LIVE ON STAGE AHMED GASHAANLE - HOOYO - OFFICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    Update 24 Hours
    Quality Videos
    Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

КОМЕНТАРІ • 89

  • @husseinabdillemrabdille1472
    @husseinabdillemrabdille1472 11 місяців тому +7

    Kaliya hooyo waxaan ku fasiri karaa raxmadii ilahay nagu manaystay ❤ iahay ha u raxmado hooyaday allahna waa mahadsanyahay haduu ii dooray hooyaday macaan

  • @fuaadofficial2621
    @fuaadofficial2621 Рік тому +4

    Hooyaday sedex 3 bilood ka hor ayey dhimatay heestan oohin ayey igu dishay Rabi janadii fardawsa haku geeyo hooyo waan ku waayey mudo 13 sano Kuma arkin hooyo markaa aduunkaan nagu cidlaysay culees iyo murugo aan dhamaad laheen aan la darisay hooyo alloow kuu naxariiso😢😢😢

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 роки тому +4

    Heesaha Somalidu qaado waa heesta ugu culus . Fanaanka waxan leeyahay thanks hawul adag buu qabtay heestan qaadisteedu way adag tahay. Xaga laxanka is badalaya . Xaga midhiha aadka u dheer, nin adag uun ka bixi kara

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 місяців тому +1

    Allah how naxariisto, Abwaankii heestan innoogu deeqay ee curiyey; Abwaanka abwanada Somaliyeed Professor Hadrawi.

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 3 роки тому +9

    Hooyo Alow kuu naxariiso xasuus gaara lwh whli😭😭😭

  • @munamohamed143
    @munamohamed143 2 роки тому +5

    Allah cimriga haw dheereyo inta hooyo nool. Allah na janada ha geeyo inta hooyo dhimatay
    Allah haw naxariisto Abwaan hadraawi iyo Tubeecba
    Yarkani waa iska koobi
    Ee original ka credit ka iyo ducadaba ha lagu xuso🎉

  • @abdisharif9983
    @abdisharif9983 3 роки тому +6

    Mashaa Allah Al FANAAN AHMED GAASHANLE CIMRIGAAGA ALLAH DHEEREEYO AAMIIN 👌👌❤️❤️⭐️⭐️⭐️⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 роки тому +3

    Hamrashiyo xaq dhawr baan dusha ka huwinaaya hooyo dhimashadaaduna hoo'gayga weeyoo allow hooyadey u naxariiso qabrigana u waasici😭😭😭💔

  • @KISTATV
    @KISTATV 3 роки тому +8

    Fanaan laba ma aha. Ninkaan inuu legend yahay waa horaan arkay. Baryahana waan waayey . Laakiin mahadsanidiin aqiyaarta inoo Soo galisay.

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 2 роки тому +7

    Seriously, this song 🎵 brought tears 😢 to eyes....Thank you for sharing with us!

  • @nastexoidris1104
    @nastexoidris1104 6 місяців тому +1

    Hooyo Macan ifka Hibo ku Noolaw♥️akhrina Jaanada Janatul Duniyaa🌎❤🫂

  • @halyay_alqassm5324
    @halyay_alqassm5324 11 місяців тому +1

    I love you mom 😭😭😭♥️♥️♥️♥️, ilahow ikaaa daa, ilahow ha iga ka hor dilin hooyo 😭😭😭😭♥️♥️

  • @mohamedabdi7245
    @mohamedabdi7245 9 місяців тому

    Heesta an waa hees aad ugu wen gay iga somalidu hooyo alaha noo xafido aamiin inta hooyo dhimatey alaha uradmado aamiin aamiin

  • @DekMohamoud-o2s
    @DekMohamoud-o2s 11 місяців тому +1

    This song brought tears 😢 to eyes appreciate this beautiful song
    Xasuusti Mohamed Souleiman Tubeec allah yarhamo

  • @nimomohamoud5552
    @nimomohamoud5552 11 місяців тому +2

    Ya Allah shower our mothers who passed away your Marcy and guide them the highest level of Jana Fardowsa.

  • @sahrajimale820
    @sahrajimale820 9 місяців тому

    Illaahow kuunaxariiso hooyaday macaan😭😭😭😭

  • @ruunugaas7552
    @ruunugaas7552 3 роки тому +7

    Wow axmed gaashaanle fanaan dhameys tiran 👍🎤🎧🥰❤️

    • @tausiabdalla6046
      @tausiabdalla6046 2 роки тому

      Aaaamin yaa allhy adeero hadarawi cimriga hajiro

  • @ayanbeautyhenna5655
    @ayanbeautyhenna5655 3 роки тому +5

    Best song Hooyoy ilahey ku naxariisto

  • @hoodomohamed3145
    @hoodomohamed3145 2 роки тому +1

    Hooyo cimiri dherer iyo cafimad qab hooyo mcn ❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Рік тому +1

    Allahyarxama to my Mom and Hadraawi Aamiin

  • @abshirsharooke3044
    @abshirsharooke3044 10 місяців тому

    Ifka hibo ku noolow
    aakhiro halkii roon❤

  • @elmielmi3736
    @elmielmi3736 3 роки тому +13

    Thank you for for this incredible masterpiece with your beautiful legendary voice!

  • @abdirizak009
    @abdirizak009 2 роки тому +12

    May Allah grant jannatul firdows to our mom who are not on this world.. Ameeen

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 Рік тому +2

    Voi d'Or

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 9 місяців тому

    Ilaahow hooyaday u naxariiso
    Siday aniga iyo caruurtayda noo korisay noona barbaarisay😭😭😭😭

  • @qeyrtabella9321
    @qeyrtabella9321 3 роки тому +5

    Mashaa allaha Hoyoo’ kuma tusoo wax cuing

  • @burhan98
    @burhan98 2 роки тому +1

    masha.Allah ilaahay ha ku dayo walakega 😍😍😍😍😍😍👌👌👌

  • @sowdoabdi4401
    @sowdoabdi4401 9 місяців тому

    hooyo mcn waa nolosha aduunka

  • @abdinasirismailmoalimhusei3002

    Hooyo la'aantaa
    Hadal lama karaynoo
    Ruuxaanad habinoo
    Kolba aanad heesiyo
    Hoobeey ku sabinoo
    Howshaada waaye
    Hanaqaadi maayee
    Hooyo tuftaada
    Dugsi laga helaayoo
    Hooyo dhabtaada
    Hurdo lagu gam'aayoo
    Hooyo dushaada
    Nabad laga helaayoo
    Waxa lagu hal maalaa
    Hooyo abaabintaadee
    Hayin lagu badhaadhaa
    Hogal lagu qaboobaaa
    Gogol lama huraaniyo
    Dugsi lagu hurtaayee
    Hiddo lagu aruura
    Intaad hooyo nooshahay
    Hambalyo iyo salaan
    Hanti kaaga dhigayaa

  • @HodanLove-bf8hf
    @HodanLove-bf8hf Рік тому

    Ilaahyow cimriga kuu dheere Hooyo macanto qali

  • @mohamedabdi7245
    @mohamedabdi7245 8 місяців тому

    The best song soomali Thnkz my brother

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go 9 місяців тому

    Hooyo❤❤❤

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Рік тому

    Hooyo dushaa nabad lagaa helaaayo 🥰🥰🥰🥰🥲🥲

  • @ayanabdillahi5476
    @ayanabdillahi5476 Рік тому +1

    Beautiful song, amazing voice mashallah

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 7 місяців тому

    Hooyoo taf taada dugsi laga helaa 😢😢😢😢😢😢

  • @hadibahassan3343
    @hadibahassan3343 2 роки тому +1

    Axamed gashanle waxaan arkay adoo khabilkada cayayo mowlid walaal waxaan nokhday walaashada waxaan ku nolahay Canada

  • @AminaCqani
    @AminaCqani 9 місяців тому

    hoyo ❤❤❤❤mcnto❤❤❤❤allah haku xifdiyo❤❤❤❤❤ mcney dunideyda bathy ❤❤❤

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 3 роки тому +4

    Hooyo ❤❤❤💯💋

  • @abdirizak009
    @abdirizak009 Рік тому +1

    May Allah grant our mothers jannatul firdows

  • @sabiriinabdilaahi4394
    @sabiriinabdilaahi4394 Рік тому

    Hooyo mcn ifka Hibo ku noolaw akhrina jaanada ❤️❤️🌹🌹

  • @abdisalanj9798
    @abdisalanj9798 3 роки тому +3

    Best somali artist . True legend Noolow

  • @cabdaleahmed-s9e
    @cabdaleahmed-s9e Рік тому

    Hooyo

  • @abdallaali9867
    @abdallaali9867 Рік тому

    Lama hube maha ee waa lama hure dhashaabaa hooyo lagu xasuustaa

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 3 роки тому +1

    Amiin ya Allah

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 2 роки тому +2

    Walhi waxan qor ma aqan hadalku waxu dhan yahay heestan
    Hooyo ❤️❤️😭 kuma arag 2014 ilaa 2022 I love mamo

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 2 роки тому +1

      Walal ilhaay haunaxaristo haday dimatay haday kunoshahaay kalafogtihiin alle haisku kiin geyo
      Wa xanuuun walahi anigabaa waligay ma arag hoyadey iyo abaahey ilhaay janadaa haiskukaya tuso 😭😭😭
      Dadka kala nasiib badaan walahi waxaa daramii karaa qofanbaa adunkaa ubaa wali kuso aqliyeysaan 😭😭
      Intaa haysato allow udaa inataa anigo kale allow qalbigaaa uqabojii carurteda dhibkan aniga somaraay haiga somariin ya allah

  • @anwarahmed1947
    @anwarahmed1947 Рік тому

    hooyo lagu xasuustaa nice song

  • @abdisalammohammed1402
    @abdisalammohammed1402 2 роки тому +1

    Abwaankii curi heestaan Abwaan Hadraawi wuu geeriyooday AUN

  • @mowlidabdulkadir442
    @mowlidabdulkadir442 11 місяців тому

    Heesta nuxurka ayuu ka qaaday laxanka xita wuu ku ciyaaray

  • @aaliyaalimohamed9789
    @aaliyaalimohamed9789 3 роки тому +4

    🥰

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 Рік тому

    😢 allah yarhamu rahimine y'a ouma

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 6 місяців тому

    Qadaad wayneey heesaha cayaarta nooga daaya nacdalyay

  • @selebanali4854
    @selebanali4854 Рік тому

    😭😭😭 hooyo waku jecelahy

  • @adfanibrein6758
    @adfanibrein6758 3 роки тому +3

    😭😭

  • @farxiyoak9366
    @farxiyoak9366 3 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥰🥰🥰🥰

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @selebanali4854
    @selebanali4854 Рік тому

    Hooyo 😢

  • @diibdowlo3304
    @diibdowlo3304 Рік тому

    Hooyo mcn

  • @mohamedabdirahman7589
    @mohamedabdirahman7589 Рік тому

    Shedding 😢

  • @Hibosabriye-le5hy
    @Hibosabriye-le5hy Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤hoyo mcn❤❤❤❤❤❤❤

  • @aftax77
    @aftax77 3 роки тому +1

    Legend of all time A.Gashanle

  • @Cawojano
    @Cawojano 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😊

  • @fardowsaadam184
    @fardowsaadam184 2 роки тому

    Hooyo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xaajiguledguled7969
    @xaajiguledguled7969 2 роки тому

    Hooyo waa muftaaxa nolosha

  • @ABashir283
    @ABashir283 Рік тому

    Allah ya raxma Mommy

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 2 роки тому

    Aar labadaydi wiil u eeka😍👌👏☺️🤣🤣

  • @AyanYusuf-f2i
    @AyanYusuf-f2i Рік тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @bushraabdi297
    @bushraabdi297 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahabdi5319
    @farahabdi5319 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @luulmaxamuud369
    @luulmaxamuud369 Рік тому

    Mashallah

    • @MsQuule
      @MsQuule Рік тому

      Maansha allah ilaahay hooyo ha xafido

  • @cabdisaaqshekeye2232
    @cabdisaaqshekeye2232 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraidle2866
    @sahraidle2866 9 місяців тому

    Mad latimadan waxkale maxigmadibagurty hadalqof hory uyiri ad islaruxeysan uf😏

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow Рік тому

    SI FIICAN BUU UKEENAY WALLAAHI MAXED SALEBAN AYAAD MOODAA

  • @zaki_films_channel8376
    @zaki_films_channel8376 3 роки тому

    Pin igu qabo caan iga dhig

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 роки тому +2

    Waxaa horay loo dhahay hadal intu afka ku jira ayuu Aman yahay haddi kale waa lagu falanqeynaa. Somalii wayn dhibka daadaya hee.. youtu.be/bry

  • @nadirhassan3732
    @nadirhassan3732 Рік тому

    Idlyare xaata qofnol oo garabtagan ayuu kopiyeeynaya 😮😮😮😮

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 2 роки тому

    Idle yare kuficna illness barteda uu digi laha

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 3 роки тому

    Dadkii iidle copy uga horeyay
    Ahaaa

  • @ElmiNuur-o1t
    @ElmiNuur-o1t 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-uc4lt
    @AhmedMohamed-uc4lt 2 роки тому

    😭😭😭😭