyo sheeq
Jazakaallah Qeyr ❤️❤️❤️
Jazakallah sheykhana!
Jazakalaah Khayr Sheikh Abdirisaq 50:05😂😂😂😂 waxa u nolnahay in Allah rali gelino o faraxd ku nolano Insha Allah
Mansha allh alah ku xafido
jazkalah nolosheyda inan wax ka badalo ayuu ii horseday markan dhagaeysty muxadarooyinkisa runtii way i tabtaan
maryama sharif abaayo sidokale muxadaroyin kaan waa muxadaroyin malkaste taabanayo masha allah
@Ramlo Abdiqadir wcs
Maryama Sharif m.a
jazaakumulaah qeyr shekh cbdiriz xaashi allownukadaa
Msh Allah sheikh Abdirisack
masha Allah sheikh Allah haku xafido
Jazakallah
Ma shaa Allah Jazak'Allah
Plz come to Nairobi
Wcs maashaa Allah
masha alah sheekh alahaa kuxafido
Jazakallahoqer
Masha Allah sheekh
❤❤❤❤❤❤
jzkLaahu qeyran
jasakallahu kheyr sheikh
Jasakallah qeyr shikh Allah Ka abaal mariyo
masha alah walaal mahdasanid sheekha ale hakubarkeeyo alahu ma aamiin
walee waa runta sheekhanaa alonasaamax
masha allah kheyr badan allah siiyo shiekh muxaadaradu waa muxaadaro cajiib ah allah naga dhigo kuwii khaato
masha allah
Jazaka allahu qeyr
Kheyr allaah haku siiyo sheekh
Sheikh ilahay ajar hakasiiyo. Nolosheyda isbadal ayaad kusameysay.
farhio yusuf kelenlbgvggjjklföööodo
The
Jazakalah qayr
Mansha Allah
Jazaakalah shekhow
Jazzakumullah
Mnsha Allah
Ahmed Tamaam
alle haku barakeyo
sheikh kwrn waxaan jeclahay inaan diin ta islam.ka barto diinta islam. kuraxaysto in aan kudeyeys to dadka wan wanaagsan
Wa ok huno
masha allaah
Maanshaalalaah👍👏
Jazakallah qayr Sheikh
Jazakil khyr
Jazakalahu khayr sheikh
sheikh fikradey qalad miyaa mase sax
Matahay qurbo joog?
Maurabta naftaada ama ilmahaaga quraanka iyo culuumta diinta adigo gurigaaga jooga? Sida:
>barashada quraanka karimka, hinkaada,tafsiirka iyo naxwaha
Fadlan laxiriir +254722178203
Yes
Hala Omar mash allah
Jizakalaha qeer
mashallah
muna ahmed m
The first funniest sheikh that I have
ever seen
Mashallah
Masha allh
20:40
abdirahman
Hada kahor ayan sadax anayko ah ayan cabulo qamadi iyo digir leyku daray ishahi iyo anigo sanjabin kalasay an adunyada ugu jeclahay dharaknay intan jecla aya iluskey timid alxdulilah ayan iri an iswareysano o an duceysano qof walba maxow kuhamiya aniga waxi nin nag qabo aya iqabay o isohoyaneyn inan kalabarto waxi kaheysto inan wil bas udhalo an kukala barto iyo janatul fardowso cala gabar wey shegatay midkale wey amustay markas ayan dhahay maxa u amusantahy markas ayey tiri ducada wa qalbiga ino sheg hamigada adunyo waxey tahay maleh janatul fardowso ayan kadalbanaya gabarti galabti qamista ayey namac salameysay weyna baxday suqnodhawa gabar teydhayna wey nagala dardarantay waxyar kadib shilbeygay wey kalagogoday o wey kalafanintay gabarti subxanalaah anigana wan kalabatay waxa hayo ow usoholayahy o madaxeyga markista ow diyar ulayahay markan hadlaba alxdulilah wan katagnay waqtigana igamadhaman kan rabayna o hadi an waxi heysto an ogado an ow ku adkeysto inow ifurona kan kuduceystay wan lakulmay o wow iyimid alxdulilah ilahey mahadis waye xarir aya inaga dhaxeyo Inta inodhimana ilahey ha inodhameystiro marka wax walba ad kuhamiso wed helaysa ilahey mahadis magaraten ilma aderayal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪👑🏅💐🌹😍❤❤🎁🎁🎁
shekh cbdirisaaq adban ujeclahy lkn moxadiradaan waqti huse ayalaqabtey è maxa ugucileysan
N
Mashallh sheekh jazakallha
jazaakumulaah qeyr shekh cbdiriz xaashi allownukadaa
Masha allah
Mansha Allah
masha allah
Masha Allah
mnsha Allah
Maa shaa allah
Mansha allah
Mansh Allah
Masha allaah