Eng. Osmanito huu haa Wadaadkasi si wanaagsan buu uga hadley arrintan. Cabdirizak khaliif waa in loo daba fadhiisto. Waa inuu soo urusado ciddii uu u arko inay arrintan kaalin weyn ka qaadan karta, garaad, culumo, waxgarad iyo ciddii looga maarmi waayo arrintani.
Waxaanu kaa fahany inaad thy wadani ninkaa aad sheegaysaana maaha nin u qalma waxaagu waxeeye tayda maqla dee adeer lagaa yeeli maayo kuwa aad sheegayso ee xasuuqa qalbiga kuugu qoray isku rayi ayaad tihiin waana la idiinka lexejeclo badan yahay wadanka Wadanka waxaa lagu xukumaa qaaxoolaji political system raggii kaadida usoo cabay ayaa higaanka u haya ama raac ama diid aday kuu taal
Waa runn
Sifiican baad u hadashay
Isuma arko muuse Cawaan maistaahilo madaxweyne
Horta ya madaxweyne ka dhigay kornylka
Adeer reer Somaliland nin dhulbahante(Abdirsaaq Khalif iyo mid kaleba) ma aaminsana. Waana maqaarsaare ee ha is daalin.
Eng. Osmanito huu haa
Wadaadkasi si wanaagsan buu uga hadley arrintan. Cabdirizak khaliif waa in loo daba fadhiisto. Waa inuu soo urusado ciddii uu u arko inay arrintan kaalin weyn ka qaadan karta, garaad, culumo, waxgarad iyo ciddii looga maarmi waayo arrintani.
👍👍👍👍👍
Waa talowanagsan hadii cidi qadanayso
Waa talo oday balse waa kee ninka waxdhegeysanayaa
Ileen reerka waxgarad waa leeyahey. Kuwa caytamaya oo dab kusii shidaya iyo kuwo taraq kusii qabanaya uunbaan arkeynay sida Muse Biixi
Xaq baad ku taaganthy oday cabdirisaaq Khalifa na waa in talada laweydiiyaa
Usheega muuse c dameer
Abdirisaaq khaliif waa ninka ugu haboon ee arrinka laascaanood waa nin siffo sharci ah ku fadhiya kursiga baarlamaanka
Muuse ila-Meerayso
CADOWGII OO HADLAYA SHEEGAYNA INTII AY KA WADA SOCDEEN DILALKA SOOL EE QABTA SHABAKAD A AFHAYEENKOODA
Adeer sow dhulbahante waa Somaliland
Somalilandna waa Somaaliya ha isdilinaee inta maqan doona!!!!!!!
Walahi wa hadal qof ki aqlileh famikaro
Gudoomiyaha Baarlamanka , waxa loo maqli la yahay anigu garan maayo.
Waa waddani ayaa loo maqli laayahy
Waxaanu kaa fahany inaad thy wadani ninkaa aad sheegaysaana maaha nin u qalma waxaagu waxeeye tayda maqla dee adeer lagaa yeeli maayo kuwa aad sheegayso ee xasuuqa qalbiga kuugu qoray isku rayi ayaad tihiin waana la idiinka lexejeclo badan yahay wadanka
Wadanka waxaa lagu xukumaa qaaxoolaji political system raggii kaadida usoo cabay ayaa higaanka u haya ama raac ama diid aday kuu taal
Hadal cad oo run ah ayaad sheegtay.
Muse buuxi ka tuura kursiga hadii amnigii uu khal khal ku imi ma rabno
Illah ayaan idinku dhaarshaye sow ma aha qeybiyu xuku In cabdirizaaq dhulbahante la iska xijeeyey aheys fasirta dhulbahanta munaafaqnimadas Odayga isaaq.
Dabadhilif ay ah Abdirisaq iyo inta kale horgalada ah uf xabad baa idin taqaana muse iyo idinka horgalada ah isku mid baad tihiin
GEESI GEESI DHALAY GUUL IYO GOBONIMO
War hadda waxba loogama baahna.
Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) Somaliland ma aha.
Waaryaa iidoor Dhulkoodii Wayjoon iyagaa Dowlad Ka-ah Waar Mawaxaad Noodheegeysaa Dalkii Somaliyeed oo Dhiiga aan kubixiney- Waa Katageynaa oo iidoor baa Qolyay iidoor Land layiraahdo iguxiranaya.
Waarjoog waar Caqliraadso - waar Masuulidii alle dhulkaaga kaasaarey Qaado.
Bisiq Sarmaan
Saleebaan gaal iyo Muuse biixi , oo la 2 dooduba sife aan sharci ahayn ku jooga kursiga ku fadhiya, isu kordhiyay, isu nacamlaynaya wax xal ah ma keeni karaan...ha daalina.
Ok
Guduumiyaha baarlamanku waa qofka kali ah sharci ahaan kursiga ku fadhiya dadku soo doorteen, Muuse Biixi, wakhtigiisii mar hore ayuu dhamaaday.
Iska jira munaafanimadoodi ayey .soo wadaan
Ma ogala muuse dameer
Adigaaba cadowga sland ah oo warab ah waa is ccadaysay xadhig iyo dil baa kugu waajib ah
Puntland orod horgale ka agow waatay waxba kuu aqoonin rag waxbaa lala lahaadaa lala qaybsadaa xirfadeeda lala yimaad lakiin sidii dhoocil meel dhexe ku caarid af taag uun ku jir waar wax noqo doqonyow
Idoor iyo somaliland Kala baro qotiyahay
War. Been. Badanaa. Kani. Reer. Sool. Malaha. Magacan. Shariif. Ninkaas. Halsoo. Baadho. Maxaa. Ka. khuseeya. C/risaaq. Iyo. Sool
Iska hadle c.risaaaqq haduu wax taraaayo wax hakaqabto
Noo soo dira aan dilnee horjoogaha Aad sheegayso
Kkkkk Somaliland wali qaar badan ayaa moodaaya in dil laga gadooday, usheeg inuu dagaalku intaa ka waynyahay
cabdiraxmaan waa KHAAYIN KA faa iidaysanaya. Dhibaatada