Maxaad ugu duceen boqorada ingiriiska prank qosol badan 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2022

КОМЕНТАРІ • 417

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Рік тому +48

    The best person ever most knowledge able & The
    most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw❣🕋😿

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Рік тому +47

    Qofka ugu aqoonta badan, Naxariista, iyo karaamada leh ALLE waxa uu u abuuray MohameTt ﷺ ﷺ aduunka ❣

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE Рік тому +92

    "Nacalatula calek" that one killed me..😂😂

  • @sabiriinmohamed7024
    @sabiriinmohamed7024 Рік тому +8

    Walhi waan qoslay nacalaatulaacaleeg kulahaa funyy waaye walhi😂😂😂 kee going bro🤩😂❤️

  • @mohamedaydiid2424
    @mohamedaydiid2424 Рік тому +22

    Prankgsi Burco ayuu Ku fiicnaa😂😂😂

  • @radwamohamed1282
    @radwamohamed1282 Рік тому +8

    War Abdisamad inateh bida kulahaa maxad ninka u cayday😂😂😂😂funny bad tihiin keep going man🤛

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Рік тому +18

    “Verily, We, it is We Who have sent down the Dhikr (i.e. the Qur’an) and surely We will guard it (from corruption)” (Qur’an, 15:9);

    • @user-kw6dt5nv5c
      @user-kw6dt5nv5c Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhakhtar nolashayda

  • @5cents246
    @5cents246 Рік тому +3

    the fact the the guy with white shirt keep going that part took me out lmao ,

  • @nemosabdikarim522
    @nemosabdikarim522 Рік тому +6

    Doctor waxyaabaha entertainment ah buu ka helaa waa so funny wlahi

  • @osmanabubakar6633
    @osmanabubakar6633 Рік тому +10

    Hilarious video 🤣 love your content. Supporting you from 🇨🇦 Canada

  • @xanaanahmed3206
    @xanaanahmed3206 Рік тому +21

    🤣🤣🤣🤣Walahi Dhakhtar Waan kubogay Sayd baad igqslisay ale Hakushrfo 😅😅😅

  • @marian5607
    @marian5607 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 what a funny people 🤩
    kala badalkaan saaray sxb kuyee hilarious

  • @nazriawil856
    @nazriawil856 Рік тому +7

    Dhakhtarrow Burco kalay prank ku samee walal ❤😅

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 Рік тому +1

    Inati badha🤣🤣🤣🤣🤣
    Abdi samad ma weel zhp Lagend baa thy

  • @quenhani5248
    @quenhani5248 Рік тому +3

    Dhakhtar 100kun in yre uga hadhye hala gadhaso wuu u qalama👏

  • @zamirajamaofficial929
    @zamirajamaofficial929 Рік тому

    Kkkkk inatibadha kulahaa inkaar baad thy wlhi waad iga qosliseen kkkkkk mawel and doctor legends

  • @sumayakaise4650
    @sumayakaise4650 Рік тому +4

    No so samee challenge yo bdan adiguna na iska ya bar maha ga maxamud un bnu naqanye fv youtber 100k coming soon 🥳♥️👏

  • @ugaasmacnaawi5388
    @ugaasmacnaawi5388 Рік тому

    Walhi wan qosol dadki wey yaabeen dhakhtar iyo c/sMad keep going

  • @hamze_offiacl
    @hamze_offiacl Рік тому +1

    Maweel is funny Funaanad USA ah waa xidhan yahy British na wan ahy kulaha see caml wlly marka oo wx u wdaa 😂😂😂😅

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Рік тому +1

    Saxibayaal ama walaalayaal intad qosol iyo madaadalo raadinaysaan haku aakhiiroseegina.waxaan kaftan iyo ciyaargalin aya jira ee iska ilaaliya waxyaabahaad kuhadlaysaan.ilahay kabaqa

  • @mumtazabdulkadir385
    @mumtazabdulkadir385 Рік тому +1

    Alle haw naxariisto Qof walpo Bini'adama ilalahay baa Karaameyay Laga Yaaba Inay adiga Naxariista alle kaga Dhowdahay Xoolo Yohow Xoolohu Dhaleen uf

  • @kawsarqueen5418
    @kawsarqueen5418 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣nacalatullaah caleeg wllhi wn raftey

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому

    C/samad isagaba khalkhakaye, allah ha u naxaristo ku lahaa...!

  • @mustaphefaisal4109
    @mustaphefaisal4109 Рік тому +2

    Wlhi Sidan uqoslaayay Xafadii Ayaa ila yaabtay 🤣

  • @asmaabdi3647
    @asmaabdi3647 Рік тому +1

    Kuwan yaraantodi qalqaakiyiin ayy ahaayen 😂😂wlhi wn qosol ooyay

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂 Ader kadaa kumaloo mawell wlhy daacad baan uqoslay wlhy uducee kumaloo kkkkkk 😂😂😂

  • @shamso6324
    @shamso6324 Рік тому +1

    4:11 xage ugu wada weyba naga dhaceene kulaha walhi wa qoslay xage bu ugu wada wa rune😂😂

  • @aaminasaleeban2143
    @aaminasaleeban2143 Рік тому +2

    Al dhakhraroow beerkaad iscasesay 😂😂😂

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Рік тому +1

    Kaasi wa nin walan allah kulaha gadal ayuu ka xsuustay in ay gaalo ahyd😂😅😅😅😅

  • @cabdiwasachasan7160
    @cabdiwasachasan7160 Рік тому +1

    jigjiga kaalay wlllo can jeero xabashi ku siine

  • @hanita7087
    @hanita7087 Рік тому

    Is the way u guys said it her name for me🤣🤣🤣🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @samiircade6478
    @samiircade6478 Рік тому

    The best UA-camr

  • @najaxsiciid5859
    @najaxsiciid5859 Рік тому

    Dhakhtar Iyo cabdisanad Waan idinwataa qays qaysar Idinka barodhaafiyay prankiga waad ku fiican tihiin

  • @JuweeriaApdiqanii-mx7ee
    @JuweeriaApdiqanii-mx7ee Рік тому

    Hhhhhhh waad ka gashteen wallaahi🤣🤣🤣

  • @zhacabkamedia5550
    @zhacabkamedia5550 Рік тому +2

    Gobolka berbera ayaa u baahan prank ee isna mid usoo dhiga dhakhtarka ❤

  • @sakariyesayid
    @sakariyesayid Рік тому +6

    Warpal like iisaara meesha anah uguh hore eye🥹😂❤️

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 Рік тому +1

    Way iga qosliyeen😅😅🤣🤣🤣🤣

  • @chamaapdyofficial4162
    @chamaapdyofficial4162 Рік тому

    May dhiman pro ee way bakhtiday zhp

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. Рік тому +1

    Hhhhhhhhhh"Nacalatula calek" kulahaa mawello

  • @hodanabdirashid206
    @hodanabdirashid206 Рік тому +1

    Sidan uqoslay waligay uma qoslin wlhi 🤣🤣🤣

  • @rayannuura1904
    @rayannuura1904 Рік тому +1

    Dhaqtar huno waan ku jeclee geeri ha sahadsan

  • @nasriinhussein6133
    @nasriinhussein6133 Рік тому

    keep going brother,s

  • @saciidisko7562
    @saciidisko7562 Рік тому +1

    Qof gaaloo dhintay ilaahay hala xisaabtamo un baa inaga filan 😂

  • @aishahappy6086
    @aishahappy6086 Рік тому +1

    Wlhi qosol iguma harin 😂😂

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Рік тому

    Boqoradee dee kulahaa waar nagala tag🤣🤣🤣🤣

  • @micraajmaheart2654
    @micraajmaheart2654 Рік тому

    Maaweel salan Sare saxp welcome back

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre1432 Рік тому

    Boqoradi waay dhimatay Alle Haawo Naaxariste kuuLaha Dhaaqtar caadi Maha 😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣

  • @saadobile3811
    @saadobile3811 Рік тому +2

    Alla mxd faqash ku wda khafiiften

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Рік тому +1

    Naclatullah calayk😂😭wuu La helayy wllh😭😂😂

  • @fadumoabdiwelishire4759
    @fadumoabdiwelishire4759 Рік тому

    Ilmahan dhibbadanaaa qosol igu dileen

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Рік тому +21

    U guys are so funny 🤣🤣🤣🤣🤣, qosolkii ayaad nagadhamaysay

  • @maarikupthirashitt281
    @maarikupthirashitt281 Рік тому +1

    Way pakhtiday dhe nacalatuLa calyk😂😂

  • @zamriyeezmael6122
    @zamriyeezmael6122 Рік тому +10

    wlahi waan qoslay Best UA-camr 😹🙌🖤

  • @mohamedzuudi781
    @mohamedzuudi781 Рік тому

    Way bakhtiday dheH nio😅😅

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +5

    8:38 Warkii dhiilada lahaa markù soo gaadhey😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣kuwaan feeraha hana cadeynina sxbyaaloow😂👍👍👍👍

  • @saynabosman6083
    @saynabosman6083 Рік тому

    walalahay walahi malin walba waan kusoo ceshada hhhh

  • @zahrahaji8865
    @zahrahaji8865 Рік тому

    Keep goin pro😍

  • @marwacabdimaxamuud7217
    @marwacabdimaxamuud7217 Рік тому

    Maxamuud iyo csamed cabdiracmaan qysar mee soodhawaad

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane Рік тому +12

    Aniga waanba idiin dharbaaxi lahaa 😂 baarqabkaas nacatullaah calayk yiri meeshaa wuu igu matalay

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Рік тому

    Hhh wllhi wad ka washeen

  • @elaminzahmed6004
    @elaminzahmed6004 Рік тому

    Sobadi nio pranks yasha 🤣🤣💔💔

  • @Suhaibtv.
    @Suhaibtv. Рік тому

    Queen Eliza beth dheh nio😂😂

  • @hamdaabdifatah9625
    @hamdaabdifatah9625 Рік тому +6

    Chanalka waa ku cusbahay ma lay soo dhawaynaah😚😢😍

  • @mabsuudamerica3945
    @mabsuudamerica3945 Рік тому +5

    Prank funny weeye 😅😅 😅😅😅 odayaasha xaarabaa

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Рік тому

    Dhakhtar saxb ha oran ilaah how naxariisto dhowr jeerbaad ku celcelisay saxb waa danbi wagaal xun oo bakhtiday

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Рік тому

    Aryahe tan usheg 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣aryaheee aryaheee

  • @ednamahamud7818
    @ednamahamud7818 Рік тому +1

    Qosol iguma hadhin😂😂😂

  • @nawaalyar9437
    @nawaalyar9437 Рік тому +6

    dhakhtarow qosol ku qurxanida wall maansha allaah

  • @zhaacahassan4687
    @zhaacahassan4687 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 nacaa tulacleyk kulahaaa

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 6 місяців тому

    Dhakhtarrrr xppih Wa ku jececlahy?? Ikn Wa iga qoslisey ano xanqsan😂

  • @pazhirmo7975
    @pazhirmo7975 Рік тому

    M.a ilhy hakudayo

  • @abdihamidabdilahi1301
    @abdihamidabdilahi1301 Рік тому

    Dhaktar 😅 legend

  • @Abdihaaliq
    @Abdihaaliq Рік тому

    Horay usoco wll

  • @nawalnawal9308
    @nawalnawal9308 Рік тому +1

    Hhhh ma nooli 😂😂😂👍

  • @safiyoliibaan1676
    @safiyoliibaan1676 Рік тому

    Wlhi san u qoslayay wan dalay nacaladu calayk ala wll gada

  • @zhaficiimanozman6495
    @zhaficiimanozman6495 Рік тому +1

    The pest yuotuper dhakhtar keep goin pro ✋👑

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Рік тому +1

    Kkkkkkkkkkk nalatula calayk kumaloo kkkkk😂😂😂😂

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 Рік тому

    War finaanad cadaha shoow waaba is ilaway warka dhiilada leh beey kaga dhagtay ilaa u kan kale qabtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Рік тому

    Ninkaa prank kula matalayaa waa fani

  • @abdirisaqmohamedali1966
    @abdirisaqmohamedali1966 Рік тому +8

    Walalkay wuxu yidhi "kala badalkan saaray" 😂😂😂😂

  • @helaalchannel6677
    @helaalchannel6677 Рік тому +4

    Ma nooli dhakhtar kulaha halked kad aragtaba ugu wada abdisamad war dhilale ayey kaga dhegtay 😂😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому

    Wa Runtiis way Baqtiisay

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +1

    Ilaahay hasoohadeeyo galada qrank uu fiican yahay soobadi wll qali 👍👍👍

  • @jamaadahmed7990
    @jamaadahmed7990 Рік тому +2

    4:12 odayaashu sookuwa maqaaxi kale idinka ag furtay 😅

  • @nasriinistar3315
    @nasriinistar3315 Рік тому +1

    I like videa nacala tulaha caleek 😂😂war dhila ah😅😅

  • @abdikarimismail293
    @abdikarimismail293 Рік тому

    3:30 markuu ogaaday inay muslim aheen kulaha kala badalkan saaray hhhh

  • @idilmahamed8032
    @idilmahamed8032 Рік тому +8

    Ninka idhi naclatulahi calayk ba wataa 😂😂😂 aad bu iga qosliyay

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Рік тому

    7:48 background ka nin waalan kkkk

  • @NasriinAbdirahmanomar2023
    @NasriinAbdirahmanomar2023 Рік тому +7

    Prank funny ah weye😂

  • @sagal5237
    @sagal5237 Рік тому

    Wll odaysha ha dhibina dhaliyrda ubdsha

  • @sacdiyanajiib7251
    @sacdiyanajiib7251 Рік тому

    Fny brnk😅 sooo badiya❤

  • @sumayamohamed9781
    @sumayamohamed9781 Рік тому

    🤣🤣ma nooli

  • @hodanomar2358
    @hodanomar2358 10 місяців тому

    Wahi waan. Qosalay oo Marka. Ego dhakhtar😂😂😂

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 Рік тому

    Abdisamedow dadka dhiiqada Ka daa

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 Рік тому +2

    That was so funny.

  • @faatixaismailwabar4101
    @faatixaismailwabar4101 Рік тому

    Waa danbi walaalhay wayo dadka dad aan garanayn ayaa ku jira markaa wlhi waa idinku danbi wayo qosol iyo dhel dhelka waa lagu cadaab galaa markaa ka noqoda wlhi sidaad ufahamsan tahay ayayn dadka qaarna ufahan sanayan

  • @hafsataalisoabdi7895
    @hafsataalisoabdi7895 Рік тому +2

    Dhakhtar walala aad ayan ku salamaya from garisaa hormar wacan

  • @alma12cado12
    @alma12cado12 Рік тому

    😁😁😁 imtixaaan

  • @hipak964
    @hipak964 Рік тому

    Maxmuud dhakhtar
    Wnku wataa pro

  • @Niciimaa
    @Niciimaa Рік тому +1

    Naclatullahi calayk😂😭