Farta Xaaji Iyo Bisle Oo eega xaqiiqooyinka Sababta Adnan Suaalo Jecylka Live Video November 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @FadumaAden-d6x
    @FadumaAden-d6x 3 дні тому +2

    Farta guuleyso abaay

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 3 дні тому +1

    masha allaah hibaaq xuseen waxaad siisay talo aad u wanaagsan oo aan anba siinlahaa farta xaaji wana gabar aad u aqlibadan oo fariida sidaan dareemayana wali way is jecelyihiin wayna isku qalmaan ee taladaada haqaadato insha allaah

    • @hibaaqxuseen3426
      @hibaaqxuseen3426 3 дні тому

      Asc damac ibraahim waan ku salaamay salaan kadib been kuu sheegi maayee damaceey wiilkaas iyo gabadhaasi saameyn bey qalbigeyga ku yeesheen habeenkii xly ahaa walaahi hurdo seeg baa igu dhacay hade ogow dadkaas wax aqoon ah oo aan uleeyahay haba yaraatee majirto markaan daawaday vidiogii laga soo duubay oo ay kaga hadleen sababta xiriirkoodu ku burburay anigu qof hyo ah baan ahay noloshana wax ka taqaana wax badan baan fahmi karaa balse tiktok ma isticmaalo waxaan kaa codsanayaa inaad iigu shere gareyso labadaas comanti midna farta ayuu kosocdaa midna bisle ples iga gaarsiiya tan kale gabadhaan salma ah anigu waxaan u fahmay wexeedu iney carqalad uun yihiin bislena waa iska nin iyo damiciise haduu isku helayo inuu isaga badsaduu rabaa lkn farta xaji ayaa xagiisa ku weyn mudnaanta koowaadna u ah balse fartu iyadoo jecel bisle ayey wexey ka biyo diiday naagtan kadaba lulata sidaas darteed wexey taagan tahay hadaad irabtid salmo kasoo dhamow ee isu kana keen bilaa buuq farta warkeedu waa cad yahay balse bisle ayaa wuxuu noqday lafta jecli luda jecli ilaahey umuuraha ha sahlo wsc

  • @HaajariMaxamed-q1l
    @HaajariMaxamed-q1l 3 дні тому +1

    😊

  • @hibaaqxuseen3426
    @hibaaqxuseen3426 3 дні тому +3

    Xariif meda adigoo mahadsan farta xaajina comantigan iga gaarsii farta xaajiyey waan ku dareemi karaa dumar baan isla nahay oo guurku ka fiirsi badan buu u baahan yahay khaasatan markaad gabar tahay maxaa yeelay raggu gabdhaha marka hore wey isu dhul dhigaan si,ay usoo xero geliyaan kadibna markii shabaqa loogu dhoco ayey qaarkood waji kale yeeshaan oo miciyo libaax lasoo baxaan marka walaasheydii qaaliga ahaydeey waxaan kugula talin lahaa ninkaas bisle ahi intaan ka arkay iilama eka nin dhagar kuu maleegaya welibana waxaan ka dareemayaa inuu dareen mug leh kuu haya agtiisana aad qiimo badan ka leedahay marka wallaley macaney bal mid isku fiiri hadii ey suurta gal tahay inaad cimrada tagtaan adigoo maxram wata walaalkaa kula dhashay oo kale kaxeyso soo duceyso soo istikhaareyso kadib wixii kuu soo baxa ku dhaqaaq markaas labo umbey mid noqon inaad ku qanacdo guurkiisa iyo inaad ka istaagto hadii aad ku qanacdo adiguna fanka iska duuduub aduunkaaga iyo aakhiradaada midna uma wanaagsanee bislana qabiil caayga ha iska daayo adinkoo maansha allaah ah reerkiina iyo aduunyadiina dhaqda wabilaahi towfiiq

    • @FadumaAden-d6x
      @FadumaAden-d6x 3 дні тому

      Maasha allaah tabaaraka laah talo qiimo badan oo wax ku ool ah ayaad siisay waana kula qabaa insha allaah qeyrka allah waafajiyo,aamiin aamiin ❤❤❤