Wllshy hanni Alle ha kuu barakeeyo noloshaada cusub ee aad gashay hore u soco waxad tahay qof Karti leh Alle ha kugu amaansado meelkasta oo aad aduunka Ka tagto
😂❤ masha Allah 🎉 abaayo xasid xaasid syan u daawaday anigoo iska og halka socoto 😂❤ Data Internet laguu quudhayaa Algeria 🇩🇿 joogaayo waa free of charge 😄 all video iska furaaa ee soo badi
Rabiyow khayr ugadhig gabadhan waa gabar qalbi fiican
Amen 🙌
Itopiya markaa dhahday wabanaxay nin kii mey ulabatay isdhahay.horo usoco quruxey alha kunabad yeelo
My noloshaydii ku xisay ilahay muslinka aabe iyo hoyo ha kaga dhigo xabibtiii❤❤❤❤❤❤❤
Somalida wa dad is caawiya runti❤
M.allah abyo mcn hore u soco nolol cusub u quruxbadana ku rajeynaya
Manshaa allaha wllo qaali guulayesta insha allaha markasata iyo xilikastaba I love you 😍 ♥️ ❤️ 💖 💕
M.a❤xbbti alle ha idin xafido
Masha Allah abyo adiyo carurtadad melwalbod dunida ka tagtan abo iyo hoyo ilahey umada ha idinka dhigo farxad ku nolada insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qaaliyey aan kula taliyee meelkasta oo aad tagto Ilaahay ku xidhnow si aanad marna dhib ula kulmin nsha allah waxna baro farxad iyo caafimaad ku noolaada
Manshallah abaayo guuleyso ❤May Allah swt protect u and ur kids❤
Masha allh aad ban ugu farxay walshay noloshada sii ifaysa alleh hakugu amansado meelkastood tagto wllo farxadadu ha warto ❤❤❤❤❤❤
haka cajisin horay usoco hor mar wacan ayan kuleyahay habo
M.a abayo nolal qurux bdn baa ku rajeynaa adiga iyo ciylkga waqtigu ha in wacnaado❤❤❤❤❤🎉🎉
Hani waan idiin wada salamayaa❤❤❤❤
Masha Allah farxadada waa tena wallahi Allah haku siyadiyo abaayo ❤❤
Markaa tiri itoobiyaa usocanaa waa naxay ninkii inaa kunoqotay baa moodey
Wllhi AniPa wa naxaY
Ninka aad kanaxday wlhi waa wllkay
Naxdin kali ma ahan kiloyin ba iga maqan walahi 😢
😂😂😂😂😂
@@yusufaisha8107
Ma kula dhashay
Mansha allah ❤ilahay haku xafido abyo
waliga sidaaan u faraxsanow walsheyyy❤
Wllshy hanni Alle ha kuu barakeeyo noloshaada cusub ee aad gashay hore u soco waxad tahay qof Karti leh Alle ha kugu amaansado meelkasta oo aad aduunka Ka tagto
Maashaa allaah abaayo ilaahay haydin amaansado adi iyo caruurtadaba
Naa haniyeey welcome to Indonesia waxaan kaa dawadaba ma iigu timid soo dhawoow xbbti
Ethopia mrkaa tiri waa naxay waxaan so xasuustay qisadaadi Mesha tagtaba ilahay hakugu amaansado ilmahana rabi hakula koriyo Nolol qurux bdn baan ku rajayn
ManshaAllah, alle ha ku daayo ubadka khayr aduun iyo mid akhiraba Alle ha ku waafajiyo
Masha Allah xbbti
Masha allah 👑 ❤ ♥
M.a wll macan nolol qurux badan ban ku rijeynaayaaaa
Nolosh allh ku barakeyo wll hani
😂❤ masha Allah 🎉 abaayo xasid xaasid syan u daawaday anigoo iska og halka socoto 😂❤ Data Internet laguu quudhayaa Algeria 🇩🇿 joogaayo waa free of charge 😄 all video iska furaaa ee soo badi
Mansha allah ilahay haku siyadiyo farxada ❤
Hanni waan ku salamay from jabuti
Mansha Allah bore u soco wll alle ha idin nabad galiyo
Masha Allah Indonesia 🇮🇩 ❤
Nolol qurux badan adiyo ilmahaada allaah haidin siiyo
❤❤❤🎉🎉😊
Illlahy ha idin xiftiyo abaayo gabadh firfircoon baad tihin
Allaha ku xafido walal gabadh qisadeedii aan aad ula murugooday
Bien tres
Maasha Allaah hani Habo qaali waan ku weyney waxaan kuu rajeeynayaa horumar wanaagsan
Amasha allaha masha Allah masha Allah
From Malaysia abayo wan isku dhawnahay haa Indonesia imatay so dhawow
Masha allah abaayo
Allh kudaayo danbigaadana allh kuudhaafo aduunyadu waawarewgto
Masha allah mcno
Masallah
Malen wanagsan hanni hanann walal she na
❤❤❤❤❤mansha.alllah Talyaani
Ino.balane inasha allllah
Maasha alaah wllo ilaahay haku kaalmeyo meel kaste ood joogto amiiin yaa rabi ❤❤❤❤
❤mashalah ilahay melkasta haydinku xifdiyo
Malesiya ayaad usocota Allh haiden xafido❤
Sida aad usharaxayso waan ba ka helay😂❤
Qali maxa kadonty Mnsha allh horre usoco
Asc mashallh mashallh Habo ❤❤❤❤
😂😂😂😂waa funny gabdhan
Noloshada ilahey haku qurxiyo qalia
Mash alla alla haku xiftiyo xabibti
Welcom back lady❤
Ascwb Allaha idiin fududeeyo nolosha io meesha cusub abayo marba hadaadan joogin wadankaaga waa qurba saas u fahan abayo waa qurba la another waa wadan dad leeyahay ❤❤❤❤❤
Haniyey xageed aday waaxan rabnay xiligan in aad 100 k gadhaan rabnay❤
Mashaa Allah
Ana ugu horeeyo wllhi 😂
Miyaa😂
Allow noodaa wlsha qalbiga wngsan 😢❤
abaayo hdan oghy inaa idulmaraysid wan kusooduuli lhaa from boosaaso
Mansha allah hambalyo hambalyo wllo qali ❤❤❤
M.a horoy usoco mcnto❤
Safar salaamo mesha usocoto nabad ALLAAHA kugu geeyo mesha usocotan nabad kutaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaalah qali alleh hanigu nabad yelo
Naa haniyey waxan Moday inad inad hargeiysa aaday od gurigi io gaarigi ad raadsatay uu wiilki ku siiyay
Mashalh
Masha Allah illahey Ha kuxafido
M.sh maila indonesia kadhcaday nabad ahow melkasto tagto noga soosheke saadkutagtayna hno
Maalintaa basaboorada itobiyanka qaadatay
Adiga iyo ciyaalkaaga
Alle tallada fiicn ku haleeshiyey
Masha allh
Nolol fiicn alle haku siiyo
Masha Allah 🎉sharafey
Qaali hore u soco
Jabuuti
Masha Allah abyo halkas mad ugurtay
Machallah qurux badan Allah ku xifityo
M.a abyo Alle hakugu Amansado meel waliba tagtid
ALLAH BLESS YOU AND YOUR KIDS ❤❤
wadnaha waad kuu🎉baaqayaa safar wuu dhib badan yahay maxaad iskaga jogi weyday wll ilaah haku aman sado wllo mcn
Ama india 😊😊
manshaallah hbo qurux❤❤❤
Iisoo duceya anigana wakhtigaygii adkaa yankujiraa iisooduceya😢
Manshalaah Manshalaah walal
Masha allah keep goıng
Horumar wacan
M.a allaah abaayo
MAAD giursatey mashalah
Malesiay 😊
maansha allh wall lkn safsr badanidaa allah hakunabad yeelo meel kstoo yagto
Wlshy allh ku xifdiyo mel waliba aad jogta hormara koo rajayna
Induniisiya xitaa soomaali ma joogtaa😂ilahow na xafid aamiin
Haa😂😂
Somaaali waa buuxdaa waaana meeelaha ugu badan lagaqaado qaxoootiga
Guulayso baayo😊
Masha allh
Safar salaama
Meshad tagtidba allah hakugu amansado abayo garabkaaga nahay
Asc waxa raba telkaga
Wllshy boqraneey 🎉🎉😊
Walashay baa joogta medan Indonesia
Noloshu kuma ciisho xbbt
M,a abyo wadnaga dhumatee teda kle meshan miya dageysa quruxey😊❤
Masha Allah gabadheena Allaha idin dhowro is ilaali abayo guulayso
Nabrkaga
Alla Waad naga dhamaatee dadaal WLSHY OO waxlee nookeen noh😢🎉