Safarkii From Africa To Canada 🇨🇦 🍁

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 100

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 11 місяців тому +20

    Insha allah 2024 ilaha boqorkaah ha igu guuleey🇺🇬🇨🇦❤🇨🇦🤲❤

  • @CharanKhan-ub9qq
    @CharanKhan-ub9qq Рік тому +10

    Iisoo duceeya muraad baa Lee,yahay❤

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar317 9 місяців тому +9

    Alloow u fududeey abti mcn safarka 🇨🇦 😢😢😢😢😢😢😢 haduu ilaaheey u fududeeyo sharcida uu helo family 👪 dhan waxey aa dayaan canada 😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @1WAY2CANADA
    @1WAY2CANADA Рік тому +7

    Enjoy your travel and be happy❤

  • @abdihakiim7215
    @abdihakiim7215 Рік тому +13

    I love canada from Norway 🎉

    • @KINGTAAMIR1
      @KINGTAAMIR1 Рік тому +3

      Iso duce bro waa rajadayda inan tago meeshas 😭

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 Рік тому +1

      @@KINGTAAMIR1 anigu US baa raja igaga jirtaa

  • @quruxleyx5969
    @quruxleyx5969 Рік тому +10

    Ilhow anigana America I rume inan aado plz iso duceya walalyal 40qof kamida ducadoda wala aqabla 🥺🥺😩ya rabi I rume

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 9 місяців тому +1

      Aamiin.wll ana america baan.rajaaynayaa.iyo 2 hablood aanu.walaalo.nahay ilaahaay haaynoo.rumeeyo riyadeenaa wll🤲🤲🤲🤲😢😢😢

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 місяців тому +2

      Aamin aamin wll waydin tagi

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Рік тому +7

    Isha allah Malin uun Wan tagi anoo ceelasha biyaha dhax joga riyo qurux bdn😹🫡

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Рік тому +5

    Legend, farxad iyo nabad ku noolow I.a .❣

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 8 місяців тому +1

    Insha Allah i wish to go canada🇨🇦🇨🇦my dream

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 Місяць тому +2

    Asc ....
    Abdikhafar wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @AbdelazizFarah78
    @AbdelazizFarah78 Рік тому +2

    I enjoyed the vlog 🙏 keep going pro

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 28 днів тому

    zxp pls step by step video ah noosoo samee!
    appreciate gentle

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 7 місяців тому

    Uganda gifted by nature

  • @AfkaTube
    @AfkaTube Рік тому +2

    M.a alle wu kuu dhib yareyay safar kagi ❤️🥰 zxp

  • @cfataaxaxmed2634
    @cfataaxaxmed2634 Рік тому +1

    Insha alaah waa imaan doonaa

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Рік тому +1

    Hormar wacan legend abdikhafar

  • @Abdirahman4
    @Abdirahman4 Рік тому +2

    lagaama hayo shp video bdn

  • @rojo___9890
    @rojo___9890 Рік тому +4

    Daqiiqada 2:11 inta naxday oo prank u maleesay 😭😭😂

  • @abdialpha
    @abdialpha Рік тому +7

    Nolol dheer oo caafimaad leh kuu rajaynayaa , aniga Mar dhow caabudwaaq to Kampala u socdaa Canada hadii aanan dhiman waa isku arki doonaa

    • @abdullahimohamed16
      @abdullahimohamed16 7 місяців тому +1

      Sxb hada ma tagtay uganda teeda kale xagee wax kuu marayaan sxb ani xitaa waa rabaa Canada 🇨🇦

    • @MohamedAhmed-bs1wd
      @MohamedAhmed-bs1wd 4 місяці тому

      Zxp kawrn am tagaty kampla

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 11 місяців тому

    wonderful and briliant journey

  • @user-ls7wo8ez4c
    @user-ls7wo8ez4c 10 місяців тому

    Mashalah❤

  • @abdulahimustafa6182
    @abdulahimustafa6182 Рік тому +1

    Welcome to Canada 🇨🇦🇨🇦

  • @mahamedqalpi7210
    @mahamedqalpi7210 Рік тому +2

    Muuqalo badan baan ka sugeyna mazuul
    Vlog soo badi

  • @mohamedyarisow12345
    @mohamedyarisow12345 6 місяців тому

    i love somalia from sout Africa

  • @user-de4fp8jb6n
    @user-de4fp8jb6n Рік тому +1

    Zxp iso duceya 😢

  • @gorgor5911
    @gorgor5911 Рік тому

    MashaAllaah Sxb❤🎉🎉 Keep Gowin bro😊

  • @aminaali75
    @aminaali75 Рік тому

    Cadiqafaar gamadiid keepgoing bro

  • @abdimalikakofficial1289
    @abdimalikakofficial1289 Рік тому +5

    Zzb Canada muqalo badan nogu sodub plz 🙏🙏 vlog badan nh nosoduub 🙏🙏🙏🙏

    • @ibrahimwanaag8718
      @ibrahimwanaag8718 Рік тому +2

      Sxb UA-cam ma ku qor 4k Toronto.. adaa video qurux badan daawan doone

  • @nimcomohamed5006
    @nimcomohamed5006 Рік тому +3

    ❤❤❤🎉🎉

  • @aminayunis7545
    @aminayunis7545 6 місяців тому +1

    Group five guys

  • @amurahalowsahalamurahalows4982

    Maka degen diyarada xadey iga tagan kwrn ama an lumo😢

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 Рік тому +1

    Guulo badan gaadh saxiib.

  • @MaxamedCisman-iq9bi
    @MaxamedCisman-iq9bi 6 місяців тому

    I love CANADA 🇨🇦 my dream allow iirumee inaa tago

  • @amalahmed246
    @amalahmed246 Рік тому

    Welcome back brother

  • @sadammuminahmed3833
    @sadammuminahmed3833 Рік тому

    Welcome to Canada 🇨🇦

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 Рік тому

    Wooo abdigygi❤❤

  • @ayubpro
    @ayubpro Рік тому +1

    Lenged welcm back

  • @thehornreport
    @thehornreport Рік тому

    Welcome to Qurbaha

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Рік тому

    Hor mar Wacan Sxib

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 Рік тому

    Ok masuul

  • @boybad3529
    @boybad3529 Рік тому

    War zxp side lo tagaaaa qaab sharci,yasaan

  • @mohamedbashir1274
    @mohamedbashir1274 Рік тому +1

    Legend ❤

  • @Blackmamba-ve1zb
    @Blackmamba-ve1zb Рік тому +1

    Side kuadey wllo

  • @Cimraan77
    @Cimraan77 Рік тому +1

    Walaalka fadlan lambarkaga whtaapka nagu caawi adaa wx idhaame 😢😭

  • @SuhayloxajiCali-ys1fk
    @SuhayloxajiCali-ys1fk Рік тому

    Welcome to Canada 🍁

  • @malaakahmed2536
    @malaakahmed2536 Рік тому +1

    🥰✌️

  • @maxamedahmed979
    @maxamedahmed979 Рік тому +2

    Wllka visa dalxiska ilaa meqasano waaYe 🙋🏻‍♂️

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865 Рік тому +4

    Sxb waxaan kuweeydiina meeqa sano ama meeqa bil aay guugu qaadatay inaad imaato Canada ❤️

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 28 днів тому

    sorry zxp oo ku saabsan safarka

  • @maskaxofficial7771
    @maskaxofficial7771 Рік тому

    Hori usoco ❤️💯

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому +1

    War nio Canada 🍁 sidee lagu tagaana

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 2 місяці тому

    😆 🤣 UNHCR viso dalxiis mey biloowday

  • @ahmedvideoesyasiin1016
    @ahmedvideoesyasiin1016 Рік тому +1

    Ma isoo saari kartaa Visa Canada waxbarasho ah

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Рік тому

    Finally 😊❤

  • @abdirahmanabdalla5336
    @abdirahmanabdalla5336 Рік тому

    nabad ahow sxp kampala wa ka nasanaysa

  • @Motivation._4rl
    @Motivation._4rl Рік тому

    Sideba kubaxdaay wll

  • @boybad3529
    @boybad3529 Рік тому +1

    Waxa barsho miyad ku taag,Tay no mad sheegin

  • @nimcomohamed5006
    @nimcomohamed5006 Рік тому

    💅💅💅🌹🌹🌹

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 2 місяці тому

    Dubai magaaladaydii 14 sano ayaannku noolaa maxaan u xiisay. Walle Kusoo dhawaw Canada waan hubaa mar hadaad halkan timid wakhti dambe oo vlog lagu duubay mahelo doontid mashquul iyo orod.

  • @Realdilaa
    @Realdilaa Рік тому +2

    wanku farxay😂sxp😂 12:04PM

  • @ikhyaralimuse9549
    @ikhyaralimuse9549 Рік тому

    wllo canada dalxiis makuimankaraa

  • @abdirahmanAden-ko5dx
    @abdirahmanAden-ko5dx 9 місяців тому

    Passport nocee ku baxde bro

  • @hoyomcn6045
    @hoyomcn6045 Рік тому

    Taliye wankuhisni vediio ankkasugeyna eee kuawi hee

  • @cabdullahiadhan294
    @cabdullahiadhan294 Рік тому

    Guleyso sxp 🥰🙏

  • @abdixavi1855
    @abdixavi1855 10 місяців тому

    Sxb vlog yadada noso badi

  • @TuEinfach
    @TuEinfach 9 місяців тому

    Many times asking myself Europe and other countries people more peace full because they in morning sees the white color

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 5 місяців тому

    Dhalinyarada markey arken sidano kale marki waxyaalo lososawiro markad tagtaan meesha UGA sooshekeya rafaadka iyo daalka meesha aad kala kulanten

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Рік тому +2

    Maalma ayaan inka maqnaan doonaa ma sidaan ayaad ka waday🤣

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 7 місяців тому

    Have you miss uganda ?

  • @IRASRESEARCH-b3m
    @IRASRESEARCH-b3m Рік тому

    Sxp barwaqo ku nolow

  • @mohayootriish2236
    @mohayootriish2236 Рік тому +1

    Dalxiis majiree maxa kale ex qaooti

  • @danogeto78
    @danogeto78 10 місяців тому

    english subtitles?

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Рік тому +4

    Abowow dalxiis ahan miya u aday mise 5group bad ku tagtay 5group hada ku tagtay meeqo sana sugaysay bal noso sheeg War jacaylka Somali ba u nahay ee😂😂😂

    • @Mayalovescookies4life
      @Mayalovescookies4life Рік тому +1

      Haa 5 Group

    • @RawdaAhmed67
      @RawdaAhmed67 Рік тому

      @@Mayalovescookies4life ma hubta Wllo

    • @Mayalovescookies4life
      @Mayalovescookies4life Рік тому

      @@RawdaAhmed67 haaaa adiga raaso

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 Рік тому

      3sano la sugaa G5 ama 2sano meeshaan joogo ee uganda lkn meelaha kale ma ogi 😀

    • @asli218
      @asli218 Рік тому +1

      ​@@rikardostalin5708 aboowe qaxooti caadiya neh hdaan is qoro cid iima joogto canada

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Рік тому

    Anguna kampla ksoslmynaaa brother

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 10 місяців тому

    Dalkiina mideeya calankiina beluga kuqanca argigixisada iska diida ladagalama ❤❤❤ dalkayga wa somaliya. Fuck canada

  • @cabdirahmaan7997
    @cabdirahmaan7997 Рік тому

    Zhp whatsapkgs number ka isii inan kula so xidhiidha rabaaye