Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Fanaan Aad iigU WaYn Maxamed mooge Liiban allaha Naxariistii Janno ka waraabiy0😢
Malaha wanad dhaadine somalaad ka dhalatoo ax yaaa heees alle hawnaxariisto maxamed mooge libaan
Heesta waxa lahaa AHUN. Cali Saleebaan Bidde.sidaa ula soco
Waxaa uu macalin ka ahaa dugsiga hoose dhexe sheikh yuusuf ama daami
Lilaw lilaa laa lala laa lilalam aun waa hal hayskii iyo sida m mooge uqurxiyo heesaha.
Xudeydi beele fanka ha ber abuuran heeskaani waa gole kaful Halka heeska lagu qeybsadayna xudeydi majoogin Waxay ahaayeen ilma sAleeban bidde axmed& cali cabdikariin jiir& abwaan kariye & maxamed moge iyaga oo muqdisho degmada boondheere dabax kuyaala roob xuluf ah kaga hoos gabanaya ayay isha laraaceen inan aad u wacan oo gaari kasoo dageys kadibn abwan kariye aya yidhi carbal axmad salebanow heeskA tiri gabadhaasAxmad markiiba isaga oo aan raaraadinba wuxuu yidhiDhalay looma heeseeDharaartii anku cashaqayEe ad dhibtaadiyoIgu dhalisay howlahaHalkaa markii uusii mRinYo Ya waxa soo booday jiir oo yidhi ana laxanka igudaaSe waaka maxamed moogana kabanka qaatay wixiiba bartii ayaa lagu dhameeyaySikalena hadan kuugu dhigo heeskani wuxuu la maTAn haya heeska kale ee yidhaahaSo soco wax iisheegHadii jaceyl sir laga dhigoSaldhig lagama gadheeWa sheeko dheer intaa ayankusoo boobayaa
Adeer laxamka iyo kamankuba waa xudeediye is deji. hadii gacanta xudeedi kaa qaldamayso iskaba daa faalada heesaha
Mucjiso fanka loo diruu ahaa
Ina mooge fankamadanbayn
ILAAHAY HAA UU NAXARIISTO
faninta somalida wuxudhera isoshega
Codka, cuudka iyo caynada cod keenista😎
Waxa u ahaa nin xaalad kasta gali kara waxa uu jeclaa heesta laftirkeeda.
Erayada axmed salebaan bide
Aun maxamed mooge liiban MML❤👈
Heesta waxa laxanka saaray maxamed mooge liiban
Waarun❤❤
Axmed s ayaa saraay xudeydi ayaa tumay
Laxmka waxaa soo saaray rashiid bulo
Taariikhdu waa 1968
MAYA WAA 1971
Heeskan waxaa erayada lahaa mohamed omar hussein (huryo)
Hadraawi dheh wll!
Ina saleebaan bide ayaa leh erayada heestan huryo wuxuu leeyahay heesta mahiigaan oo ahayd heestii ugu horeysay ee maxamed mooge qaado hadrwaawina heeso badan buu udhiibay hadrwaaw iyo cabdi qaysi baa ugu heeso badan heesaha m mooge qaado
Erayda axmed salebaan bide
Waa ina saleebaan bide
Fanaan Aad iigU WaYn Maxamed mooge Liiban allaha Naxariistii Janno ka waraabiy0😢
Malaha wanad dhaadine somalaad ka dhalatoo ax yaaa heees alle hawnaxariisto maxamed mooge libaan
Heesta waxa lahaa AHUN. Cali Saleebaan Bidde.sidaa ula soco
Waxaa uu macalin ka ahaa dugsiga hoose dhexe sheikh yuusuf ama daami
Lilaw lilaa laa lala laa lilalam aun waa hal hayskii iyo sida m mooge uqurxiyo heesaha.
Xudeydi beele fanka ha ber abuuran heeskaani waa gole kaful Halka heeska lagu qeybsadayna xudeydi majoogin
Waxay ahaayeen ilma sAleeban bidde axmed& cali cabdikariin jiir& abwaan kariye & maxamed moge iyaga oo muqdisho degmada boondheere dabax kuyaala roob xuluf ah kaga hoos gabanaya
ayay isha laraaceen inan aad u wacan oo gaari kasoo dageys kadibn abwan kariye aya yidhi carbal axmad salebanow heeskA tiri gabadhaas
Axmad markiiba isaga oo aan raaraadinba wuxuu yidhi
Dhalay looma heesee
Dharaartii anku cashaqay
Ee ad dhibtaadiyo
Igu dhalisay howlaha
Halkaa markii uusii mRinYo Ya waxa soo booday jiir oo yidhi ana laxanka igudaa
Se waaka maxamed moogana kabanka qaatay wixiiba bartii ayaa lagu dhameeyay
Sikalena hadan kuugu dhigo heeskani wuxuu la maTAn haya heeska kale ee yidhaaha
So soco wax iisheeg
Hadii jaceyl sir laga dhigo
Saldhig lagama gadhee
Wa sheeko dheer intaa ayankusoo boobayaa