midkaan waxuu rabay in uu ku hadlo lahjada reer Banaadiriga mana yaqaan xamar gudaheed ayaa kala lahjad ah Waana 3 qeybood ayaa xamar looga hadlaa Banaadiriga oo carabi ku badan lahjad dadka deegaanka ah oo ku badan lahjada shabeelooyinka Mudug oo ku hadlaan dadka ka yimid Galmudug iyo Hiraan
Wad qalda tihiin calankaan somalia ow kadhexeyaa bulugaa haddan oqoon calanka xamar haturjubin nonono🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋❤❤❤ wan jeclahay dalkeega
Masha Allah Riiraash Media Keep going walaalkana and bother😮.🇦🇿🇩🇿🇹🇷🇯🇴🇹🇳
Puntland 🇸🇴
Somalia🇸🇴 ❤❤☝️
شباكة وطاقة كلاهما عربية labadooda waa carabi
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi cawa igu horeysa janalka Sher ayuu igu Soo gaashay waxaan KU qoslay Shuundheereeeeey ar.lahjadu dhibadanaaa
Soo dhawow wll wad ku mahadsantahay boqoshada subscribe iyo like asxabtadana la Wadaag
Gambalelkana furo si ad u noqoto dawadaha 1aad
Thanks
midkaan waxuu rabay in uu ku hadlo lahjada reer Banaadiriga mana yaqaan
xamar gudaheed ayaa kala lahjad ah
Waana 3 qeybood ayaa xamar looga hadlaa
Banaadiriga oo carabi ku badan
lahjad dadka deegaanka ah oo ku badan lahjada shabeelooyinka
Mudug oo ku hadlaan dadka ka yimid Galmudug iyo Hiraan
Nalka iska xoojiya
Mashlh madax sare horey u socda inshlh guul
mzha allh
riraash media
keep going 👏
🌹
Kiswahili sufuria mise wahad kuxadleysa af barawe
Reer mudug kulahaa, reer mudugnimada ciyaarta halaga daayo saas uma hadlaane, labaduba waa rer jigjiga
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍛
Santarka hormar wacan
So dhawow sxb guuled
Dhawahay dadkaygii
@@RIIRAASH 🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐🌐
ismaaciil muqdisho cadey love you
Igaarka ma aragtay anigu dad ma moodi jirin in laga wado 😂😂😂😂
Muqdisho aya ka socotaa lobarfiino mataqaanid muqdishada timid adiga e ma tihid muqdisho dhab ah
Wall shaqada fundi nimada waxba kama aqaan
Riiraash media
Sarfiyo waa sax waa digsi
Caaw ama gogol
Mame deegaan iyo siiciid waan idinsalamey saxiiboyaal
Derin waa khadiifada
Ismaaciil
Xagaasan idilka so salamaya
14:33 inty reer xmr ku naga raadiyaan
😂😂😂😂
Habertay hdaan hooyaday dheho caasiyad baa lay oran 😂
Santarka talaaabzay 😂😅
Kkkkkkkkk
Waa khalad maaha safriya ee waa sufriyad
Horay usocda dadkeyGa
Shubako waa eray carbi
❤️❤️❤️
Meesha af maay maayga kusoo dara
shubako =daaqad or dariishad
Dariishad wa af sawaxili af somali wa daaqad
shubaako waa af carabi
Kkkkkkkkkk
sarifyo =digsi 😂
funny you made me happy 😆😂
Welcome wll Tusan fadlan fami kaga iyo asxabtada la wadaag
🤣🥰🥰🥰🥰
Welcome wll ayaan
Hhh aad bn u qosly sxb
shambay 😂