XASAN CABDI OO SEYLAC NAGAL SOO XIRIIRAY AYAA INOO SHEEGAY IN UU SUMEEYAY RAG DEGANKA AH OO LAXIRAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • XASAN CABDI OO SEYLAC NAGA SOO XIRIIRAY AYAA INOO SHEEGAY IN UU SUMEEYAY RAG DEGANKA AH OO LAXIRAY MUDO KADIBNA LA SIIDAAYEY BALSE

КОМЕНТАРІ • 33

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 7 місяців тому +1

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂.sun

  • @BileXirsi-ct5bo
    @BileXirsi-ct5bo 7 місяців тому +5

    Odaygaan waa sirdoon meelba magac gaar ah buu ku joogaa, qofba magac buu u yaqaan .

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 7 місяців тому +2

    Reer Waqooyiga Qur'aan Ha Akhristaan Dad Badan Oo Jinni ayaan ku guursanay leh waan ka maqlay

  • @faisamnur7706
    @faisamnur7706 7 місяців тому +1

    Mmtv shaqo wacan bay qabatay hadii kale halkaasuu ka hayn lahaa ee marba meel buu ka qudhaaban lahaa
    Waybaahinta Somaliland iyo dadkeeduba waa umad aan lagu dhex dhuuman karin
    Yuusufkii 15ka sanno beenta ku shaqaysanayeyna iyagaa fashiliyey well done MMTv iyo warbaahinta Somaliland ❣️

  • @seed3966
    @seed3966 7 місяців тому +2

    🇸🇴🌎🇸🇴🌎🇸🇴 ma dhowa arrintu Horta allaah daahiriya dadkii badnaa ee umada ku gefaayey ilaahay ha u towbad keeneyn ninkan weli waxa uuyahay lama fahmin mana hahlana ninkani ✅🌏✅🌏✅😢

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 7 місяців тому +2

    Oromo du waa ku jirtay dagaalki 77, Somaali Eebow baa la dhihi jiray.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 7 місяців тому +1

    Waar waa basaas somali loosoo direy

  • @qawrax4342
    @qawrax4342 7 місяців тому +1

    Abbraynku masidanay uqararac badan yihiin😂😂😂

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 6 місяців тому

    Garba Dadar waa degaanka Ciiise ee gobolka Salal Saylac and Lughaya state of Somalia

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 7 місяців тому +2

    Oromkaan maxa gobolada dhan geeyey waa yaabe. Ninkaan waa sirdoon waana in la qabdaa

  • @faysalahmed448
    @faysalahmed448 7 місяців тому +1

    Ahmed ninkaan somaliya oo dhan buu ku soo wareegay ninkaan waa sirdoon hala sooqabto?

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 7 місяців тому +2

    War jaasuuska ha la qabto soomaaliyeey ninkani waa sirdoon turatoor ah.war soo qabta qofkii arkoow.waxaana halis loogu jiraa inuu ilaha halbowlaha uu dhex galo oo uu soo jaasuuso.boqol magacle.ninkani waa khatar weyn.soomaalidu naxariisteedu dhibaato ayey ku tahay.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 7 місяців тому +1

    ODAYGANI WAA BASAAS SIRDOON ,BASAAS KA PROFILE AYUU SAMAYSTAA OO UU MARBA KU DHAQMAA MAGACA IYO QORSHE GAARA❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanahmed6796
    @hassanahmed6796 6 місяців тому

    DADKAN WAX KA SHEEGAYA ODAYGU TELEFON MOOYE MAANAY ISMUJIN KARIN

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 7 місяців тому +1

    Kkk waxba ka dhacay

  • @libanmohammed6760
    @libanmohammed6760 7 місяців тому +1

    Somali hurdo weyne weyaan

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 7 місяців тому

    War nin kaan odaga maxaa ka rabtaa waa adiga ku hayo qof baa nala soo xiriiray😂😂😂
    Ma Ciisa baad tahay 😂😂😂

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 7 місяців тому +1

    Dadka raaxada badan kulahaa .. ma tuulo yar oo garbadadar la yidhaahdo ayaa leh meel lagu raaxaysto iyo meel lagu tunto leh.

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 7 місяців тому +1

    Odaygan waa basaas Wayn

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 7 місяців тому

    Kkkk waa legend odeygu

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 7 місяців тому

    Baadhesare legand,illaahay hakashifo beenaalaha,weliba sooqabta

  • @ahmednasirsultanabdurahman2370
    @ahmednasirsultanabdurahman2370 7 місяців тому +2

    hinaase aad ka hinaasan tahay mmtv uun baa ka muuqda ee si suxufu iyo si soomaaliyeed midna uma hadlaysid

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 7 місяців тому

    Gobalka gedo gobalka banaadir hiiraan mudug nugaal bari sool waqooyi bari (hargaysa) owdal saylac 18 gobal somalia wuu wada maray maxaa intaas oo gobal geeyey bal taas nooso waydiiya dadka somali tv anoo somalia 2 gobal ka badan ma naqaan see ku awooday inuu 18 gobal somalia wada maro

  • @hassanahmed6796
    @hassanahmed6796 6 місяців тому

    BEEN BADANA QOFKU

  • @cabdulaahijaamacxirsi717
    @cabdulaahijaamacxirsi717 7 місяців тому +1

    Kkkkkkkkkkk yaab oramo somali sheegta

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 7 місяців тому +2

    Neefkani sheeko xumaa waa maxay wuu tumasho badnaa, maaduu kula tuntuu futada kaa wasay waadigan cadhaysane ma afyartuu kaa toogtay, fii sheey

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 7 місяців тому +1

      Wax la akhrin karo qor tarbiyaddaadii horaa xumayde miyaadan iimaan lahayn oo aakhiro rumaysnayn

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 7 місяців тому

      @@hereaftergolory9114 naga aamus nedel fooqal nedel , adiga miyaa noocaasa , nin siduu u oran karaa nin kale baa tuman jiray, waxaasi waa ceeb iyo abaarso school style, ragu naag tumatuun buu ka sheekeeyaa ee kan aad difaacayso isagaa nin qoodhihiisa ku dhegan ee u sii daa dheh

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 7 місяців тому

      Kuwii Abaarso LAGU Fara xumeeyay baad tahay

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 7 місяців тому

      @@hassanhussein272 naftaada u tudh damiir laawaad u eg tahay akhlaaqdu kusii daba yartahay adigu wax xun inaad qorto mooyee qorshe kala ma lihid

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 7 місяців тому

      @@hereaftergolory9114 niyoow adigaa dhaqan xumo difaacayee guska iisii daa

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 7 місяців тому +1

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂.sun