Xogta Jabuuti oo Aqoonsa Karta AWDAL STATE, & Ali Baxar Sharuud lagu xiray,Abiyeoo Weeraray Turki-ga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 81

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 днів тому +10

    JIBUTI IYO AWDAL OO XIRIR CIIDAN IYO MID DHAQAALO YEESHA WAA QUWADDA SOMALIA, IYO CADOWGAN XABASHIDA AAN ISAGA XIRI LAHEYN.

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 17 днів тому +3

    ASC, Maammulka khaatummo dhulkiisa wuu xorreeyay,
    Siddaa awgeed dawladdu way ku khasbannayd in la siiyo aqoonsiggii uu ka istaahillay,
    Laakiin maddaxda AWDAL STATE yaannay xammar wakhtigga iskagga lummin,
    Waayo ( sharciyan) aqoonsi dhab ah ma istaahilli karraan illaa ay Maammulka SOMALILAND iska xorreeyaanne.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @HodanMuhumed-lv1rt
    @HodanMuhumed-lv1rt 17 днів тому +7

    Haaa waa ay noqonkartaa AWDAL STATE OF 🇸🇴 🇸🇴SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 днів тому +4

    MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, WAXA XIRSI XIR U NOQON KARTA, IN UU AQOONSADO AWDAL STATE OO SOMALIA KA MID NOQOTO, HARGEYSANA IYO MUUSE MAJNUUN LAGA SOO JARO.

  • @user-zh1jk1je6c
    @user-zh1jk1je6c 14 днів тому

    Awdal state guul insha allaah

  • @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
    @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy 16 днів тому

    Wamaya sinaba kumanoqn krto wayo awdl solokalemaha sababto ❤❤ahawdn somaliln obcdedy kujirta

  • @Kingceydaa
    @Kingceydaa 16 днів тому

    I.a Guul DADKYGIYOW ❤🇸🇴

  • @user-it2qn9ru4o
    @user-it2qn9ru4o 17 днів тому +1

    Haa way noqon

  • @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
    @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy 16 днів тому

    Waxasi washe ksdi ciylka lagusexin jiry wxndad kawa xakushe kynaya uarka anigu dadms kxda kaxanun sanaya anigu waxn ahy ninrer awdala mrnsba maa aqbalikrno somaliya mrky dwldni madedi kufashi lnty ayay somalilan dwladni madeda uso dhigaty waxasina wsxanu qorynomaha ❤

  • @user-hj3mz1pl2ul
    @user-hj3mz1pl2ul 16 днів тому

    Awdal state waa maamul kamida maamulada kale somaaliyeed waana muqadas

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli 16 днів тому

    AWDAL STATE MOVEMENT

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 16 днів тому

    ADIGA DAAROOD AHAAN WAXBA MA GARANATSID. ISMAIL CUMAR SOMALIA ITALIA XUKUMAA. XAMAR MAQAAM KEEDA MA LA ANSIXIYEY.

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 16 днів тому

    AWDAL WAXAA DEGAA.. AMAA. IISKA LEH. QABIILKA CIISE. 💯 KII BA. 90.CIISE HAA . SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @muxumedxasan-jy4xs
    @muxumedxasan-jy4xs 16 днів тому

    Haa wanoqon kartaa waana muqasad

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 16 днів тому

    Asc suldanka intad shegtay waarun jabuuti denteda ayey wadataa

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 17 днів тому

    From the Somali side, yes, because Djibouti is Somali people, but in the Western world rule, I don't think so only the president of Somalia can give Lascnod and Awdal State a freedom even though they are part of Somalia

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 16 днів тому

    Awdalstate state WAA sandwich weyey
    Run ahaan Snmland & Awdal state ayaa matano ah oo isku dhan ah
    Awdalstate la mid Kala doro ah:
    - Iska nolow
    -Silic & Dhib la nolow

  • @ibrahirrsi354
    @ibrahirrsi354 16 днів тому

    Awdal isrey guulaysanaaysa

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f 16 днів тому

    WAX DHICIKARA MAAHA AAL KHATUMO LAA AWDAL
    JABUUTI SOMALILAND B.M BAA LAGU GARAACAYAA ERIBOTKA JABUUTI WUY KU DEYSAY
    SOMALILAND WAY WASAYSAA
    SOMALIYA JABUUTIBA

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx 17 днів тому

    Asc majirto waxsoomaalilan.layidhaaho beelaha issaaq waqooyi waa soomaaliwayn

  • @MgMustafe
    @MgMustafe 17 днів тому

    AWDAL STAT HAA WAYNOQ Kartaa hadii ii aqoonsoda xassan sheq

  • @user-cd7xf9wc2w
    @user-cd7xf9wc2w 17 днів тому

    Waxay noqon burco iyo hargaysa oo aan waxba noqonayn

  • @user-kk4jx4dx1y
    @user-kk4jx4dx1y 17 днів тому +1

    Awdal State iyo Khaatumo State wan soo dhawaynaynaa

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 17 днів тому +2

    AWDAL State viva somaliween viva

  • @RobleFarxa
    @RobleFarxa 16 днів тому

    Somalila wadanad jarkal ah xal heshis haalagasho

  • @FarahAhmed-mg2fz
    @FarahAhmed-mg2fz 17 днів тому

    Awdal isted iyo khatumo isted way hirgalayan insha allah waxayna kamid noqonidonan somaliya wana xaqiiqo..

  • @maxcali863
    @maxcali863 17 днів тому

    Jabuuti marabto in xiro Militari itoobyan soo ag dagto. Awdal State na waa muqadis oo Soomali oo dhan maanta waa Federal gobolkaste na waa ino ismaamula oo Federalka la iskugu imaado.

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 17 днів тому

    Ciro wa siro

  • @umbilaal2246
    @umbilaal2246 16 днів тому

    Wow

  • @user-fr4ue4wn7j
    @user-fr4ue4wn7j 17 днів тому

    Asalamu caleykum way noqonkarta haday isran qabilada ku daqan awdal stayte liana somaliland wa mamul ka dashay shirki qabilad ayant ku heshiyen ana kudisen mamuka somaliland

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 16 днів тому

    Ha Awdal state way noqon karta gobal is maamul ah.waayu way haysata dhul iyo bad KY filan .

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 17 днів тому

    Jabouti ma ma somalia ayay xukumaan? Soo jiid wanaaga.

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 16 днів тому

    Miskiin adeer awdal malaa mataqaanid awdal maaha laascaanood ookale cidkasta oo aqoonsata xagay imarayaan jabuuti iyo xamar ma cirkay marayaan afarta kooneba isaaqbaa kaxiga

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 16 днів тому

    CADAWGA KOOWAAD OO SOOMAAIliYA WAA DAWLADA JABUUTI MAAMUSHA
    CADAWGA 2AAD EE SOOAALIYA WAA ISAAQLAND

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 17 днів тому

    awdal wanoqonkartaa m mul goboled somaliya ah ...hargaysa iyo burcana waku khasbanyihin inay somali da ay oronada kadoorbidayaan?

  • @AbdirashadJamac
    @AbdirashadJamac 17 днів тому

    Awdal waa noqon kartaa mamul goboleed weliba ku wayn

  • @abdifarah3997
    @abdifarah3997 13 днів тому

    Haaa waa Ruun

  • @abdifarah3997
    @abdifarah3997 13 днів тому

    Haaa waarun

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 17 днів тому

    Abii ayaa lagu madax jabinaya Cornelka waalan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 днів тому +1

    AWDAL STATE, WAA MAAMUL LEH, BAD IYO BARRI, XUDDUDNA LA LEH DOWLADDA DJIBUTI, SOMALIA LA LEH, CILAQAAD WANAAGSAN OO JIRITANKA SOMALI WEYN HORSEEDEYSA.

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 16 днів тому

    Kkkk oo Itoobiya bad aan Ilaahay siinin miyey raadineysaa😂 ?,
    Mida kale may meel iska fadhiistaan sida ( Rwanda iyo brundi iyo Congo)

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy 16 днів тому

    HORTA XUKUMADA JABUTI BOQOLKIBA LABATAN. BAY KULEEDAHAY FHULKA JABUTI. AMBA 20./' INTA KALE. CANFAR BAA ISKALE 80 '/,

  • @Saeedsy9
    @Saeedsy9 17 днів тому

    Somaliland is one country no one can divide it. This not illegal totally. Back to real problem which is somaliland and Somalia 1960. This the real 18:35 story and need to solve. Do understand. 😅😅

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 днів тому +1

    DOWLADDA DJIBUTI AWOOD BUXDA AYEY U LEEDAHAY, IN AY AQOONSATO AWDAL STATE, SOMALI WEYN QUDDEDA XOOGEYSANEYSA.

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n 16 днів тому

    Cayn waxa ugu weyn buhodle

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 16 днів тому

    TALO QAALI AH
    soomaaliya kontoraada shidaal qodida ha siiso turkiga
    Hub iyo😢 diyaarado iyo maraakiib dagaalna haka qaadato oo degdeg ah
    Dabadadeed heshiis ciidan oo isgaashaanbuursi iyo difaac wadaag ah hala samaysato 1 jabuuti 2ereteriya 3 suudaan 4 masar
    Dabadeedna 5taas dal saldhigweyn haka dhigteen badacas
    Dabadeedna itoobiya iyadaa candhuufafeeda dib ulaqaysa oo quusaneysa 😅

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 16 днів тому

    Waxaa ka cadawsan kuwa xabashida iyo oromada sheegyay

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z 16 днів тому

    Hadday go- aan awdal iyo sool waa maamul isaaq oo keliya waxa soo haray

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 17 днів тому

    Kudhawaqida mamulka awdal siteat .
    Waxay debcaysa amasura geleysa hadi geele dhankisa kadhiso ama cadadis saro
    Sln
    Wahagagaysa dhida mg awdal istaet.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 16 днів тому

    Awdal dadkeeda ayey ku xidhan tahay inay dalkooda hantiyaan

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 17 днів тому

    Awdal waa noqoon karta oo waxaay haysta dhul weyn sida Borame, Gabiilay, iyo salaal.
    Sidaas darteed Awdal State halkaas ayuu ka cuurankara.
    ,

    • @medmoud8880
      @medmoud8880 16 днів тому

      Ma hoyaada hafajo aya sisse salal reer hanfajo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 17 днів тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
    @Cabdirisaaqxuseen-tr7vy 16 днів тому

    Wawaxn manaba dhacyn cadaba halaga warabinaya awdl

  • @user-se7ng7cf2n
    @user-se7ng7cf2n 17 днів тому

    Somaliland waxay kibir ayaa itoobiya

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z 16 днів тому

    Ismaaciil sl lama.dagaalami karo waayo shaqaalaha iyo ciidanka jabuuti iyo khadra xsydba waa beesha sl

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 16 днів тому

    Benale.hisho.dadakahaiskudirin.hunguriba.kuwade.

  • @user-hg7sx8bv7w
    @user-hg7sx8bv7w 17 днів тому

    Waxay noqoni goof lagaguuray

  • @user-se7ng7cf2n
    @user-se7ng7cf2n 17 днів тому

    Somaliland waxay kubiridonta itoobiya

  • @JaamacSiciid-sy4gu
    @JaamacSiciid-sy4gu 17 днів тому

    Soomlilad jabuuti waxba kama qaadikarto

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 17 днів тому

    Sida runta ah soomaliya dooni meeyso midnimada soomaaliya gaar ahaan mamadaxweeynaha soomaaliya Xasan Shiikh
    Hadii soomaali nimada daacad ka tahay
    Iyadoon dhiig daadan oo ciidan la istecmaalin
    Midn7mada Soomaaliya waxaa ku filan Qaatumo oyo awdal isteed aqoonsi buuxda la siyo
    Isaaq land ayagoo gur guuranaya ayeey ka mid noqonayaan midnimada Soomaaliya
    Qarash badan iyo deal badan looma baahna
    Qaarumo iyo Awdal xaq beey u leeyihiin ineey yiraahdaan anaga dawlada soomaaliya baa dawlad noo ah
    Xasan shiikh kitaabka wuxuu ugu fhaartey midnimada soomasliya ineey muqadis tahay

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 16 днів тому

    Hhhhhhh markay jaahilin iyo munafaqin is helan wax walba way ku hadli karan somalia way baa baday dhamanteed alshaab iyo argagixisa qabsatay
    Xasna madaxtooyada uunbuu xil la dhex fadhiyaa taasu waa taa
    Tan jabuuti iyadu waa gabadh hinastay uun
    Intaa ma dhaafsana cadhadeedu wllo
    Awdal iyo sheekadan aduunbaa lagaa hayaa
    Ha ku fahan siyaasada geeska ka socota jabuuti way u dhamatee

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 16 днів тому

    Jafar is nothing he is dreaming there is no space for Red sea ethiopia did not have a sea before . Sea is not found by force.

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 16 днів тому

    Hawaynoqon karta

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 17 днів тому

    Ninyahow wax soomaliland layiraa ma jirto ee dhul kala qaybiska jooji itopiana waa dhul iyo gumaysi goob

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 17 днів тому

    Wahahi malayacni ayaa tihin

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 16 днів тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢 beeeeenaaale

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 днів тому

      Kkkkkkkkkkkklllll kkkkkklllllllll kkkkkkkkkkkkklll

  • @AdenMohamed-dx3fx
    @AdenMohamed-dx3fx 17 днів тому

    Qoloqaranmanoqoto sodoon sano waajabhad reerqudhaaha iyaa soomaali diidah somali wamid qudha

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 17 днів тому

    Benal

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 17 днів тому

    Kaalay bada qaad ee Fuji hadey kuu fuqeyso baaaad, baad, waa ku waalatey waa in laga cuudiya bada ku dhimo idim alle

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 16 днів тому

    Beenale ali baxar marhore ayu ka dulay jabuuti

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u 16 днів тому

    Beenaale khaniis daarood weligayba waan ka adkaa

  • @MubYus
    @MubYus 17 днів тому

    Bal Dameerkan jaahilka ah maqla, Awdal ma jabuuti ayay ka tirsan tahay, saday u aqoonsanaysaa ? Yaaaab

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 17 днів тому

    Haahaawaynoqonkartaamaantacidcidkudulnoolaanaysaamajito

  • @user-ez4kj7fm8d
    @user-ez4kj7fm8d 17 днів тому

    Dadkan ma jaahiliin baa sidee awdel jabuti u aqoonsaneysa?
    Somalia aqoonsan karin bacdalaa
    Dal kale jabuti la yiraahdo😂😂😂😂

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 16 днів тому

    Kkkkk isaaq land ayaa soo hadheysa ( Waana Burco iyo hargeysa)