Salanti gekii suna in hayte sababka ogale dhiiga suruhayte wow intan aya ka heley boqortoyo inte ila qabta afka mayga ino asiga igu heysto in lagu heeso 👍️ aadi ma ah ha heesihisa wan kugu fanana afkeyga hoyo 😍😍😍😍😍😍
waaaaaaaaaaw masha allh cadi ma ahan hestan wa ka heli wlhi wa heesti salanti igey wlhi hestan waxa iska leh fananada weyn jida kosto wa fananadeyna weyn jida kosto lakin waxan ka yaabi fadumino hestan wey xadi waxa e ka xadi fananada weyn jida kosto fadumino wa tug o heesaha xado
I'm not Rahanwain but i love the maay accent of Somali language so i'm going to learn as soon as i return back to our homeland.Rahanwains are patriotic, decent, friendly& magnanimous people
boqorada codka macan jida koosta masha Allah ku dhowro wa hesta an jecelahay wa boqorada banadiriga jida kosta wey no so lawati walahi fadumino wa filaya ina commentigan aragto maxa yeli hees adiga la ehen marna ha isku dayin ina heesaha xado mesha cod kuma heysid waxan ku dhahay ka baxa mesha oky
Salaantii Maalintii sun ay Ahayd Sambabkeey iga Gashey dhiigaan seyrinayaa..Soomanaa Dartaa Soor Macunaayo.suuxeey sakaraad aan ahay satiirtaan fuulaa.ee iga soogaar Samoow Aboowe...

Masha allaah walaashay jida xasuus
Jida shiiq bashiir
wooow hobaldii banadiriga dib usoo laba kacleysay jida koosta inta kale been banadiri ma yaqanaan yaa ila dawanayo 2019
Arooski walaashey ayaan ku so xasuustaa anoo yar sahafi hotel 🔝🔝
waaaaaaaaaaw masha allh cadi ma ahan hestan wa ka heli wlhi wa heesti salanti igey wlhi hestan waxa iska leh fananada weyn jida kosto wa fananadeyna weyn jida kosto lakin waxan ka yaabi fadumino hestan wey xadi waxa e ka xadi fananada weyn jida kosto fadumino wa tug o heesaha xado
Jida koosta sooma ahan ayada lee iska leh
First viewer reer maraykan waan idin salamay nice song
thanks OGWNEWS
What a voice! Beautiful song mashaallah. 😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘
1999 she was cooking super hot 🔥
Waaaaaaaw waaaw fan wa kana wan u mahanaqa fankeda macan jida wa Fanan vitamiin nooolow
I'm not Rahanwain but i love the maay accent of Somali language so i'm going to learn as soon as i return back to our homeland.Rahanwains are patriotic, decent, friendly& magnanimous people
Welcome to Raxweyn language bro
boqorada codka macan jida koosta masha Allah ku dhowro wa hesta an jecelahay wa boqorada banadiriga jida kosta wey no so lawati walahi fadumino wa filaya ina commentigan aragto maxa yeli hees adiga la ehen marna ha isku dayin ina heesaha xado mesha cod kuma heysid waxan ku dhahay ka baxa mesha oky
Woow mashallah Beautiful song , I love this maymay song her pronunciation is excellent for someone who doesn’t speak it ! Keep going jida ❤️❤️
Suuheeyshuuhey sariirta fuule 👏👏👏👏👏👏
Maasha alaah Heesihii Hore Caadi mahan saan aalarawaa
I wonder why they stealing her song because she's a legend and she's killing it
Fanaanada waxaan ka gartey kaliya soor ma cuno dartaa iyo sariiraan saaranahay oo sakaraadna waa ahay✌️❤️🇸🇴
salantii manta sun ayay ii eheed
sababka ayuu iga galay dhiigeyga yaa iga da.aayo
Woooow ilike may may song 😍😍😍😘❤❤❤Arlaadi
Nice songs Somali Asal waaye
Arlaaadiii sa koo fadee..
Waaw cod aa ku dhamaaday
Somali Asal maay maay
Kuwa codka dameraha leh ha iska aamusaan jirta sh bashiir aa soo laba kacleysay
Jiida shiikh bashir waa soo rogaal celisay. Fanaanad cod macaan oo na soo baashaalisay berisamaadkii iyo tiyaatarkii
Viva jida aqwaaan
Waaaaaw so nice this song l liked may may
love maay songs
Maasha allaha ❤❤❤❤
Masha allah bar baraatooy banaanka bariima timit
Jido heesahaaga wey mac tixiin lakin
Midaan ayaa sigooni ah itaabatey
She know how to speak maymay if you know jiida saxib
Wankusalaamey jida cadeey 🎉🎉🎉👏
war faadumiino ka leexo meesha meesha ku xaarxaarte ileen boqorada banadiriga laheed masha allwh cod macanida jidda kosta
wow boqorada codka banadiriga soo laba kacleese wow i can't believe
mashallah i love this song
Wow this is very nice song and i like it
W@aaaaa so nice
salantii geedii wlhi blhi best song ever
Maaansha allaaaaah maama jida nice song faadumiina tuug dheh original wlhi mustaf waankusalaamaa sxb adigane
Kosta iyo hesihi an jecelahy
Qatar
Wow 😮 asalkii ayaa imaaday gadaal ka gaaraa goobta dumiyey dadka copia ayaan la hadlaayaa faaymina laki farax kaftan ka taga meesha
Nice song jida
Fanandeda aan jeclahay qaali ikoah
Leggend Jiida Shekh Bashiir 🙏 Top 🙏
We are proud use sister
Aqwan.noolow jida
fanan banadiri orginal jidda kosta u qirney meshada ka wad
Legend jida koosta
Sariirta fuule si day apowe samoow😪😪😪😪😪😪😪😪
fadumino ka baxa mesha waxa kuma heysid wlhi fananada weyn a so labo kacleysi mesha wax kuma yaalo fadumino wa tug
❤❤❤❤
Marka aay hadleyso waxay isku ekyihin Farax Kaftan.marka ay heeseyso lakin wa different
cajiib
Faadumino i will tell that you get out the way people and do try to take people songs because you didn't make the song ok make your own song
Waatuugo faadumiina tanaa iskaleh
Illahow hadaaa jab ka fahmaaa aryaaa ii turjumo 😂😂
Yo wa hees o may may ah o jecel iska firi hee wixi folabilayo meshan
Abdullahi Yusuf May May inee tahay waa fahan sanahay lkn ereyada fahmin
gueen qeylo dheer hhhhhhh
Salaantii Maalintii sun ay Ahayd Sambabkeey iga Gashey dhiigaan seyrinayaa..Soomanaa Dartaa Soor Macunaayo.suuxeey sakaraad aan ahay satiirtaan fuulaa.ee iga soogaar Samoow Aboowe...
quween qeylo dheer Mafantay Abaaydey..
Do not try to take people song
Hussein Yusuf kkkkk barbartooy banaanka jogso birimaa timide Jida Sheekh Bashiir koosta
Waaw goobta isaga baxa gabar lixda shiidlo u dhalatayaa soo rogaal celisay afkaaga caano lagu qabay jeddah sheeq bashiir
Music 🎶
100% lkin intan kale afsomali turjuban ugeya kkkkkkkk afsomali ku hees duqda
af somali asal kuhesoysa maay❤❤
suxay suxay sakaraad ayan ahy sariirta saranhy sidee tahay abowe ficnow
waye hadan ku fasiro sxb
somanahy dartaa soor macuni
salantiii manta sun ayay ii ehed sababka ayuu iga galay dhigeyga ayaa dareeroyo
Sxb ninba waa waqtigiisii fanka banaadiriga waqti xaadirkan faadumiina ayaa hogaanka u hayso ee dacaayadda joojiya