Kaa tegaye kuma goyn 💔🥺 Ku tabaye kuma nicin 💔 Dan ba tidhi is daaye 💔 Qalpigaygu kuma tirin💔🥺 28 June 2023 hbnkii igu danbeysay la kulankiisa ciida carafo aad ban u jeclahy isaga lkn hda weynu kala tagnay wxan Alle kaaga baryayaa wax walpood rajeyneyso inuu ku siiyo Malina Adan ciilon anigne waa ku sugayaa mar walpa Alle ayaan ku weydisanayay inaan Dib u midowno oon noqdo xaskaaga xalaasha ah i.a
Kaa tagaye kuma goyn❤ Ku tabaye kuman nicin❤ Dab ba tidhi isdaye❤ Qalbigu kama an tirin❤ Xanaqeyga badan iyo jaceylka an u qabo maser dartis an kula tagne
Heestan noloshayda ayay qusaysaa walahi qofkaan adunkan ugu jeclaa 9 years 😢 hadu tacadi waayuhu kala tiro laf iyo jiidh isku tiirsanan jiray💔💔💔 xagaygu turxaan li i kutix galiyay ceeb li i 😢😢😢😢
Heeestan aad ayey ii Taaabanesa qof an Jecla Mudo ilaaalsanaayey Calaf Na Kala wadey😢 Mana Nici karo Dareeenka u qabo Dartiiis Dantu igu Khasbeysa ina Tago👸🏻Farxad Ku Nooolow Boqoradeediey N💃🏻
Taariikhda 28/6/2023 saacada 7:59 fiidnimo xiligii aan is aan kala dhamaanay jacaylkeygii qofkii dadka iigu dhawaa oo xalku uu noday inaan kala dhamaano wa markii ay heestaanu so baxday ilaa hada wa dhageysta anoo ilmeynaaya 😢😢😢 Kaa tagtay kuman gooyn😢 Ku tabay kuman nin😢 Danbaa tiri is daayee qalbigeygu tirin😢😢😢😢😢
Heestan aad bay ii qusaysa qof aan jeclaa 5sano oo is ilaaashanaynay baa dantu na Kala Wada 😢mrkasta wxan ahayn dad tabashadooda badantahay qof walba sidu rabo bu raba in lagu Wada socdo eeda nagu badatay 8june 2023 waqti aan Kala dhamanay wixi qoran alle og hadi calaf jiro isma weynayo 😢inzha allah danba tidhi is daaye qalbigayga kuma tirin 😢
Waxa aan dhagaysanayaa 3:00 habeennimo, waxaa soo dhow oogtii waaberi, heestu na waxa ay ii walwaashay carro fog iyo dareen tabasho la ollog ah oo aniga iyo jacaylkaygii dhallaanimo na kala irdheeyay, eebboow jacaylkaygii iyo iimaankaygii ba ii soo celi haddii kale qiyaamaha ma soo xaadiri doono.
Saliga nebiga ha badiyo scw scw scw❤
Kaa tegaye kuma goyn 💔🥺
Ku tabaye kuma nicin 💔
Dan ba tidhi is daaye 💔
Qalpigaygu kuma tirin💔🥺
28 June 2023 hbnkii igu danbeysay la kulankiisa ciida carafo aad ban u jeclahy isaga lkn hda weynu kala tagnay wxan Alle kaaga baryayaa wax walpood rajeyneyso inuu ku siiyo Malina Adan ciilon anigne waa ku sugayaa mar walpa Alle ayaan ku weydisanayay inaan Dib u midowno oon noqdo xaskaaga xalaasha ah i.a
😢😢😢😢😢😢😢
Kaa tagaye Kuma goyn 💔🥺
Ku tabaye Kuma nicin💔
Dan ba tidhi idaaye💔
Qalpigaygu Kuma tirin💔
24/6/2023 haben sabtiya 😭
😢😢😢😢😢
Kaa tagaye kuma goyn❤
Ku tabaye kuman nicin❤
Dab ba tidhi isdaye❤
Qalbigu kama an tirin❤
Xanaqeyga badan iyo jaceylka an u qabo maser dartis an kula tagne
Adiga maa maseeray misa ayada
💔😢wxn ka tirsanaya 🎉
Kaa tagayeee kuma goyn😭🙏🙏🙏ku tabayeeh kuma nicin🥺💔
Dan baa tidhii is daayee 😟
😢😢💔💔💔
💔@@abdiwalimohamed4929
Xasuus Nebiga ha lagu Saliyo csw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Heestan noloshayda ayay qusaysaa walahi qofkaan adunkan ugu jeclaa 9 years 😢 hadu tacadi waayuhu kala tiro laf iyo jiidh isku tiirsanan jiray💔💔💔 xagaygu turxaan li i kutix galiyay ceeb li i 😢😢😢😢
Dan baaa tri isdayeee qalbigygu kuma trin. Trkh June 14 2024😢
Heeestan aad ayey ii Taaabanesa qof an Jecla Mudo ilaaalsanaayey Calaf Na Kala wadey😢 Mana Nici karo Dareeenka u qabo Dartiiis Dantu igu Khasbeysa ina Tago👸🏻Farxad Ku Nooolow Boqoradeediey N💃🏻
😭😭waa xanun wlhay bowe
@@fatimadeeqaabdirizak4880😢
Wallhi waxanun qofad jecleyd Od weydo😥
Aad bey iitabaty hestan😥
Ka tegay ee kuma nicin ku tebey ee kuma goyn ilahow qalbiga iga reeb qofkii aan jeclaa waa iga fogade😢
Abdulhi xaji amiin siden kugu ilawa mcnow qeyrka wali ma helin naxriisti qof aheyd nolasheydii nag xun ba gurigena dumiye
Ilaahey swt Markale ha idin mideeyo. Waligaa war laguu sheego haku howl gelin
@@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 m.a waadlatalisay lamaraaco erayada dadka eewaalaga fool jignaadaa walao
Qalbigeygu kuma tiriN😢❤
02:36 Habeenimo Ayaan Erafono U Qatay Oon Dhagaysanaya
😭💔
😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢 heestan waxaad modaa inan anigu sameyay 😢😢😢😢😢😢 xaqiiq walahi
Feysal muniir nina taagero👏
29/6/2023/ 👋
5/12/2023 😭💔 Toban jeer baan kala hadhnay Illhy waxad iigu ducaysaan qof aan Tuhun igaga tagin oo aan is jecelaano oo nolol isla yeelano 😭😭😭
Heesta aniga ayey iga hadlaysa xaladan hada ku jiro waxana daremi kara qof xladan ku jira wali waxad ku tala hanki tashka ku xidhayyyy😢
😢
Taariikhda 28/6/2023 saacada 7:59 fiidnimo xiligii aan is aan kala dhamaanay jacaylkeygii qofkii dadka iigu dhawaa oo xalku uu noday inaan kala dhamaano wa markii ay heestaanu so baxday ilaa hada wa dhageysta anoo ilmeynaaya 😢😢😢
Kaa tagtay kuman gooyn😢
Ku tabay kuman nin😢
Danbaa tiri is daayee qalbigeygu tirin😢😢😢😢😢
Kaa tagaye kuma goyn
Ku tabaye kuma nicin
Danbaa tiri isdaayee
Qalbigaygu kuma tirin ❤
Qalbigayga kuma tirin 💔😩😭 9/7/20204
Heestan saamena aya leeday😢😢😢
Nimanka soomaalida nacallaa qalpiyadiina xaaraantaa ku yaal
Absolutely 😢
Heestan aad bay ii qusaysa qof aan jeclaa 5sano oo is ilaaashanaynay baa dantu na Kala Wada 😢mrkasta wxan ahayn dad tabashadooda badantahay qof walba sidu rabo bu raba in lagu Wada socdo eeda nagu badatay 8june 2023 waqti aan Kala dhamanay wixi qoran alle og hadi calaf jiro isma weynayo 😢inzha allah danba tidhi is daaye qalbigayga kuma tirin 😢
😢😢❤❤❤😢😢
October 30 malin arbaca 8 duhurnimo ayow nolosha nago cidleyey ani iyo wiilkeyga weligey mailawi doono😢
Hees xasuus mudan 😭😭😭😭
Heeeskan wlhi waaaa heeeesahayga
Hees Iyo Badh 👌
Hees Dareenkayga Ka Turjumaysa
Qalbigaygu Kuma Tirin😭💔
❤❤1❤1❤¹❤11❤¹1❤111❤
Qq
😢😢😢 Danbaa tidhi is daayee 😢😢
Another level
Wow Another mealstone Abwaan Cawaale Ismaaciil Saleebaan (Deeqsi)
Best songs m.a
25/7/2023😢👋
Waxa aan dhagaysanayaa 3:00 habeennimo, waxaa soo dhow oogtii waaberi, heestu na waxa ay ii walwaashay carro fog iyo dareen tabasho la ollog ah oo aniga iyo jacaylkaygii dhallaanimo na kala irdheeyay, eebboow jacaylkaygii iyo iimaankaygii ba ii soo celi haddii kale qiyaamaha ma soo xaadiri doono.
War mxd tidhi qiyaamaha ma imanaayaa 😂😊
Hees io badh
Weli waxaad ku taalaa hankii taashka kuu xidhay ❤
Tagtaye macatowi 😂
27/5/2021😢🥺
Qoralka iska saxa mela ka qaldan adigo raliyaa 😊
💔😩
Walal hestan aniga ayey iga hadleysa
Dan ba tiri isdaaye qalbigygu kuma talin.
Kuma tabin mahan
Tag taye macishodi 😂
26/10/2023😢👋
Wow boqorka codka maxan codkisa iska maawoliyey
Heestan maxamed baan uqaadi laaha jcl kaan uqabo wali sidii baan uahy lkn danta tiri iska daa isaguna wuxuuyidhi sidey dantu kuutiri iska ilow baan ani itiri hay xasuusan
Qalbigaygu kuma tirin😢
❤
❤❤
28/11/2023💔
Kutix galiyey ceeb li i wana kuxiisay qaali
Waa heesta wakhtigan hada lajoogo bulshada sifcn umatalaysa waayo heesaha hada jooga waa iska ciyaar iyo badhaacis lkn heestan nolosha realka bay matalaysaaa
Heestaan saaid ayeey ii taabanee runtii
Waxaad moodaa ineey qaas iitahay wlhi
Hodaney kuma ciilo waayuhu😢
Maxa waayahu kala kaxeeyay qalbiyo is jecelaa 😳
Lkn waxeey ku ficneet qalbikega Kuma tirin
haaa sas paa saxa
Wey thy ee lyrics aya qaldan😢
Wow waar heesta ma nin aan ogahay bu u qaaday fanaanku nin gabadhiisi tuhun ku furay 😢
19/June/2023🥹🥹🥹
Qalbigaygu kuma nicin😢 21/2/2022 sad😢 asma nawal cishqi❤😢
18/June/2023🥹🥹🥹