Masha Allah ilaahey ha isku keeno Somali inta aan kala maqanahay xor ma nihin anaga dhexdeena ayaa isku dhagan Farmaajo iyo Biixi allaha ka dhigo kuwii Na mideeyo Somalia ha noooolaaaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@bosssawda5952 team waxan ka wada hogaankeena guul iyo guuldaro ba filo anaku hogaankeena wanu ku kalsoonahay waxay ka keenan wada hadalada bilowga ah
Caalamku ma yaqaano Somalia iyo Somaliland ee waxay yaqaanan meeshay dantoodu ku jirto Hadii ay u arkaan inay dantoodu ku jirto midnimo somalia waxay caqabad ku noqon doontoo aqoonsiga somaliland laakiin hadii ay u arkaan in ay dantoodu ku jirto kala go somalia cidna kama hor istaagi karto somaliland in la aqoonsado hadaba su'aasha somaliland hor taala mid 30 sano ee u baahan in laga jawaabo waxay tahay:- Aanku Aqoonsadee Maxaan kaa faaiidayaa ? Shacabka somaliland waxaa looga baahan yahay inay dalkooga ka dhigtaan mid Horumarsan oo indhaha caalamka soo jiita waa inay tusaan caalamka in uu baahan yahay maaha inay ka dhigaan mid caalamka Tuugsada oo u baahan.
Arinta dedejiya oo Safiir Somaliland ha la iimagaacabo, suudhkaygii safiirnimo waan iibsaday Gaadhi Qurux badana waan sahan saday. Traffic light ka wadanka aan joogo isaga oo Cas ayaan mari doona, Sacaadatul Safiir light Cas isuma taagi karo. Muuse ugeeya CV gayga dad yahaw.
Kala tag fahankiisu maaha in lagu kala tagaayo diin af iyo isirnimo Hadii somaliland iyo somalia ay kala tagan ogaada inay hadana yihiin Xidido meel kuwada yaala oo dan aan dhammad lahayni ka dhaxayso .
Wax kaso bixi doona majiran shirkan oo ah Ictiraf Somaliland ama Midnimo Somali, waxa lakin ila wanagsan in Somali ee wax ku qeybsato federalism oo umada Somaliyeed sida la iskugu soo dhaweeyo qalbiyadooda oo hormar lagaarsiiyo shacabka Somaliyeed iyada oo la tixgalinayo Somalinimo hadii siyaasadii la isku fahmi waye! One love dadkeyga Somaliyeed❤
maa somalinimada inad ka baxdan bad ku tashatayn takale wllo jibouti burburkeyga wadiga arkaya sida hada aad tihin ayan nabad iyo barwago ad ku jirtan dowladnimo waa gurun wlhi
Masha madaxwayne muuse bixii Allah barakeyo xigmad. Iyo si aqli salima ayu ku hadlaysay Sido kale madaxwayne mohamed abdullaahi farmajo sido kale Isha Allah guul bam. Rajaynaynaaah kuwa aydan u thy aniga iyo inta isku dada nahay 28 Isha Allah guuul somali wayne
Somaliland guul Illahay somalia ha garansiiyo xaqa sland ku ledahay waxana aminsan ahy in an waligood somali heshinayn oo dib loo midowayn Waa lagu kala fog yahay
Somaliland waa dal madax banaan Oo sanadoyin ka hor ka goay somalia oo gooni izu taagay Goankii ay uga go,een wakhtigaas ee ay izku afgarten inay izku filaan karaan ayna cidna u baahnayn ilaahay moyaane ayey hadana ku traganyiin kuna taagnaan doonaan ictiraaf xitaa hadii lagu waayayo Gooni izu taaga somaliland waa muqadas❤🤗
Somali iyo somalilan waa labad dal oo bari hore kal guuray balse walaalo ah ee muuse alle hakaa dhigo nin adag o dadkiisa iyo Dalkiis nabad iyo guushi madaxdi hore ay masuliyadoodu ay kaga soo baxeen adna saasan karab naa alle haku xafido guul iyo bobanimo❤❤❤❤
Hadii adJeceshahy Nabigina Udgoon Kusali Sce scw scw .....
Scw
Walaal like ta halkaa looma soo maro
Scw
S.c.w.m s c.w.s.c.w.m
Scw
Inta jecel nabigeena scw like ii saara
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Evet
Scw
Ma gaalaa dawanaysa meeshan
@@cabdicasiismohamed7187 malaa jin wayn baa kugu jira illaahay ka baqo oo nabiga ku sali
اللهم صل على محمد وآل محمد
Inta jecel Xabiibkeena Maxamed SCW ku sali
Scw
Asc
Ku saliyay ee ma like ayaan kuu saaraa bal zoo jawaab celi ma doonaysaa like wayn
Waxan ahay reer somaliland.Muse bixi waxan ka qabaa kalsoni dhaba. Waayo waa oday somaliyeed
Wan ku kalsoney
WAR NIO ALLE KHAYR HLA DHIGO
Qoomiyad ahaan waa oday somaliyeed lakin dal ahaan waa oday somaliland
Waa dhab love 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@@mocharles5641 maxa daal ah wll state of somalia 🇸🇴 aya tahay
Siraad baxayaan arkaa MashaAllah guul Somaliland ❤️
Mash Allah illahay siwanaagsan hagudhameeyo oowaxba dhibah aan wadan illah baankarijaynayaa aamiin
Madax Wayne Mudane muse Biixi Cabdi Alle hakugu Asturo Mudane Afatidayadii Waad Rumaysay Kolsooni Aanlakobi karyn Hore &Dambaba Ayaan Kuu Hayna Mudane Somaliland Boorama
Dadku wa dad walaalo ah illahy wxn ka rajyn wxii khyr ku jiro in lagu heshiiyo🤲🤲🤲
Inta jacaeyl quranka like sara
Warsan iyo war qeer qapo insha allaah ❤
Cagta cagta u saar faqashta meesha joogta
Joe Cole has been the subject SOMALILAND
illeeen M.Muuse Biixi waa Oday dhaqameed Soomaaliyeed👏
Guul jamuriyada Somaliland ❤️💭💚
Somaliland jana kumageneyso ee umada halaheshisiyo
Dad saaxibo ah laysuguma yeedhin 😏😏 geesi mudane muuse biixi cabdi 😍🤩
Muuse bixi ban wata yaa igu la racsan like
illhy sidi ino khyrleh hka dhigo
Hoostaada jilicday
Amiin yaa rabi
Allahayow sidii Roon
@@yusufali2900 Niyahow gabadha hadalkeda maxa oogu xuumenisa waa walasha oo kale.
NY waxy sidaad illaahay uqoraysaa
Masha Allah ilaahey ha isku keeno Somali inta aan kala maqanahay xor ma nihin anaga dhexdeena ayaa isku dhagan
Farmaajo iyo Biixi allaha ka dhigo kuwii Na mideeyo Somalia ha noooolaaaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah Madaxweyne Muse Bihi Abdi well said
Guul iyo gobonimo somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Team Somaliland inshalah guul 🥰
kubada cagta miyaa la ciyaaraya meesha waxa meesha dhec yaalah waa mustaqbal dadka somali idil
@@bosssawda5952 team waxan ka wada hogaankeena guul iyo guuldaro ba filo anaku hogaankeena wanu ku kalsoonahay waxay ka keenan wada hadalada bilowga ah
Guul Qaran kayga Somaliland❤✊
Somaliland guul 💪🏿💪🏿💪🏿
Oromada ku soo badaneeysa Hargeeysa wax ka qabta.
Oromada saamiga ku yeellaneeysa Hargeeysa wax ka qabta.
Illahayow somalia midaay ....
Somaalo mida iga bdn yaa rabbi xaqa tus ❤️
Farmaajo lipaaax
Muuse lipaax
Ismacil geele lipaax
Guuuul inshlhsh
Ismaël Omar guelleh u dhacaaya biidnILLAHI KARIIM .....
Ameen
Masha allah soomali weyn wadadee cagta soo heysaaa alxm🤲♥️
Madhici karto muuse bixi Somaliland oo dhan maha anaguna yeeli mayno wxaa
Insha allah hore u socod somaliland
ALLow somalia Mideee mel.kastay joogaaan. qalbiyada Burcad isku mari aameen. yaaa ALLah .
muuse Biixi Cabdi wan salaamayaa Madaxwaynahayga waxana Hubaa in uu yahay nin Geesiya oo go'aan leh isla markaana midnimo keeni kara
Guul baan u rajaynayaa umada soomaaliyeed ilaahay khayrka ha waafajiyo hana walaaleeyo. Aamiin
Masha allah Nolow MADAXWEYNE MUSE BIIXI
Guul Somaliland
Layr iyo iftiin soo socdaan arkaa in shaa Allah
allaha no kaso insha Allah
Somaliland 💚🗯❤ ✊
Mashallh guleyso waligaa farmajo❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Waan ka xumaha isaga oo calooshu xanuunayso ayuu jabuuti kasoo noqdey
@@hanamuse2569 Adiga ilhaag u cibaadeyso somalia afka haku soo taagine
@@alishabbe949 ininku intaa Somaliland daba ordeysan alshabab iska qabta oo ka fikira dadka maalinkasta xaqdarada lagu dilaayo oo ilaahey barya
Alxm ilahay nabada nasiiyey
Wllhy bad tihiin ilahay inikana haniga qabto alshbaab
Caalamku ma yaqaano Somalia iyo Somaliland ee waxay yaqaanan meeshay dantoodu ku jirto Hadii ay u arkaan inay dantoodu ku jirto midnimo somalia waxay caqabad ku noqon doontoo aqoonsiga somaliland laakiin hadii ay u arkaan in ay dantoodu ku jirto kala go somalia cidna kama hor istaagi karto somaliland in la aqoonsado hadaba su'aasha somaliland hor taala mid 30 sano ee u baahan in laga jawaabo waxay tahay:-
Aanku Aqoonsadee Maxaan kaa faaiidayaa ?
Shacabka somaliland waxaa looga baahan yahay inay dalkooga ka dhigtaan mid Horumarsan oo indhaha caalamka soo jiita waa inay tusaan caalamka in uu baahan yahay maaha inay ka dhigaan mid caalamka Tuugsada oo u baahan.
Halyay aan isku fikir nahay.
Xaqqiq waaye wll
Caalamka way yaaban yihin qurux da iyo nabada somaliland 👍lkn somalia ayaa nagu tumatay meel kasta qarcad bay naga dhigtay
Somali waa mid united from burco 💪💪💪💪💪💙💙💙💙💙💙
Hadaaan kala go'no waxaad igafaaidaysaa waa inaan kuuahaado walaal Ethiopia kaaga dhaw oo waxkasta kuu qabta anoo laba dala
wll soomalidu meelay joogtaba anu waxan islahaa wadadka anuunka aduunka ugu fiican ee dawlad la aan baa haysa laakiin waxan ogaada in ay yihii dad madhan oofaaruqa oo aad uliita oo jecel in aanay waxba noqon oo ay ciil iyo cadho kunooladan oo jecel wadan kooda in dalalka shisheeye ay caqaar caqaar uqayb sadaan oo cadawgu kuwiir sado allaw sidiiroon allaw dantayada nagaran sii allaw bogayaga burcad isu mari amin from burco
Aad ban ugu fanaya adna adan oo gaar afkeda ugu goynaysa somaliland waxay midan yihiin💚🤍❤️
Be careful somaliland no more mistake somaliland we are thrust in our team guul somaliland
Baybay farmajo
Guul guul soomalilnd✊
Yes Somaliland is best country stable 30 years
Guul Somaliland
Guul somaliland
Waxba guul somaliland ha dhihn waxaa laga wada hadlayaa inaad somalidiina dhinaca ka raacdaan haday diidan waligiin ictiraaf raadin doontaan sidii 30kii sano lasoo dhaafay
Mashaallah Allow wax wanaagsan kuso qatin aamiin
Somaliland guuuL incHa alllaH💚💭❤💯
Guul somalia dheh hakala reebinee🤔🧐☹
Waa last jaanis! ee ka faa iideysta waayo Isaaq kaliyah ma dagana gobolada
@@saadaqnuurgeedi7777
DEE LA HADLI MEEYNO Xamar, waa taa dhihi jirteen.
maxaa idin jilciyey ?
Xamar haddii aan nahay wadahadal ma rabno
WALLAAHI.
Somalia ma rabano
@@mohaboqor4763wxaaN kaH faidayah waa MaxaY markaaa nabar io naxdin😂iyadiiiBa yaabane
Arinta dedejiya oo Safiir Somaliland ha la iimagaacabo, suudhkaygii safiirnimo waan iibsaday Gaadhi Qurux badana waan sahan saday.
Traffic light ka wadanka aan joogo isaga oo Cas ayaan mari doona, Sacaadatul Safiir light Cas isuma taagi karo. Muuse ugeeya CV gayga dad yahaw.
Hahahahasafiir halkeeya ayaad sahansatay
Ma ku maraykan 😂😂😂
Indr way igu qabsanayaan hadaan sheego dadkani waa Sunta Hargaha.. mar dambe ayaan sheegi wadanka aan Calaamadsaday....
Safiir soodhawow
@@fuadwarsame6688 lagu qabaan mayo nin walba wadanka laga raba inuu ka soo dhalaalo inshallah wakhti dhaw
Hhh
Guul iyo gobanimo somaliland ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚
Kala tag fahankiisu maaha in lagu kala tagaayo diin af iyo isirnimo
Hadii somaliland iyo somalia ay kala tagan ogaada inay hadana yihiin
Xidido meel kuwada yaala oo dan aan dhammad lahayni ka dhaxayso .
Wax kaso bixi doona majiran shirkan oo ah Ictiraf Somaliland ama Midnimo Somali, waxa lakin ila wanagsan in Somali ee wax ku qeybsato federalism oo umada Somaliyeed sida la iskugu soo dhaweeyo qalbiyadooda oo hormar lagaarsiiyo shacabka Somaliyeed iyada oo la tixgalinayo Somalinimo hadii siyaasadii la isku fahmi waye!
One love dadkeyga Somaliyeed❤
Guil iyo qarranimo 💚🤍❤
Guul iyo gobanimo Insha Allah my country beautiful soomaaliland 💯🙏
n&n hor mar wcn
Guuuuul In shaa Allah 🤲🏾
Somaliland way tashataye walaaloyaal
Tashada
Intee kutashatay soo adiga aqoonsi tuugaya
@@naimomohamed7332 Dumar baad ka tahayoo waxba Dunida kama ogid
CUNTADA REERKA u karti wll
@@naimomohamed7332 nabadaaanu haysanoo oo Alle nasiiyay ayaanay somalia haysanbaaa edo
maa somalinimada inad ka baxdan bad ku tashatayn takale wllo jibouti burburkeyga wadiga arkaya sida hada aad tihin ayan nabad iyo barwago ad ku jirtan dowladnimo waa gurun wlhi
Najmah Ahmed's lifestyle nabad adan xata koop biya ku caawin ayad rabta inad ku faanto wllaha somaliyed na ku liido
muuse biixi nin Adag 💪💪💪💪💪💪
Allle soomaalida wax udana hasiiyo
Waa burbureene
Alle khayr haka dhigo
Alloow soomali nabad dhax dhig ilaahow waan ku baryaaa nabad Nugu riyaaaq ilaahow 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇭🇺🇸🇴waaa mid shacabka waaa mid ee siyaaasada mid ka dhiga madaxwaynayeesha 🇸🇴🇭🇺🤲🤲🤲🤲
Masha madaxwayne muuse bixii Allah barakeyo xigmad. Iyo si aqli salima ayu ku hadlaysay Sido kale madaxwayne mohamed abdullaahi farmajo sido kale Isha Allah guul bam. Rajaynaynaaah kuwa aydan u thy aniga iyo inta isku dada nahay 28 Isha Allah guuul somali wayne
Nio hadii aad raganimo maqasho markaaba niuadaada haku soo dhaco mudane maxamed c/dulaahi farmaajo☝️🙏
Somaliland never give up uma pahnin somalia
walee in uu farmaajo kaa hadal fiican yahay
Allaha is fahan siiyo ummada Somaliyeed
Aamiin 🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲♥️
Ilahay hawafajiyo waxii umada somaliyeed Dani ugu jirto
Slnd guul
Maamo Edna ❤️
Waxan ahay reer Somaliland kabtan kooxda qaranka Somaliland hogaminaya ee muse bixi waxan urajaynaya guuul iyo goolal badan inshalah
Kalsooni Buuxda ayaan ku qabaa Muj Madaxweyne Muuse Biixi...
Waxa ii muqata ifafaalo ah in Somalia mar labad midobayso qofku dhuuxay labada m.wayne hadalkooda ..ma ila darentay wall somali
🙏
Guul insha allah somaliland
Waaxan xaasusta dhibkii iigaa gaadhey somaliween
Sidee Baa Uu Aragta Somalia &Somaliland inay Midowdaab oo Casimada Somalia Laga Dhigo Magaalada Hargeisa🇸🇴✔💚⚪🔴
Dhibtu waxeytey reer k somaaliya somaalinmada waxy qudhaata moodayan in reer Somaliland lugta lahayo!!! ooney Djibouti ku qasabanyn iney lawadaagto!!!
Midow wax ladHahoba meeL izaH dhig wlllo
Dhici mayseeee😂💚💭❤
Viva somaliland guul Shan karoonland Allow dhawr amiin
Viva somaliland guul Shan karoonland Allow dhawr amiin
@@ferihadavid2077 Idinkana Saxaraha hargeisa tagnaneysin weligin
Ilaahayoow fududee
Amiin
Amiin
amiin
Jabuti waa cadawgen reer sland waxba ayan lasku dalin
Dooqon iska amus
Guul Somalilander🇭🇺
Guul somali weyn ✈️✈️✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fadumo Farah Habaarka jooji indr
Somalia guul
Guul Qaranka Jamhuuriyada Somaliland
Maasha alaah mabruuk mabruuk mabruuk mabruuk soomaali guul guul guul isha alaah
Idinka qanacnaye naga quusta viva somaliland
Gacmo wadajir bey wax ku gooyaan somalia jnee midowdo wax udhaama maleh tankle wixii dhacay wee dhaceen ee waxa hada soo socdo inee ka fikiran kala go'idaan inee iska ilooban wax udhaamo maleh
Ilahey kheyr haka dhigo ❤😔🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali midnimo inshallha farmajo 🇸🇴💪💞
Waxa ha Ku fikirin waxaad Ku fikirtan sidii dhulkina nabad aad uga dhigi lahaydeen we dadka maalinkaeta xaqdarada lagu dilayaan aad u yareysaa
Ilaahay barya oo Somaliland ka hadha
Hadal dhaxal gala weye oo xaqiiqa hadalka madaxweyne farmajo✋ qofkasto afka somaliga kuhadluu musana kubilabay maxa udiiday umada somaliyed lkn guulban rajaynayna iyo modnimo insha allh hadii anu nahay reer AWDAL
Wlee mucarad ma waayo meel u xagto
Adeer anaga reer awdal ah madaxwynahayaguna waa mudane muuse biixi cabdi caqli yeelo
@@ednaidiriz7004 ❤ 😍
Somalia iyo somaliland waa 2walalo ah haday isracayan iyo hada kala tagayan
maxaad haaysataan ?
Xamar wadahadal ma rabto.
WALLAAHI.
Adigu isnadiifi
@@bobbybrown1726
saxaarahaas Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
@@LibaaxaAfrica5484 kililka 5naad anagu lama hadlayno
@@LibaaxaAfrica5484 ogaadeen Dilaal iyo malaal muxuu subaxba diin keenay adeer mar Kenyan mar itoobiyaan marna soomaali af muslin iyo mid gaalo mid uun ha laydiinku soo hagaago
Somaliland guul Illahay somalia ha garansiiyo xaqa sland ku ledahay waxana aminsan ahy in an waligood somali heshinayn oo dib loo midowayn Waa lagu kala fog yahay
Guul guul guul somaliland inshallah
Somaliland waa dal madax banaan
Oo sanadoyin ka hor ka goay somalia oo gooni izu taagay
Goankii ay uga go,een wakhtigaas ee ay izku afgarten inay izku filaan karaan ayna cidna u baahnayn ilaahay moyaane ayey hadana ku traganyiin kuna taagnaan doonaan ictiraaf xitaa hadii lagu waayayo
Gooni izu taaga somaliland waa muqadas❤🤗
Wan ku racasanhy
Waa sidaan qabno ilaahay ayuun baan u baahanahay laakiin koonfur maya
Guul Mujaahid Muuse Biixi iyo dhamaan umada reer Somaliland from lawyacado ilaa Laascanood💚⬜❤️
Ilhay khyr ha ku dhameeyo
Somali iyo somalilan waa labad dal oo bari hore kal guuray balse walaalo ah ee muuse alle hakaa dhigo nin adag o dadkiisa iyo Dalkiis nabad iyo guushi madaxdi hore ay masuliyadoodu ay kaga soo baxeen adna saasan karab naa alle haku xafido guul iyo bobanimo❤❤❤❤
Farmajooo guul wacan somaliweyn 💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Soomaali qeer iyo horumar ayaan alle ka bayeynaa
Guul iyo gobonimo Soomaalia
M.a farmaajo guul dadaal halyeygeenii
Somali isracdan rajeynayaa guul somali
Allahamu sali calaa muxamad
Somaliland last long. Thanks mr. President for your strong decision!!!
Madaxweyne farmaajo shanta Somali waan kuugu kalsoonahay shirkana midka Somali mideeya allaha inaga dhigo hadalkaada waa hadal qiiiro leh waxaana rajeeyha in walaalaheena Somaliland inaa nala midoowan insha allah
Walagama marman rutu
MW muuse guul guul ayaad u soo haysay soomalliland
Yaa Rabbi heshiis wanagsan dhexdhig somaliya
Ameen
guul soomaliland waanku kasoonahay madaxa wayanahayaga muuse biixi💚💭❤
Allah qayr hakasoosaaro
Hadl meeel dher tawnyo oo ragnimo udheer wa qof wayo argnimo lleh jecel danta somliyed guud ahaan qofkii caqli lleh ba fahmya hdlkaa qiimahiisa wlhi guul iyo nawd ban dhihi lahaa
Mudane mdx wyne Rapiyoow garap gal cadow 🙅♀️kuma hiraatoyo somaliland 💪guul io gopanimoh💚🤍❤️io warar puuxah aqoonzi leh ilaahy idinkih☝️🙏💚🤍❤️