1 ASBUUC GUDIHIIS WIILKI LABAAD OO TIKTOK WACDARO KADHIGAY | MSS WORLD & SAY WLHI MAXA KALA QABSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 728

  • @Yesboss143
    @Yesboss143 Рік тому +440

    Catfishing refers to when a person takes information and images, typically from other people, and uses them to create a new identity for themselves micnaha wa qof iskaga dha dhiga qof uusan aheeyn … qof shidan inta la isaga kaa dhigo micnaha make up kadibna aad gorilla lakulanto 😂😂

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 Рік тому +4

      Agree fake person

    • @alicade3196
      @alicade3196 Рік тому +7

      Yasir Allah wlhi waa cilmi ii dhinay😂😂

    • @rahmaaj8220
      @rahmaaj8220 Рік тому +2

      @@alicade3196 noo micnee wll😂😂😂

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto Рік тому +5

      Or someone who uses FILTERS and looks drastically different in person than online. 😂😂😂

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Рік тому +1

      Waxaa qosol igudiley ninka cadaankaa labaatan markuu leeyahay waxaan u maleeyey ramadan iyo

  • @Maxamedkl123
    @Maxamedkl123 Рік тому +454

    Wax walba waxa ka Macaan Quraanka Alle Yaa Igu Raacsan 🥰❤👍

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +534

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤❤

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Рік тому +105

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racey ..❤❤.

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +343

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤🟨

  • @yacquubyare1
    @yacquubyare1 Рік тому +394

    Nabiga ku saliصلىالله علئه وسلم😢

  • @mubaarig123
    @mubaarig123 Рік тому +124

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Muhammad scw❤❤😢

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Рік тому +106

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +40

    Saliga nabiga saredo leh SCW.❤❤❤

  • @omaraaniomaraani81
    @omaraaniomaraani81 Рік тому +22

    Ku sali nabigeen maxmed naxriis nabad galiyo kurkiis ha aahati❤❤❤

  • @cufazihome5570
    @cufazihome5570 Рік тому +44

    نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @SaraAli-s7h
    @SaraAli-s7h Рік тому +73

    Ninmanka carabta waxay ka hadalayeen mclin wuxuu dhahy arday somali ah sokor jumlo ku buuxi kadib aradaygi somaliga wuxuu dhahay saka aan soo cabay caano, mclinka wuxuu dhahy sokorta jumlada gali ku dhahay awey wuxuu ku jawaabay ardeygi sokorta caanaha aan socobey ey ku dhaxjirtey 😂😂
    Waaziir allena haku caafiyo

    • @AnuuSalaad
      @AnuuSalaad Рік тому

      Waw m.a ell

    • @stay-modivated
      @stay-modivated Рік тому +1

      Waxaan fiirinayay qof kajwbay. Adigana ugu horeyay si sax ah ayaadna oga jwbtay masha Allah 👏👏👏

    • @NikolaMahjuj
      @NikolaMahjuj Рік тому +1

      Sax 🎉 waxn islaha cidna sheegi mayso🎉

  • @maryanabdiqadir4913
    @maryanabdiqadir4913 Рік тому +58

    allaah ku caafiyo wllo

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Рік тому +20

    ku saliya nabi Maxamed scw ❤❤❤

  • @daayoqurux-wr4nj
    @daayoqurux-wr4nj Рік тому +2

    Hada u jeedo nabigeena maxamed scw like sae

  • @nafisoshire6737
    @nafisoshire6737 Рік тому +36

    wll allh noo kaa caafiyo aad ayaaa inooga qoslisaaa❤😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +18

    Viva Somalia 🇸🇴 🇸🇴
    Mahadsanid waziirkeena zaki bin bin xaaji ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminhassan-kr9yj
    @aminhassan-kr9yj Рік тому +34

    Viva somalia people's 🇸🇴 ♥️ ❤️

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 Рік тому

      Viva🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 Рік тому +15

    Catfish wxa laga wda marka cadi lagu arko iyo marka social media lga arko iskumid matihid. 📌 📍
    I try my best 😅🎉

  • @abdihakimhassan9491
    @abdihakimhassan9491 Рік тому +24

    Catfishing refers to the act of creating a fake online persona or identity, typically on social media platforms, with the intention of deceiving others. People who engage in catfishing pretend to be someone they are not by using fake names, photos, and personal information.

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +22

    From Ireland 🇮🇪 thanks little kids mashallah 🎉

  • @Cabdirisaaqcali12341
    @Cabdirisaaqcali12341 Рік тому

    1:43

  • @Aixasm
    @Aixasm Рік тому +4

    Wazir cafimad tama ilaahey hku siiyoh 🤲🏻
    Hungurigu qosolka bdna kugu xanunaya😂

  • @loyalahmed8105
    @loyalahmed8105 Рік тому +1

    Wasiir Su,aal Masha Allah Calankeena Qurux lakiin Ma xasuusata Ayaa midabkaas Inoo dooray

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 5 місяців тому +1

      Yaa kle hee Ani aa nii doore🇸🇴😂

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 Рік тому +2

    Calanka soomaaliya cidii keetay Allaa karaameeyay waana dhal awliyo cabdulahi ciise maxamud radiya Allaahu canhu asaga iyo itii la shaqay say

  • @fscholes2382
    @fscholes2382 Рік тому +1

    Wasiir kelmeda jah naga cun dumarka gar u thy ✌✌✌✌✌

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Рік тому +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @Cabdirisaaqcali12341
    @Cabdirisaaqcali12341 Рік тому

    10:44

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +8

    Allaah Haku Caafiyo Waziir Aftahan Zaki Binu Xaaji ugaazkeena ❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +28

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

    • @AsturMaxamed
      @AsturMaxamed Рік тому +1

      Wllk anika rabo in aan barto englishka

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому

      @@AsturMaxamed soo booqo oo ka baro Ingiriiska #sahantoosan

  • @haykalcadde6692
    @haykalcadde6692 Рік тому

    Zxp waa xirnaa balse Hanbalyo 600k inshallH 1m wa garenaa❤🙏

  • @muumowmuuse
    @muumowmuuse 4 місяці тому +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @NajmitaMGaani
    @NajmitaMGaani Рік тому +19

    Barnaamijka hanti dhawrka qaranka is not easy 😂😂

  • @IsmailIsmail-zr2ee
    @IsmailIsmail-zr2ee Рік тому +28

    Catfish Waa qofta iscadeesa ama midab ay laheen isku yeesha siddo kale Waa qof aad uma laynaysay maanshaAllah laken markaad aragto aad dhahayso bismilaah😂

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 Рік тому +15

    Catfishing is when someone deceives one with their looks and portraying themselves to look better than they do in real life without make up or any enhancements which can be makeup or filters which can be edited to enhance your physical picture.

  • @zahraalibarre9955
    @zahraalibarre9955 4 місяці тому +1

    Scw❤❤❤❤

  • @Caisha-z3r
    @Caisha-z3r 5 місяців тому

    Waa sheeko qosol badan.
    Nin soomaali ah ayaa waxaa la yiri jumlad sokor kujirto alif markaasuu yiri"saakay shaah cabay" makaas lagu yiri "aaway sokortii" markaas ayuu ku jawaabay "shaaha ayay ku jirtaa nh" .
    Is dajiya.

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 Рік тому +8

    ARABIC WUXU DHAHAY:( Macalin ayaa ku yiri arday somaali ah complete sentence sheeg kalimada sokor na kudar. Wuxuu yiri caano ayaan cabay saaka subixi. Macalinki ayaa yiri aaway sokorti wuxu yiri caanaha aan ku daray 😂😂

  • @RaxoQali
    @RaxoQali Рік тому +1

    Allah haku caafiyo wasiiir Allah ku xifdiyo aftahaan zaki ❤

  • @CaliShirwac-qq6it
    @CaliShirwac-qq6it Рік тому +17

    Waziir wlhy Dagaal ayn ka xigaa Bilaa Like😂

  • @Khadijo-oz4yp
    @Khadijo-oz4yp Рік тому +5

    Zaki bin xaaji qof qiima badan aada ku tageera runti❤❤

  • @cabdiaadanmohaed4642
    @cabdiaadanmohaed4642 Рік тому +3

    Allah ku caafiyo lpx aad baad iga qoslisaa maalin walipa mrka hbn naga baajiso waa xanaaqa anyway Allah no ka caafiyo ❤

  • @abdulnasermoha3180
    @abdulnasermoha3180 Рік тому +3

    قال المعلم للصومالي حط كلمة سكر في جملة مفيدة
    فقال الصومالي شربت الحليب في الصباح الباكر ..............
    Macalin ayaa arady somali ah ku dhahay kalmada (sokor) jumlad gali markaa ardayga dhahay waxaan cabay caano subaxa hore markaa ayuu dhahay aawy halkee kaga jirtaa kalmada (sokor) jumlada ama haddalka waxuu dhahay somaliga waxaa ku daray caaanaha

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Рік тому

    farxiyo faarax ayaa liido oo caaya moyee waa shidantahay masha allaah

  • @MohamedkaamilMohamedkaam-qg3fe

    Alle ha ku caafiyo

  • @MuxiyadiinAadam-gd7bw
    @MuxiyadiinAadam-gd7bw Рік тому +1

    Wasiir covid 19 miyaa ku haya

  • @AhmedMahad-h4l
    @AhmedMahad-h4l Рік тому +1

    Allaah dambigeena ha dhaafo amiin dheh. Likena dheh.

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 Рік тому +9

    Our Somali ladies re our queen and pride of Africa and the entire world

  • @deeqosman5298
    @deeqosman5298 Рік тому

    Wasiir waad nagu dhaGa hadlaysaye wllhi nagamad xishon from😂🟩⬜🟥

  • @saabirin690
    @saabirin690 Рік тому +15

    ilaahay ha Ku cafiyo waziir❤

  • @Mohmuth
    @Mohmuth Рік тому +7

    Cat fish micneheeda waxa waaye Marka TikTok ta iyo baraha bulshada lagugu arko iyo Marka si toos ah laguu arko waa kala duwantahy weeye macneheedu 😂😂😂😂

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 Рік тому +3

    صلى الله عليه وسلم 🥰🥰🥰

  • @munasaryare2650
    @munasaryare2650 Рік тому +1

    Wasiir Somali is not easy

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому

    Masha Allah zaki illahay haku caafiyo wll keep going you are legend ❤🙏

  • @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy
    @MOHAMEDBAREIBRAHIM-gl1hy Рік тому +1

    Wasirkow waaxaa nugulla bur burin haayoo wabaa Callan Kan qurxoon
    Oo walibbo #baluuga ah
    Sapabto ah
    United uniton o mcnaheda ah
    UN
    Wxay ogyahiin midiibka bulugaa ah
    In uu kaa dhaa xeeyoo ayaagaa amoo aah waax lis laa leeyahy
    Tusalle VIVA W/H/O UNISEVA W/F/B U,N,H,C,R DHAMAD WXAY LEYAHIN
    astantaa buluuga ah
    Mrka UN KA WXAY AMINSAN YAHIN SOMALIA 🇸🇴 IN AY TAHAY MEL ADUNKA OO DHAN KAA DHAA XEEYZO
    ZAZ WEYEN WXAN DHIBKAAN U MAREYNNO🌎🌎🌏👌

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 Рік тому +7

    Caғɪɪɪᴍᴀᴀᴅ ᴛᴀᴀᴍ ᴀʜ ᴡʟʟᴋɪᴇ sᴀᴋɪ ᴄᴀᴅE ❤😢

  • @qadijaquruxsan
    @qadijaquruxsan Рік тому

    Ilmaderayal halmaar soo boqda channelkeyga❤❤❤❤

  • @Dayax2208
    @Dayax2208 Рік тому +1

    Wasiira alaha ku caafiyo aniga xitaa waan xanuusanyaaye ii soo duceeya nio❤

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Рік тому

    Ilaahay haku cafiyo wasiir

  • @deeqosman5298
    @deeqosman5298 Рік тому +3

    Wasiir wan ku saLaMaY ilahy hanoo la cafiyo❤

    • @mohamedabdikaadir4225
      @mohamedabdikaadir4225 Рік тому +1

      Hano la cafiyo❌
      Hano ka cafiyo✅ wax baro lagama karo😂😂

    • @deeqosman5298
      @deeqosman5298 Рік тому

      Anu sida uma wadine iyada dorate maxa LaYGa ka siiya😂😂

  • @salmamaxamud6202
    @salmamaxamud6202 Рік тому +5

    Wasiirka salaman ❤❤

  • @sahroaxmad9303
    @sahroaxmad9303 Рік тому +2

    Allah kucafiyo wasiir ❤😢🙏

  • @qadiijalajecley1445
    @qadiijalajecley1445 Рік тому +6

    Farxiyo is not easy 👋gadaal Naga caaya hada rabtaan 👋😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @gekaten693
    @gekaten693 Рік тому

    Say wallahi

  • @zaki.zk-
    @zaki.zk- Рік тому +2

    wasiir first salaaman

  • @yacquubyare1
    @yacquubyare1 Рік тому +8

    Saki keep goin zxp😊😊

  • @ibralyrics8547
    @ibralyrics8547 Рік тому

    0.57

  • @FA_TI_7
    @FA_TI_7 Рік тому +1

    Waziir ilaahey ha ku cafiyo 😢❤

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 Рік тому +5

    Waxaa laga wadaa sidaa Social media ugu qurxontahy sidakale life ma u quruxbadnid😅😅

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому +24

    A catfish isn't just a fish with whiskers. It's a term for a person who pretends to be someone else online. A catfish uses fake photos, and sometimes a false persona, to find friends or romantic partners on the internet.😂😂😂😂😂.

  • @CabdihaniNaasir
    @CabdihaniNaasir Рік тому

    Masuul sare legend somaaliyeed

  • @wihibducaleidle2762
    @wihibducaleidle2762 Рік тому

    Scw

  • @Khadijo-oz4yp
    @Khadijo-oz4yp Рік тому +3

    Scw scw scw

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Рік тому

    Haaayeeeeey war hasan aya ahay
    Kow kow iwad sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta allahayow qeerkadhik amiin

  • @ZakariyeYare-n3j
    @ZakariyeYare-n3j Рік тому +3

    Challenge noowada part 2 makaa haye waziir❤😂🎉

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Рік тому +3

    Farxiyo 11😂 i likes them wlhi

  • @axmediftiin3736
    @axmediftiin3736 Рік тому +2

    Allah kucaafiyo zxb 😢😢

  • @dayibgurey90
    @dayibgurey90 Рік тому

    Heesta xilwaa qaada ee khaalid kamali maqaadin

  • @abdinasirilyasyusuf7608
    @abdinasirilyasyusuf7608 Рік тому

    Mashallah

  • @AbdullahixusseinAbdallaxussein

    Illahy hakucafiyo waziirkena ❤😢😢

  • @MuqtarAxmed-yu4uo
    @MuqtarAxmed-yu4uo 8 місяців тому

    Allah ku caafiyo

  • @ahmedtayow3524
    @ahmedtayow3524 Рік тому

    Dadka dawada isku badala aya laga wada wazir
    Adiga ne alle haku cafiyo wllky

  • @najaxabdi7868
    @najaxabdi7868 Рік тому

    Macallinkii ayaa ku yiri Soomaali, ereyga Sonkor, ku dar jumlad faa’iido leh, Soomaaligiina wuxuu yidhi “Aroortii hore ayaan caano cabay.” Macallinkii ayaa yiri: “Aaway sokortii?” Soomaaligiina wuxuu yidhi sonkor baan ku daray caanihi
    ..........Intaas oo dhan waa sharaxaad, wasiir😊😊🇩🇯 from Djibouti

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 Рік тому

    Allha ku caafiyo wasiir

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw Рік тому +4

    Zuheyb wiilkeyga ayuu ku magac yahay mashlah 🥰💯

    • @Zihaam-on4ct
      @Zihaam-on4ct Рік тому +1

      😂hada so wadey curadkega ladhaha suheb

    • @AhmedMohamed-td3cw
      @AhmedMohamed-td3cw Рік тому

      @@Zihaam-on4ct anigaba Waa curadkeyga mashlah 🥰

  • @cumarcusman-ee9sl
    @cumarcusman-ee9sl Рік тому +10

    Zakiyow waa noo cimaamaday allha ku cafiyo pro ❤ Gabanka yar wana fakiye m.a❤ Farxiyo 11 yaa ku nici karo naga buus cadawga ❤❤❤

  • @MADIINOMAXAMED-o8i
    @MADIINOMAXAMED-o8i Рік тому

    insha.allaah.allahku.caafiyo

  • @sayidosmaan2071
    @sayidosmaan2071 Рік тому

    Wasiir Allah haku cafiyo

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 Рік тому +1

    Alle haku caafsho brother

  • @Qarazaawi
    @Qarazaawi Рік тому +1

    Team wasiirka 800 wax yar iga dhiman isoo raaca❤🎉

  • @bahjanadiir7999
    @bahjanadiir7999 Рік тому

    Waziir ilhy hku cfiyo Amiin amiin yarabi

  • @munaali6200
    @munaali6200 Рік тому +1

    allah no oa cafiyo wasiiir la anta ma qoslone❤😢

  • @jordaninahussen4893
    @jordaninahussen4893 Рік тому +1

    Sxp daqiiqadaha video ga so badi😮

  • @abwaanbaandheeye6226
    @abwaanbaandheeye6226 Рік тому

    Hoore usoco ayan ku leyahay wll ale haku xafido wll

  • @abdulaahigeedinuur261
    @abdulaahigeedinuur261 Рік тому +1

    Wasiir salaaman

  • @burhanbii
    @burhanbii Рік тому +1

    Catfish waxaa laga wadaa
    Macnaha malaay ueg yaanyuur❤

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Рік тому +1

    Reer ow xasan

  • @abchirdjama5001
    @abchirdjama5001 Рік тому

    "Kat-fish" waa qof iska dhigaya qof kale, isaga oo isticmaalaya sawirro profile been abuur ah, magacyo been abuur ah, oo inta badan iska dhigaya qof jinsi kale ah si uu lacag uga qaato bartilmaameedkooda. From Djibouti

  • @bashirhabib4322
    @bashirhabib4322 Рік тому

    Catfishn waxaa laga wadaa qof aad si u aragtay camerada gadashisa live markaad u aragtayna si kula muuqda

  • @NajuumUpdi-zi3iv
    @NajuumUpdi-zi3iv Рік тому

    4h𝒓 𝒊𝒚𝒐 4k omg😊❤ nintgy wasiirka